Story time part 14 ✨

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 194

  • @munoisse9419
    @munoisse9419 2 ปีที่แล้ว +70

    Gabadhan qisadeeda dad baa si qaldan ufahmaayo o umaleeya ine ninkaas wali ka hari la'dahy balse sidaas maahan o gabadhaani waa dhiira galiso cajiiba ❤😍

    • @safaamohamed6953
      @safaamohamed6953 2 ปีที่แล้ว +3

      Xaqiiq waa sidaan aamisanahay lkn dumarkeen iyo somalida kalena markay arkan Gabadh qisadeeda ama nolosheeda hore ka sheekenesa ama ku dhiiranesa ayey dhahayaan ninkii ayey jeceshay wey ilaawi ladnahay lkn waxa xaqiiqa ah naagti ninke jeceshahay ama rabto kama sheekeso ama ceebeso marka Inantan Noloshaydena wixii Soo marey ayey ku dhiiratey Inan ka sheeko waa dhiiri gelin runrii

    • @munoisse9419
      @munoisse9419 2 ปีที่แล้ว +1

      Sax waaye abaayo somaalidena qofkii hadla iney caburiyaan oo aamusiyaan o niyad jabiyaan ee raban lkn cashir in laga qaato ayaa wangsan walashaada waxa ku dhacay

    • @user-bh6ez5ln4t
      @user-bh6ez5ln4t ปีที่แล้ว

      Qorista ee soo gudbiso waa qoris lu jirta diinta masiixiga. Qorista kuwaad orad fiiri instagram pageka ee ka soo qadatay waa page diin masiixiga/christianka ah

    • @xafuusinayaroow8686
      @xafuusinayaroow8686 ปีที่แล้ว

      @@user-bh6ez5ln4t maxa ku ogaatay wll

    • @user-bh6ez5ln4t
      @user-bh6ez5ln4t ปีที่แล้ว

      @@xafuusinayaroow8686 screenahotkeesa gowaad ee videogan fiiri. .2 meel ayee maddoq xariiq ah sartay. Mid waa nrka pageka ee kutaabka masixiga ugu jirto mida kale ee xariiq madow ee marisay waa kalmada "Father" masiixiga ayaa is ticmaalo. Waxaad gashaa magaca instagramka ee ka soo qaaday. Waa page diinta masiixiga. .waad arki qoraalka ee soo qadaray iyo qoraalo kale ee soo qadan jirtay.
      Micnaha qoristeeda koowaad ee videogaan waxay ka hadleysaa "in ee tahay nabi" Afnaan waxay qisadeeda barbar dhigtay qisooyinkii nabiyadeena suubanaa camal in ee tahay oo Alle noo soo diray.

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 2 ปีที่แล้ว +33

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤☝

  • @Ayaann3
    @Ayaann3 2 ปีที่แล้ว +61

    manta dagananta codkaga wax lodhigaba anan jirin♥️🦋

  • @bestrong5233
    @bestrong5233 2 ปีที่แล้ว +27

    Abaayo afnaan aad ayan ku jeclahay qisadada illahay badbaado iyo healing ayu iga dhigay waayo qisadada oo kale aya isoo martay markaa dhageysto qisadaada rajo ayaa I gasho
    Qisadada anigoo kale ayan u baahan haters ha dhageysan go forward abayo

  • @ayeyokoris4810
    @ayeyokoris4810 2 ปีที่แล้ว +17

    Afnan manta tartiib uhadlosa i liked horay usoco

  • @ayanmohamedgure12
    @ayanmohamedgure12 2 ปีที่แล้ว +17

    Naag nool tahay wllh oo adaag karti leh qof caytamaayo hada aragtit wuu masersanyahay,qof laga masero neh waa tahay abayo😍

  • @Itz_ridwaa
    @Itz_ridwaa ปีที่แล้ว +1

    Waa second time aan ku ceshtey qisadaada I'm so proud of you Afnan and I'm a big fan of you 🥹❤️🫶🏾

  • @muhiiinasii9789
    @muhiiinasii9789 2 ปีที่แล้ว +14

    You become strong person when bad events happens you especially relationships with Allah is good keep going Afnaan

    • @user-bh6ez5ln4t
      @user-bh6ez5ln4t ปีที่แล้ว

      Walalo gabadhan madankood qorista ee instagram ka soo qadato waa diinta masiixiga. Qorista kowaad ee soo dhigtay waa diinta masiixiga waxay ka soo qadatay page masiixi ah

