Abdirahman waaberi wallo Allah dartiiban kuu jeclahay,, Waxanan Ciiseeyaa BARNAAMIJ YADAADA Tayada-leh Ee aad markasta Noosoo gudbiso, Allah miisaankaaga xasanaad ka haku gu daro.
Balse Dad Ayaa Maqaalkaan. Dhalanteed u meets. Kuwaasina Waa Jaahilliiin. Arintaan. Dad bdn. Ayaan horay. Ugu Sheegày. BSE wn soo Degsaday. Maqaalkaan. Dadkii dhallanteedka u haystay. Ayaan hor dhiganaaa. Iinsha Allah
Anu somali ban ku hadla ma fahamyo google mapkaygana waan eego inta badan nin iska baqtiin jiray location kan ahaa dedna imaba save gareenba Haday sida wali igula socodaan bal iminka fariinatayda ha fahmaan Hoyadiin ana wase gaala yahay iga daba hadha 🤣 war kuwan ingriisigi wixii ku hadlay aryanayaane Mahadsanid saxib abdirahmaan
MACLUUMAADKAN WAA MID XAQIIQ AH WAXAANA KU XAQIIJINAYAA, WAXAA DHACDA MARARKA QAAR MARKAAN RESTAURANT TAGO AMA GOOB KALE OO MUHIIM AH GOOGLE WUXUU SOO DIRAYAA SU'AALO LAGU WAYDIINAYO SIDA "HOW WAS MCDONALDS?
Sida layskga ilaaliyo aad ayay u fududahy kliya illhy wuxusan raali ka ahyn ha samynin oo ka har aadanha illhy aya ka wayn intad ayga ka bqi lahyd illhy ka baq waxba kama qdyan
Zxb facebook wxa laga yaaba inaan dhowrkii biloodba mar post ka aqriyo lkn dad la hadlid io coment daawasho waqti uma hayaba waayo wxan ahay nin yaroo neceb shukaansiga bilaa jihada ah io hablaha aad moodo inay kaba aqlaaq daranyiin ragga wxan dadka ka dhex raadiya gabadh asturan edab leh oo hadal gaaban.... Ma aqaan sbbta aan u qoray lkn waa aragtidayda ku aadan shukaansiga.
mida iiguka yaabka bdn wxy eheed inaan qof manta meel aan kusoo arko kdp aan guriga imaado facebook markaan galoneh qeybta friend request aan ku dhex arko qofkii aan maanta soo arkay ..
Benjamin frenklin : Umad walba oo diyaar u ha in ay ka tanaasuhsu qeyb kamid ah xuriyadeda si ay u hesho amni ma istaahisho labadoodaba Waxaana hubaal ah in ay si wada jir ah u waayi doonto Wa hdl saxan hdlkn wana wx jiro murtidisna waxy thy xuriydada aya ka qaalisan amniga Si kle hdi loo dhigo nabad la tuugay nabad mahan Wa farqiga u dhxya somalida iyo carabta Wadanksto maanta islaam ah oo amni hysta wng kumusn helin ee wxu ku hely dulinimo Wana sbbta hdn somali nhy aan dhibaatda uga bxi la’nhy waaqicena wuxu yhy hdi la fasiro waxy thy Nabd barwaaqo iyo xasilooni kliya wxa lgu hela yuhud iyo american raaliglintoda wxba kama duwuna dajaal naartiisa iyo janadiisa marka hdyba saas thy janadii dajaal ma rbnoo saatan an ku qancsnhy
Abdirahman waaberi wallo Allah dartiiban kuu jeclahay,,
Waxanan Ciiseeyaa BARNAAMIJ YADAADA Tayada-leh Ee aad markasta Noosoo gudbiso,
Allah miisaankaaga xasanaad ka haku gu daro.
mohamed Abdisamed aamiin wll mahadi korkaaga ha ahaato
Abdi raxmaan wabari horay u soco sxp codkaga dahabiga ah dhagysigisa kama xiso dhigo,
inoo soo badi barnamijyada diinigaa akhii
Allah haku sharfo
Yaa rabbi Ceybeena noo Astur🤲🤲🤲🤲
Balse Dad Ayaa Maqaalkaan. Dhalanteed u meets. Kuwaasina Waa Jaahilliiin.
Arintaan. Dad bdn. Ayaan horay. Ugu Sheegày.
BSE wn soo Degsaday. Maqaalkaan.
Dadkii dhallanteedka u haystay. Ayaan hor dhiganaaa.
