Habenki hada ku riyotid adigo Kaadi gasac aad ku aadineysid maalin cadey waliba uu qu ku arkaya habo maalin cad aya gasac ku kadinoya aadhahdid balse xakameyn waysid kadida kawaran??
wal adoo raaliya wxd iifasirtaa riyada eedayday oo dbowr mar igu soo laabtay iyado ii hanbalyeyneysa mar lacag badan mobilkeda laygu soo shubay mar xoolo iisoo galay la socota qaliyey riyadaa iga soo jwb ilahay khayr ha ku siiyo
waxn ah Gabar an wali guursanin waxaan ku riyoodey anigow gurigeyn agtiisi fadhiyo oo nin modow intow agtey so mar ay iso fiiriyey aniga wn arkey lkn dusheyda ay ku adned into istagey ayu ifiiriyey kadiban Wu baxey wuxuu galey meel oo gurigeyn ka so hora jeedo oo baraxd weeyn ah oo gari lugu xareysto kadib cuwardisi intow baank USO saarey ayu kaadiyey wali kaadi badan wali asigo iso firineyo walib wuw nolac cadeynyo iyaaaa iso fasir walaleey
Asc abyo mcnto pleasse ii so fasir mudo madan wxku soqorayy iimadan so jawaabin lkn hda iso jawaab waxaa kuriyooday ano sariir hurda aya wxa igu kaadiyy wiil yar o aan aqoonin kadib wxa samenayaa dharki ba kabadalaya kaadidii ba ka dhaqayaa maxay thy abyo mcnto pleasse iso jwb markstna jaanis kugu daawado wayaaa buys aduun wlshy qli 🙏🙏🙏❤👈
Asc walaashey waxaan ku riyoodey anigoo bisad foolanayo bisadii aad bey u weyneyd markaan iska soo jiidey ay banaanka imaatey xataa ima soo fiirin wey carartey barabaro madoow iyo cadaan isku jiro midabkeeda waanka naxsanahay riyadaas ee iiga soo jawaab waa markii labaad aanku soo weydiyo ee iiga soo jawaab walaley adoo mahadsan
walaaley riyaadan I fasir haday fiican tahay haday xun tahayna ha I fasirin wiilkayga o bastoolad haysta o ana aan baqayo yurub wa danbi wayn hubka yurub ayana ku noolnahay wiilkayga waan u xanaqsanahay xiriirkeena ma wanagsana ilaahow qayr iiga dhig
Jasakumullah abaayo horoy u soocu haniyad jabinwali❤
Wallahu yaclam ha oranin waxaa tiraahdaa:_Wallaahu aclam
Maaha allah
Jazakumulah qetrn abyo mcn
Asc abaayo waxam ku riyoday baaldi madow ano ku kaadinayo oo xadna laheen
Jasakallahu khaire abayo ISO jawab
Jazakallah qali horey u soco
Masha allah
Waxaan ku riyooday gabdh qurux badan oo laabta igu salaamay sa aadna waan uugu farax sanaa
Riyo Markey kugu noqotey
Habenki hada ku riyotid adigo Kaadi gasac aad ku aadineysid maalin cadey waliba uu qu ku arkaya habo maalin cad aya gasac ku kadinoya aadhahdid balse xakameyn waysid kadida kawaran??
Aniga ma kushega huno
Ssc abaayo Facebook igaladoo xiriir insha allah riyo haystaa
Jzkallaahu kheyr ukhti
Jasaakalaahu qeer
Walaaleey ilahey habku xafidee ayadoo qolka fadhiga kadinaayo oon ana dhahaayo walaaleey maxaad guriga iiga nijaseyneysaa hadane markale burjiko jalamad shaah ii saaran yahay la iiga kaadináyo oon leeyahay alxamdililaah shaahi iuo jalamada shaxdeeda igama gaarin waxa igu kaadinayana waa naago aan daris nahay 2 gabdhood ey dhaleen midna jikada midna qolka fadhiga subxana laah .. hooyo ayaan ahay xaas ah oo laqabo kumaa qeylinaayo laba dagaalaayo laakin qalbiga ayaan ka dhibsanaayey waxa ay igi sameynaayaan .riyada dhexdeeda caadiyana waan u asxaan falaa ayagana wey igu maqan yihiin ma aqaan waxay iga rabaan sida cadiga ah wexey jecel yihiin in aan tar tano ana makaro tartan iyo iska daba wareeg sida ilaahey igiu ogyahay waan ku iztiraamaa daris nimadooda...
