Riwaayada | Jinka | Sooraan iyo Jawaan | HCTV 2012 |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ต.ค. 2024
  • เพลง

ความคิดเห็น • 1.9K

  • @mohmedbg
    @mohmedbg 3 ปีที่แล้ว +49

    Allah hakuu naxariisto SOORAAN ISMACIL SUGULE 😢😭ifka waa lagugu jecla allah haka dhigo marti lajecelyahay sooran🤴😭

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 ปีที่แล้ว +428

    Inta daawanaysa marku sooran dhintay like
    Alle Jannada hakugu abaal mariyo legend😢😢😰😭😔

  • @shaymamohamuud3552
    @shaymamohamuud3552 3 ปีที่แล้ว +133

    2021 Hadaad Daawanayso Like Iisaar Rabbi Jannada Haku Geeye.

  • @jamilaismacil9333
    @jamilaismacil9333 3 ปีที่แล้ว +134

    Geeridisa kadip inta qof e dawatey ale haw naxaristo😭 like

    • @zamiirdaacad...3474
      @zamiirdaacad...3474 3 ปีที่แล้ว +1

      Runtii sooraan ismaaciil sugule wuxuu ahaa jilaa hibadiisu gaadhsiisan tahay jilayaashi hore ee somalida guud ahaan caanka ka ahaa Alle naxariistii jano haka waraabiyo 2021

    • @ashamohamed700
      @ashamohamed700 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiiiiin alle haw naxariisto

    • @zamiirdaacad...3474
      @zamiirdaacad...3474 3 ปีที่แล้ว

      @@ashamohamed700 waa xaqe waa lagu kala horeeyaa uun wll...

    • @ifrahizmail6839
      @ifrahizmail6839 3 ปีที่แล้ว

      Pppp0p

  • @cigaalyare8114
    @cigaalyare8114 3 ปีที่แล้ว +194

    Allah ha u naxariisto legend sooran 🙏😭.. Hada geeridisa kabacdi dawanysid like isaaaar

  • @maxamedcabdih.hussein8908
    @maxamedcabdih.hussein8908 5 ปีที่แล้ว +350

    Inta diinta islaamka haysata like iisaara😍😍😍 sooraan inta daawanaysa 2020.👌👌👌👌👌👏

  • @anisosaid8225
    @anisosaid8225 3 ปีที่แล้ว +24

    Geeridisii kadib sooraan allow jana fardowsa ku casuum🤲😢😢😢

    • @ruwedoasad1539
      @ruwedoasad1539 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin Alle hanagu wada casuumo dhmaanteena

  • @aswaanawil6394
    @aswaanawil6394 8 หลายเดือนก่อน +9

    22/1/2024 inta iga dambaysa👍
    Alle ha u naxariisto sooraan ismail sugule😢

    • @aymanmusic6721
      @aymanmusic6721 7 หลายเดือนก่อน

      Amiin bishii sadexaaad

  • @abdirahmanabdikani8833
    @abdirahmanabdikani8833 4 ปีที่แล้ว +390

    2020 hadad dawanysid liketa ii saar ilahay janada haku geeyee

  • @mohamedsadaq2852
    @mohamedsadaq2852 3 ปีที่แล้ว +38

    Hadii aad ogaatay inuu dhintay sooran Allaha unaxariisto dheh🤲

  • @aliahmed-cx7oj
    @aliahmed-cx7oj 4 ปีที่แล้ว +88

    Qofkii alleh jecel like isaar

  • @amiinyeega
    @amiinyeega 3 ปีที่แล้ว +9

    Allaha u naxariisto sooraan in bdn wd naga qoslisay wllhi allhyow sidu nooga qoslin jirey aakhiro qosolkiisa bdi oo jahannama ka badbaadi allow janada hoygiisa ka yeel

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 3 ปีที่แล้ว +51

    2021 hada dawaaneysid like dhac ku sii insha,allah

  • @Samatar223
    @Samatar223 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay Ha unaxariisto Soraan Riwayadan waxaa dawaday 2012 just 7/9/2023 ❤

