MASAYRKA REER XAAMUD AY KA MASAYREEN QUEEN MMS INA CAFEER BOM

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 217

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534 2 ปีที่แล้ว +13

    These people will give you high blood pressure look after your self-love

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 2 ปีที่แล้ว +8

    War Horta reer galaadi dhib badanaa subxaanallah waaba hanasan maalinwalba waa marshuuc cusub
    war gabadhu hainka nasato ee daaya allayaa khaliig

  • @bariraabubarkar2011
    @bariraabubarkar2011 2 ปีที่แล้ว +6

    Mamo malyun waa Naagnool geesiyad 😍😍😍😍😍👍👍👍

  • @khadraqaranchannel1107
    @khadraqaranchannel1107 2 ปีที่แล้ว +6

    😀😀😀😀🤣🤣🤣🤣😄 biciid yahan kun shilin ima galin hadana waa na bartay waxay yihiin maama malyuun caadi ma tihid cadowgaaga u noolow ❣❣❣❣❣

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 ปีที่แล้ว +16

    Mashallah Horta Adigaa FARIID AH Lakiin meeshad joogatid Waa Meel lama digaan u eg kuwa ku xaasidaya inay ku caawiyaan Ayay Ahayd ooy kaa fadeystan waxa kaa bartaan LAKIIN SOMLI WAXABA ISUMA OGALA HORE U SOCO GUULEYSO👍👏

    • @faizadjama3765
      @faizadjama3765 2 ปีที่แล้ว

      Sheemaxamedburaale caruurtiisamaxkuukeenay

    • @noraabdallah7915
      @noraabdallah7915 2 ปีที่แล้ว

      Mamo Alle haka qabto kuwa Ku dhibay Mamo xaali gurig sii Alle darti kuwa kugu dirayan Alle Ayab Ka qabanay

  • @had9.sanisa
    @had9.sanisa 2 ปีที่แล้ว +5

    Mms Queen 👸 ilove u so much ❤

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 ปีที่แล้ว +2

    Malyuuneey is ilaali, Allaha kuxifdiye, MM Malyuun Allaah garabkaada Galo💟🇸🇴💞✌

  • @fadumoaden9255
    @fadumoaden9255 2 ปีที่แล้ว +4

    Habar yahay reer xaamuud waxaaba kuugu faali mahaayane eedeb yeelo

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashalllah maam malyuun guulyso iska celi aduunka tolkaga cadaw ku dhawo ah iska ilaali hore usoco queen mms go head laan dheere

  • @ibrahimayan477
    @ibrahimayan477 2 ปีที่แล้ว +3

    Kesiyad machallah waw maman

  • @fatimafarah8189
    @fatimafarah8189 2 ปีที่แล้ว +6

    Walee mama malyuun inaan caano laga dhadhaminayn, balahay ka riftay 😆🤣

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah 😍 mms queen guri ayay ka dhisatey dhulkay ku dhalatey farid 🥰👍

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah Malyuun Horay u soco walashiis, wax ka halabayo ma leh, waaka Soo noqotay Danbigii iyo Ciilki lagu baday ee Gadaal haw naqan, waayo Somaali, mid kale oo Somaali ah inuu Xasdaayo ama ka Masayrayo Shaki kuma Jiro, waay ay u taagan yihiin 30 Sano oo la'soo dhaafay Xuman Xiqdi Xasidnimo Nacayb dhexdoda ah Masayr Indho la'aan ah Dulmi Kufsi Dil iwm Allaa yahadiiga Somali maryoley.

