TAARIIKH 1960: Wareysi Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal u siiyay BBC

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 มิ.ย. 2019
  • Waa wareysi (AUN) Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal uu siiyay BBC May 1960. #SomaliHistory

ความคิดเห็น • 38

  • @farxaanaxmedclaahi6974
    @farxaanaxmedclaahi6974 4 ปีที่แล้ว +6

    Hadal lama illaawaan ah alla yaa raxma 😭😭

  • @nuraismail9127
    @nuraismail9127 5 ปีที่แล้ว +12

    Xoolaha Muqdisho ku xaraysan ee kaaraha Afrikaanka ku hoos jiraa ma fahmayaan afkauu Allahow naxariistee Mahamed H. Ibraahim Cigaal ku hadlayo.Maalintaa uu hadlayay qudheeda ayay Qaldaan waalan u arkayeen.Cirka iyo dhulku intuu isu jiro ayay Faqash iyo Somaliland isu jiraan inay is fahmaan.Xaalkoodu waa dhankalaad u socotaaye dhegalaay wax maqal

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 5 ปีที่แล้ว +5

    Alle ha unaxristo maxamed xaji ibrahim cigal

  • @mohamedallasow2323
    @mohamedallasow2323 5 ปีที่แล้ว +6

    Nin xun MA EHEN ALAHA u naxaristo ☝️

  • @shuwaa
    @shuwaa 5 ปีที่แล้ว +5

    Taariqda fog waa mid aad u muhiim ah in la wada fahmo 😎

  • @mustafegigta4618
    @mustafegigta4618 3 วันที่ผ่านมา

    Alle haw naxariisto aamiin ya rabi

  • @cabdiraxmaanaxmed5823
    @cabdiraxmaanaxmed5823 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaaw naxariisto

  • @cabdicalixaashi8834
    @cabdicalixaashi8834 4 ปีที่แล้ว +2

    Nin dheh

  • @siciidjaamac930
    @siciidjaamac930 5 ปีที่แล้ว +1

    Caalamku Ha soo kala gaadho Waqooyi iyo Koonfur isuma talin karaane

  • @udubmedia8120
    @udubmedia8120 4 ปีที่แล้ว +2

    AUN Halyeey qaran ayuu ahaa

  • @mohamedeman9326
    @mohamedeman9326 5 ปีที่แล้ว +1

    We somalilanders

  • @saeedofficial
    @saeedofficial 5 ปีที่แล้ว +1

    QADAAD WAYN U SHARE GAREEEYA

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 5 ปีที่แล้ว

    Waraysigan horaan u dhagaystay Lkn Farxaan horena waan kuu weydiiyee archive BBC da please ii sheeg.

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 3 ปีที่แล้ว

    Dhaliyarayada Soomaaliyeeyeyeeydeey Ogaada Taatiikhda Dalkii Aamina

  • @BulshaaleNewsMedia
    @BulshaaleNewsMedia 5 ปีที่แล้ว +2

    Viva Somaliland Keep Going

  • @danab8753
    @danab8753 3 ปีที่แล้ว

    AUN

  • @rushhassan1808
    @rushhassan1808 3 หลายเดือนก่อน +2

    July. 1 deeda inaan dowlad ahaano si walalaheeen isu raacno yaa yiri 26 jun xornimo la qaatay. Kkkkk 4 cisho waxay ahayd in xamar la aado lakiin warqada lasaxeexay waa 1 July ingariisku sheegay

  • @baashe09
    @baashe09 2 หลายเดือนก่อน +1

    Godka Lagu Janee Geesi Naga Baxoo Guul Dhashuu ahaa Godka Lagu Janee Garab Buu ahaa Nabada Geyiga Guushiyo Arliga Gobanimada Jecel

  • @momindekk1
    @momindekk1 10 วันที่ผ่านมา

    Shekadu waa 1 july iyo hal dawlad

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 3 ปีที่แล้ว

    Ha Tariibeebeee Hayb Waxaad Kylee diin Dulkaa Hooyyo

  • @rushhassan1808
    @rushhassan1808 4 หลายเดือนก่อน +1

    1960 July 1. Wax la yiraaa 26 jun ma jirto kkkkkk. Wataaaa runtiii

    • @Abdijama8809
      @Abdijama8809 2 วันที่ผ่านมา

      Wa intu sheegay Garad Jama Maalinki dhowayd 26 june

  • @abdijibarabdilahiosman9209
    @abdijibarabdilahiosman9209 5 ปีที่แล้ว +3

    Somaliland

  • @alixuseenaadamdaaacaad1363
    @alixuseenaadamdaaacaad1363 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk
    Codkaan isaga ma ahn ee wx kale no keen sxb

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 ปีที่แล้ว

    Isracasi waa ki laga raacay cigal

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 2 ปีที่แล้ว

    weli qadaad weyn halkeedii caqli uma kordho

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 3 หลายเดือนก่อน

    26 June somaliland ayaa qadatey lkn somalia waxay ahayd 1 July lkn somalia may hasan madax banaani may helin ictiraaf waxay khoyameyeen somaliland nadaxbanaideedii oo ay la tageen qaramada midawdey iyo midowga Africa

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 ปีที่แล้ว

    Isna wuu xabsiga u ku galay

  • @saleebanmaxamud2559
    @saleebanmaxamud2559 3 ปีที่แล้ว

    Waa malinkii aanu suuliga kudhacnay linese alle ngasaar

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 ปีที่แล้ว

    Rer konfur bad dadkagi u gacan galisay

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 ปีที่แล้ว

    Waqooyiga bay ku leeyhin

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 ปีที่แล้ว

    Dhibtada u gaystayna lo ogyhy

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 ปีที่แล้ว

    Hady xorowdy aya wax ku haya so diga iibsday somaliland

  • @youtubeqadaafedegane6651
    @youtubeqadaafedegane6651 หลายเดือนก่อน

    Been badanaa codkan ayay dhaheen waa cigaal walahay waa been ninkan hadlayaa lahjadiisa ufiirsada waa reer bari weliba majeerteen

  • @deelbeel2043
    @deelbeel2043 5 ปีที่แล้ว +4

    Qabiil qaran ma noqdo magac qaldana miro ma dhaliyo

  • @mussejama311
    @mussejama311 3 หลายเดือนก่อน

    "Waxa xoriyada naloo si aanu ula midowno 1st of July 1960 walaalaha koonfureed"
    Ina cigaal may 5th 1960 ayuu sidaas leeyahay!!
    Aaway 35kii dal we aqoonsaday!!

  • @jacfarcali9691
    @jacfarcali9691 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninki NFD iibiyay somaha cigaal ee kenya u saxiixay inay qaadato.

  • @udubmedia8120
    @udubmedia8120 4 ปีที่แล้ว +1

    AUN Halyeey qaran ayuu ahaa