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 ปีที่แล้ว

    Afnaan daacad ayaa tahay wax walba o soo.darentay si run ah ayad uga shekeysay💯🙏🏻 qeybaatanna wa qeybtiii ugu xalada badnayd

  • @aaminasalah277
    @aaminasalah277 2 ปีที่แล้ว +4

    You have such precious power and strong iman , may allah keep your iman sisy❤

    • @user-bh6ez5ln4t
      @user-bh6ez5ln4t ปีที่แล้ว

      You know her text are from the bible right and takes qoutes from christian pages? Chech the first screenshot. .the meaning . .the page she took it from. .and she even hided with black the verses in the bible and the word "father"

  • @spacetoon1169
    @spacetoon1169 2 ปีที่แล้ว +5

    Keep going habibti wxad tahay gabadh ku dayasho mudan wllhi casharo badan ayan kaa bartay guulayso wll MCN
    Teeda kale wxn kugu jeclaaday the way aad ALLE ugu xidhantahay so amazing 😍😍

  • @faysajama8035
    @faysajama8035 2 ปีที่แล้ว +5

    Mansha alaah gabadh yar oo hooyo ah hadana aqli badan oo sabir badan oo dagan ilaahay cid walba hooyo iyo aabo kaaga dhig

  • @ruwaydarawje9711
    @ruwaydarawje9711 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi ilaa maalintaa biloodey ila manta Hal video ima dhaafin waxaatahy qof kartileH horey usoco wllshy mcn❤🥰

  • @farojano
    @farojano 2 ปีที่แล้ว +10

    Waaba intaan ugu jecley qoraladu. Noogu soo wllo waa qiso fiican oo dhinacya badan ka hadleysa🥰

    • @user-bh6ez5ln4t
      @user-bh6ez5ln4t ปีที่แล้ว

      Qoraalada ee ka soo qadato diinta masiixiga ayaad jeceshahay? Subhaba Allah. Allow qof aan wax ogayn ha cadaanbin

  • @saidaabdallahahmed4324
    @saidaabdallahahmed4324 2 ปีที่แล้ว +4

    Maasha alaah waaxd tahay gabar kartileh aqoona ilaah siiyay intaad alle ku xeran tahayna wax kaama halaabaayo insha alaah Habo

  • @umusundusqaali8963
    @umusundusqaali8963 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah abaaya your true make me strange i have some store but i never sharre thanks for sharring ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @manaalosman7176
    @manaalosman7176 ปีที่แล้ว +1

    Maashallah tabarakallah you strong mom ❤

  • @Gojo69690
    @Gojo69690 ปีที่แล้ว +1

    May Allah Heal all your Traumas what you have been through is not something to take lightly especially now that you are having the pressure of social media.
    Please make sure you have some therapy / Councelling to process and heal from the abuse narcissistic abuse takes years to get over it's very painful experience and u need touch in all the trumas and past hurts may Allah protect u and your daughter. ❤❤❤❤ keep going sister 🙌🏾🙌🏾 I has similar situation and had therapy for 2 years in and off and its been 5years and I am.in much better place with my 3 children and a midwife and have re married allhamdulilah

  • @hilalqnnn2932
    @hilalqnnn2932 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayo walashey cmla tahay plz ha dhihin waa ka guulesana iyo weey guulestan waxas iska daa just qisadada nooshek wana ku heesana bcz hadaladas aada cada usheekeso ayaka weey ku farxayan maybe 👏👏👏gabar fecana tahay horay usoco sis ❤

  • @khadroaxmed102
    @khadroaxmed102 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo mcn watahay gabar adag qisadaa aad Baan ugu xiranahay 🥰❤❤

  • @fathigolden3270
    @fathigolden3270 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah afnan Xikmadsan lagu dhahaa hada kadib Aniga xikmadsan kuu bixiyay of course magacas adiga kuu qalmaa Gabdh da”yar hadaga xikmad badan masha allaaah the real princess keeep going qaali🫡🫂❤️

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 2 ปีที่แล้ว +3

    Kii furaha loo dhiibay😂😂waku jirta dheh anyways love you queen 👸 ♥️

  • @Aamei7
    @Aamei7 2 ปีที่แล้ว +7

    Afnan qisadaa Episode1 ilaa episode2 wee igu socota hal mar xitaa kama cajis mana ilaa xuman qisadada waa qiso awood badan o wax badan ka fahme thanks 🙏🏻

