Wareeysi Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 97

  • @geelleofficialchannelgeell6554
    @geelleofficialchannelgeell6554 4 ปีที่แล้ว +5

    Adeer key axmadeey cabdi gaashan cumar ayuu ku dhashay ana Afgooye ayaan ku dhashay Beesha Geledi qofka kaliya laashinimo inoo dambeeyo ayuu yahay dadkii kle weey dhamaadeen waan xasuustaa / adiga iyo awoowe yusuf diini cali allaya raxma cismaan diid alle ha u naxariisto kuli weey dhamaaadeen waaan idin ku soo indho furanay cafumd alle haku siiyo

    • @Akulmiye
      @Akulmiye 4 ปีที่แล้ว

      Msha allah wankusalmey dhiiga dhuuxa allahbyarxmuha awoeaylkeyna from afgoi 👋❣️

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 4 ปีที่แล้ว +2

    Axmed Deeya Cabdi gaashaan iyo Cagmadhige waa ku mahadsantiin ilahay cimriga iyo caqliga hadii barakeeyo waan ku farxay in aan arko abwaanka oo aan jeclaa ruwaayadihiisa siiba ruwaayada shumeey oo aan ku daawadey sidaatanaadkii magaalada hargeisa iyo heesihii faraha badnaa noolow.

  • @AbdirisakRaska
    @AbdirisakRaska ปีที่แล้ว

    Cagmadhige & lashin Axadeey C Gaashaan guul ayaan idiin rajeeynayaa 🎸 🎻 🥁 🎤 🎙 ❤

  • @aragsaninagacalowgacalow5154
    @aragsaninagacalowgacalow5154 4 ปีที่แล้ว +4

    Waan idiin salaamay cagma dhige iyo laashinka axmadey cabdi gaashaan waxaañ xasuustay shareero wlh waa jiricooday mahadsanid cagmadhige

  • @SuperKhaalid123
    @SuperKhaalid123 4 ปีที่แล้ว +2

    Axmadeey abdi gaashaan, heesaha uu sameeyay waa heesihii xamariga ugu caansanaa, legend

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 4 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa allaah laashin axmadey riwaayada taariikhiya hanoo sameeyo waalaahi dad dadkii hore halaga faa,ideysto

  • @hassanmire1452
    @hassanmire1452 4 ปีที่แล้ว +3

    Liishaan Axmadeey Abdi Gaashaan, halkaan ayan kaa salaamayaa. Aqoon-yahanada reer Afgooye waa in ay Liishaan Axmadeey Abdi Gaashaan ay wax ka qoraan, waayo? Liishaanka suugaantiisu waa bad, gaar ahaan waa suugaan yahan inta badan hiddaha iyo dhaqanka beeraleyda aad ugu xeel dheer.

  • @abdimajidaliabdullahi769
    @abdimajidaliabdullahi769 4 ปีที่แล้ว

    MASHA WALLEE CAAWA CILMI AYAAN FAAIIDAY, ALLOW DAMBIGAAGA DHAAF LAASHIN AXMADEY CABDI GAASHAAN

  • @jghyd3035
    @jghyd3035 4 ปีที่แล้ว

    Allaha Ku xafido Abwaan laashin axmadey cabdi gaashaan cimri dheeri iyo cibaada suuban

  • @abdulgadarmohamed6748
    @abdulgadarmohamed6748 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxan kasoo salamey adeer lashin axmadey c/gashan from Atlanta Georgia 👋👋

  • @saraabby6007
    @saraabby6007 4 ปีที่แล้ว +1

    Xoorkii laga dhamay xagaagii horiyo xusuus baa geela lagu xergeeyaa, berisamaadkii baan xasuustey Qiiro Shumeey sheekadaa kama dhergaaye Shumeey..

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว +4

    Ahmadeey abwaan jira👍👍

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 4 ปีที่แล้ว +1

    asc.masha alla, waxaan ku farxay iney soo noolaatey dhaqankii soomaalida.xusuustii vidiowga waxaan ka gartey qalanjo gabdha dheriga sida iyo faynuus oo xiran dharka hidaha xad.wabilahi towfiiq

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 4 ปีที่แล้ว +2

      Bari samaadkii iyo waayo waayo iyo waqtigii aabe siyad alow kuunaxariiso

  • @MahadAbduleTurbashaash
    @MahadAbduleTurbashaash 4 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Alla. Waa ii Farxad. in aad caawa joogtid London.

