ความคิดเห็น •

  • @CABDINASIRCabdulle
    @CABDINASIRCabdulle 6 หลายเดือนก่อน

    Nimca barako reer soomaaæi line
    .
    .

  • @se1059
    @se1059 9 หลายเดือนก่อน

    Very good well said 👏 👍 dhagaha ugu rid manasiikhdan

  • @Hamdaburco
    @Hamdaburco 9 หลายเดือนก่อน +3

    Waad ku sugtay inaadeer ❤waa saa

    • @nimcobarako
      @nimcobarako 9 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaashay❤️ waan ku faraxsanyahay inaan kugu arko halkan.

  • @Asiaherse
    @Asiaherse 9 หลายเดือนก่อน +2

    Walalo isaaq ma wadan baa? Marka hawiyana waa wadan!!

    • @Ubaxuba
      @Ubaxuba 9 หลายเดือนก่อน +1

      Sax afku kuma go

    • @hdA7573
      @hdA7573 9 หลายเดือนก่อน +1

      Isaaq ya yidhi wa wadan. Isaaq iyo 11 reer ee la daga wa isku dawlad💯.

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 9 หลายเดือนก่อน

      Hawiye haduu wadan samaysan lahaa ama uu noqon lahaa caqligii uu ku dhisi lahaa meeyey ? ma soo gadanaysaan hhhhhhhhhhhhhhh mise isaaq inaad iska barajaysaan ayay idinka tahay

    • @hdA7573
      @hdA7573 9 หลายเดือนก่อน

      @@AhmedDaariq they can try but they could never. Siyaad barre who is the biggest problem isaaq had ever told his military to kill all the men in the mountains. they couldn’t do it for so long. He asked his military is isaaq a tribe or republic? They said isaaq is a tribe and he said if they are a tribe you could’ve captured them, they are a republic( qaran). Marka isaaq wa qaran maaha qabiil.

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 9 หลายเดือนก่อน

      waan ogahay bro lkn kaas cawaanka ah ayaan rabay inaan wax u sheego oo bal siduu rabo aan ula dhigo hhhhhhhhhhhh haduu isaaq isku dhereri isleeyahay oo wadan sheego dee horta caqli inuu layimadaa sow kama horayso hhhhhh ma daawatay odaygii hawiye ee professorka sheeganayay ee laahaa waxa jirta dekad u dhaxaysa lawyacado iyo jabuuti hhhhhhhhhhhhhhh@@hdA7573

  • @geeseycabdi5491
    @geeseycabdi5491 9 หลายเดือนก่อน

    Asc bilaahi caleykum bal waxa aad ku hadleyso fiiri iska aamu

  • @Rag_dhaan
    @Rag_dhaan 9 หลายเดือนก่อน +1

    Nimco cabdi cali wllo video dhaadheer oo caadiya youtoupe nosoo gali yacni youtoupe caadi usoo gal oo podcast furo faduul ba ha igu ahaate qofka fikradihisu na cajabiyan video daqiiqado ahi nagagama filna😂❤❤❤

    • @nimcobarako
      @nimcobarako 9 หลายเดือนก่อน +1

      Haye walaalo😁. Jasakallah khayr.

    • @ismailhassan9369
      @ismailhassan9369 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@nimcobarakomaanta iigu kaa horeysa chanaalkaaga followbaa kuuso saaray 1k waxkabadan ayaa uqalan qurux dumar keep going ❤❤❤

  • @ibtisaam4553
    @ibtisaam4553 9 หลายเดือนก่อน +1

    Walaalaheen Somaliland ilaahay arinkooda haislaaxiyo. khayr bay noqon walaalayaal Inshaa Allaah. Dad fiican baa tihiin. Waan idin jecelnahay wlh

  • @ibtisaam4553
    @ibtisaam4553 9 หลายเดือนก่อน +1

    Walaal macaan waan kufahanay hadal kaadu wuu fiicanyahay, laakiin ma waxay kula tahay in lala murara dilaac sanyahay say Ethiopia Somaliland heshiiskan ula gashay. oo haday xassan sheekh heshiis kaas Ethiopia lagali lahayd shacabka soomaliyeed wuu aqbali lahaa miyaa? oo Somaliland kamadanqateen miyaa? oo dhibka si guud nooma saamayn naayo miya? (Somaliland waligeed bay heshiisyo badan oo kale gali jirtay lagamana hadlijirin). Walal Ethiopia awooda meesha kataliso inay noqoto ayay rabtaa khayraadka badda iyo bariga ba way kusocotaa waa mass. massna madaxa lamasaarto. Dhanka kale Dagaal kii dhaxdiina ahaa walaal idinka dad iskugu xigteen dowlada Somaliland ayaa larabay shacabkeeda Inay soo dhawayso oyy iska afgarato, Way fiicnaydse ini ladhax dhaxaadiyo.