Iinsha Allah
Barnamijkaan waan OGAA mar horan ogaday
Kuwo aan isku fasal nahy iyo Macalimiin ayan iyo gudomiyayaal
Ayaan arin kan u sheegay balse warkayga waxba lagama so qadin
Lkn hada cadyn ban hysta muqaalkan baan daawasiin
maasha allah
Anba waan aaminsanay lkn maxaad ka qaadi kartaa zxb ileen shirkadda telsom ama hormuudba wxay fasax u tahay in hadii lagaa shakiyo ay dhageesato xogtaada in kastoo hormuud aanan hubin lkn S/land wada shaqeen aya ka dhaxeesa dowlada io dhiig miiratada telsom.
@@xusenyusuf9361 absolutely
Wllhi Anigaba waan tusay.
Balse weyba igu qoslen😅😅
Sidii ugu quruxda badnayd ayaad uga hadashey💯👏👏👏
Mahdsnid ustaad abdirahaman omer 🙏
Sxp waber media hore u soco wlhi aad io aad ku tagera
Masha allah wax badan ayan ka fahmay runtii ...aad ayad u mahadsantahay wlal .
Face book halmar ayaan furtay 2015kii kliyh wxn ka bartay ninkaan manta xidhiidhka leenhy waanan iska saaray facebook isna sidoo kle alx lkn mobile dhibtiisu ma yara
Asc waaberi media .marka hore waat kumahat santahay .barnaamijkan sojedintisa .balse wllahi halshey kama fahmin adigo xumaan ii arkin.🖒
shukran walal aan wax badan nofa ideya alle hakaa abaal mariyo wll cabdiraxman cumar
Wd ku Mhdsnthy. Xogta Aad na Siisay. Waaberi media Group
Asc wll c/ raxmaan waxan kaa cod sanlahaa hadaad soo gelisay barmaamujkan inaad sidoo kale soo kale sida ugu fiicane looga hortegi karo waayo hada nolisheeniiba isagay kuxidhnaatay
Zxp mnsoniyada vedio kasoo samee please and please
Wll cabdi raxmaan inoo soo dhig muuqaal looga hortagi karo arrintan wallahi waa baraarujin aad u wayn xogtan waa lagugu gumaysan karaa fadlan wll ama dhar talo arintan waayo dhalin yar oo mustaqbal hiigsaniya ayaa arintan soo galiya wcs
Waberi hda dawatid like ii saar wll
Umad walba oo ka tanaasusha qayb ka mida xoriyadeeda si ay amni u hesho ma istaahisho labadaba .
Hadalkaagu waa mid saxan dhowr jeer ayay igu dhacday balse waa mid aan garan wayay sababteeda😋
Google account kasa aya aniga shaki wayen igu riday markan arkay my daily activity wn yabay aad buu ii iga warahaya min bilow ila dhamad
Greet
80K Comming soon Inshallah
Anu somali ban ku hadla ma fahamyo google mapkaygana waan eego inta badan nin iska baqtiin jiray location kan ahaa dedna imaba save gareenba
Haday sida wali igula socodaan bal iminka fariinatayda ha fahmaan
Hoyadiin ana wase gaala yahay iga daba hadha
🤣 war kuwan ingriisigi wixii ku hadlay aryanayaane
Mahadsanid saxib abdirahmaan
Wariye buuxa full respect legand baad thy waakugu xeranahay
Asc wll waan ku salaama ustaad cabdiraxmaan walaal waxa aan jclan lahaa inad kasoo jeelka kuyaala USA ee #Alkatraz
Keep going Bro from Cardiff
Keep goin
Sideen Iskaga Ilaalin Karaa? Macquul Ma tahey Hadii an Camerada Taleefonkayga Xiro ama Aan Wax Dulsaaro Marka Isricmaalayo Inay Ogaan Macluumadkayga🚫
Waa fikir fican
Aniga camera laptop ka mar horaa iska xirey sbbtoo ah film lagu jiley ayaa arke in camera da laptop ka les kala socdo.
