Iidle yare ma fanaan baa ma shac tirola ma nabadon baa meel aan uqaado ban garan la ahay aniga iidle kolak shin baan ubixi yayy masha allh ilaahy ha idin barakeeyo
wlh sxb Iidle kal iyo laab iiga qoslisay saan uqoslaayay feera xanuun igu dhici rabay Qadar yare masha allah adeero soo bar baar aqiyaaray kan yar maasha allah hala dhaho
Masha allah aabo io abihiiis allow idin deyso ya rapi i like wlh qadar yare io abihiiiis allow nasiii aaabo saaanoo kale ula zxba awlaadisa ya rapi 🤲🥰🙋♀️👏
idle qadar dartis an ku dawada ilahey haku dhafo ilmaha walalkey mansha Alah qadar mulki cadey wiilkeyda sa u jceshahay aabe fican atahay aabayasha dhan ado kale Alaha ka dhigo idle
Fanaaninta afka somaliga kuheesa kuwii danbe ninka ugu dacadsan uguna wanagsan inta iidle inuu yahay aamin san farta hataagto
Mustaff Maxamed 👆
Waaaaaaaaaaaaaaw masha allah eedo mcn allah ha ku xafido
Sax
Saxiix
iidle legend waye ex ciyaal madiino waaye🙏
Iidle haduu qoraalkaan aaad argto waxaa ku leeyhy meeshan waa meel public ah sidaas darteed canuga yar yaan lagaa ileesan
Masha allh waa wiil caqli badan allh kuu deesto 👍👍👍
Wllhi ha kaday umdan waxpa iskuma qudhee
Wlh waa xaqiq uma wangsna caruurta
Wa sax wll no ilali wiilka yar allaha hano ilaliye
Iidle yare iyo sxbkiis marna wiilkiisa salama sxbyal❤️
Hda been barayaaa
@@mahamudhassan376 kape SUBSCARB ISAAR please
alla qamar fanankayagi wankusaĺamy wallky adiyo mar wadada nasim
❤❤❤❤
Ma inankiii wixiiii idhipaaaa😂😂😂😂😂😂😂
Iidle maasha allah wiilkada asagoo san uyar bu Aftahan yahy marku weynado maxa umalena Alle haku deysto
Manshalla 🥰
Masha Allah aabe fiican ayaa tahay qadar nasiib ayaa leedahay idle ayaa aabe kuu ah ilaahay haguu daayo aabe macaan 🙏🙏
mansha alah khadar yare ilove u
Saan miyaa idin kaxaal ah cunigan salanta kari waayey misna kara waxmicnadara in aatirahdo aabo ficanthy wll isdaji
iidle wll caruurta heesah ha barin, wll diinta iyo quraanka bar. taasad if iyo aakhiraba ku liibaaniye
Iidlenaa kamaleedaha
Sxx Mnshaa Allaaah tappaarakar 💕 Raxmaan اللّه اكبر اللّه اكبر اللّه اكبر اللًه اكبر
Brother kulahaa waana wiilkiisa iidle wax kale🤣🤣🤣🤣🤣
They are taking as friends 😍😄
He is a good father idle yare msh alh ilahow u barake
Iidle yare wiilkaaga kuu eg masha allaah ilhya ha ku daayo
Khadar aad buu kugu eg yahay Mansha-allaah"Allaha idin xafido
Shaqadiisa ayaa badneyd ee adiga markii aad sxbkaa laciyaareysid isnoolaa si ilmaha kuugu ekaadaan
Idlee bidaar iney gashey inta aragty like isaar😂😂😂🥴🥴🙊🙊sorry
Indha badnida 👀
Nadia Nadio
Turky ba la adaa dhih maleh
bidaartu anagaba way nagu jirtaa ee miyaa loo dhintaa??
