Sheekh Usuli ma ahan ee waa Sheekh Shibili oo uu Iskoolkiisa ka shaqaynayay. Hadii ilmaha Sheekh Usuli loo keenay Kenya inay wax ka bartaan waxaa masuuliyada iska leh Shibili oo ninkaas shaqada siiyay. Waxaa kale oo dambiga ka leh waa Umuli iyo Xasan oo adeerkood ah
Odayaashu dhaqanka malaha waayo waa kuwa qabiil adeegasa ee xeer jajabka wax ku xeliya hadaan arintaasi soo noqotooo qofkalae la dulmiyo hadaan sidoo kale
Soomaali ayay balaayo ku habsatay siday dulmi uu ugu jireen sheekhu waaba ka ugu darn waxaan qabaa anigu haday soomaalida cuulimadoodu hadlayso dulmigu wuu yaraan lahaa
WAR CULUMADA AFKA KADHIG SHEEKHA UU ILMAHA UQAADAYEY MUXUU KAYAQAANEY SHEEKHU HADUU OGYAHAY DILAA MA CARUURTIISUU KU AAMINI LAAHAA
Sh.asuulo waa insaan qaaliqa nadiifa beenta ka daa wacalyoho
Wax soconaya no sheg
Sheekh Usuli ma ahan ee waa Sheekh Shibili oo uu Iskoolkiisa ka shaqaynayay. Hadii ilmaha Sheekh Usuli loo keenay Kenya inay wax ka bartaan waxaa masuuliyada iska leh Shibili oo ninkaas shaqada siiyay. Waxaa kale oo dambiga ka leh waa Umuli iyo Xasan oo adeerkood ah
Odayaashu dhaqanka malaha waayo waa kuwa qabiil adeegasa ee xeer jajabka wax ku xeliya hadaan arintaasi soo noqotooo qofkalae la dulmiyo hadaan sidoo kale
Somaali maha odoyasha dhigi male
Ninkaan adiguu kuu shaqeeyn jiray miyaa danbi ah.
Shaqada waa la kala leeyahay qof walbo inuu iska hadlana ma ahan.
Nin somali ka ligiis waxaan ma sameen karo waxaan dawlada kama marna
Culimad faraha ka qaada sheekh mustafe maxaa keenay
Waa nin aad uqiyaas xun ninkaan
😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭🤲🤲🤲😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭🤲🤲🤲🤲
Maya adaa doqon iyo ay ba ah bal firi wuu ku hadli
Oo sheekh mustafe na maxa sogaly
Aflagaadada culimada kaa daaya
Balaaya afka idinka gashe
Ninkaan chennelkiisa ii sheeg bal.
Ninkee wllo
😂😂😂😂😂 viewka meel xun ayuu ka galey balaayo biyo kugu shubtey