DEEQO LACAGEED OO LAGU WAREEJIYAY GUDIDA DHISMAHA WADADA CAD EE HARGEYSA ILAA SALAXLEY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • Fadlan: Subscribe + Like + Share
    Website: warfaafintajsl...
    Facebook: / slntvone
    Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

ความคิดเห็น • 21

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashalla mashalla noolaada hablaha gaaroodi dumar la mida jiraan noolaada danbi gooda Alla ha dhaafo Aamiin Amiin

  • @hamzeahmed1152
    @hamzeahmed1152 4 ปีที่แล้ว +2

    Mcha Allah Alle haydi Ka jasaa isiiyi haweenkaygah horumarka nagala Qayb qaadanyah hadaydan Nala jirin waxba manihin wadada cad insha Allah tii lagu badhaadho Rabbow nooga Dhig🤲

  • @garmaalchannel7064
    @garmaalchannel7064 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tabaraka Allah
    hambalyo hambalyo hambalyo
    Eebow cafimaadka iyo cimrigaba noogu siyaadi Hablahayaga aadka noogu qaaliga ah

  • @zuhurhussein1903
    @zuhurhussein1903 4 ปีที่แล้ว

    Manshalaa guulaysat reer abtigay 👍👍👍👍👍👍

  • @axmedciise6016
    @axmedciise6016 4 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah waan soo dhawaynaya in dhammaato wadada salaxlay ina guuxaa

  • @hersisaid4476
    @hersisaid4476 4 ปีที่แล้ว

    Masahallah Tabarak Allah qaraankiigii hooyoo horumarka dalkuu ku jiro

  • @إناللهمعنا-ن9ك
    @إناللهمعنا-ن9ك 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh hambalyo hambalyo dadkaygii soomaliland guull✊

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 4 ปีที่แล้ว +3

    M.a allah salaxlay iga dhisa waan ku faraxsanahay illa xad allaw noo daa dadkayga from muqdisho cadeey

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 4 ปีที่แล้ว

    Jazakallaahu khyran

  • @a.huseini9626
    @a.huseini9626 4 ปีที่แล้ว

    MashaAllah MashaAllah MashaAllah

  • @jamaalabdilahi6414
    @jamaalabdilahi6414 4 ปีที่แล้ว

    Maanshaa allah hanbalyo dadku inuu waxqabsado waa mahiim

  • @adanibrahim6322
    @adanibrahim6322 4 ปีที่แล้ว

    Ma mashruuc aan dhammaneynbaaa

  • @adanibrahim6322
    @adanibrahim6322 4 ปีที่แล้ว

    Wadadu soo ma dhammaato.

  • @adanibrahim6322
    @adanibrahim6322 4 ปีที่แล้ว

    Ma faanoole.

  • @hodanyusuf6240
    @hodanyusuf6240 4 ปีที่แล้ว

    Scw ragii Canada maxaad uu she gi waydeen.

  • @ifrahmohamoudahmed3073
    @ifrahmohamoudahmed3073 4 ปีที่แล้ว

    Dhulkaygii aanku dhashay

  • @sultandahirbaibars2648
    @sultandahirbaibars2648 4 ปีที่แล้ว

    hala maal-geliyo jamaadaadka sida wadooyinka laamiyada ah iyo dhismayaasha dan-guudka ah, muslimiinta masaakiinta ahna ha qado