King CK iyo Gabar Jabuutiyaan ah / Af Fransiis iyo Jafow / Qosol iyo Qaraaxo / Instagram Live /

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 194

  • @نهالمحمد-د6ذ
    @نهالمحمد-د6ذ 3 ปีที่แล้ว +5

    reer jabuuti waa dad wanaagsan

  • @waayoaragofficial4774
    @waayoaragofficial4774 3 ปีที่แล้ว +16

    shaxshaxda ka muqato mansha allah war ck mar kale maad ino so qabatid

  • @moustaphagadid3057
    @moustaphagadid3057 3 ปีที่แล้ว +26

    Sxb ck wlhi wan ku tapera a now rer Djibouti sxb ku soco hee qofta

  • @Wolofwonders
    @Wolofwonders 3 ปีที่แล้ว +8

    Gabartan xamar.halagu soodhaweyo iyo baraawe

  • @sanashan9093
    @sanashan9093 3 ปีที่แล้ว +15

    Ck imtaxaan waaye Somalis vs African in Somali region 😂

  • @liibaanmohamed4128
    @liibaanmohamed4128 3 ปีที่แล้ว +28

    Maashaalaah libaaxad weeye yarta. Outstanding

  • @meaneiluiz671
    @meaneiluiz671 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabartan ana aqano wxa iska dhalen jaboutian iyo ithiopian walahi tiktokeda ana ku xeran video yadeda mar welipo arkaa Djiboutiiyan🇩🇯 sax ah ma ahan

  • @zeinabh3509
    @zeinabh3509 3 ปีที่แล้ว +11

    Vice le replique de Djibouti 🇩🇯

  • @Wolofwonders
    @Wolofwonders 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc sxbyaal waan idiin salamay. Reer jabouti waa. Dadkeena muqdisho noogu dhig

  • @hodanadam224
    @hodanadam224 3 ปีที่แล้ว +3

    Wow deeqo afro she beautiful girl ., nagtaan jarerta uu eg baa leeh deeqo afro hay adhigiin

    • @mursalcabdiqani810
      @mursalcabdiqani810 3 ปีที่แล้ว

      😡😡😡 ufff waxan camal Aya social media ku jiro cunsuriyada badan😡😡

  • @mohammednour3446
    @mohammednour3446 3 ปีที่แล้ว +17

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @naturalthings6233
    @naturalthings6233 3 ปีที่แล้ว +4

    Reer jabuutiga soo badiya nio

  • @ducaysane2433
    @ducaysane2433 3 ปีที่แล้ว +4

    Ck wey badisay gabadha

  • @abdirisakkahen
    @abdirisakkahen 3 ปีที่แล้ว +4

    Asma ciise gabadh nool walaahi

  • @macrobia5195
    @macrobia5195 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow Wallahi, CK is a professional youtuber,...wondering how he could manage the possibility of controversy in media ethics and privacy of third part. just carefully review (7:39 to 7:49) and (8:36 to 8:42). xalkay kaga hay walaal

  • @shadia44shaad52
    @shadia44shaad52 3 ปีที่แล้ว +13

    Soomalind flagba xaga danba u sudhan masha allh

    • @ayanlehelmi144
      @ayanlehelmi144 3 ปีที่แล้ว

      Ha noolaato somaliland from Djibouti

  • @dalmarmussa1982
    @dalmarmussa1982 3 ปีที่แล้ว +6

    Wwwwww waa gabar gabar dheh

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam 3 ปีที่แล้ว +12

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣waxa baa kadhacay wale hhhh

  • @osmandeka907
    @osmandeka907 3 ปีที่แล้ว +5

    Gabadhan way ficatahay wala lanonakar ck wwwwww masha alllh

  • @mahdicadde1504
    @mahdicadde1504 3 ปีที่แล้ว +7

    7:50 farooryahaga ooomo ayaaan ku dhaqaaaaa 😂😂😂😂😂😂

  • @mariasamod9832
    @mariasamod9832 3 ปีที่แล้ว +4

    Wawouuuuuu ma chérie tu es cool vraiment 🥰🥰🥰🥰🥰💎

  • @zeinabh3509
    @zeinabh3509 3 ปีที่แล้ว +4

    Am Djibouti 🇩🇯

  • @mukhtarabdi8527
    @mukhtarabdi8527 3 ปีที่แล้ว +7

    Ck xariifka codka wayn leh intee ka keenty wedowaa😂😂😂

  • @abanehwahibmoussa1154
    @abanehwahibmoussa1154 3 ปีที่แล้ว +3

    Maschallah 🥰 🥰

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 3 ปีที่แล้ว +6

    Iskadhal baan ahay bey tiri balse CK iyo saaxibkis ma aysan fahmin.

