3 Arimood Oo Xal U Ah Khilaafka Iyo Dagaalka Lascaanod Sh Mustafa Xaji Ismaacil
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- Welcome To imam shafici media
PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
Imam shafici media barteena youtube ka 👇👇👇👇👇👇👇👇👇
/ @imamshaficimedia
imam shafici media barteena telegram 👇👇👇👇👇👇👇
t.me/imamshafi...
imam shafici media barteena Tiktok 👇👇👇👇👇👇👇
vm.tiktok.com/...
plz share, subscribe, like and follow
Dhamaan asxaabta halkan kadajiso kutubta carabiga kasocdo chanelka imam shafici media
1. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course: t.me/imamshafi...
2. Carabiga xiwaarka - dhamaan qeybaha : t.me/imamshafi...
Waxa Kale Oo Ad ka heleysa imam shafici media taxane kala duwan sida:
1. Tafsirka Quranka Sh C/Raxman : • Tafsirka Quranka Sh C/...
2. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course Qeybta Afsomaliga: • Buga 1 aad ee Madina A...
3. Madina arabic course book 1- lessons in English : • MADINA ARABIC COURSE B...
4. Xiwarka qeybti 1 aad : • XIWARKA QEYBTI 1AAD
5. Xiwarka qeybti 2 aad : • XIWARKA QEYBTI 2AAD
6. Xiwarka qeybti 3 aad : • XIWARKA QEYBTI 3AAD
7. كيفية استخدام مايكروسوفت وورد عند كتابة البحوث العلمية:
• كيفية استخدام مايكروسو...
8. كيفية استخدام المكتبة الشاملة:
• كيفية استخدام المكتبة ...
I don’t care what anyone says, I like sheikh Mustafa’s lectures and may Allah bring peace and stability in Somalia and Somaliland ameen.
Ameen yaa Raabi ❤
@@Marw173 plllĺlĺp0ĺ⁰p⁰ĺlĺp ⁰
@@Marw173 ❤❤
0
Aamin ya rabi Aamin peace is so sweet and good heart ❤️
@@Marw173❤ ٨
Isoo duceeya muraad culays iga saaran idinkana wax walbo ilaahay raali ka ah ilaahay ha idin sahlo ducada waxa fican marka walalaha ku duceeyan ilaahay hanaga wada farxiyo ya rabi aamin ..
Allaha ku siyyo cajillan inahu cala kuli Shy'in qadiir wa inahu cazzil xakkim
Wiixi ku kheyr ah allha ku siiyo wll
Ilahay tabaraka rahman amarkiiso kun fayakuun muradkaagan culeyska kaa saran hadow qer kugu jiro awodiisa dhameysta tiran waxan ka ga barya yaa inoow kuu sahllo kuuna saqiro muradkaaga hadow qer kuu aheeyna allah hakugu badallo badal ka qer badan badalkaas insha allah my all muslisna allah ha u sahllo muraad kooda kaas oo qer ugu jiro insha allh amiin yaa xayi yaa qayuum
Allaha ku fududeyo muraadkaga amiin
ASC INA AABOW ALLOW MURADKAADA KUUSAHAL ISTIQFAARTA IYO QURAAN AQRISKA BADI WALAL
Wa mar hore e reer laascaanood Rabi aya umaqan
Waa sax muxaadaradu waa mar hore laakiin xalku sidaa u sheegay ayuu ku fiicnaa. Waxaase nasiib daro waxa maanta taagan Allah nabad ha ku soo af jaro
Maashalah Sheekh Mustafe Ismaciil Haaruun ALe Ha Xafido
Waa la doogiye yaan la dacaroon sheekhu 2019 ayey aheyde macal muxaadaradii ma laascaano ayaa laga dhex baadhayaa culimada ka xishooda dadkani wey heshiin insha allaa
بارك الله فيك يا أخي شيخ مصطفى وجزاك الله خير الجزاء بنصيحتك المخلصة وأرجو أن ينفعنا الله بها 🤲😥😰
Xasbunalaah wanicmal Wakiil, ma dhiig joojinbaa, ma asn fahmin Muxaadarada
Allaah ha ku xafido walal
Sheekh mustafe mar kasta waa dhexdhexaad maanshalaah
Muxaadaradu waa beri hore ee hadda muu qaban haddii sidaa la yeeli lahaa dhiig ma daateen
Allaah haku xifdiyo Yaa sheikh Mustafa Xaaji iyo dhamaan culumadeena oo dhan.
أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا 🌱💓🌱
Scw scw
Sheekh jzk
Illahay inoo barya in illahay inaga bogsiiyo cudurka xun ee qabyaalada waa Waxa wadankeena dumiyay waa cudur dubiye ah waxad maqlijirtay cudur dilaaya kani wa cudur bumaaya oo ina duminaya inana dilaaya aduunka kama jirto qabiil 🙏
Amiin walal
Waa runtaa qabyaalada waa waxa halkaa inaga dhigay
Amiin yarbi
Sheikh allaha kubarakeeyo ilaahow nabada noogu.gargaar waaku barinee❤
أللهم اكفنا شر الظالمين واجعل كيدهم في نحورهم
Mansha allaah sheikhuna ilaah ha ku karameyo
Masha Allah sh mustafe illaahay hanawada xafido insha allah
أللهم أصلح ذات بيننا وألف بين قلوبنا امين يارب العالمين
ILLAAHAY HAKU XAFIDO SHEEKH MUSTAFE ❤
قبحك الله يا قبلي 👎
323 zwA, ,
@@axmedclaahicabdidubad I have faith & believe my self الحمد لله رب العالمين
Mansh allaah illaahay haku xafido sh Mustafe alle haku sharfo
اللهم اصلح ذات بين إخواننا في الصومللند
بارك الله فيك
Allahuma aamin. Ilaahay wiil iyo abtigi xaqa ha fahansiiyo....
ليس هناك صراع بين أبنآء ما يسمى بصوماليلاند....
هناك اختلاف في المبادئ بين انفصاليين وبين فئة متمسكة بوحدة ألوطن ومن المستحيل أن يجتمعا...
@@MahdiHagi
Abtigu hadduu dulmi wado daalimna yahay waa in layska qabtaa
آمين يارب العالمين
Caqliga iyo cilmigaba allaha kuu barakeeyo
ASC sheq Mustafa
Ilaahay ha xafido sheekh musdafe qofwalba muraadkiisa oon macsiyo ahayn alaah ha siiyo
Inaa Lilaahi WA inaa ilayhi raajacuun, Yaa mardanbe wax ka dhagaysanay sheekh Mustafa Arinkii laascaano yiri xalku waxuu ku jiraa Lajifiyaa banaan , lajoojiyaana tanaasul laga sameeyo , loo dhulka SNC looga tanaasulo SNM , waana siduu hadalka udhigay , ninkii Afsomali garanayna.
Deeqoy walaal iska hubi sheekhana haka aamin bixin waayo waa 3 sano kahor muxaadaradaan iska hubi ina adeer
Sheekhu laascaanood kamuu hadlin ee waa muxaadaro hore
ALLAHU AKBAR MANSHALLAH ALXAMDULILAH SUBXANALLAH ❤❤❤❤
Maanshalaah sheekh mustafe isagoon cidna farta ku fiiqin ayuu xaqiiqada runta ka sheegaa sheekhnimo, ilbaxnimo, daganaasho isku darsaday sheekh mustafe ilaahay ha ku xiftiyo
Waa muxaadaro waa hore uu qabtay
Waa berri hore laakiin sheekhu hadal iyo wacdi whdhameeyay
Ma aha berri hore 19 casha ka hor
Anigo ah mohamed osman gure jogan kenya
Sheikh mustafe 🎉🎉🎉waa run diinta in lagukala baxo sax balse nin hadii kugu qabsado shaadhkaada iyo macawistaada oo leh anaa leh ama waan kudili taas kawaran diini kaga waran maamulka hargeisa taas buu kadhigan yahay 🎉🎉🎉
❤❤❤❤
Jazzaaka Allah
Asc.khayr Aan dhamaan ilahay haku siiyo.sidaasba loo hadla.masha Allaah.