  • @farmamuur6316
    @farmamuur6316 2 ปีที่แล้ว +6

    Man sha allaah

  • @fatimafarah8189
    @fatimafarah8189 2 ปีที่แล้ว +3

    Maamo malyuun maskacda alaha kuu daayo say wax walba u xasusatan ka helaa 👍

  • @ayanhersi4865
    @ayanhersi4865 2 ปีที่แล้ว +5

    I love you ❤️❤️❤️❤️❤️❤️jiir oo joog my Edo macan ❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘😘😘😘🩸🩸🩸😘😘😘😘😘

  • @caaliyocawil5283
    @caaliyocawil5283 2 ปีที่แล้ว +5

    Jimce mubark ❤️💕

  • @abshirabdi1340
    @abshirabdi1340 2 ปีที่แล้ว +10

    Iska celi mamo malyuun horay usoco mamo malyuun mash allh ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam6108 2 ปีที่แล้ว +3

    Walee waa fariid Weeye mms
    Soomalaay dulmiga Kadaaya
    Gabadhaan ilaahay kadaaya
    Haday meelkale Joogto
    Waa ladulmiyey

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 ปีที่แล้ว +3

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💓💕💓💕💓💕💕💓💕💓💕💓💕💕💓💕💓💕

  • @fadumoaden9255
    @fadumoaden9255 2 ปีที่แล้ว +3

    Caruurta haa naaga fasahaadiin habaryahay guus iyo siilka kuu haaysah eedab yeelo

  • @munasuleqofarah1041
    @munasuleqofarah1041 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayat kursi aqriiso Mamma Malyuun. Xaliina dhaqtar gey side Dawo u hesho. Hada maro u weydana Gurigada adiga iska leh ogaw. Dog iyo Gedo ku bero. Waxa sadaqesan karto sadaqeso. U fa’iidey xayanimada hade aqliqaban ha ka fa’iidestan Dadka Xasiid ka ah. Dinta Allah Dadaw barta sida Xasinimada u ka tagtan. Subxanalaah wamaxay Dadka Mamma

  • @munadahir5900
    @munadahir5900 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah ✅✅✅

  • @lula383
    @lula383 2 ปีที่แล้ว +1

    Well done iska celi kulugood 🥰🥰

  • @anisadahir3258
    @anisadahir3258 2 ปีที่แล้ว +4

    MMS look after yourself...

  • @fadumoadan2942
    @fadumoadan2942 2 ปีที่แล้ว +4

    MMS libaxad 😍😍🥰🥰🥰

  • @faisasuleman1751
    @faisasuleman1751 2 ปีที่แล้ว +10

    Xaali sii abaayo daawo u gad seexi

  • @daganaadam7711
    @daganaadam7711 2 ปีที่แล้ว +3

    Afxumda waa lagugu yaqana mayuunay abtiyaasha afka kala bax waliba reer farax cali waa kudhaleen abtiyaasha weeye Aniga ciise maxamuud baa iidhalay Walhi inaan ciise iska daaye maxamuud salban ku dhiiran karim 😢 Ee xishood Habayar reer xamid meelay geeje ku noqdeen oo qabiilda rbhy taajir ma jiree soco

    • @salmaomar2305
      @salmaomar2305 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂 gabadha kaxishod rara abati utahine

  • @qureshahmed3313
    @qureshahmed3313 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah eedo quruuxeey nolaaw wayo badan 🙏🙏🙏🙏💖💖💖💖

  • @maxamedqoslaaye81
    @maxamedqoslaaye81 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha alaah mama

  • @saredofaraxg6657
    @saredofaraxg6657 2 ปีที่แล้ว +3

    Gurii dhiso guriga abaha ka
    Hadhay ugatag uga bax
    Anii wa iga wano guri uska dhiso

  • @aminafarid3521
    @aminafarid3521 2 ปีที่แล้ว

    Khayr baan Illahay kuu weydiiyey Malyuney, look after your self

  • @guudonqali5088
    @guudonqali5088 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah mamo hore usoco

  • @shabahaisseofficial6070
    @shabahaisseofficial6070 2 ปีที่แล้ว +4

    Sidii kula qurux badan samee lakiin maskinta inay gurigeda u qonsadan bay raban xasisana somalidu

  • @monam7931
    @monam7931 2 ปีที่แล้ว +5

    Sadaqada laguma fano. waxad bixisayna ha ka noqon. mmz rer abtiga ixtiraam🤔

  • @hayadosman7321
    @hayadosman7321 2 ปีที่แล้ว +1

    Mama malyun alle sharia hakaqabto qofnolbatahay oo xay ah

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha Weyne Dulmiga ma Ogala isaga iska Reebay, Alla Aadane Dulmi Badana.