  • @ridwaniise1710
    @ridwaniise1710 2 ปีที่แล้ว +2

    Vediogan aad buu u dagan yahay ❤ thanks for sharing abyo

  • @sagalnuur5192
    @sagalnuur5192 2 ปีที่แล้ว +4

    Abayo cadi iska dhig zaid aa noga so dahinosa 2malin kadib cml noso gali abyo mcnto 🥰

  • @maryan3892
    @maryan3892 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah you are strong mom keep going

  • @zuhuurmustafa3779
    @zuhuurmustafa3779 2 ปีที่แล้ว +4

    Afnaney la so dhaqso saa ku sugayey wa daale💜🥰

  • @bilandahir9854
    @bilandahir9854 2 ปีที่แล้ว +5

    Wa joogay hbnkas live ka 😂😂😂 xita mamadi ti furaha diiday 😂😂

  • @mssafrica5600
    @mssafrica5600 2 ปีที่แล้ว +8

    Hhh wlh cawa wa qosley afnaney waxa qasey habeenkaas illaahey ha iga cafiyo livekas qaraxuu ahaa lkn waxa iigu yaab badneed naagta iyo ninka we ku dawanayen marka sawiradoda so wada saraney profileka ayey bedeshteen Isla markii hhh ninkii furaha qadey me dheheen somali illahey kama adejiyo😂😂 guuleyso afnaan❤❤

    • @ilwaad6411
      @ilwaad6411 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂 Ma aragtay kkk

  • @nasroabdulaahi2908
    @nasroabdulaahi2908 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allah adi iyo yaristada abyo farxad kudha meeysta xbbti🥰🥰

  • @sabirinahmed8782
    @sabirinahmed8782 2 ปีที่แล้ว +2

    Bilawga qisadada ilaha yalasocdo afnan abyo keep going🥰

  • @Roda511
    @Roda511 2 ปีที่แล้ว +2

    Msha Allah guulayso mcnto ❤

  • @ruun45456
    @ruun45456 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaan qosadeeda ma ahn qiso gabdh lafury oo laximeye oo kaliye ee waa qiso cibra qaadsho mudan waana qof ilhy jeclyhy

  • @shadiyaabdirashid2350
    @shadiyaabdirashid2350 ปีที่แล้ว +2

    Aniga qisadada waan la socda bilow ila hada comentiga sida Uma qoro laakin aniga text aad ka heleyso instragm aad u jeclahey qisadada isagaba ha ah cawiya ku badbadinaya aniga noolasheyda waxa bedeshey video aan short ah aan tiktok kala socdo kuwasa I dhirgeliya wayo waxan ahey hooyo yar oo 7 kids noolasheda ku taxaluqan horey usoco xbbti qisadan iney naga dhamato ma rabno dhirigeliya tiktok noqo aan ku dawane

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh tabarakallh waxa tahay qof yar oo masha allh waxa tahay qof adag runtii anuu wan kaa danbeyaaa anoo ah qof hooyo ah

  • @ilwaad6411
    @ilwaad6411 ปีที่แล้ว

    Xaga ilahay baa wax lagaga sheegayay masha allah ❤

  • @fardowsanur9966
    @fardowsanur9966 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤abyo horey u soco waxane ha joojinin 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @roromahamed6194
    @roromahamed6194 2 ปีที่แล้ว +7

    afnan to day i think you are not ok today
    why
    don't worry u r the best and alla with you all the time and i know that 💛

  • @ayanmohamedgure12
    @ayanmohamedgure12 2 ปีที่แล้ว +7

    Let haters do what ever they want waku tageera abayo ani🥰♥️ hore usoco

    • @user-bh6ez5ln4t
      @user-bh6ez5ln4t ปีที่แล้ว

      Aint nobody hater her. She is literally using verses from the bible. .and if check where her screenshots are from the instagram pages. Its christian pages 🙄🙄🙄 she even highlited with black . .the first screenshot in this video. She hided the numbers if the verses in the holy book abd the word "father" . .wonder why she hided 🤔🙄🙄🙄