Kuwa cudurka qabiilku dilooday ayaa dulmiga uu ku hadlayo isku amaanaya waa daalimiin daalim dulmiga ku gacan siinaya 🐖👎
Asc.maxaad kamid tahay kuwa qabiilku dilooday Anigu qabiil kamaan hadal waxaan idhi kuwa dadka kaladilaya ilahay ha ka qabto.Hadii uu kutaabray xanuunkani rabi hakaa daaweeyo.
@@achmedbarre2457 Shiikh iyo Shariif Qabyaalad iyo kala fogeyn ummad isku sinji ah oo walaalo ah waxay ku cadaatatay Iidoorka qaybta ku andacoonaysa Ingiriis ayaa wax nooga tegey. Bal ka waran shiikha Ilaahay Cilmiga ugu Deeqa ee shacabka 15ka sano dhibta lagu hayay ee GARAADADII, OQOONYAHAN KOODI iyo SHACAB KOODI masiirkoodi ka tashadeen ee denbigay galeen yahay anagu Soomaali weyn ayaan ka tirsan nahay ee rasassta loogu jawaabay intuu xasuuqa ka aamus naa laba bilood, jawaabtiisi noqotay waa in laysu tanaasulaa asgoo Cilmi dheer u leh inay FITNADU LEEDAHAY DAALIM IYO MUDLIM. BY THE WAY THE OBSESSOR MUSA BIHI IS SAYING THE SOLE PERSON WHO CAN STOP MY EVIL ACTS IS SHEIGH MUSTAFA.
@@noormohamed8427 Asc.Anigu Hada qabiil sheegi maayo iyo qolo qolo lakiin waxaan leeahay ilahay nadka dadka iskudilaya rabi haka qabto umada.waxa uu doono Hanoqdo.
Asc.Nuur Waan ku salaamaya.
Bad salaan somalidu iyada isu daran.dhulkeedi ethopia uska haysata inyar oo Abaar Ah Ayay isku haystaan oo qabiil qabiil isu jabiyeen waxkalana ma aha Aniga hala idhagaysto.Hadii kale waxabad.subxaan Allaah.
ألله يحفظك الشيخ مستف حاجي اسماعيل
Walaalayaal iska ilaaliya wax ka sheega culumada. Waa dad u taagan habeyn iyo maalin inay ku dadaalaan in ay wacdiyaan malaayiin qof.
maxaa laga sheegay, muu ka hadlo dulmiga reerkiisa, arrinta mudan inuu ka hadlo waa dhiigga reerkiisu daadinayo, war xaqa sheeg, ama iska aamus,
intuu ka hadlayo wax dhacay 1400 oo sano, muu ka hadlo dameerka muuse shaani dulmiga uu ka wado laascaanood!
wuu ka war wareegayaa dhiigga qulqulaya laascaanood, maanta ka dib cid wax kaa dhagaysanaysaa ma jirto!
War waa horay soomaali kala guurtay, xaggeed ku noolayd 32 sanadood!! nin waliba tuuladiisii buu ku uruuray! ee ka hadal dulmiga aad aragto!!
kan mar dambe yaan wax laga dhegaysan!! waa qabyaalad wuxuu uga hadli la’yahay dulmiga iidoor!
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. SHEEKH FALSAFAD IYO HADA MALDAHAN. SHEEKH MADAAFIICDA DHACAYSA IYO MAATADA DHIMANAYSA !!!!!!!!!!!!!!!!!!??????????.
Labadan qolaba hadalkan waa ku haboon yahay. Dhulbahante isba waxbuu dilayaa
Muxaadaradu waa beri hore
Wa mar hore wllo muxadiradu
Masha'Allah Masha'Allah wamaskax cafimaad qabtaa oo qabiil kafeyoow
Isma oran ra'igaan in uu sax yahay dilina raad ku leeyahay. Waayo waxaa khilaafka saldhig u ah in dad muslim soomaali ah kala go' go oo calamo iyo xuduudo kala yeeshaan. Marka heshiis arintaan laysku hayaa hadii ay taas tahay sulux laga hadlaa ma sacna.