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud3654 ปีที่แล้ว +6

    Still the best 2023 alle hawnaxariisto sooran 🤲🤲

  • @Hogolnews
    @Hogolnews 2 ปีที่แล้ว +8

    Hogol News 2022 Allah haw naxariisto Sooraan. Taarikhda ku xusi doonta.🇸🇴👋

  • @mohamedabdilahiali968
    @mohamedabdilahiali968 5 ปีที่แล้ว +277

    2019 hdad dwanazo like dhac igu sii 😅❤✋

  • @fadxiapdilahi524
    @fadxiapdilahi524 4 ปีที่แล้ว +159

    2020 hdad dwanaso like dhac igu sii ✋❤

  • @xasancadde4980
    @xasancadde4980 2 ปีที่แล้ว +2

    Geeridisa kadib ya ila dawanaya alle haku naxaristo soran

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +107

    2020 HADAD DAWANAYSID LIKE
    DHAC IGU SII HANA ILA DHAAFI😢🙏😆

    • @moro_gang
      @moro_gang 4 ปีที่แล้ว

      Hahahahaa mye 2023 dawanaya

    • @jameswilliam5247
      @jameswilliam5247 4 ปีที่แล้ว +2

      Waan kugu dhacsiiyay oo wuu kugu dhamaaday

    • @libanabdirahmanabdilahi7276
      @libanabdirahmanabdilahi7276 3 ปีที่แล้ว

      Adigu meel walba wad joogta😂😂

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 3 ปีที่แล้ว

      @@moro_gang yahuu maba aanu gaadhin 😁🙄😳😳😳

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 3 ปีที่แล้ว

      @@libanabdirahmanabdilahi7276 xagee kale igu aragtey

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 3 ปีที่แล้ว +12

    Allah yarxam sooraan in badan baan daawaday riwaayadan iyo riwaayadihiisa oo dhan ba lkn hadda caawa isagoo habeenkii koobaad ee uu gurigiisii xaqa ahaa uhoyday baan daawanayaa 27/05/2021 Allah yarxama raaximiin wll uducee hadaad Comment gan akhrido

  • @naleeyefilms4159
    @naleeyefilms4159 4 ปีที่แล้ว +139

    Inta carona time iyo wixii ka dambeeya dawanaysa liketa haila dhaafin😂

  • @hassanabdikulmie8357
    @hassanabdikulmie8357 2 ปีที่แล้ว +5

    Allah ha u naxariisto wllkeen sooraan Qabrigiisana Allah ha u waasiciyo 🥺🙏😢

  • @z012y
    @z012y 5 ปีที่แล้ว +36

    _Sooraan & Jawaan_ Best Comedian Somali 💚⚽️❤️ 👏👏👏

  • @Ibnahsheikh
    @Ibnahsheikh 7 หลายเดือนก่อน +1

    Still the best 2024 Allah yarxamuh soran😢

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 4 ปีที่แล้ว +24

    is yeel-yeel ka Sorran inta Aan ka xiisa dhicin like-ta saara walaalayaal

  • @mustaphekablalaxofficial3525
    @mustaphekablalaxofficial3525 6 หลายเดือนก่อน +1

    2024 yaa daawanaya ilaahow kuu naxariiso😢❤

  • @z012y
    @z012y 5 ปีที่แล้ว +18

    _SooraaN_ 1.5 Million *Xabiibul Malaayiin* 👏👏👏

  • @abdishakuurdaahir7214
    @abdishakuurdaahir7214 5 ปีที่แล้ว +231

    Wxn maqlay rer Somaliland like tu wxpo lama ahan marka 2019 malmo ba inaga xiga wn dawanaya

    • @shuaybsalah5183
      @shuaybsalah5183 4 ปีที่แล้ว +4

      Aniguna Wxn maqlay rer Somaliland like tu wxpo lama ahan marka 2020 malmo ba inaga xiga wn dawanaya