  • @queenaraweelo5915
    @queenaraweelo5915 2 ปีที่แล้ว +1

    Mamma malyuun ha soo dhaweysan qof waalan. Walaaley soomaali markey arkaan xoolo baa qofkasta soo istaagayaa waxii aad dhistid adigu mulkigiisa Lahow. Haba dhihin qofkaan baan u dhisey ee dheh in uu qofkaani sii dago isagoon kiro laga qaadeyn. Ilaa iuo inta aad adigu rabtid in uu sii daganaado hadii kale soomaali faraha jalana baxrysid

  • @almaazz8872
    @almaazz8872 2 ปีที่แล้ว

    M.sha allh mlyun

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 2 ปีที่แล้ว

    Queen MMS waxaan ku faraxah sanahay in aad Diracada geesiyaad 3 Xiniyoood baa tahay eedo Guuleeyso and be safe ❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹

  • @konjoelmi3502
    @konjoelmi3502 2 ปีที่แล้ว +2

    Love you 😍 mama malyuun queen 👑

  • @shamsuhuseen8421
    @shamsuhuseen8421 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah haku gargaaro mama

  • @nedafiqi7720
    @nedafiqi7720 2 ปีที่แล้ว +1

    Iska celi wixii ku soo doontey bal
    Balaha ka rif ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @leeshet.vartcraft7081
    @leeshet.vartcraft7081 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaah kayaaba daaya inantah. Daaya yaa Callaamo laidinka ifiine

  • @FatumaAdem-i9q
    @FatumaAdem-i9q 2 ปีที่แล้ว

    Seelkaga meening Miss ,Salam Salam queen mms

  • @user-qu4kz8cn3h
    @user-qu4kz8cn3h 2 ปีที่แล้ว

    geesiyad shakooda ilaaheey hakaaqabto baalaha karif 👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👌👌🌷🌷💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖🌷🌷⛤⛥

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhaan waxay rabaan inay dhibaatadii iyo isciilkaanbigii ku celiyaan malyuuneey quraan ka akhriso subax kasta iyo habayn kasta 1000 bisina ka akhriso sharta

  • @Mmmm-nc2es
    @Mmmm-nc2es 2 ปีที่แล้ว +1

    mama malyuun hamoodin inaad joogto maraykan lafahaaga yaan laguudilin ilaahay sharkooda hakaaxafido

  • @abdihakimyusuf2222
    @abdihakimyusuf2222 2 ปีที่แล้ว

    Jimco wanagsan edoo mcn guuleyso ku jecliya ❤️❤️❤️💯😂

  • @katraabdi7778
    @katraabdi7778 2 ปีที่แล้ว +1

    Naahooy malyuunay reer abtigaa ka xishood

  • @had9.sanisa
    @had9.sanisa 2 ปีที่แล้ว +1

    Salamad karbaash wasaqada 😘😘😘😘❤❤❤⚘⚘❤❤⚘⚘🌱☘

  • @nimcosabriye6938
    @nimcosabriye6938 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah Queen mom Qurxeey
    Jumma Mubarak ilahay ha ku xafiido
    Waxab kama qadayan keep going

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 ปีที่แล้ว

      Mms so dah wakah bufih

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 ปีที่แล้ว

      Masha Allah mms maseyr igah dheh ku socoh waxan ka codsanayah in aad barlamankah isku sharaxdid plz