jisakumu laahu khaye ilaahay ha kaa abaal mariyo ❤❤
5
Maashaa allaah
Allaha kala bad baadiyo
Ilaah Mataqaana Laascanod Dhulbahante Leh Adna Wa Ogtahay Sool Alaah Wa Ogyahay SNM kabaxa Sool Sidas Ugu Sheeg Saaxiibka Muse Biixi
M.a
Waa wax hire wax uu Ka hadlayo ma ahan arinta laascaano
Sheeqoow sedexdaasi waxay iman karaan marka madaafiicdu joogsato, marka cadawgu kaa fogaado. JazakumuAllahu khairan
Walaalkay dadaka walaalaha ah nabad allaha Dhax dhigo waxaan xasuusana in dowladii Dhexe dadka reer laascaanood in loo labiso dareeskii ciidanka xooga dalka soomaliyed ayey shacabka masaakiinta reer baadiyaha xasuuqi jireen wagas miyey calanka soomali ku hoos noolayn isaqa walaalkay xaqa yana laga been sheegin labada reer waa iisamanyihiin soomalinimada iyo islamka naga dhexeya. Ee ogilada ina shuruud la aan lanoolatan sidaaa xalkiina ku jira wixii dhib ah oo jirana ka hadla si hufan. Guulaysata
@@abdimohamed6681 waxaad ka hadlaysid ma fahmin
Wacda Alle isagana ma muran baad galinaysaa waad buktaa Alle ha ku caafiyo
Muxaadaradu waa beri hore waxuu hadda qabtay ma aha
Masha Allah
Ilaahay xaqa hayna tuso soomaali bogooda burcad haysu mariyo
Heshiiskii lakalaqortay waxa uu ahaa
Somali mida kaa sana aduunka kadiwan
Gashan 1 maslayada 2 aaway calanki
Khatumo 3 xaq iyo Basilikum isku mel
Mamarikaran dad laduqaynayo maqabto
qodobka sadaxad
Sh hadalbalayiri waana hadlay
Madaradan macnahedu waa saa
Subxaana allah wandaadkan xaqiiqda unuu ka hadlo ma rabo waayo dulmiguu muuse bixi ku garab taaganyahay afkiisa iyo dhegihiisu. Isma maqlaan inuu iska aamuso ayaa u fiican. Maadasma uusan xaqa ka hadlayn.
Sh iyo shirifba nin walba wuxu ku hadla wa loo qori
Sh alle ha kuxafide qof gurigisa lasoo weraray diinta iyo ncsws aykatiri diiga muslinka
Fadlan sheekha ha LAGA daayo dulmiga waa nin ka balaaran waxa aad kasheegaysaan.
mshlh
Sheekh ale haku xiftiyo
Asc culimadu waa waraqatul anbiyaa ee soomaaliyeey allaah ka baqa oo culimadiina wax ka sheegooda haku halaagsaminina awelbaa dhiigiina aad baneysateen hadana waa masiibadii idinku darneyd in aad culimada aad quluubtooda aqrisataan waa dhaqan sheydaan ee itaqulaah itaqulaah itaqulaah allaha idin soo hadeeyo hadii uu qeyr idinla maagay hadii kalena allaha idinka qabto umadda mar aad dhiigii baneysataan iyo mar aad culimadeena caysaan alle awoodiisa aan idinku deyney insha allaah jawaabna waad heleysaan sidii aan alle diintiisa macaan noogu sheegay qofkii qof mu.umina dulmiya ama dila waajibkiisa in la marinaayo oo maxkamada allaah la saaridoono i sha allaah
Cheikuna moustapha haji ismail haroun
Asc.rabi Hau gargaaro dhibtu laascanood oo qudha mahaysato somali meel Ayjooto oo dhan dhib ba haysata dalka iyo dibadaba ee rabigay umada somaliyeed Ha u gargaaro.kuwa maamulka jecel rabi haka qabto.
Masha alaah shiikh
Please Must not abuse sh Mustafa.
ALLAAH may please him.