    • @sihaamhassann8413
      @sihaamhassann8413 3 ปีที่แล้ว

      waa ruun asma waa iska dhaal abeheed waa congo hoyadeed waa soomali

  • @alinassahguirreh7936
    @alinassahguirreh7936 3 ปีที่แล้ว

    Wow vive les djiboutieen nolow Asma qurux ilahay ha ku xafido wll qali

  • @luulmahamed7859
    @luulmahamed7859 3 ปีที่แล้ว +8

    Ck 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @hamzegedi565
    @hamzegedi565 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa alah 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sheikhabdi3751
    @sheikhabdi3751 2 ปีที่แล้ว

    Asxpy gabadhan ciwaanked halkeen Ka heli kara please wan ubahanahay

  • @BariiraPodcast
    @BariiraPodcast 3 ปีที่แล้ว +6

    Gabadha waxaba u qabay kenyati

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 3 ปีที่แล้ว +6

    Asma on the fire🤩😂

  • @chamofuny4714
    @chamofuny4714 3 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi ninka way ka gashatay gabadhu .
    I from somaliland

  • @نهالمحمد-د6ذ
    @نهالمحمد-د6ذ 3 ปีที่แล้ว +1

    aduukugu beer laxawsanaa waa aduukugu beer jilecsanaa hadanqaldaneen

  • @fariidorage7342
    @fariidorage7342 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabdhan TikTok edo qof ku dhagan arkay wa fani🤣🤣

  • @maajibofficialmo5842
    @maajibofficialmo5842 3 ปีที่แล้ว +3

    Sharma boy rap cusub jabuuti ah hada
    👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    th-cam.com/video/oE4ADbWq2-Y/w-d-xo.html

  • @guuleedkhadar8232
    @guuleedkhadar8232 3 ปีที่แล้ว +6

    Wllhi gabadhasi eeyka gashatay ninkas 😅😅😅😅😅

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 3 ปีที่แล้ว +9

    Inanka wuu ku jeclaaday maaha!! lkn waa Xamaraawi, maskiin ee u yara deji deee.... Kkkkkk

  • @warerkaxaajiqiilmawaaye
    @warerkaxaajiqiilmawaaye 3 ปีที่แล้ว +5

    Walle inantu waa gob. Kaa ii eg bey tiri ck hakugu taagnaato kkkk tolow jabutiyaan iyo jareer wax isu galo horta wlhi waa shiixi maskiinka viva jarerweyne

  • @tigerlove343
    @tigerlove343 3 ปีที่แล้ว +11

    Kkkk hayeey ck japuuti is ka celi hayeey😂😂😂😂😂😂

  • @MoMo-dg9qw
    @MoMo-dg9qw 3 ปีที่แล้ว +8

    🇸🇴❤✊🏾🦁

  • @saruurcumar4776
    @saruurcumar4776 3 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi GABADHANI way idinka badisey

  • @mohokovichmohoziano3965
    @mohokovichmohoziano3965 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wax itus hadii idihilaheyd wlhi bahalkan usubixin lahay

  • @martinaernest696
    @martinaernest696 3 ปีที่แล้ว +4

    She is schooling more then they schooled.