  • @luuljimcaale8396
    @luuljimcaale8396 2 ปีที่แล้ว +3

    Mms waa la dhibay ilaahoow cadawga ka qabo

  • @hodassid7355
    @hodassid7355 2 ปีที่แล้ว +1

    Guulayso Xafidulah

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 2 ปีที่แล้ว +2

    I wish inaan arki lahaa mms oo yar oo nagnagta haysa kkkk

  • @Mohamedibrahim-fi4cp
    @Mohamedibrahim-fi4cp 2 ปีที่แล้ว +2

    naa heedhee nag nag badinadii waku salamy ina cali feer gorowe mataqaan

  • @hodanapdi8622
    @hodanapdi8622 2 ปีที่แล้ว +5

    Mamo geesiyada tahay wlhi ilaahay baa kula jira

  • @zu7729
    @zu7729 2 ปีที่แล้ว +1

    Meeshaan bilaa dhirta maa isaga timaadid waa saxaro lama dagaanah

  • @Lakibyusug
    @Lakibyusug 2 ปีที่แล้ว +3

    Mamadas maskiinta sii haka siin cidkale

  • @fadumomaxamed5054
    @fadumomaxamed5054 2 ปีที่แล้ว

    Nayaa sadaqada ha sheeg sheegin

  • @abdallaabdirishiid6241
    @abdallaabdirishiid6241 2 ปีที่แล้ว

    Xali wamaskiin xanuusan haka labalabeen waxwalbay samayso gurigeda sii illahay ayA adigana janata guri kugusinaya aniga xali adaa ibaray dadka kama aqon ninlelkasaan ahay mms horay usoco

  • @macaarif6425
    @macaarif6425 2 ปีที่แล้ว +1

    REER ABTIGEY REER XAAMID MAXAAA KA RABTAA MAMA MALYUUNEY

    • @fadumojama7083
      @fadumojama7083 2 ปีที่แล้ว

      Reer Xamid xarago way kucaasisay ayagaa intaas soo le ekaysiiyey bal inteey Aaabe iyo reer wacays ku aragtay hal maalin xitaa koob biyo maysinin kkkkk horay bay Somali ugu maahmahday Ciirtada dhamaa caydada yaqaan

  • @umubashiirchannel8250
    @umubashiirchannel8250 2 ปีที่แล้ว +3

    Balaha ka rif

  • @ruwaydiinainasugule73
    @ruwaydiinainasugule73 2 ปีที่แล้ว

    🙆‍♀️😊alla habo hdal noolidaa fariid

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534 2 ปีที่แล้ว +3

    Queen MMS, you always make my day ❤️ u

  • @halimojibril7917
    @halimojibril7917 2 หลายเดือนก่อน

    💚💚💚💚💚💚

  • @rahmoabdi6667
    @rahmoabdi6667 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaali haka xan qaadan iyadad udhistee kuwareeji

  • @sahranuura946
    @sahranuura946 2 ปีที่แล้ว

    MMS meeday, Wiilashaa Habaryarta u Tahay Ilmo Diyaano maa u Baroorato waa Hareereesan Yihiinee, Hilibkoodaa Haadu Cuneysaa Mardhow. Anana waa Dhaawac Bixineynaa Xiniinyo Siib baa ka Dhaceysa meesha.
    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😆😆😆😆💃💃💃💃💃💃💃💃💃💃

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail439 2 ปีที่แล้ว +1

    Jimce mubarik inader

  • @sahrakiin2438
    @sahrakiin2438 2 ปีที่แล้ว +2

    Malyuunay xamar kaalay isaga imaaw tuulada reertuulo waa dad dhibadane

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 2 ปีที่แล้ว +1

    Jumco mubarak habo have a great weekend 👍🌹😎😀❤️👏👌

  • @MASKAXKOBCISBRAINDEVELOPMENT8
    @MASKAXKOBCISBRAINDEVELOPMENT8 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc abaayo kua kuugu xiga dad ayaa kuugu daran ee iska celi oo husk dheh Allah ha kaa kabto dhibkooda

  • @MohamedAhmed-ye8xj
    @MohamedAhmed-ye8xj 2 ปีที่แล้ว

    Eedo maamo kaxishood abtiyaashaa abti waa hooyo maamo

  • @faisakasim2138
    @faisakasim2138 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaah hakaa qabta shartooda.