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว +2

    Ahmeedeey illaahey ha ku xafido

  • @abukarshiqa6559
    @abukarshiqa6559 4 ปีที่แล้ว

    Lashin axmadey abdi waan ku slmaya lashimow masha allah by dotorka

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว +2

    Walaaheey waan ooye cag ma dhige 😭😭😭😭😭

  • @yaareenyaareen3799
    @yaareenyaareen3799 4 ปีที่แล้ว

    Asc waa idiin salaamay ustaadkeeyga cagma dhige iyo abwaankeena

  • @FatmaMohamed-dg5hc
    @FatmaMohamed-dg5hc 4 ปีที่แล้ว +4

    Cumar beere afgoye ahaaa dadkeyga

    • @geelleofficialchannelgeell6554
      @geelleofficialchannelgeell6554 4 ปีที่แล้ว +1

      alantii adeerkey ka salaami hee anina reer Afgooye leen aya kkkkk

    • @Akulmiye
      @Akulmiye 4 ปีที่แล้ว +1

      dadkaa melwalpa rogan kana dheegoyan kasalaami 👋💞💞💞💞💞

  • @abdulqadiraj
    @abdulqadiraj 4 ปีที่แล้ว +1

    Xafidukalah Aabo Nagu Qaaliya Laashan Axmadeey Xafidukalah Waa Anoo Ah Cabdiqadir Abgaal Oo Ah Macalinkaadi Abgal Wiilkisa aabo Taariiqdaa Aana Ogeen Ee Aad kawarantey Maqlayo Xasuus Qaaliya TV Universal iyo Cagta Xaaji Mahadsanidiin

  • @abdirahmanmohamud2950
    @abdirahmanmohamud2950 4 ปีที่แล้ว +2

    So beautiful

  • @aminmunye857
    @aminmunye857 4 ปีที่แล้ว

    Mashs'Allaah
    Geeraarka Mandeeq waa ilmeeyey Mahadsanifiin

  • @abdimohamed1088
    @abdimohamed1088 4 ปีที่แล้ว +2

    Laashin Ahmadey Abdi Gaashan Salaan Sare

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว +3

    WAdankeena so xasuustay 😭😭😭😭

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 4 ปีที่แล้ว

    Faradheer waxyar looguma bixin Wallaahi ineey Dugaag yihiin, meelkasta cagteey mariyeen,

  • @abdimajidaliabdullahi769
    @abdimajidaliabdullahi769 4 ปีที่แล้ว +1

    waa fiidiyoo iigu qaali ah

  • @guuledguuled6438
    @guuledguuled6438 4 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah salaan sare from Norway

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle7429 3 ปีที่แล้ว

    Cawa Xasuusa mugdisho lm 51 years old

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว +4

    Cawa xusuus xamar

  • @fadommohamed9484
    @fadommohamed9484 4 ปีที่แล้ว

    Abwaan wanagsan masha Allah

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 4 ปีที่แล้ว +1

    Axmadey abdi gaashaan abwaan qaali ah oo soomaaliyeed, ilhow ku daa adeer, wadankee ayuu ku nool yahay hada oo uu ka imaadey tolow??

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว +1

    Gaashaan💜💜💜💜

  • @abdimajidaliabdullahi769
    @abdimajidaliabdullahi769 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @yufamoha779
    @yufamoha779 4 ปีที่แล้ว +2

    Axmadey cabdi gaashaan
    Maki xaaji banaadir macalinkiisa miyaa?
    Maki uun baan maqli jiray
    Axmadey ayaa ka qatarsan

    • @yuusufcagkoombe
      @yuusufcagkoombe ปีที่แล้ว

      Maki shali manta lee waye kanaa kawayn kana abwaan san

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 4 ปีที่แล้ว +7

    Dadka saan uqiimaha badan wareysiga waa loodheereeyaa silooga faa,ideesto

  • @mohamudnur1575
    @mohamudnur1575 4 ปีที่แล้ว +3

    “Beledkii Xamarweyne baadiyaa cinqilaabay” hoheey hoh

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 4 ปีที่แล้ว

      Warkaas been ma ahan reer baadiyaa inqilaabey xamar cadeey aan u naxariisaneynin.