  • @beyourself9293
    @beyourself9293 ปีที่แล้ว

    SubxanAllah u seem to be so obsessed with the guy 😢 get well soon sister

  • @maymunahmed8563
    @maymunahmed8563 2 ปีที่แล้ว +2

    Kaalin weyn adey kuuledhy dabcan qoraaladan instagramka oo ad leedhy wey icaaawiyeen wxaana dhihi karta hal wax aaa icaawiyay waana instagramka
    Lkn qisadiii dhan inaa noga dhigtid ani ahan ilama qurxano kolley iyo dadbadanba maybe inaaa qisada rabtid ina kudheeresatid

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 2 ปีที่แล้ว +1

    Afnan waliga ha baqin waxa kasta wa badalikartaa waliba adoo illhow ku xiran illhy imanka ha ku siiyadsho gabar yar oo karti leh baa thy hadana illhy ku xiran WAXA DHICI DONTA MAALIN OO KU HOS IMANDONO CUNUGTADA ABEEHED UU FAHMI DONO KHALADKA U KAA GALAY WAAYO GADHADA MARKA AY WAYNATO WA KHASAB INUU QIRTO DANBIGIISA

  • @adnahirsi8346
    @adnahirsi8346 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh ❤💋👸 afnaan horay u soco abyo

  • @Nasteho892
    @Nasteho892 2 ปีที่แล้ว

    Abayo ciyow noso dhig heee qisada hee waa so dahosaa heee ani exm aqrisanayo arkay Sas ku firsadey iska jclhy sis keep going

  • @pr2196
    @pr2196 ปีที่แล้ว

    Qeebtan labaad wexe tii hore oga duwan tahy ani ahaan labiska caadi mahn qeebahan batiyasha😂❤

  • @malinabdi2315
    @malinabdi2315 ปีที่แล้ว +1

    Aniga makeup keeda aan ku heystaa😅😊 afnaaney noo soo duubb sida u sameysid

  • @sumayya5679
    @sumayya5679 ปีที่แล้ว

    pls link your eyelashes!!

  • @nafiisanayaati5122
    @nafiisanayaati5122 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh ilhay samirka hakuu adkeyo😢

  • @fatmahussain3509
    @fatmahussain3509 2 ปีที่แล้ว +2

    text yadani waa mucjiso wlhi markasta xaaladaada ayay kugu dhiiri galinayan
    Mansha Allah

  • @saharaosaman7667
    @saharaosaman7667 ปีที่แล้ว

    Sidaas hadhihim waayo qofkani Waa qofkii aataqaannay markaa iskasug natiijadooda kolayba ficilkaaga ayay iskucarooseen ee iskasu kolayba mawadajoogi doonaane.

  • @hafsahussein2016
    @hafsahussein2016 2 ปีที่แล้ว +2

    Way maraxowday Afnaaney! Qisadu way kuu gadantay ha iska dhooqeyn mashruuc kale billow.

  • @suhuuraxmed4761
    @suhuuraxmed4761 ปีที่แล้ว

    Guushu waa in aad ka baxday noloshii adkayd ma inaysan isguursan baa agah

  • @Ayaann3
    @Ayaann3 2 ปีที่แล้ว +4

    mashaallah✨️♥️

  • @amiiraqurux1589
    @amiiraqurux1589 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah keep going sis

  • @rahimamahmoud7481
    @rahimamahmoud7481 2 ปีที่แล้ว

    Alhamadulillah Guushaadii waan aragney ilaahay baana markhaati nooga dhigey❤️

  • @xamdaqueen3147
    @xamdaqueen3147 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @bilandahir9854
    @bilandahir9854 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah ❤

  • @ilwadqurux635
    @ilwadqurux635 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤afnaaaney wakula soconaa hore u soco

  • @ikraanmustave1423
    @ikraanmustave1423 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnshalaha ❤❤❤

  • @zeynaadmaxmuud5978
    @zeynaadmaxmuud5978 ปีที่แล้ว +1

    Text yada ani wa ku hesta qarkoda screenshot ka qatay m.a

  • @ayaanabdi9538
    @ayaanabdi9538 2 ปีที่แล้ว +1

    I love you xabiibti always strong

  • @qalideeqo7472
    @qalideeqo7472 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC mashAllaah Beautiful 😍

