Etiobiya ciidanka soomaaliya madaxa stay ka toogtaan ma aha Kenya oo soo dhaweyn iyo cunta siiso. Shaley kolkay u baxsadeen dhinacaa etiobiya madaxa ayaa laga toogtay
Etiobiya waa laga cabsooda, ma aha Kenya la isagaa booteeyo. Weligaa waxaad aragtaa oo aad maqashaa Kenyaa xiriirka u jarnay, laakiin ma maqashay weligaa etiobiya ayan xiriirka u jarnay? Marka Iska gara macnaha, waa cabsi
Guulayso balwaanow waa runtaa baraaruji inata aan arkayne qaladkiisa kutaageerayo iygana maslinka qiyaame yaala waydiin
Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo 💙💙💙💙💙💙💙
HASAN WAA DABADHILIF ETHIOPIAN TUUG
DOQON MADAX ADAG
Xassan waa xanuunsan yahay ee Qaranka ha la badbaadiyo.
Waa ceeb iyo fadeexo iin maanta qoof masuul sare ah siidan sharci daarada ah oo la dhaqmo shacabki uu masulka ka aha....sharaafi dhimatay
Walhi waa arin aad u xun.
Qaran iyo qabiil dhiiqo qabiilka ku weyn
Hawiyow XSM dalka, dadka iyo diinta ka qabta haddaad Somaali Islaam ah tihiin.
BADI SOMAL WAA LAA EBSADAY ETOPIYAN LAG EBIYA 2/20/2025 BEYN BILABAYAN SHAQADOODA ???? SOMALI RIP WEY U DHAMATAY 😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭
Garguurte intuu hawiye yeekay'walaahi Soomalida kale ma yeelin...
Xassan Magafe xukumadiisa hadii ay soo Af jarmato maxay iigu taalaa. Maxaayeelay Dadkii somaliyeed wuxuu kadhigay qaar uu bara kiciyay iyo qaar uu hub isugu dhiibay badiina wuu iibsaday sidaa awgeedna wax ay soo kordhineyso ayaaba iskayar xukumadiisa oodhacda. it's too late 😮😮😮😮😮
Etiobiya ciidanka soomaaliya madaxa stay ka toogtaan ma aha Kenya oo soo dhaweyn iyo cunta siiso.
Shaley kolkay u baxsadeen dhinacaa etiobiya madaxa ayaa laga toogtay
Etiobiya waa laga cabsooda, ma aha Kenya la isagaa booteeyo.
Weligaa waxaad aragtaa oo aad maqashaa Kenyaa xiriirka u jarnay, laakiin ma maqashay weligaa etiobiya ayan xiriirka u jarnay?
Marka Iska gara macnaha, waa cabsi
Xasan shekh maskaxda miyuuu ka xanun sanyahay, war ma lahan miyaaa wax la taliyo, walahay waligeeey ma arkin mantoo kale
War heedhe balawaanow walale xasna muanaafuqa wadaalaya moye waxaba kamaqadi karo Ogaden iyo mariixaan iyo dhamaan umada somaliyed inata wanaga jacela waa xaqiiqo
Gurgurte is so obsessed with ahmed madobe indhaha dhan waka xiran yihin meel walba colaad ayu kawada bro waxaan yaa naga qabta
Waaa yaab 😂😂😂?
Xasan xarash qaran waa hooy u midoowo maatay oo diida dulmiga 💔😭😭💔💔😭✅️
Maantay juboland gedo biri pundland ssc iyo maamulda oo dhan sidas baa xasuuqay?😭💔💙💙
Soomaaliya waxay u baahan tahay bad baado maanta
War meeshaan mooryaanyii u s c wadanka qabsatey laakin waa lugu kala tagey
Hiiloow xaal qaado xassan duli 😂 balo kuqaadatay dheh gedo u joogin meyso xassan doorshaan
Maantana afkaaga ley ku caay
Shaley xasan amaan
Hooyadaa cabdullahi balwaanow waxaa fikir kaa rabo sida adigu aad mogdisho ku imaan lahayd
Waa waalatey adiga
Ina gumeed baa tahay