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 9 หลายเดือนก่อน

    Walalo qaaliyeey itooniyaanku Waa 126,527,060 inaguna 5.7 million sadder jeer bay inagu soo laabmaan.
    Beri caruurteenaa lagu dhex gumaysanayaa ciidooda haday maanta badeena qaadtaan si dheer Waa inaan ufekerno

    • @nimcobarako
      @nimcobarako 9 หลายเดือนก่อน

      Walaalo inta aadan ii jawaabin isku day inaad fahanto hadalkayga. Imisa jeer baan idhi waan ka soo horjeedaa heshiiska? Bal dib u dhagayso!

  • @axmadmaxamad7253
    @axmadmaxamad7253 9 หลายเดือนก่อน

    reerka isaaq la yiraahdo cowradooda ba muuqato

  • @CABDINASIRCabdulle
    @CABDINASIRCabdulle 6 หลายเดือนก่อน

    Nimca meel aan qas kajirin majittp

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 8 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliya waa hal adiga ayaa been aaminsan tusaale 1🇸🇴 adunka aqonsanyahay 2basaborka somaliya aya hargeyso ku dhoftaa 3dakada Barbara iyo hishiiskasto dowlada somaliya ayaa saxiixda 3hawada somaliya aya maa musha malaha been baa laguu shegay runta waa saas

  • @munahassanadam4503
    @munahassanadam4503 9 หลายเดือนก่อน

    Walalkaa waa ka kanaxa dhibkaaga kuna farxa wanaaga kuso kordha maalinka uu waxa yar tabanayo aaad dareemi karto xataa somaalida laiiskuyahya waxa ka wayn inaynu islaam wada nahay labada qof ee Muslims ah hadii midladilo ka kale waa
    Inuu u damqado lakin taasi ma jirto

    • @nimcobarako
      @nimcobarako 9 หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa walaalo 💯

  • @yahyeahmed1121
    @yahyeahmed1121 9 หลายเดือนก่อน

    Hadda ma hor mar baa in Ethiopia Dhul ay ciidan iyo dakad ka dhisato la siiyo ama ay kireysato 50 sano. Ang Ethiopian ma ogili lkn haddii dalal oo horumarsan Somaliland wax ka faa'iideyso iyo shacabkeedaa Haa, Lkn Ethiopian aan naqaan berrito waqtii aad ku heshiiseen markuu dhamaato xoog kuula imaado, dadkii markaa heshiishka galay dhinteen waayo waa qarni ka dib, Ang maa midaa mida aan ka fakareyno.

  • @abdullahijelle9420
    @abdullahijelle9420 9 หลายเดือนก่อน

    Gabadh caqli latahaye xagen kahela aad wilala caqlibadan idhashide

  • @XAMAR_SHORTS
    @XAMAR_SHORTS 9 หลายเดือนก่อน

    Naima xageey somaliland wadan ku noqotay isheg bal wll?
    Mida kale somali naceeb ayaa kugu jiro wll aduunka meel walba dil iyo kufsi wuu ka dhacaaa.

    • @se1059
      @se1059 9 หลายเดือนก่อน

      Yaa ma xalay baad dhalatay Somaliland 26 June bay wadan noqotay oy ingiriis ka xorowday oo 36 wadan ictiraafeen oy calankan buulaga ah eed ku faanayso hargaysa la taagay jacel 5tii somalyeed inay isu keenaan owgeed bay ula midoobeen somali Italia maxaa loogu abaal guday in la xasuuqo. jabuuti markay aragtay Somaliland hogay ku dhacday bay kali isu taagtay oy midnimadii diiday labadii kalena gumaysta qabsaday. orod oo taariikhda soo baro

    • @nimcobarako
      @nimcobarako 9 หลายเดือนก่อน

      Walaalo Soomaali haday noqoto cid aniga iga Soomaalisan ma jirto. Soomaalida runtaa waa aniga ma garatay? Laakiin Somalia waa wadan Somaliland waa wadan. Carabtu waa wada carab laakiin wadamo gaara ayay kala yihiin. Imika Jabuuti waa Soomaali laakiin waa wadan gaara. Soomaali maaha ma la odhan karaa? Waa maya. Markaa waxba qiiqa ha isku qarin.

  • @xalaalquutemaqasaaro5287
    @xalaalquutemaqasaaro5287 9 หลายเดือนก่อน

    Taas wa ra,ayigaga wax kala danbeyn ah od mesha ku haysan ma jiran hada waagi hore xogaa wad u yar ekeyden inaa leedahiin kala danbeyn iminka lkn odagan waalan ba ku ciyaarey howshiini marka itoobiya asxaan idiima wado dan gaara eyey wadata idinka madaxdiinu taa ma aragto see lo aqabalaya arinkaa in itoobiya maalin ka danbe idiin kala wareegto dhulka o dhan caqliga shacabka wuu shaqeynaya e kan madaxdiinu ha shaqeeyo huuno

  • @UmucarafaadAkram
    @UmucarafaadAkram 9 หลายเดือนก่อน

    Wlalo kufsigu waa ka jiraa hargeesa ama qaqooyiga aan kadaa lkn qarax baa kajirin

    • @nimcobarako
      @nimcobarako 9 หลายเดือนก่อน +1

      Walaalo maad fahnim u jeedada hadalkayga. Bal isku day inaad fahanto marka hore.