    • @muniraquruxofficial2237
      @muniraquruxofficial2237 4 ปีที่แล้ว +1

      @@shuaybsalah5183 hhhh

    • @ahmedzaki6999
      @ahmedzaki6999 3 ปีที่แล้ว +1

      @@shuaybsalah5183 Anigu Wxn Maqly Reer somaliland like t Waxba lama ahan marka 2021 maalmo Ba inaga xiga

  • @abwaanhillaacabwaanhillaac4305
    @abwaanhillaacabwaanhillaac4305 5 ปีที่แล้ว +48

    2019-ka Ayaan daawanayaa
    Sooraan Waa Actor wayn runtii alle hadaayo

  • @walalahafilms1502
    @walalahafilms1502 5 ปีที่แล้ว +21

    Yaa daawanaayo 2019 😂😂😂😂😂 viva reer burco like ta igu qabto ❤️🔥💯😂😂

  • @halimasadia6237
    @halimasadia6237 3 ปีที่แล้ว +7

    In badan baad naga qoslisay anagoo murugaysan 😥 sooraan allaw u naxariiso

  • @mohajaamus247
    @mohajaamus247 8 หลายเดือนก่อน +1

    2024 bishii 2aad ilaahay ha unaxariisto sooran jilaa kawanaagsan maanan arag mudo 10 sano ah

  • @abdiqanijama2915
    @abdiqanijama2915 3 ปีที่แล้ว +7

    2021 imisa sideyda dawanaysa wakhtigan

  • @ayaanleahmed9819
    @ayaanleahmed9819 ปีที่แล้ว +4

    Watching after 10 Years.....2022💚Sooraan Rabbi haw naxariisto🥺RIP

  • @متععقلك-خ4خ3ظ
    @متععقلك-خ4خ3ظ 5 ปีที่แล้ว +28

    1.1M views congratulations Soran And Mr Jawan.

  • @cumarumal4324
    @cumarumal4324 2 ปีที่แล้ว +7

    2012kii kadib hadana ayaan daawanayaa 2022
    Walaalayaal aaan si guud hal mar ugu wada ducayno wllkeen sooraan ismaaiil sugule allle ha u naxariisto qabrigana ha ha u nuuriyo aamiin

  • @Light_p
    @Light_p 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa Riwaayadihii Ugu Horeeyay een Ku Barto ibrahim ismail Sugule iyo saaxiibkii jawaan Raxmaanku Hakuu Naxariisto Sooraan😰😭

  • @salmofarah7590
    @salmofarah7590 8 ปีที่แล้ว +38

    Nayaaaaa wll kulahaaa wlhi qosolkii baaa iga dhamaaday naaaa abahaaaa miyuuu waaalan yahay so funny wlhi

    • @abdinasirahmed2155
      @abdinasirahmed2155 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk salmoy naya walal miyat layabte

    • @guledosman5379
      @guledosman5379 4 ปีที่แล้ว

      Jiiji

    • @mohamedhaadi9844
      @mohamedhaadi9844 4 ปีที่แล้ว

      Reer waqoyiga aadbe u af adag yihin mcn qli afkoda soma qabto😁😁

  • @abdifatahnouraden3304
    @abdifatahnouraden3304 5 ปีที่แล้ว +96

    2019 yaaa daawanayaa soomaliyeey

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 2 ปีที่แล้ว +7

    Abwan Sooraan 💔 Qof qliya luminay wllhy Allah Hau Naxaristo u duceya intina so Boqaty 6bil kadib geridisa 🙏

  • @abdiwaliaadan3491
    @abdiwaliaadan3491 4 ปีที่แล้ว +1

    sooraan waa riwaayadii koowaad oo uu sameeyo wuuna ku guulaystay wlhi waana tan ugu wcn 2013 until 2020 i watching