Let them do it they are just harming themselves, they are just filling their 🧺 and will regret when it's too late.
ilaah khayrka ha na waafajiyo
Shiikhow madaxda la addeecayo waa mid wax ku xukumaysa diinta islaamka sunnaha nebiga sidaana lagu doortay qofka khaniisnimo jaamacado ufuray waa inuu ku jahaado qofkii ilaahay aamminsani
Haw fasirin quraanka hawadaada ilaahay kacabsao
Waxaad mudantahay ilaahay hakusiiyo
Qul.aammiin
MAANSHA,ALLAAH,
mashaallah.
Marka hore hala heshiiyee ciidanka iga qaada iduldegan sheeqana musdhafe alla ha xafido.
Mashaala wa hadal wanagsan hadi somali maqleyso
Muxaadaradan Sheekhu beri hore ayuu jeediyey ee qof ayaa viewes ku raadinaaya. Waase muxaadaro haddii la qaadan lahaa nafo badbaadin lahayd
Ina adeerkaa muse dhaaquudka umada ladhaafdheh iyo dulmiga qabyaaladda xuduudiina lajooga
ma muisaa ogol kitaabka ilaahay haloonoqdo ina ingiriis
Aan is nabad galino oo jaarnimada aan tix galino wax ka wanaagsan maleh muuse alle iyo rasuul midna ma aqaan kaliya wuxuu yaqaan ingiriis iyo iskuulka abaarso
بارك الله فيك الشيخنا الفاضل
قبحك الله يا قبلي👎
SHEEKHU WAXA UU KA HADLEY ARIN CAAMA SE MARNA MUSHKILADA TAAGAN MARNA AFKA KUMA DHUFAN...
‘ Win win solution’ waxaa weye in soomaali weyn la wada aamino. Qoosadka la joojiyo. Mushkilada 🇸🇴 Somalia saa un bay ku xalismaysaa.
Tanaasulka sidaa un bay ku imaan.
Soomaali gacmaha is qabsato.
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Sheikh Mustafe waxaad Iska qaaday karaamadii Ummada Soomaaliyeed dhexdeed haad u lahayd waayo waxaad Kala dooratay Xaqii qof walba oo muslimihi kugu lahaa iyo Qabiilkaagii. Mustafe meel buu Ilaahay Ku Abuuray dejiyay Isaga oon dooran qabiilkiisa ama degaankiisa markaas waxaa fiican inaad xaqa u sheegto Qabiilkaaga oo ah daalimiinta ama cad Xun oo buka.
Sheekha walaahi xaqkamahadal hadduu kahadlaayo dhanka laascaano ismana laha moowduuca uuka hadlaayo iyo kanlaascaano
Walaalayaal heshiis la diidimaayee ciidanka hala iga qaado tankale ceelka shidaalka ee kunturaada ay kasoo qaateen ingiriiska(cadowga ugu weyn) marka somali waxey ku maah maahdey hal xaaraan ah nirig xalaal ma dhasho.
Ilahay ha xafido
Sheekhow reerkaagu wey khalddanyihiin ee qabo
Xakh daro iyo dhulmin meel mawada kelan xakh baa kuley sandona khatuma isted guule
sheeqa cinwaanka iyo wuxuu ka hadlaaya isma leh laakiin sheeq iidoor ma aha macnaha mustafa kama wadi inaan mucaatada muuse coldoon mooyee sheeq kuma arag car sheeq mustafa xaqa ha u cadeeyo sidii muuse coldoon dacarta iyadoo ka qaraar ha yiraahda biixiyow mujrim baadtahay umada ka dhaxbax dhib kasta haka soo gaarta anagoo caama ah ayaan xukunka iyo xaqa uu iska muuqdaa intaas waxaan aheen waa shiiq dambas hoostiisa ku jira
Muxaadaro qiimo badan. Waxey kasoo horjeedaa kalago’a Somali weyn.
