Barnaamijka suways iyo Su,aalaha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 39

  • @faysal3573
    @faysal3573 4 ปีที่แล้ว +10

    1. Magacu waa SACDIYO.
    2. Bosaso waxaa la oran jirey BANDER QAASIM.
    3. Wax 2 arag tahy 5 na ay qaaday 30 na ay cuntay. 2-du waa indhaha, 5-tuna waa 5-ta farood, 30-kuna waa ilkaha.
    Suweys, su'aasha magaca gabadha dadka si fiican uma aadan fahan siin, waxaa ku qurux badneyd inaad dhahdid. Magac gabdheed oo ka koobad 7 xaraf, 3da hore markii la akhriyo waa magac xayawaan, 4ta danbena waa wax lakala qaato.
    Mahadsanid.

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 4 ปีที่แล้ว +14

    Sacdiyo weeye magacaa
    ✅Sac
    ✅Diyo

  • @beerlulab9008
    @beerlulab9008 4 ปีที่แล้ว +4

    Reer garowe waa dad qosol miiran ah wlhi 😂😂😂😂 galkyo baan idinka soo salamaya

  • @muuminabukar1548
    @muuminabukar1548 4 ปีที่แล้ว +2

    m.a wllshy horay usoco barnamijkada aad iyo aad ayaan ugu qanacnay waan ka faaiideysny jwbo aan la eyn aan helnay good

  • @husseinibrahim2294
    @husseinibrahim2294 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah barnaamijkaaga wax badan baan ka faa'idey

  • @yaraankacidda1623
    @yaraankacidda1623 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa barnaamij xiiso iyo xikmadba isugu darsaday

  • @cabdilaahijaamacnuurismaac2330
    @cabdilaahijaamacnuurismaac2330 4 ปีที่แล้ว +2

    Suways waan ku salaamay

  • @ahmedbihi145
    @ahmedbihi145 4 ปีที่แล้ว +2

    Caadi mahan

  • @mukhtaarcadeekabacade7694
    @mukhtaarcadeekabacade7694 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkk fartuun kulahaa wlhy qosol iguma hariin😂😂😅🤣

    • @mba6164
      @mba6164 3 ปีที่แล้ว

      😅😂

  • @husseinibrahim2294
    @husseinibrahim2294 3 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay suweys gacayte

  • @HElm-uw5xc
    @HElm-uw5xc 3 ปีที่แล้ว +2

    Abdiwali & Suweys best Somali Prank

    • @HElm-uw5xc
      @HElm-uw5xc 3 ปีที่แล้ว

      HASSAN ELMI
      Best Prank so far,

  • @mustafeali1316
    @mustafeali1316 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkkkkkkk gbdhaas xagee joogaan talowadoygu sheegay Dawaco kulaa

  • @mohabdi3690
    @mohabdi3690 4 ปีที่แล้ว +1

    Wall ilkuhu waa 32 sushaa inag sax

  • @maxamuudbare2987
    @maxamuudbare2987 3 ปีที่แล้ว

    Wax 2 aragtay waa 2bada indhoo
    oo 5 qaadayna waa 5ta farood
    30 cunayna waa ilkahaaga

  • @LIBAN_BROTHERS
    @LIBAN_BROTHERS 3 ปีที่แล้ว +1

    NINKA KEENAY ILKAHA INEEY YIHIIN 30 LABO AYAA KA MAQNAA🤣🤣🤣

  • @nuromarabdi7680
    @nuromarabdi7680 3 ปีที่แล้ว

    2 labo qaaday. Wa Nafee geela

  • @faacilkheyrchannel.5707
    @faacilkheyrchannel.5707 3 ปีที่แล้ว

    Su'aalaha aan lasheegin noosheega

  • @fariixasaleebaan6660
    @fariixasaleebaan6660 4 ปีที่แล้ว +1

    Magacii hore ee bosaso waa bardaqasim

  • @bashiirgelle6753
    @bashiirgelle6753 4 ปีที่แล้ว +3

    INa adeereeY su'aalaHa xooGaa dadka u soo JilCi su'aalo adakidaa dadki doqomaa loo qabaaYe iga raali ahow hdaa dhibsatay hdalka

  • @dayibidd194
    @dayibidd194 3 ปีที่แล้ว +1

    Suways walashay oo kiyalaha iska bixi aan indhaha haga aan aragne markada oo kiyalaha aadan gashanayn baad shidan tahaye

  • @ayannakahin9305
    @ayannakahin9305 3 ปีที่แล้ว

    Wiilka funanada calanka xiran 7:01 wuxu ug yahay nimcaan hilaac

  • @LIBAN_BROTHERS
    @LIBAN_BROTHERS 2 ปีที่แล้ว

    30 MA,AHA EE WAA 32.
    (2) 👀 INDHOOD
    (5) ✋ FAROOD
    (32) 🦷 ILKOOD

  • @fariixasaleebaan6660
    @fariixasaleebaan6660 4 ปีที่แล้ว +2

    Sacdiyo 🤣

  • @macalinqaraac6324
    @macalinqaraac6324 3 ปีที่แล้ว

    Sac+diyo

  • @elossmania
    @elossmania 4 ปีที่แล้ว +1

    EeLayda Maxad Bosaso U waydiin ina Adeereey Buur Hakabo Maad Waydiiso ALLow Aaadan isoo Qaban Su.aaLahaaga Adag Suways Horay U Soco

  • @axmedek3770
    @axmedek3770 4 ปีที่แล้ว

    Bender qasim

  • @aligatah2031
    @aligatah2031 4 ปีที่แล้ว

    2 indhood
    5 faraha
    Mida khaladku KU jiro afku wuxuu ka koobanyahay 32 ilkood
    Ee maahan 30 ilkood
    Marka taas inta kale waasax ilkaha uun baad 30 KU sheegtay halkaad oranlahaydeen 32

  • @abdirahmanibrahim1610
    @abdirahmanibrahim1610 4 ปีที่แล้ว +2

    No one ☝️

  • @yaraankacidda1623
    @yaraankacidda1623 4 ปีที่แล้ว

    Walaalyaal subscribe ka ha ooga xasdina

  • @bashirdhoore2670
    @bashirdhoore2670 4 ปีที่แล้ว

    Suweys ina ader afka iyo gacanta indhaha oo arkay

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 4 ปีที่แล้ว

    Hal hal nin qurxooon ayaa maanta ku soo dartay waagi hore. Hudheey cali magaal ayaa waresan jirtay

  • @cabdilaahijaamacnuurismaac2330
    @cabdilaahijaamacnuurismaac2330 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk

  • @CASAANYO01
    @CASAANYO01 4 ปีที่แล้ว +1

    23 match 2012

    • @CASAANYO01
      @CASAANYO01 4 ปีที่แล้ว

      Born 25 December 1934