  • @playback5399
    @playback5399 5 ปีที่แล้ว +109

    Ceeeebka saliim
    Yaaa ku ceshtay 2019

  • @sacadsaleebaan5314
    @sacadsaleebaan5314 2 ปีที่แล้ว +1

    17 / 3//2022 Alle Sooraan Qabriga Hownuuro wllhi Riwaayad Hirgashay

  • @boqrandarwiish8831
    @boqrandarwiish8831 5 ปีที่แล้ว +46

    Ya Ku Ceshtay Bishi 9aad 2019 Iyo Inta Ka Danbesa

  • @ahmednani1659
    @ahmednani1659 3 ปีที่แล้ว +2

    Anigoo yar oo dugsi quran dhigta daawan jiry xsuus 2013
    Hda 2021 dawnYaa

  • @Redux100
    @Redux100 5 ปีที่แล้ว +8

    Yaa 2019 bishisa 10 dawanaya ☝️👋👋 like igu qabo hadaa Soran iyo jawaan tageerto iyo ruwayadisa cusub ee marki dhawayd maxaad ilahayd

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +1

    Anoo ciyaal Primary school ah ban ka dawan jirey Taleefon Hooyadey laheyd wlhi xusuus😁 Allow kunaxariiso abwaan Sooraan ismaaciil sugulle

  • @Anynomouslyyyher
    @Anynomouslyyyher 3 ปีที่แล้ว +5

    rabbow janadaada
    jidkaaga wanaagsan
    intaad la jeclaatay
    ee aan jabi doonin
    jixiimina taaban
    ka yeel jismigiisa
    26.may.2021 arbaca ina lilahi wa inna ileihi raajicun💔

  • @abdilaahiinaahmed6950
    @abdilaahiinaahmed6950 4 ปีที่แล้ว +2

    Hadaad igu raaczantahay wararka shegaya sooraan in buuhoodle lagu wax yeeleyay inay been tahay like 2020

  • @Hooda36
    @Hooda36 11 ปีที่แล้ว +33

    looooooolz intaan riwayad dawanayey tano kale I never seen waaba riyaawad mar la'arag ah viva jawaan and soraan viva somsliland viva burco viva Snm alloow dhaawr dadkeeyga alloow dhaawr dalkeeyga

    • @goobjoog7658
      @goobjoog7658 6 หลายเดือนก่อน

      Ahlan 10 sanno ka dib

  • @khalidkhalo275
    @khalidkhalo275 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey how naxariistoh sooran ismaciil sugale😢😢

  • @munaaxmed7653
    @munaaxmed7653 4 ปีที่แล้ว +29

    Sooran iyo jawaan markan arkaba waxan xasuustaa sahra rooble😓 allow qabriga u waasici yaa rabi😭😭🤲🤲😰

    • @cabdiibraahim6742
      @cabdiibraahim6742 3 ปีที่แล้ว

      Ugh

    • @munaaxmed7653
      @munaaxmed7653 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdiibraahim6742 🙄

    • @casiisacabdi6159
      @casiisacabdi6159 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa rabbi

    • @munaaxmed7653
      @munaaxmed7653 3 ปีที่แล้ว

      @@casiisacabdi6159 amen

    • @MohamedOmar-lc6nr
      @MohamedOmar-lc6nr 3 ปีที่แล้ว

      Sahro rooble mamadii Riwaayada lakeeni jirtay miyaa layiraahdaa oo inta badan xaaska sooraan kumatali jirtay

  • @zackturkizh7183
    @zackturkizh7183 5 ปีที่แล้ว +56

    2019 yaa daawanyaa
    Like😜😁

  • @user-vf3ux6xk1x
    @user-vf3ux6xk1x 2 ปีที่แล้ว +3

    2022 yaa soo booqday Allah u naxariisto Legend sooran

  • @Awke-koke123
    @Awke-koke123 4 ปีที่แล้ว +29

    2020 Hadad dawanayso like isaar

  • @najmaabdikadir3879
    @najmaabdikadir3879 3 ปีที่แล้ว +18

    2012 reer konfur hdanhy qax iyo dagal ban ku jirny wlaladen waqoyina nawad iyo barwaqo ayee ku jiree m.a ilaa hada ooo ah 2021 wali nwd xasilon manan helin ruwayan anigoo yar 2012 xab socoto ayan dawanaye yarabi somali nwd warto sii😥