Na balo ku heshee bahashu waa lacag
Nadia Nadio 😂😂😂 indhahaga wa full malayga mad badsatay
Maansha Allah iidle iyo wiilkiisa rabi haysu kiindaayo farxad kuwaa khadarna waxaan leeyahay soo barbaar habar yar
Mnsha allh idle fanankena io wiilkisa ilahy ha idin barakeyo❤❤❤❤
Masha Alha iidile yare saxib qali Alha kuxafido wiilkaga masha Alha dhal boqortoyo
Mansha allah Edo khadar yar kor oo kalin gala ❤️❤️❤️❤️💐💐💐💐
Plz plz subscribe igu sharaf wll
ѕυвѕcrιвe👍✔
aѕмo
Iidle yare ma fanaan baa ma shac tirola ma nabadon baa meel aan uqaado ban garan la ahay aniga iidle kolak shin baan ubixi yayy masha allh ilaahy ha idin barakeeyo
mansha allaah wiilkan yar waa fariid inuu sheekh noqdaan urajeynayaa
Maasha Allaah iidle waa idinsalaamay adiga iyo Khadar yare baari Allaha kaagadhigo ilmahaada Aamiin Aamiin Aamiin 🤲 Khadar eedo soobarbaar guuleyso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Iidle inay bidaar Gali rabto inta ila aragtay like bac ha ku siiso 🤣
Mahad bowe indho dheeridaa ninka wa igu mashqulisee mida kle ka daa toosh haku shidine kaliya ha ogadaan inta sidadoo kle meel dheer wax ka eega
@@kiinabdinoor9777 🤣😂 ok waa kaa yeelay
@@mahadkey7 thanks wll qaali
Asc wallalayalow bidaar maahan ee wu xanuun sanahay buro ayaa kutalo Meybi in uu xiiray u duceeya
@@jamacdahircabdi5522 wcs hhhhhhh ka daroo dibi dhal bidaarta laqatey Buro madax ku taal sahal mahee kadaa ninka hanaga fariisiinine
Maansha allah in aad Quran barto baa kaga muhiimsan in taad heeso barilahayd
Manshallah he is so handsome boy noloow edo macan love from UK
iidle yare iyo wiilkisa aad ayaan idin tageera khadar yare noolow baba
No DNA needed idle iyo wilkiisa 😂😂❤
😂😂😂😂
😂😂😂
nope 😂😂😂
ha ugafinaha
iidlo bidar magalirabto
Mashaallh Eedo mcn sobarbar Allhikaa xafido qadar yare iidle waaaaa wiil iska qalbi furan oo kaftan bdn M.a maahin nuca islaweynileh
Adeerkiis daahir calasow afka ha gelin 😍😍🥰🤩👏❤👍❤❤ allaha barakeryo ilmaha tar soo barbaar il bilaadan hakaa hayo
Sxbkis wayo wuu isku hubaa kaftan lee
Amiin
Masha allah Iidle yare wilkisa yar asago intataagan masha allah
That was the most beautiful father and son video I’ve watched ❤️✌🏿 big respect Iidle Yare and his saaxib
Maasha alaah ilaah ha ku xafido walaalkey quraankana bar
Ildle yare allahu daayo caruta masha allahu ❤❤❤❤
Mashalah ader wa idle oo xagan taagan. Iidle fadlan wiilka habarin heesaha fanaana ha kadhigin. Quraanka bar oo sheekh kadhig. Adna risiiq xalaala ALLE hakusiiyo
😊Labo isku faraxsan M.a wiil iyo Aabihiin Alla yaxaafid🙏🏼🙏🏼
Waa sax sxb sare idle yare waa in lala saxibaa ciyaalka
Aaabe aad io aaad u fican allah idin deesto adi ehelkaaga ilxuna idinma aragto👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍👍
Masha allha Iidlee iyo matankisaa wlhi waa ku egyahay allha ku xafido qadar eedo soo barbar
Abe wacan o wanagsan aya tahay idle hor mar wacan ❤❤❤❤❤❤
khadar yre hbo rabi ha ku xifdiyo
iidle bidar dhaxda kagashay nacala abaha kuyaal inta ila aragty liketa😂😂😂😂😂😂
Hada lee maa aragtey., caadi waaye kasoco
Leelefow cml odayga hinda oo shactarada bdan kasta bidarta mda dhaxde ka gashay mrka inta hore so shaleysana khatar khadar iska dhigaa🤣🤣🤣
@@mohamudbulle4266 maxad nagu caayi wll 🤮🤮😂😂
Farax ADAM wll ma anigaa?