  • @monicajacson2366
    @monicajacson2366 3 ปีที่แล้ว +10

    Asmo fariid

  • @dulmidiid1445
    @dulmidiid1445 3 ปีที่แล้ว +5

    Oo aaway timihii

  • @abdiyarebashiir9683
    @abdiyarebashiir9683 3 ปีที่แล้ว +2

    Libaxad waaya gabdhan

  • @waxsanside527
    @waxsanside527 3 ปีที่แล้ว +8

    Intan aqlaaq xumada maad ku bartaa dadka ck👿

  • @hibougaas5600
    @hibougaas5600 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkk sax wlhi

  • @ducaysane2433
    @ducaysane2433 3 ปีที่แล้ว +4

    Ck wey ka badisfay

  • @sharmakefatxi6950
    @sharmakefatxi6950 3 ปีที่แล้ว +4

    𝗖𝗸 𝘁𝗮𝗴𝗲𝗿𝗼 𝘂𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗹𝗮𝗸𝗶𝗶𝗻 𝘄𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗵𝗮𝗮 𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝘄𝗮𝗮 𝘅𝗮𝘀𝗹𝗲𝗵

  • @hamzeabokor7456
    @hamzeabokor7456 3 ปีที่แล้ว +3

    Kulaa mark af farceka khaladaan wan xanaaqaa🤫 iyadoo somali sheeganysa 😏😏

  • @anuupea2852
    @anuupea2852 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi kal iyo laab waa wataa gabadhaan

  • @HassanAhmed-wy9zk
    @HassanAhmed-wy9zk 3 ปีที่แล้ว +11

    asma issa walaashay ilaah ha kaa ilaaliyo masayrka

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhii nageriana modayee qoftaas mxawaye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sahruujaali3641
    @sahruujaali3641 3 ปีที่แล้ว +7

    Hhhhh😂🥰

    • @fahiimaxaaji5366
      @fahiimaxaaji5366 3 ปีที่แล้ว

      💕♥️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mohamedyasin834
    @mohamedyasin834 3 ปีที่แล้ว +6

    Inantan way igu socota contact face amba Instragram yaa isheegi kara

  • @asmamaxamed1467
    @asmamaxamed1467 3 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @HiboNurra
    @HiboNurra 3 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂

  • @yasminxaashi7087
    @yasminxaashi7087 3 ปีที่แล้ว

    Waa sax kkkkk🤣😁😁😁👍🆗👌😜👉😅😂

  • @mayasumsum6920
    @mayasumsum6920 3 ปีที่แล้ว +13

    Asma waa wawayn ka gacan baa lotagay😊😊😊😶😶

  • @HiboNurra
    @HiboNurra 3 ปีที่แล้ว +1

    Asma 😅 kaftankay taqana

  • @asmaqalbi1428
    @asmaqalbi1428 3 ปีที่แล้ว +4

    Ck Horta gawadha Muslim miyaa 🙏🙏🙏😞😞🕋

  • @saxcade3935
    @saxcade3935 3 ปีที่แล้ว +4

    Wale gabadhani idinka badisay

  • @falaqantanoloshamylove4747
    @falaqantanoloshamylove4747 3 ปีที่แล้ว +2

    King wllo wan ku tageeray

  • @cadnaan5779
    @cadnaan5779 3 ปีที่แล้ว +2

    CK keep going

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 3 ปีที่แล้ว +3

    Gbdhan Waa reer magal

  • @mohmed-Almis
    @mohmed-Almis 3 ปีที่แล้ว +1

    Ck family

  • @martinaernest696
    @martinaernest696 3 ปีที่แล้ว +1

    She is funny Sis

  • @اللهمارحمنيبالقرآن-و5ي
    @اللهمارحمنيبالقرآن-و5ي 3 ปีที่แล้ว +4

    Sifican ifiri waa kulaha

  • @ibarahimali9776
    @ibarahimali9776 3 ปีที่แล้ว

    Ck pro xabdaan igu soo qawo plz ilmo adeer ayaa nhee

  • @wllmanka9314
    @wllmanka9314 3 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @cabdicabduqadirsheikh3795
    @cabdicabduqadirsheikh3795 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh😀😀😀😀😀 wakujiqa aaa 🙄🙄

  • @falaqantanoloshamylove4747
    @falaqantanoloshamylove4747 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc walaky

