Madaxweynayaasha Goboladda dadka adinku malihidin ee u ogolaada in ay shaqeyaan dadkaa adinku door

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 7

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MAASHA ALAAH MAASHA ALAAH CIMRIGAAGU HA WAARO INTA WANAAGA ARAGTAA AAD IYO AAD NOOGU YARAATEE

  • @NuroWehliye
    @NuroWehliye 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha alaah wadaadkan alaha desktop waa somali runah

  • @zahrahajji2570
    @zahrahajji2570 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Abdirashiid-sn7kd
    @Abdirashiid-sn7kd 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ascwalaal alah hakuxafido sifiican ayaad wacdiga uwadaa runta hala gaban waligaa

  • @issackfarole2794
    @issackfarole2794 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abwaan waa sida aad sheegtay runtii kuwa diidan doorasho qof iyo cod ah waa kuwa aan kalsooni isku qabin
    sidaas dartiid waxa aay donayaan ayaa ah codadka mamulada Ayaan isku biirsaneynaa waxna aan ku xukumeynaa taasna waan diidnay hadaan nahay shacabka somaaliyeed

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SAASBAA LA RABAA WELI WAA NOOL NAHAY

  • @ShirkaaraXuseen
    @ShirkaaraXuseen 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saas waaye kuwa ku haayo xamza bedel waa qaainul wadan waa CBB da farmaajo 😂😂😂