Mansha allah iidle abowe ale ha ku xafido caruurta quruxda badan baraha bulshada ka deyso
Idle Abdulahi Nuune ❤💯🎤✊
Plz plz subscribe igu sharaf wll
Mashaa allaah eedo mcn geesigaygii allaah iikaa dhaafo eedo mcn guulaysta adiga iyo aabahaa eedo
Masha Allah He Is Soo Cute!! The Little Boy!! Allah Isku Kiin Xafido!! Af Soomali Waa Weyn Wuu Ku Hadlaayaa!! Khadar yare 😍😍.
Masha allah iidla yare wiilkaga allaha haku dayo
Iidle yare bidaar inay gashey inta iila aragtey like iigu qabta
Plz plz subscribe igu sharaf
Mansha allah Aabe iyo Wilkisi allah ha idin xafido
Mashaa allah iidle iyo wiilkiisa🐪
Masha alaah idle wa runta wa in lala saxibo ilahay ha idin barakeyo
Masha allah qadar alle haku dhaafo habo usoo suubi iidle barnaamij yo fican wiilka
man sha Allaah Allow udaah mansha Allaah sobarbaar
MashAllah tabarakallah Illaahey hakuu daayo aamiin 😍❣❤❣
😅😭😭😭😭
Iidle Wa nin naxariis badan Ilma jecel . Mashaa Allah.
Maash Allah ale ha isu kiin daayo 💯👌🏻❤❤❤❤🙏👑
Bashar aabo lagu tilmaamo oo kaa fiican lama sheegin iidle rabi haysu kiin daayo adiyo wiilkaga marna sxpkaa khadar
OMG they are so cute 😍
Father goals 🤗🙂
M.A iidle iyo wiilkiisa
Isku FaraxsaN
Allah idin XfidoH
Mashallah willkan wuu aqli badanyahay ilahay hakubarbarsho iidle yare aabo fican waaye mashallah
Weey IS ku eg Yihiin Maansha Allaah Allaah Hadin Xafido♥️♥️♥️♥️♥️♥️
wlh sxb Iidle kal iyo laab iiga qoslisay saan uqoslaayay feera xanuun igu dhici rabay Qadar yare masha allah adeero soo bar baar aqiyaaray kan yar maasha allah hala dhaho
khadar fanny Boy nin yaro nin weyna 😂😂😂😂❤️malis dhihi kara iidle yare sharbu leyahay 😂😂
Mashallh Allh kudayo idlie yare walkadthi yare
😂😂😂 Qadar yare masha Allah mudanaha
Masha allaah wall alle. Ha idin xafido. Qusul baa iga dhamaadi caawa
Maasha allaaah alle ha idin xafido walal qusul baa iga dhamaadi caawa walahi
Masha allha abti ildel iyo wlkay allha idaayo inbadan
Mansha allah my bro idle hor mar wacan isku dabecad an nahay in an ilmaha la shekesano qadar wll alle haku xafido mama❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋
Tr85955i7986996
Masha allaah idle iyo inankisa khadar yare sharafi korkina ha ahaato
Wlhi bilahi carabkan like ku saray gacanban uwayey khader owgii ❤
Maxa kagadhacay gacanta
M.a iidle oo yar waaye
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk wlhi dacada ayan uqosley MashaAllah tabarakaAllah wiilka yariska aad ban uga heley
Mashal qaali
mashaa allaah walalkay iyo wiilkaan eedada u ahaa soo barbaar eedo qaali allaah iikaa daayo eedo
Mansha alah walalkey iidle yare iyo khadar wiilkan u ahay isku eka subxanalah
Masha allah aabo io abihiiis allow idin deyso ya rapi i like wlh qadar yare io abihiiiis allow nasiii aaabo saaanoo kale ula zxba awlaadisa ya rapi 🤲🥰🙋♀️👏
Wlhi iidle waa qof dabci wcn nasib wcn ku rjyna
Mash Allah Habo Mcn Soo barbaar ❣️🙏😌😘
Abe fcn baaa tahay idle ilmaha waalalkaftamaa lala sheekaystaaa Masha alaah
alla edo qali illhy hku xifdiyo abe qaliya anujecelnhy kudhalay m. iidle qof wangsan
Hafsa Ali naya eedo soo barbaar ma idle miyaa ku qabo mise raja kunolshahay wale somalia wee warertay 😂😂😂😂😂
@@6ixty9ine61 war wuxu garacsanaa gabdha ka dhac bilaa aqlaaq. iiidle waa walaalkeed camal wuuxu dhalayne eedo utahay.