  • @fatimalban5913
    @fatimalban5913 2 ปีที่แล้ว +3

    Masalllah ❤

  • @xamdiabdullahi9107
    @xamdiabdullahi9107 ปีที่แล้ว

    Abayo qisada wano shegte so afjar rotinka noso badi isqurxinta 😍👩‍👦🍼🍷

  • @sacdiyosheeq1279
    @sacdiyosheeq1279 2 ปีที่แล้ว +2

    Jah aydo mel mcn imaros iga jartey😅😅

  • @axlamjano9608
    @axlamjano9608 2 ปีที่แล้ว

    Istoranke💪waman aya tahay afnan

  • @leylahassan2386
    @leylahassan2386 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah sis horay u soco caawa daganan bilaa boobsii ah u hadashay Markasta sidaaan ka rabnaaa 😂 naga daay hadalka boobsiineysay ❤❤❤❤ We love u sis

  • @rahmamhassan8302
    @rahmamhassan8302 2 ปีที่แล้ว

    Farxad iyo qeyr badan ayaan kurajeynaa Xabiibti

  • @fnw8688
    @fnw8688 2 ปีที่แล้ว +1

    Beautiful Afnan

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 2 ปีที่แล้ว +1

    WE LOVE YOU HABARYAR

  • @hanajama2102
    @hanajama2102 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @edebsanabdi7674
    @edebsanabdi7674 2 ปีที่แล้ว

    Abuu lahab gaal buu ahaaa abaayo

  • @kaakaacade6977
    @kaakaacade6977 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo waxaan kuula talin lahaa in aad qisoyinka so gudbiso qisadada sidaa uso gudbisay cml sbbto ah tabinta qisoyinka clmka ayaad ku fcnthy

  • @user-bh6ez5ln4t
    @user-bh6ez5ln4t 2 ปีที่แล้ว

    Omg i knew it . .waad ogaa tan . .snapka Afnaan iyo Ex iyo gabadhooda yaa arkay ee december ayee isla joogeen 😂😂😂😂. Finally alla Somaliyaaa 😂 wax walbo wee keenayaan

  • @salmaabukar273
    @salmaabukar273 2 ปีที่แล้ว +1

    abayo wlhi i am not anti ur story lakin walal text waxyi camal kugu soo dagayo ha u aaminin

  • @safiahirey
    @safiahirey ปีที่แล้ว

    Bbe girl shekadan intaad iska xirto kafiican oo page kala noloshaada Aad furato

  • @Yasmin-xt2rj
    @Yasmin-xt2rj 2 ปีที่แล้ว

    Asc wllo markii hore maana wax ahmiyada siinin texts aad akhrisato lkn hada maadaama ood tiri qisadayda ayey muhiim u tahay comment ayaan kaa bixinayaa.
    Guidance text yadan ku jira maha textiyo ilahay kaaga yimid Waa diin kale waxaana isticmaala dadka sixirka iyo falaga aaminasan. Way fiicanthy inay ku anfaceen ood adu ku faa’ido lkn illahay ka reeb meesha.

  • @ayanshariifcabdi1297
    @ayanshariifcabdi1297 ปีที่แล้ว +1

    qisadan inta rabta inay for life lsocoto ove👑

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 2 ปีที่แล้ว

    Live kas ana dawanayay wlhi 😂😂😂

  • @Rakio618
    @Rakio618 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa Nagu soo daahday sis ❤

    • @afnanadan3755
      @afnanadan3755  2 ปีที่แล้ว +2

      Okey, goorme rabta ina so galiya abayo?

    • @ayanmohamedgure12
      @ayanmohamedgure12 2 ปีที่แล้ว +2

      @@afnanadan3755 hadee ubadato 1malin kadib abayo

    • @Rakio618
      @Rakio618 2 ปีที่แล้ว +2

      @@afnanadan3755 Bayo Wlh kama daalo shekadada wakhti walba wa jeclaan lahaa Lakin mar walbo soo galiso ok weye Bayo tnkz ♥️

  • @user-bh6ez5ln4t
    @user-bh6ez5ln4t 2 ปีที่แล้ว +2

    Afnaan maxaa ugu hadleysaa sidii in uu Ilahay kuu soo diray message yadaan? Maxaa qisadaada u bar bar dhigeysa ku wii nabiyada? Afnaan ma ogtahay qorisyada aad instagram ka soo qaadato in ee yihiin qorisyo aad ka soo qaaday diinta masiixiga/christianka. Qoristaada koo waad pageka aad ka soo qaaday waa page masiixi/christian ah.