Yahyea Vlogs hadaad kaamirada aad xirto google history ama activitigaaga ayey lasocdaan weydhib badantahay inaad isaga ilaaliso hadii aad delete gareyso activitigaa xita qaab ayaga ku ogaadaan ayaa jirto
Talefanka dhan iska dhig markas ayaa lagaa harayaa lkn maxaa ka cansanaysaa oo dhiba ku haya
Hhhhhhhhhhhhhhh 🤣🤣🤣🤣🤣
Arintaasi Way Jidhaa Waxa Kaliyoo Looga Bad Baadi Karaana Waa Ma Fiicna in Meelaha Xasaasigaa TALEEFANADA Lala Aado Netkana inta Kuugu Muhiimsan Baa Laga isticmaalaa ALLAAH SW Ayaana La isku Xiraa iskadaa GAALO Yar Yaree iBLiiS Baan Wax Kaa Qaadedn 😊😊😊 Tignoolajiyadaadana Waa La Dhex Boodaa Oo Laga Faaiidaystaa 😊😊😊 App Walba Ama Soft Ware Walbana La Akhriyaa Shuruudihiisa😊😊😊
Mcha allaha wllo
Mahadsanid ustaad cabdiraxman waaberi
💯 waa run barnaamij
Walaal hal vedio ima dhaafin cabdiraxmaan omer dar ilaahey iskagah jeclahey
MACLUUMAADKAN WAA MID XAQIIQ AH
WAXAANA KU XAQIIJINAYAA, WAXAA DHACDA MARARKA QAAR MARKAAN RESTAURANT TAGO AMA GOOB KALE OO MUHIIM AH
GOOGLE WUXUU SOO DIRAYAA SU'AALO LAGU WAYDIINAYO SIDA "HOW WAS MCDONALDS?
Sidee ayaan ku xakamayn karnaa Macluumaadkeena ?
Ustaad Abdirahman Omar
Thanks wll caddirhmn omar aqoon yahan somaliyed
Wlhi really waqti badan waa arkay wax maskaxdeyda ku jiray oo la Ii xayasiinayo 😳🙏
Saxib arimaha mansoniyada sida ushaqeya
Second ☝️ the one and only one wll c/rixman cumar hore usoco
Mahadsanid walaal sidee iskaga xakameeyaa
Arinkaa
Asc asxaabta fadlan subscribe ii saara alle muradkiina ha idiin sahlo 🤲Amiin yrap ❤️🙏🇸🇴
Legend wan ku slamay
C.rahman wll hore usoco
Lkn ma isticmaalo bari hore iska xidhay alx
Legend of legend
F
F
F
Maansha Allah keep going
Mardhaweyd ayan kuso biray bogan wanan ka helay keep going wll🥰🤗
80k sub keep going wllka
Nice video
Golden voice ba leedahy sxp
Azxpta waaberi media Balmaanta 100like hala iisaaro
Sida layskga ilaaliyo aad ayay u fududahy kliya illhy wuxusan raali ka ahyn ha samynin oo ka har aadanha illhy aya ka wayn intad ayga ka bqi lahyd illhy ka baq waxba kama qdyan
Keep going
Walaalo waa runta balse see liskaga xiri kara
wlh blh tan inee xaqiiq thy shaki ikama jiro brother 💯 so many times an arkay walh wana kashakiyay facebook walh cadiim
War maiska dhaaaafna isticmaaalkiisa mase waiska wadanaa ?
Asc wll scholarship turkey ah noosogile mahadsanid wll waana cudse wll 2021 ah
Soo badi huno
Waa arkey waxayna LA.iiweydiiyey su.aal badan waana ka jawaawey
Ani ahaan waxaan u heestaa iney tahay hadii aad daawato muqaal sida hadaa aan udaawanaayo waabari inaan malin dham daawado kabacdina inoo isoosaaro
Waaberi media
BRO waxaa iga keentay in aan weeraro iyaga xafiisyadooda maanta wlhi bcz waa nala dhacey 😭😭😭😭😭😱😱😱😱 waa Tuugo ha isticmaalina
Ha niyad jabin hadaan muslimiin nahay ma niyad jabno ilaahay ayaa nala jira
Ka wrn hadii u tellfan kaaga uu yahay bilaa net.. sidee kuu jaajuusayaan????plz jwb
Alxm fb mudo 4 sano igu dambayse
waad ka reysty
Sxp app licationka aad thamnailka ku habayso ii sheg magacisa 😇
Ninka kaliYee an gatagero You Tube raDa wllHi
😍🥰Keep Going Bro Legend 🙌 🙏 💪 💯
Hore USOC zxp
Omar Sxp bacda Naga daaa telefonka waaa laaa Iska xiri kara location ka Mise xogtan waxay ku socota dadka aan Waax ogeen
Wll ifahansi mafahmin runti
iOS 14 waa uu u diiday sanadkaan in Lala Qaybsado xogta dadka iPhoneka isticmaalo 🥱
Walaalo mid barnamushi la mid ah Google iyo TH-cam ayu Turkey sameya maqley ee taas bal noga waran
Pro thanks balse noo maad sheegin xalka ma facebook isticmaalkiisa ayan iska xidhnaa
Daawade miyaad ogtahay 5 sano inaan sidaan doono ka yeeli doono.dunidan kaftan ha umalaynine waa xaqiiq aan zameydoono🤔🤔🤔🤔🤔
Adeeer wllhY waa iga yaabisay lkn waxaa loo baahanyahay is badal
Zxb facebook wxa laga yaaba inaan dhowrkii biloodba mar post ka aqriyo lkn dad la hadlid io coment daawasho waqti uma hayaba waayo wxan ahay nin yaroo neceb shukaansiga bilaa jihada ah io hablaha aad moodo inay kaba aqlaaq daranyiin ragga wxan dadka ka dhex raadiya gabadh asturan edab leh oo hadal gaaban....