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913 9 หลายเดือนก่อน

    Somali gobalkamida waye waxad rabtan shega rer marqanoow dabadaan idin heysanaa ilaa qiyaamaha

  • @leilaahmed3588
    @leilaahmed3588 9 หลายเดือนก่อน

    Naa waxaasi heshiis maahane nagala tag dhibaata Noo horseedeysaane.

  • @axmadmaxamad7253
    @axmadmaxamad7253 9 หลายเดือนก่อน

    walaalo hal qabiil qaran ma noqdo

    • @nimcobarako
      @nimcobarako 9 หลายเดือนก่อน

      Walaalo isku day inaad fahanto u jeedada muuqaalka.

  • @Asadofficial100
    @Asadofficial100 9 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 siqir tahay Somaliland is Somalia 🇸🇴 10000%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%%

  • @Ubaxuba
    @Ubaxuba 9 หลายเดือนก่อน

    Hal qabiil qaran manoqdo

  • @aminayusufmohamed-fm7or
    @aminayusufmohamed-fm7or 9 หลายเดือนก่อน

    Wax aansuuragal ahayn majiro wall

  • @axmadmaxamad7253
    @axmadmaxamad7253 9 หลายเดือนก่อน

    ee walaalo qof yar baa tahay garo meesha lagaa jiro

    • @nimcobarako
      @nimcobarako 9 หลายเดือนก่อน

      Walaalo isku day inaad fahanto u jeedada hadalkayga.

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 9 หลายเดือนก่อน

    20 jirbaa tahay waxay ka hadlayso Aan waxba ka ogayn, been sheegaysa oo halkan noloshu ka gashaa tahay. Kun jeer bay “ma garatay” ku dhihi, waxba maanaan garan Adet ee school Aad

    • @nimcobarako
      @nimcobarako 9 หลายเดือนก่อน

      Adeer aan kala xishoono. Khasab maaha inaan wax walba isku taageerno ama si u wada argno.

  • @abdullahikadiye3578
    @abdullahikadiye3578 9 หลายเดือนก่อน

    waan kugu raacsanayn in uu heshiiskaas xaaran yahay lkn waxa uu muse bixi sameeyay khiyaano qaran lama dhihi karo ee wa khiyamo umadeed sabatana wa in arrinku uu ka weynyay somaliland oo uu somali oo dhan saameynayo, dhinaca xasidnimada wey jirtaaa lkn in dad io dal somaliyyed oo nabad ah aaad tihiin waa arrin lagu farxo

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 9 หลายเดือนก่อน

      suaasha aan qabo anigu ayaa ah kenyaatiga jooga kismaayo, itoobiyaanka shabeelooyinka ilaa baydhabo jooga ilaa xamar dhexdeeda jooga dhibta aanu wedin ee ka imanaya saylac uu wadaa maxay tahay sababta kuwas halkaa jooga looga qaylin wayay ee kan loo diidayo maxay tahay wll
      mideeda kale heshiiskii dpworld sidan oo kale ayaa loo lahaa waaa xaran carab ayaa in guumaysanaysa iyo dhulkeena ayaa laqadanayaa hhhhhh sheekadu ma baroortu orgiga kawaynbaa

  • @omaari155
    @omaari155 9 หลายเดือนก่อน

    Hadey somaaliland dal tahay maxaa sababay iney ethopia i aqoonso tiraah been baad isku shegtay

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed1818 9 หลายเดือนก่อน

    Tan Sool been been ka sheegtay
    Laba bilood ayay reer Puntland idin lahaayeen War dadka reer laascaanood ee masaakiinta ah duqaynta ka daaya oo wada hadla. Somalinimada ilaaliya Walaalnimada ilaaliya. Dib u noqo oo soo Daawo. Markaa ka dib in ay walaalahood u soo hiiliyaan xaq bay u lahaayeen.
    Meel Somaliland ka Kufsi badan ma jirto
    meel ka khaniis badan ma jirto

  • @MiskiCarab
    @MiskiCarab 9 หลายเดือนก่อน

    Ada biinsheegaya soomaliya was hal

    • @nimcobarako
      @nimcobarako 9 หลายเดือนก่อน

      Way fiicnaan lahayd, laakiin waxba kama jiraan. Markaa Naftaada waxaad doonto ku maaweeli walaalo.