Ragga in hees lagu soo yar karbaashaa is not that big thing. But the big thing, in her song, is the about private parts she mentioned. That is not only good culturally or religiously, it is even unethic in our music. All other about Kush kush is so amazing❤
Raga qaar ex teeda was reestay inee ka xanaaqaanaan was u doqonimo let's pose she found a good man can take care of your son . Waa wax lagu farxo. Hadaa ku furay wax iga fcn ha helin waa caasi
Hooyadeey ayaa ayuuto lagala fakadey🤣🤣🤣 and she took afar faataxo, MaashaAllah my Hooyo is really, and naagti la fakatey after a year shil ayey gadhey iyadoo wheelchair ayey tahay.
@@shafaarmoha9479 Haa weey cafisey, iyadaa u imaadey oo dhahdey I cafi, Hooyo sidaas ayey ku cafisey, lakin ilaa hada quf kasto wuu ka cabsanayan , ayuuto danbe lama gashanin🤣🤣🤣
Af soomaaliga iyo af ajnabiga ismid waa inaan laga dhigan si bari ka maalin wadanka dadka u noqdo ay u lahaadaan hal af oo aysan u noqon qowmiyado kale duwan walaahu mustacaan
Maashaa allaah Naciima Aweys waa funny I love her Naciimo waxaan dhihi lahaa in Ay qur'aan Akhris soo tijaabiso Alle ha xifdiye
She is amazing brilliant mind. I love her.❤❤❤
Heestaada waa ka helay laakiin yaysa noqon one hit wonder.
Her vibe so appealing . Just the way she presents her story is free spirit .
Am just talking about how open minded she is . I
She is soo sweet with a voice of an angel ❤
nice interview. mashallah empowering women nacimo kush kush♥❤❤
And i love that song
She sooo humble wallahi
What a singer Nicmo kush kush 👏🏽👏🏽🎶🎶
Sidii barafkii dhalaalaa.markaan ku Arlo.
Naciimo kush kush noo soo badi heesaha banaadiriga ❤
Adiga la aantaa abaar waaye hooyo macaan intaadaan kuugi daraa.
Ragga in hees lagu soo yar karbaashaa is not that big thing. But the big thing, in her song, is the about private parts she mentioned. That is not only good culturally or religiously, it is even unethic in our music.
All other about Kush kush is so amazing❤
Kush kush inay noo macnayso baan sugaayey .
Nice interview
Nice and god woman i liked her.
Stockholm oo dhan ayadaa la dhagaystaa.
Qoftaan joker waaye
Niciima noolow ❤🌹🥰
Halkaan waxaa joogo wiilal cuna kiniiniga eyda. Halsaac sidii ey oo kale ayay i ciyaan dhawr beer kadib.haw jae
Mansha allah
Qosolkeyda❤❤❤
Mashallaha
This sister is way beyond the current musicians..
Laakiin maxaa ka wadaa ma bukeeyaa.jakta miyaa
nacimo kush kush luv you I listen to your song all the time
Kush Kush ❤❤❤
Waaw
Je pensais qu’on était des lionnes…mais jamais imaginez des chats…
Waa tuur tuurataa.
Tii ugudambeysay.
Merci 🇸🇴🇫🇷
Naciimo.kush.kush.waan.kugu..
Raacsanahay.ladagaalanka
Qabiilka.si.fiican
Ku Wasa waallan ha dhagaysa ninna. Yahoo dhan koraa kalla socday. Waxay qaadi karaan majirto.baacuaal waaye.
Gabadha caasha cabdow miyaa
Niciimo
Jokar waaya
ariikayna eedaa kiin jeelna
❤❤❤❤❤ ilked
Raga qaar ex teeda was reestay inee ka xanaaqaanaan was u doqonimo let's pose she found a good man can take care of your son . Waa wax lagu farxo. Hadaa ku furay wax iga fcn ha helin waa caasi
❤❤❤❤
Kush kush waaba kash kush 😅wax nool aa ku nooliyo aan maqli jiray 😂
😂😂 alloow soomaali noo daa
Hooyadeey ayaa ayuuto lagala fakadey🤣🤣🤣 and she took afar faataxo, MaashaAllah my Hooyo is really, and naagti la fakatey after a year shil ayey gadhey iyadoo wheelchair ayey tahay.
Bismilaah hada hooyo ma cafisay marka faataxo ciyaar magasho 😢

👌🍯
❤❤
❤