@@6ixty9ine61 war xolinimada naga day hooyadi hade ag fadhin lahed habo aya nilihin hada wa aabahis wAna walalken cml
waa rin qurux badan in ay wada kaftaman abo iyo wiilkisa wana arin lagu farxo hory usocda 👋🙏
Masha allah walaal allaha ku xafiido caruur tada dhaman allaha na nii xafiido dhamantii
Mansha.alah.abo.wacan
Thy.ale.hakudayo
Yagana.hakadhigo.kuwa.fican
hhhhh anaa saqqqestay😂😂😂 iidyare bidaaraa kusoo socoto bidaarta 3nuucy ayeey leedahay waana goodmorning good afternoon and3 supxana allah saan maxaa kuugallay marka tiisa waa 2goood afternoon
Abti Idle adiga iyo wiilkaaga yar Qadar Masha"allah waa iga qoslisii seen🙏👏😘
Like father like son....Allah kutaystoo💕
Manshallah wlhi idle yare iyo wilkisa khadar yare
Manshaa Allah khadar yare Sobarbar 👍
Wlhi wa IGA oysise idle wax thy Abe ad u wngsn inshllh heso iyo abwan wa samesane wilkag iyo adi allha idin xfdo gul wcn
Farxad kunolada😍😍 inta iku raacsan like isara👈👈
masha allah idle yare iyo wiilkiisa farxada allaha idiin siyaadiyo
ManshaAllah tabarakalah illahay ha ku dawo awalba illahay ha inoo wada xiftiyo aamin heeta anba waan dhegeysta aroosyada markad ha qadayso kkk lakiin iidlow quranka bar ciyaalka quranka ayaa ajar badane
Masha allh allaha kuu daayo wilkaga barakallh
Masha Allah habo
masha alllaah ilaahay ha kuu xafido
Maasha Allah Idle iyo wiilkiisa marna saaxibkiisa beautiful family
Maasha alllah ilaahayow xafid wiilkan yar isha xaasidka ka qabo
Mnsha allh zxp
Alfanaan iidle yare
Zxp lkn meee wiilka qrxda badan hooyadiii mid aan kugu Dorzdo ka yar quruunka bar zxp
Mcha allaah idla yare waa aabaha aduunka ugu qaalisan ilmihiisa ayuu wakhti la qaata ka farxiya waa aabo ku dayasho mudan runtii allé ubadka hakuu barakeeyo wllo khadar yare soo kor habooo♥️♥️♥️
Qadar yare wad iga qalisay msh allh soo barbaaar wiilkeyna
Amin amin amin amin ya rabi
Maasha Allah Allaha kuu deeysto iidloow habaryar gabadheydi yareeyd iiga waran ee sihaam aheeyd iiguna salaan hadaad qoraalkeeyga aragto ayeeydaa ayaakusalaamayso kudheh
M.a wllhi waa luuqadeenii GJ oo rasmi eh m.a🥰😍🤩💋💋👑
Masha allaha qadar yare eedo mcn soo kaalin gal wiilkeyna yar fanaankeyna jir oo joog
Sucaad Muhudiin Mohamed naya eedo soo barbaar ma idle miyaa ku qabo mise raja kunolshahay wale somalia wee warertay 😂😂😂😂😂
idle qadar dartis an ku dawada ilahey haku dhafo ilmaha walalkey mansha Alah qadar mulki cadey wiilkeyda sa u jceshahay aabe fican atahay aabayasha dhan ado kale Alaha ka dhigo idle
qadar weynow hooyo mcn waa ku jeclnahay love you
Masha alaah iidle iyo wiilkisa
Khadar iyo iidle waan idin taageeraa horay usocda
Mansha allah inanka yar waaa fariid
Yes boss khadar waa ku salaamay masuul
iidle yere wllkey adiga iyo caruurtada alle ha inixifdiyo