    • @saleebaanmadobe
      @saleebaanmadobe 2 ปีที่แล้ว +2

      Illhyay haydin siiyo Huno anaga hanoo siyaadiyo

  • @hamse_craxmaan
    @hamse_craxmaan 3 ปีที่แล้ว +6

    😲 mobile wlky ayaan kadaawan jiray anoo yar maant a ayey kadis iiga soo horbaxday 9years After Heestii baa iibaxysa waqtiga tagayoow Salaama salaama😭😭

  • @maftuuxbogsiiye8419
    @maftuuxbogsiiye8419 5 ปีที่แล้ว +51

    Ana waxan daawanayaa 10 October 2019 like iisara asxaabey

  • @fahadmoh1060
    @fahadmoh1060 2 ปีที่แล้ว +1

    Walamas cagalaybanan noqonayn wakabahalyarokalana noqonen ilaho unaxaristo yadawanaya 2022

  • @mahdiqumane7336
    @mahdiqumane7336 5 ปีที่แล้ว +17

    Mid kamida ruwaayadihii ugu wanaagsana sooraan iyo jawaan ay jileen.

  • @mohnazirm
    @mohnazirm 4 ปีที่แล้ว +2

    18 maY 2020 .daawanayaa markii 3aad riwaayada

  • @najiibdeek8341
    @najiibdeek8341 4 ปีที่แล้ว +4

    Fududeeba illhy. Kulahaa soraan 14/2/2020 wali waan sii qoslaya

  • @mssworld6800
    @mssworld6800 3 ปีที่แล้ว +2

    Allha u Naxariisto Sooraan inta ila dawanaysa u duceeya

  • @ismaaciilmaxamuud9252
    @ismaaciilmaxamuud9252 3 ปีที่แล้ว +4

    Alle haw naxariisto Sooraan maanta ayuu geeriyooday 26,05,2021
    ❤😥

  • @cadaawecadaawe7796
    @cadaawecadaawe7796 ปีที่แล้ว

    27 bisha 3aad 2023 galab isniin ah 5.11 pm hadii aad gadashay daawato love isaar❤

  • @Hooda36
    @Hooda36 8 ปีที่แล้ว +59

    soraan iyo jawaan inabacaadi maaha waa majajilayaasha ugu qaalisan ugu caansan ugu qosolka badan illaahay haidin dhawro and viva somaliland 🌷 👍 viva soraan iyo jawaan 🌷👍

    • @messisports5056
      @messisports5056 8 ปีที่แล้ว

      ดูการ์ตูนเด*ะมูฟวี่พับใบเตยเป็นเกมที่มันน่า

    • @beerlulaali5099
      @beerlulaali5099 8 ปีที่แล้ว +1

      +Yusufnbv Sahal huh?

    • @mo_shakg4679
      @mo_shakg4679 8 ปีที่แล้ว

      Hooda36

    • @yazmiinahmed5263
      @yazmiinahmed5263 7 ปีที่แล้ว +3

      Hooda36

    • @yazmiinahmed5263
      @yazmiinahmed5263 7 ปีที่แล้ว +3

      aqua moh

  • @moyosoph677
    @moyosoph677 2 ปีที่แล้ว +2

    Hal mar aynu u duceyno wllo sooraan😢
    10/10/22 hadii aad dawaneyso no sheeg

  • @ilwadawed5997
    @ilwadawed5997 5 ปีที่แล้ว +12

    2019 yaa ila daawanaya anigu maalin ramadan baan daawanayaa

  • @Rooraa01
    @Rooraa01 4 ปีที่แล้ว +1

    Riwaayadan waxay soo baxday 2012 ilaa maanta oo ay tahay 2020 kama xiisa dhicin waxaana ka soo wareegtay 8 sanno