Ma aqaan sbbta aan u qoray lkn waa aragtidayda ku aadan shukaansiga.
my bro keep going
Wllo see ban uga hortaga wllo waxan rajaynayah inad isoojawabi doontid wllo
wcs mahadsanid sxb
Waa runtaa wll aniga igu dhacday runtiii
Internet iyo mobile waxa lo keenay in xaladaheena lala socdo wllhi
Thanks
Horay usoco apdirahmaanow ❤❤❤
Mahadzinda wll abdirahmaan Omar
tnx wll Abdiraxman ❤👈
FBI means facebook iyo instagram
Haa wey isla shaqeyaan
CCTV cameras kasoohadal wll mahasanid
Thank u walaal
Frst view
SIDEE 4 BILYAN ANIGA IGADORNAYA, MAXA FAIDO UGU JIRA MIDAS!!!!
First one keep going
Kula socdaa mclimuu
Cabdiraxman sxb Waa runta
Mac-hadka AL-RAXMA ONLINE QUR'AAN waxa uu ugu bushaaraynayaa dhammaan dadka jecel barashada qur'aanka Iyo culuumtiisa in uu qaadanayo arday cusub ee hore ugaadh. Nagala so xidhiidh Tell: 0654521161. AMA kusoo biir group what's app kan👉👉 chat.whatsapp.com/DTzz0E2xcPn0YJ5e3fSO9a
Legend
𝐊𝐞𝐞𝐩 𝐮𝐩 𝐩𝐫𝐨
Wa xiqiq
saxiib maxay ka faaiidayaa bal ii sheeg ma fahmin mahadsanid
mida iiguka yaabka bdn wxy eheed inaan qof manta meel aan kusoo arko kdp aan guriga imaado facebook markaan galoneh qeybta friend request aan ku dhex arko qofkii aan maanta soo arkay ..
Alxamdulilah 2018 baa igu dambeesay🤲❤💯
Ziisey 10 we are watching you know and we know what doing cuz we have tracked you i tkink you are either using whats upp or playing PlayStation
Be careful ok
Benjamin frenklin : Umad walba oo diyaar u ha in ay ka tanaasuhsu qeyb kamid ah xuriyadeda si ay u hesho amni ma istaahisho labadoodaba
Waxaana hubaal ah in ay si wada jir ah u waayi doonto
Wa hdl saxan hdlkn wana wx jiro murtidisna waxy thy xuriydada aya ka qaalisan amniga
Si kle hdi loo dhigo nabad la tuugay nabad mahan
Wa farqiga u dhxya somalida iyo carabta
Wadanksto maanta islaam ah oo amni hysta wng kumusn helin ee wxu ku hely dulinimo
Wana sbbta hdn somali nhy aan dhibaatda uga bxi la’nhy waaqicena wuxu yhy hdi la fasiro waxy thy
Nabd barwaaqo iyo xasilooni kliya wxa lgu hela yuhud iyo american raaliglintoda wxba kama duwuna dajaal naartiisa iyo janadiisa marka hdyba saas thy janadii dajaal ma rbnoo saatan an ku qancsnhy
انا لست فنان ولا مغني✋ انا فقط انشر القرآن🌺 ولا كن لا اجد من يسمعوني😭 فهل اجد من يسمعون القرآن😥😥
My Brother keep going kun iyo kow jeer guleyso subscribe usara hormar kiisa wa midkena✊💓
wll ma jirta wx layskaga ilaalin karo