نعود بالله من الشيطان الرجيم من همزه و نفخه و نفثه
ninkan soo qoray laascanood ayuu ka hadlayaa ilaahay ka baq mxaadaradani waa beri hore ka daa
Runta mu ka hadlo xasuuqa kadhacayo sool subxanallaah Ilahayow nasug
War Alle kayaaba tani maahan wax uu maanta xaalada taagan uu kahadlayo lkn si caam ah ayuu u haydlayaa khaladna waxa leh dadka hada soo galiyay si loogu maleeyo wax cusub. Marka khiyaanadii noocyo badan noqotay oo xataa kuwii sheeganayay diinta ayaa isu hoosgalin inuu views helo umada khaldaya war Alle kabaq umadana dambi hagalin war idinkana wax hubsada Allah yaxfadkum
Wadaadku laaska kama hadlin somali guud ahaan uyaala somaliya takale muuse calankiisii yaa usaarane garaad kana maad calankiisii usaartaan taasi waa godob
Arin ta Ka run sheeg xalka lascaanod
Dagan ba ul eyahay qabilka is Ka dhigay qaran isaq ha ku ekado dhulkiis ok
Sh laguma dhagaysan karo
Isaaq dhamaan waylaqabaan xasuuqa muuse biixi
Hadi lCadeynlaha marhore ama mardambe miyalamaqleyaa
Waa muxaadaro u qabtay dhowr sano ka hore..Maxkanad kala saarta Hargeysa iyo Xamar ma haysa Shiikh?
in umada midnimadeed lagu kala tago diintu ma ogoshahay? maxkamad dee kala kala jarjari karta ama midayn karta?
Allah heynagu anfaco
Waryaa Mustafa iidoor lagubary
Shut up
Maanta Shiikhoow ma taagana waa is kilaafnee aan heshiino, waxay taagan tahay aan ammaan isasiino, oo dhulkeyga ii amaan geli taas waxaa loogu jawaabay dil iyo burburin. Arinkaas ka hadal
Adaa reerka dhibka geystay shiikh u ahaaye, xaqqa cadee haduu murre ka kharaar yahay.
wllo waa muxaadaro hore
Isaq dhulkisa ha ku ekado dhul kabante na ha ku ekado isdas run Ka sheeg ah
Sheekha ilahay wanaagbadan hakaga abaalmarsho, iyadoon dhibkaniba jirin ayuu inoogasiiwaramay,wixii laguxallinlahaa, kuwa aragtida gaaban ee dhagahoodu khayrka aqbalikarin, waxay kuleyihiin muxadaradu waa beri'hore, dhibka haatantaagan, iyo ka'imandoonaba waykawaramaysa sudaloxaliyo, mustafe wuu innasogadhsiyay lkn waa xal ilaahay kumanaaansano kahor inoosii dejiyay, oo waxhore iyo waxdambeyaba kawaramaya, somalimaryolay, ilahay xaqqahawaafajiyo,
Caawi Walaalaha Sool, Sanaag & Cayn, Donation-ku waxa uu ka socdaa youtube-ka QARANKA NEWS
Shit xaar bad ku hadaashe
Cadiifad yee kuqadin
Shiikh wax aan meeesha ool baad soo qaddatay ogaal la aan iyo aqoon la aan midna kuma hays0 dhulbahante snm waxna lama qoran waxna lama gelin ingiris iyoisticmaar mida wax lamanu geli iasaaq somalinimaadda naga dhexaysa iya waa kabaxeen anaga nama amrhikaran namanna qabsan karan isticmaarbay ku hoos jir dalka ayaga anagaaleh maxay usheganayan dhulka dhulbahanta
War maxaad Ciwaan ka dhigteen bisinkee views isn't easy
Waa maxadaro hore oo caam ah maah .maxadaro laascanod ka turjumaysa.markaa dadka beenta ka dayaa.
Saaxiib ninka cinwaanka soo qoray baan la hadlayaa muxaadaradani way ka horeysey mushkilada laascaanood shiikhu mawduuc caam ah ayuu ka hadlayaa oo ku saabsan xalka khilaafaadka wuuna dheeraa ee waad googoosatay lkn si gaar ah kagama hadlayo laaska
Mas Lazada isdas yeeb tahay dhulban the iyo isaaq
Maxadaradan waa marhore .shiikha kaleexda tarbiyad maqabtaane qofka marka aanu tarbiyad fiican kusoo korin waliba jahilna yahay bini adamka cidkabaxsanaysa majirto. Kunoqo meela laga barto tarbiyada hadii walidiinti idin dhashay idin dayaceen si laydiinka nabad falo.