  • @098KHADIJA
    @098KHADIJA 3 ปีที่แล้ว +3

    War ck is not hot xalimoyiinka ma xa waley i dont see it wallahi

  • @dalmarmussa1982
    @dalmarmussa1982 3 ปีที่แล้ว +3

    Runta farta la saar HBO qali

  • @mohokovichmohoziano3965
    @mohokovichmohoziano3965 3 ปีที่แล้ว +1

    CK xijaab soxira deh

  • @asmamaxamed1467
    @asmamaxamed1467 3 ปีที่แล้ว +2

    Asma wan ku wata walhi sister💋💋💋

  • @yaxyejawad427
    @yaxyejawad427 3 ปีที่แล้ว +3

    msha allaah wlhy gabdh fiicn iga dheh

  • @cabdicabduqadirsheikh3795
    @cabdicabduqadirsheikh3795 3 ปีที่แล้ว +1

    Mitan weyba dharsan tahaybe wah 😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @maxamedabaadir3454
    @maxamedabaadir3454 3 ปีที่แล้ว

    manshallah

  • @mrd8503
    @mrd8503 3 ปีที่แล้ว

    Intaan muuqaal CK arkayey mid sidan camal iiga qosliya ma arag wallee gabadhu weey idinka xishoodsiiday oo afkaa juuqda gabay waaaw what a drama!

  • @siyaadxiiray
    @siyaadxiiray 3 ปีที่แล้ว

    Gabadha reer
    Gabadhan reer djibouti kaftan way dhammaysay

  • @fihimaahmed5980
    @fihimaahmed5980 3 ปีที่แล้ว +4

    Dadkan kenyta moodyaye ma soomilba

  • @yaxyeabdi4645
    @yaxyeabdi4645 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkk🤣🤣🤣🤣

  • @rahmasaidmeraneh2537
    @rahmasaidmeraneh2537 3 ปีที่แล้ว +4

    😅😅😅😅😅😅😅😅idil

  • @Ilyaas_Totti
    @Ilyaas_Totti 3 ปีที่แล้ว +2

    Asma laandheere weeye hhhh

  • @sanashan9093
    @sanashan9093 3 ปีที่แล้ว +1

    The title is misleading. The lady are not Djibouti but she is African Let us knows her orogin

    • @sanashan9093
      @sanashan9093 3 ปีที่แล้ว +1

      Halimo A
      What a sad naaga somalida maxaa ku qasbey inay madow ilmo udhalaan naa raaxeesta haday nimanka ka joogikaron
      In balse waxa cunug jareer kugu xambaarey , waamaxay Waxaan ookale dhiig kugu kicinayan

    • @sanashan9093
      @sanashan9093 3 ปีที่แล้ว

      Cinwanka umada Somalida been usheegaya naagta waa madow not Somalida

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 3 ปีที่แล้ว

      @@sanashan9093 waa half iyo half somaali jareer weey yasan jareerta kaale weey ogolyihin yaab

    • @sanashan9093
      @sanashan9093 3 ปีที่แล้ว

      SNUFFED2ROLLs wax wax yaso malahan EE umada in laqaldo ayaa qalad ah, labo jareer waa iskumid balse waxaaba dhow jareerta afkaaga kuhadleyso.
      Cidyasto jareerweyne malahan EE iyagaa xiqdi iyo naceeb qabo baajuunta iyo jareerta sida uma ekaadeen hadey dhiigsomali kujirilaheen walaal ilahey inay kumahdiyaan waaye quruxdaad aragto Somali Ayey ka keeneen,
      Balse Dadka waxaa lagu nacala dhaqan kooda EE maaha midab kooda,
      Somalia dadka laga badanyahay ayagaa dad xun ah oo aad udhalaan xun naceeb iyo isir naceeb kujiraa Somalida Ayey aduunka ugu necebyihin. Markaa Somali leeyahay Dadka asal ka soomali ah eyey necebyihin arintaasna cawaaqib xumo ayuuleeyahay in la necbaado ninka asal ka ah, ee magac iyo heebad kula wadaagey.
      Halka abgaal iyo karaamo looheenlahaay Somalida ufiirso waxa aad loomeceb yahay waa Dadka asal ka Somali ah maaha in ninka magaca lasiiyey laneceb yahay balse waxa dulmiga kusocdo maalnwabe EE la dilo siyaabo kala duwan loodilo loocaayo magac iyo dhiigiisa ladaadinaayo waa ninka asal ka ,
      Waxaan oo dhaqan xumo ah ninka xanbaarsanayo waa ninka asal ka falkaste EE aduunka gaafaheeda laga gala ninka dhaha uridanaayo waa ninka asal ka.
      Dalka iyo magaca ba nin bay asal u tahay waa American iyo Native American
      Dadka aduunka hada waxay ogaaden in umad native ah Dalka as la haanjireen ilaahey mahadiis runta soodaahirtey waxay sababtey in Native American sharaf loohaayo balse aan looheyn sharaf American sababtuna waa dulmiga EE American ka gal ayaan aduunka intiisakale.
      Hadaba cadaalad dhab ah waxaa ubaahan umada asal Somali u ah sheekatada dhib baaxad weyn lagu qaba oo weji yo kala duwan leh