    • @AliAhmed-fh3sk
      @AliAhmed-fh3sk 3 ปีที่แล้ว

      Isku xishooda dadka baadiyaha xamar iska leh. Baadiya ma ceeb baad moodeen idinkoo wadama shisheeye ka yimid edeb yeesha dadkii xamar Iyo baadiyaheeda lahaa ood u soo marti seen oo soomaaliya guud ahaan idinku soo dhaweeyey oo idin ogolaaday in aad ku dhex noolaataan sharfa oo ka xishooda. Wadama kale hadaad tagi leheedeen waa lidinka soo tarxiiili lahaay, teeda kale Axmadeey cabdi gaashaan waa la yaqaanaa waa nin mudulood ah oo wacdaan cismaan ah waa nin hawiye dadka aad baadiyaha ku sheegeeysaan buu kamid yahay. Baadiya waa amaan ee ma’an caay oo wadani

  • @fadumagargar946
    @fadumagargar946 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah cagmadhiga axmed cabdi gashaan

  • @waajidnews5233
    @waajidnews5233 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @Sprintzx-x9q
    @Sprintzx-x9q 4 ปีที่แล้ว +2

    waan kaa gudoonay walaalkey axmadeey cabdi

  • @FaadumoAbuukar-y8p
    @FaadumoAbuukar-y8p หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @marshaalmuumin1466
    @marshaalmuumin1466 4 ปีที่แล้ว

    Cirday sxbkeey are you still alive, Cirdey dhultay cabdulle nownow kugu xasuustay

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว +1

    Cag ma dhigekkjkkk reer magaal

  • @somalivip7351
    @somalivip7351 ปีที่แล้ว

    Dadwaa dadki hore

  • @omarboqor6665
    @omarboqor6665 ปีที่แล้ว

    Hej

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว

    MAASHALL abwaan jira

  • @CabdiSalaam-ft6el
    @CabdiSalaam-ft6el 6 หลายเดือนก่อน

    Gashaan

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahow dhulheena iyo dadkeena noo dhaaf

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว +5

    Qabiil wax xun weeye

    • @alimohamedisack2734
      @alimohamedisack2734 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa xaqiiqo

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 4 ปีที่แล้ว +3

      Wax ka xun qabiil aduunka laguma arag aakhirana cadaab buu kuu geynayaa. Ilaahow shartiisa soomaali ku dhamaataye naga badbaadi.

    • @alimohamedisack2734
      @alimohamedisack2734 4 ปีที่แล้ว +1

      @@faizamohomed3271 Ayado oo sidaas loo wada ogyahay aa lagu indho adag yahay weli marka Dalka iyo dadkaba meel ayeey u socdaan ayaan is lee yahay aniga ahaan

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 4 ปีที่แล้ว +1

      @@alimohamedisack2734 Haa walaalo waa cudur aan daawo lahayne Allah haynaga daaweeyo. Amiin.

    • @AliAhmed-fh3sk
      @AliAhmed-fh3sk 3 ปีที่แล้ว

      Isku xishooda qawiil wax xun ma’aha ee waa wax wanaagsan ee waxaa xun qabyaalada

  • @kimfarah6559
    @kimfarah6559 4 ปีที่แล้ว +1

    maasha allah xigmad baa ka socota ,

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 4 ปีที่แล้ว

    Universal Tv 📺

  • @abdimajidaliabdullahi769
    @abdimajidaliabdullahi769 4 ปีที่แล้ว

    MHDSANID WAQTIGAAGA

  • @MohamedAli-lb6br
    @MohamedAli-lb6br 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa run

    • @mohamedabdo1458
      @mohamedabdo1458 4 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad ayaa ugu mahadsantahay Mohamed ahmed haji cagmadhige waxaa kaga mahad celinaya xasuustii aad maanta fanka reer banadiriga