  • @aaminoahmed912
    @aaminoahmed912 2 ปีที่แล้ว

    dagnanta cjib m.a Apaayo😫💖

  • @Nasroyarey01
    @Nasroyarey01 ปีที่แล้ว

    💖💖💖💖

  • @user-bh6ez5ln4t
    @user-bh6ez5ln4t ปีที่แล้ว +3

    "God is calling his prophetic storrytellers" Afnaan in aad nabiyo is bar bar dhigto, in aad qisadaadi nabi qisadiisa ku mataaho. .subhanallah

    • @mariamhaji3412
      @mariamhaji3412 ปีที่แล้ว +1

      Waad daashay huunow iska naso . Energy badanida every vidoe Hore kadawata then negative comments 😂

    • @user-bh6ez5ln4t
      @user-bh6ez5ln4t ปีที่แล้ว +1

      @@mariamhaji3412 in ee diinta masiixiga ee qoris ka soo qaadato ma negative baa?

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah

  • @haweeyo19isse32
    @haweeyo19isse32 2 ปีที่แล้ว

    Mashalah

  • @xaliimoxayi5597
    @xaliimoxayi5597 ปีที่แล้ว

    🥰🙏♥️♥️♥️♥️

  • @samiyaabdullahi5054
    @samiyaabdullahi5054 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadalkga xabad u ah dadkas manta ani ahana wxa dhihi lahaa side daremeysan xage maroysan 😂

  • @iqrasomali12
    @iqrasomali12 2 ปีที่แล้ว +2

    Been ma ahan macalimad ku fahantay wali sual ma i weydinin wx an fahmi wye ma jiran why qeeb wlbo wx jira wad ka hadashay qaab nadiif ah aya u sharaxeysay

  • @AA-sc6iw
    @AA-sc6iw 2 ปีที่แล้ว

    The post about God's voice is from the BiblE Jousha 1:9. Many of your texts are from the Bible and christian pages.

  • @xaliimoxayi5597
    @xaliimoxayi5597 ปีที่แล้ว

    ♥️♥️♥️♥️💋

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 2 ปีที่แล้ว

    WAXAN KU RAJAYNAYAA GUUL WAARTA QURUXEEY QOFNA XAQ UMALEH NOLAL XUN LKN QADAR BAA JIRA. WANA GUULAYSAN GUUUUL WAAAYN

  • @kydachannel3366
    @kydachannel3366 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhan qiso uma socoto 4ti video ugu danbeysay Instagram le kaga dhagtay sow qisado way dhamatay Lkn waxa rabta views iyo lacag un

    • @Aamei7
      @Aamei7 2 ปีที่แล้ว +2

      Instagram xita qisadeeda uu ka mid yhy mxa yele IG text ayee dhirigalin ka heleese

  • @hothoabdillahi8731
    @hothoabdillahi8731 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤️❤️❤️💗💗💗💗

  • @Salwa3r
    @Salwa3r 2 ปีที่แล้ว +1

    Ha no so boxing dee adiga Lee ha kugu kobnada wan ka helay Lee Ben na tus lkn aqrin iyo waxas ha no galin plz

  • @hafsamahmoud5912
    @hafsamahmoud5912 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo codkaaga aad u ugaaban yhy

  • @bintsiyad8831
    @bintsiyad8831 2 ปีที่แล้ว +3

    Omg I feel like this video was soooo sloooow abaayo sidadi hore kusoo laboo, tedakale nabiyada calayhisalam naabaad gaali in sha Allah.

    • @bestrong5233
      @bestrong5233 2 ปีที่แล้ว +1

      Nayaa ma extii la tuuray ee lagu dangaaray baa tahay
      Mise narcissistic ayaa tahay maalin kaste ee gabadhan qiso soo dhigto waa gubataahe xagee ku xanuunto
      Nayaa extii hadaa tahay qumayo dantada raaco afnaan wey guuleysatay illahay ayaana jecel illahay ishaada qumayada ah ha ka ilaaliyo

    • @bintsiyad8831
      @bintsiyad8831 2 ปีที่แล้ว

      @@bestrong5233 😂😂😂😂 sistareey intee kuu gubataay kkkk comment fikradeeyda leee dhibtaay aniga qoofneh maa cayiin iss tartibii miskeeneey.

  • @anzalabdi6079
    @anzalabdi6079 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤️❤️🥰

  • @queendeeqo5117
    @queendeeqo5117 2 ปีที่แล้ว

    ana nabar 1 ah 💃🏽😂

  • @Allgreen69
    @Allgreen69 ปีที่แล้ว

    Qurux