wal adoo raaliya wxd iifasirtaa riyada eedayday oo dbowr mar igu soo laabtay iyado ii hanbalyeyneysa mar lacag badan mobilkeda laygu soo shubay mar xoolo iisoo galay la socota qaliyey riyadaa iga soo jwb ilahay khayr ha ku siiyo
waxn ah Gabar an wali guursanin waxaan ku riyoodey anigow gurigeyn agtiisi fadhiyo oo nin modow intow agtey so mar ay iso fiiriyey aniga wn arkey lkn dusheyda ay ku adned into istagey ayu ifiiriyey kadiban Wu baxey wuxuu galey meel oo gurigeyn ka so hora jeedo oo baraxd weeyn ah oo gari lugu xareysto kadib cuwardisi intow baank USO saarey ayu kaadiyey wali kaadi badan wali asigo iso firineyo walib wuw nolac cadeynyo iyaaaa iso fasir walaleey
Asc abyo mcnto pleasse ii so fasir mudo madan wxku soqorayy iimadan so jawaabin lkn hda iso jawaab waxaa kuriyooday ano sariir hurda aya wxa igu kaadiyy wiil yar o aan aqoonin kadib wxa samenayaa dharki ba kabadalaya kaadidii ba ka dhaqayaa maxay thy abyo mcnto pleasse iso jwb markstna jaanis kugu daawado wayaaa buys aduun wlshy qli 🙏🙏🙏❤👈
Hadalkeeda xishood baa ka muuqda 😂😂
asc abaayo riyada tixsiga gadudka soo fasir
Asc walaashey waxaan ku riyoodey anigoo bisad foolanayo bisadii aad bey u weyneyd markaan iska soo jiidey ay banaanka imaatey xataa ima soo fiirin wey carartey barabaro madoow iyo cadaan isku jiro midabkeeda waanka naxsanahay riyadaas ee iiga soo jawaab waa markii labaad aanku soo weydiyo ee iiga soo jawaab walaley adoo mahadsan
Asc abayo waxan kuriyoda markasto gewer oo an famal an nahay riyoyin nocbaco oo kusabsan gewertas hata hadan malin sexdo hata wan kuriyoda wana liqawa
Asc walaaley waxaan ku Riyooday anigoo kaadi aan joogsaneynin kaadinaya nin ima Qabo
Bal iisoo fasir Qeyr Allaha ku siiye
Masha allah xbbt ha naga niyad jabin insha allah waad gaareysaa mesha aad rabto
Do
Hye idhaalaha qaali
ale ha kaa abaal mariyo
Maryama hirey
Asc
Asc hooyo uur leh ban ahay waana 5 bil wado ayan maray wana isku kaadi dharki odhan ayan nijasey nin caan ahna wuu I akjogy
جزاك الله خيرا اختي
Wall waxanku riyooday anigoo marayo meel qashin badan oo aytaalo alaabaha guriga lagu qurxiyo oo cusayba ah
Wllo waxn kuu riyodaay anigu kaa jaayaa kaadi uurde dabadeyna waxe guuntaan ayan kaa dhaxe arkaay wllo iso macanee
instagram.com/gobsan_gobsan?igshid=1o10tevmo61ll
Instagram igala soo hadan
gobsan abaayo macaan horay usoco waana kusalaamayaa xabiibti waxaankuriyooday labajeer labo islaamod oo aan darisnahay oo hooyadeey oo kale ah ayaan ku riyooday midwalba habeen ayadoo qaawan midwalbana suuliga irdiisa oobanaanka ayaan ku arkaa waa labo habeen oo kala duwan haeenkii ugu dambeeyay oo aan islaanta kale arkaayo dameer ayaa guriga ii soo galay oo jikada yaanyo bac aan lasuray oo badan qaar iga cunay oo aan ugu imid oo aan ka eryay naaguhuna waalabo habeenadana waa labo walaahi waa layaabanahay abaayo waa marwooyin aniga waa leeyqabaa abaayo macaan ii soo fasir qeeyrbadan alaha kusiiyo 🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wax sir ah aad ka haysid ma jirta dumarkaa?
@@deganmohamed9897 kuma fahmin
gobsan maahid waaba yaabe yaawaaye adiga