    • @mohamedabdo1458
      @mohamedabdo1458 4 ปีที่แล้ว +1

      Xasuusta kenista laashin ahmadey abdi gaashan

  • @hassanhussein6455
    @hassanhussein6455 4 ปีที่แล้ว

    Ruwaayadaha sarbeebta ahaa waxaa ka mid ahayd kibirkii beerta aa karfan saaray jacaylka xiligaa soo jirtay in dadka beera layda beerahooda laga xoogi jiray oo warqad loo samaysan jiray halka beeralayda dhaxal ahaan uhaysteen ab ka ab laakiin ay warqad ahaysanin ayay ka hadlaysay

  • @abdimajidaliabdullahi769
    @abdimajidaliabdullahi769 4 ปีที่แล้ว

    CAJIIB

  • @abdimajidaliabdullahi769
    @abdimajidaliabdullahi769 4 ปีที่แล้ว

    kama dhergin daawashadiisa

  • @rashiidsalim859
    @rashiidsalim859 4 ปีที่แล้ว

    Nabad ayaa taalay todobaata meeyadii

  • @abdimajidaliabdullahi769
    @abdimajidaliabdullahi769 4 ปีที่แล้ว

    GUULEYSO

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 4 ปีที่แล้ว +2

    Bari samaadkii iyo waayo waayo iyo xiligii aabo siyad alow kuunaxariiso

    • @ruqiyaali3856
      @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin aamiin yaa rabi

    • @AliAhmed-fh3sk
      @AliAhmed-fh3sk 3 ปีที่แล้ว

      Waa xiliigii dowlada soomaaliyeed ee ma’an aabo siyaad ee isku xishoo siyaad shaqsi buu ka ahaa soomaalida

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 3 ปีที่แล้ว +1

      @@AliAhmed-fh3sk siyad shaqsi bu aha x kuwii 30sani xamaranayey maxay wax.u qabanwaayen waatay dal iyo dumarba gadeen kuligoode' tii kahoreysoo mysuqmaasuqu.hareyey maxay wax u qabanweydey adeer raganimadiisu heerkas ku gaarsiiyey umadiisa'xata joornalada.caalamka daabacay horumar loogu tala galay xili dheer buu ku gaaray mudo yar'dawladas afsomaliga ku xaqirayso waa kii ku baray'kuwii kalana buugtii uu qory bay caleenta shaha ku duubteen ileen wa dad aan dawladnimo aqoon 'nin walba xil iyo darajo ha doone horta ya.daadahayn kara?

    • @AliAhmed-fh3sk
      @AliAhmed-fh3sk 3 ปีที่แล้ว

      @@deeqoali57 madaxweyne soomara soomaalya waxaa ugu wanaagsanaa aadan cabdule cismaan dacar wixii kale oo dhan waxay iska ahaayeen booc booc. Siyaad bare beeshiisa unbaa qabyaalad ku buunbuuniya wadanka anagaa dhisanay asiga waxba ma dhisin in uu dumiya mooyee soomaaliya dhibkii uu gaarsiiyey shaqsi ama dowlad gaarsiisey maleh, soomaaliya guud ahaan asigaa rogay hadii kale dhibka maanta jira majiri laheen

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 3 ปีที่แล้ว

      @@AliAhmed-fh3skadan cabdule alaha unaxariisto sidadoo kale been iyo xaqirad ma aqaan'anaga dhisanay' xageed ku dhistay? Hadad ya fiiqday' dalka adeer siyad waxqabadkiisa ka weyn wax la xaqiro' matku baxay ba nolol u dambeysay'

  • @noorabdi8894
    @noorabdi8894 4 ปีที่แล้ว +1

    Dubataati

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว

    Kkkjkkk illaah wataa dhalmada 😭😭😭

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk ķkķkķkkk ķkķkķkkk ķkķkķkkk ķkķkķkkk, cagmadhige Faarax Inki. Ruwaayda, waxaa u,badan Jaceeyl iyo Dumarka, ķkķkķkkk ķkķkķkkk ķkķkķkkk ķkķkķkkk geeljire cagmadhige

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว

    Halkaas faaiido daro ka dareemay