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 3 ปีที่แล้ว

      @@sanashan9093 Sxb labada jareer isku mid maha mid waa muslim iyo somali mid waa gaal iyo waa congees... hadan faro dheer naheey cid aan yaasi kaarno malaha waayo soomaali native uma aha Afrika waa iska dal afrikanka asalka ah uma eeka waa laagu soo daaweye beelaha sharafta leh ee jareerweyne waax iskama naaco dadka ugu nasabsan beey ahayeen sidi eey jabahadaha konfuur uu galeen beelweynta jareerweyn wala yaqan kufsiga dhilka barakicinta iyo in sii xoog ah beerha laagu faasho.... Qof sidaa loo galeey inu uqdaad fara dheer uu qaado waa uu haq deeriga maxa qiiqa kaa keena baa laa yiri waa kuleylka waagi dowlada militariga iyo kaa horba dad aad isku jecel beey ahayeen somali fara sheer iyo fara gaab balse dulmiga loo geyste mid sii fuduud loogu iloobi kaaro maha akhrina waar baa yaal... soomaaali siba fara dheer native kuma ah Africa hadeey native ahan laheyn afrikanta kaale aye uu ekan lahayeen waa minoriti in Afrika ninkas Afrika minority kuu ah inu asal Afrikan ah sheegto waa kuu ceeb waxana kuu qoslaayo dadka asalka aha singjiyada soomaaliga ayaba asal aheyn oo DNA badhan kaa kobaan marka dadka wixi loo geyste yaanlaa dafirin iyo sii dinta naa fareeyso aan cafis weydisano sii eey dib uqdada aan kuu beerney uga baxdo

  • @yahyeabdiqani5765
    @yahyeabdiqani5765 2 ปีที่แล้ว

    Ok gaysa

  • @ducaysane2433
    @ducaysane2433 3 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂

  • @mohametyazin7781
    @mohametyazin7781 3 ปีที่แล้ว +1

    Ar ck taas canada jogta igu zo xir no

  • @sagalmahdi8408
    @sagalmahdi8408 2 ปีที่แล้ว

    Se ça je vous préfère ❣️

  • @cabdiqaadirhaaruun1826
    @cabdiqaadirhaaruun1826 3 ปีที่แล้ว +1

    Oh funny really

  • @roodaqueen2959
    @roodaqueen2959 3 ปีที่แล้ว +10

    Wllhi wa khatar qofta

  • @mahadmahad6817
    @mahadmahad6817 3 ปีที่แล้ว +7

    Hhhhhhh busiini aaaaaa hhhhh astaxyo yaa uptii

  • @batonmed9943
    @batonmed9943 3 ปีที่แล้ว

    Voila être d apres les dir une Dijiboutiennes vive tt les Dijiboutiennes....

  • @jafarmohamed8965
    @jafarmohamed8965 3 ปีที่แล้ว +1

    Madaxa khabee dheh

  • @drxaayoow2105
    @drxaayoow2105 3 ปีที่แล้ว +2

    Cocktail caadi waayay qoftaan luqada Somali dhankaste uga baxday

  • @ahmedsicid5061
    @ahmedsicid5061 3 ปีที่แล้ว +1

    Asmo ciise

  • @abdullahdego1020
    @abdullahdego1020 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah lol

  • @raeemmohammed8704
    @raeemmohammed8704 3 ปีที่แล้ว +1

    هلا