  • @muhubojama1231
    @muhubojama1231 2 ปีที่แล้ว

    Mam malyuun waa funny kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @barni5847
    @barni5847 2 ปีที่แล้ว +1

    Markan arkaba dhibatad sheegta qofki malin la saxibtidna wwad cayda kolayba malin dhawu waxan arki dona adigo xaali cayaya

  • @daahirhassan967
    @daahirhassan967 2 ปีที่แล้ว +1

    Meesha tagto buuqa ka dhalisaa naag madaxa ka jirin baatahy

  • @fatimafarah8189
    @fatimafarah8189 2 ปีที่แล้ว +4

    Yaab badanaa, dadku waaba mooryaan

  • @faisaolow1605
    @faisaolow1605 2 ปีที่แล้ว +2

    Maseyr iga dheh kkkkkk guleyso

  • @fatumahassan4278
    @fatumahassan4278 2 ปีที่แล้ว +1

    👍👍

  • @qaalisiciid242
    @qaalisiciid242 2 ปีที่แล้ว

    Jimca mubarag

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 2 ปีที่แล้ว +1

    Mms🖐🖐🖐🖐

  • @saabircadde43
    @saabircadde43 2 ปีที่แล้ว +3

    Adi Malin walbo dagaal iyo muran le maku jire iyo dood

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 2 ปีที่แล้ว +3

    wanaagsan

  • @AmaalmohamedFaarah
    @AmaalmohamedFaarah 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Dheemanluula2311
    @Dheemanluula2311 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle hakaa qabto kuwa nolosha kuu diidan

  • @aminaosman3469
    @aminaosman3469 2 ปีที่แล้ว +7

    You can't take the house back from Xali because people donated for her unless you give her the money.

    • @maryan4436
      @maryan4436 2 ปีที่แล้ว

      Ma ayagaa tiri saas

  • @hanaloveshow9214
    @hanaloveshow9214 2 ปีที่แล้ว

    🇨🇦🇺🇸🇪🇹💯❣️👍

  • @fadumowarsame9828
    @fadumowarsame9828 2 ปีที่แล้ว +1

    Adaa ka xi ninyo badan kuwa raglamoodka ah ee ha u joojin kkkkk

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 2 ปีที่แล้ว +1

    asc malyuuney xaali waa naag caqli badan ku dilimeyso

  • @hamzebboy8950
    @hamzebboy8950 2 ปีที่แล้ว

    Mamo malyuney hargysa kallay ball 👌🙌

  • @mtv9290
    @mtv9290 2 ปีที่แล้ว +2

    Galkacayaan joogaan inaan ku arkaan jeclahay maamo malyuun ee gmailkaaga iyo numberkaaga whatsapkaaga isheeg inader baayo qali taageerahaaga ahay

  • @imranfarah4351
    @imranfarah4351 2 ปีที่แล้ว +2

    SUBXANALLAH

  • @faizaahmed1993
    @faizaahmed1993 2 ปีที่แล้ว +1

    😀😀😀😀😀naag adag

  • @queenaraweelo5915
    @queenaraweelo5915 2 ปีที่แล้ว +1

    Malyuuneey is jir dadka soomaalidaa xanaaqoodu iyo in ay wax kugu dhuftaan aad buu u dhowdahey. Walaal ku nooloow nolol qunyar socoda. Anaga waxaan nagu filen baadiyaha iyo tuulooyinka aad noo soo sawireysid. Iska daah ku jirka dagaal joogtaa. Wadankaaga raaxo ugu noolow

  • @fadumashur9141
    @fadumashur9141 2 ปีที่แล้ว

    Hooyaday biyaha wa lagu shuubtay aaa subxaanallah. Ma hooyda baad sida ledhay mms

  • @khadroali4919
    @khadroali4919 2 ปีที่แล้ว

    Question mms🥰

  • @nasrodheer5554
    @nasrodheer5554 2 ปีที่แล้ว

    Xagee joogtaa maanta hooyo

  • @halimoyar5173
    @halimoyar5173 2 ปีที่แล้ว

    Iskada rexaamud haku dayaanini

  • @fay6834
    @fay6834 2 ปีที่แล้ว

    Kuwaan sharkooda illaahay gees hakaa mariyo, ragu waxay ismoodaan inay saxan yihiin, lakiin illaahay ma oran.