  • @nassooo9022
    @nassooo9022 7 ปีที่แล้ว +23

    war ilahay haku fududeyo war fududeba ilalahy kkkkkkkkk 2017 wali wan dawanaya wlhi viva rer burco

  • @muxaadarotv
    @muxaadarotv ปีที่แล้ว +1

    2023 daawan doono salaanta iga qaada

  • @zamzamsharafindhadeero7319
    @zamzamsharafindhadeero7319 3 ปีที่แล้ว +6

    2021 hada dawaneyso ismuuji😅

  • @thecomparisons9287
    @thecomparisons9287 4 ปีที่แล้ว +6

    After Covid-19 hadad daawatay like dhac iigu sii

    • @suleimandualle9463
      @suleimandualle9463 3 ปีที่แล้ว

      😜🙃☺🙃😘😃😗🙃🙃😉😊😉🙂😂😂

  • @awilahmed1998
    @awilahmed1998 3 ปีที่แล้ว +7

    2021 hadii aad daawaneyso like ii saar walal

  • @mustafNune
    @mustafNune ปีที่แล้ว +1

    Sooran allaha unaxaristo majajilisle fcn ayu ahaa

  • @Hapapinah
    @Hapapinah 6 ปีที่แล้ว +54

    Who still watching In 2018

    • @nimcocabdullahi9422
      @nimcocabdullahi9422 5 ปีที่แล้ว

      👆

    • @yaxyeyaxye1646
      @yaxyeyaxye1646 5 ปีที่แล้ว +2

      iminkan arosaya

    • @sulleymnciisecalifolow5911
      @sulleymnciisecalifolow5911 5 ปีที่แล้ว

      Hhhh soraan @ALLa Taayada yaa bajiya kulahaa hhhh soraan hadal Qiimoleh who still watch 2017

    • @suziesse4841
      @suziesse4841 5 ปีที่แล้ว

      Maa macnaa isaaq

    • @beldaajecarays7631
      @beldaajecarays7631 5 ปีที่แล้ว +1

      Aniga ayaa dawanaya o weli jecel wana igu dhacday ruwayadan gabadha wan guursaday jiniyada ah huno

  • @hamsenour2714
    @hamsenour2714 2 ปีที่แล้ว +1

    2022 yaa dawanaya ?

  • @abdurahmanosman6669
    @abdurahmanosman6669 5 ปีที่แล้ว +4

    2019/8/2 malin arbaco ah 10:23 daqiiqo still watching...... like iisaar hadaad iga dambeysid

  • @achraf9l545
    @achraf9l545 4 ปีที่แล้ว +19

    2020 hda daawaneyso like

  • @kamalcali8550
    @kamalcali8550 5 ปีที่แล้ว +8

    Yaa dawnaya 2019 bishisi 9aad 🙏❤

  • @farhad5541
    @farhad5541 5 ปีที่แล้ว +20

    12 October 2019
    ayan ku ceshtay

    • @farxiyocabdi2819
      @farxiyocabdi2819 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkkkk😄😄😄😅🤣😂😁😀😆😁😀😆🤣😄

    • @munoaxmed4151
      @munoaxmed4151 5 ปีที่แล้ว

      @@farxiyocabdi2819 ncjdejfjdxbjdurdj

  • @ilwaadqurux9099
    @ilwaadqurux9099 5 ปีที่แล้ว +9

    Yaaa dawanayo 2019 nasiibkisa am number one kkk

  • @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
    @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 3 ปีที่แล้ว +1

    Qalbigaa I xanuunay alow u naxariiso

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 4 ปีที่แล้ว +5

    2020 madawane wll like dhac iigusii wanba yaabe honcable tv sooran miya qeyb kaleh wuu ukalakiciye

  • @qadarwhizbi3634
    @qadarwhizbi3634 4 ปีที่แล้ว +4

    still 2020waa dawanaa wxkle dhaama lawaa

  • @chapirzhakur3930
    @chapirzhakur3930 5 ปีที่แล้ว +43

    Qof kii aan ka xiiso dhicin 2019
    Like haysaaro

  • @abdirahmanmursal235
    @abdirahmanmursal235 4 ปีที่แล้ว +1

    Still watching from Australia 2020. Reer burco isma dhaafno.

  • @bileadan2291
    @bileadan2291 5 ปีที่แล้ว +5

    Majiir shekhow jiir bilaa sana hhhhhh soraan nin adag zxp 2019ka ayaan daawanaya kamana daalo

  • @binfarascade4391
    @binfarascade4391 10 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo maanta ayaan daawanayaa OO ay taariikhdu tahay 20/11/2023

  • @Xikmaawi77
    @Xikmaawi77 5 ปีที่แล้ว +12

    I'm Watching 2019 This Film
    Sooraan And jawaan Commedian Actors

  • @HamseMohamed-o3c
    @HamseMohamed-o3c 7 หลายเดือนก่อน +3

    13 march Ramadan 2024 n haben khamiis 23:03

  • @aliyare3151
    @aliyare3151 5 ปีที่แล้ว +11

    Hhh ilaahay hakufududeeyo
    Sooraan kulahaa: fududeeyba hhhhhh legend wayay wllhi

  • @abdifatahabdullahi5588
    @abdifatahabdullahi5588 3 ปีที่แล้ว +1

    waa riwayqdii iigu horeesay oo aan ku bartay sooraan AUN iyo jawaan

  • @WAAHEENTV
    @WAAHEENTV 5 ปีที่แล้ว +8

    7 years ago wakhtiga tagayow salaama @ 2019

    • @Internut1985
      @Internut1985 5 ปีที่แล้ว

      Wallahi waa naxdin alla waqtigu dheereyaa sidaas baa cimrigu usocdaa
      Yaa Allah noo naxariiso tan laga hayaamay

    • @محمدمروان-ت8ذ
      @محمدمروان-ت8ذ ปีที่แล้ว

      @@Internut1985 sax whli waqtigu wu cararaya manta 25/09/2023
      4 sano kadiib manoshahey wali sxb

  • @somalitube1119
    @somalitube1119 4 ปีที่แล้ว +6

    Nov 16 2019 hben axada❤🤷‍♀️

  • @nacnac663
    @nacnac663 5 ปีที่แล้ว +8

    war ileen wax nalatus comentiga dhan qofkasta yaa daa wanaya 2019 ayuu ku hayaa yaab

  • @abdidanjire5018
    @abdidanjire5018 ปีที่แล้ว

    2023 baan weLi daawanaya 13 sanno ka dip
    ILahay haku naxaristo Sooran ismaaciL sugule

  • @wadneofficial1609
    @wadneofficial1609 6 ปีที่แล้ว +44

    2018 ayaa daawanayaa like kuqabo hada hada dawanayso

  • @Mohamed_Bile
    @Mohamed_Bile 11 หลายเดือนก่อน

    Xasuus Bay I galisaa riwaayadani 11 sano ayaa kasoo wareegtay Anoo qaan gaadh ahyn ban daawaday maantana anoo nin Wayn Ayaad dib u daawanYa Allaw u Naxariiso soraan iyo inti muslimaba amin
    28 Oct 2023. 21:26 Mogadishu Somalia

    • @KhadraIbrahin-rj9tu
      @KhadraIbrahin-rj9tu 11 หลายเดือนก่อน +2

      😢

    • @Goldenboy071-nn1vd
      @Goldenboy071-nn1vd 3 หลายเดือนก่อน

      Isku midaaa nahay sxb waagan daawananaayay runaa umaleenjiray