DAAWO Maxay ka wada hadleen Muuse Biixi iyo Culimada caanka ah ee Soomaalida

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2021
  • DAAWO Maxay ka wada hadleen Muuse Biixi iyo Culimada caanka ah ee Soomaalida
    Fadlan Like Saar Muuqaalka Mahadsanid

ความคิดเห็น • 63

  • @user-mk9yx3kp2h
    @user-mk9yx3kp2h หลายเดือนก่อน +1

    Jazaakum Aallaahu qeer dhamaan culimada qaas ahaan sheeq Xaliik sifiican Ayuu u wacdiyay madax weynaha❤

  • @mahmedabdulle9179
    @mahmedabdulle9179 2 ปีที่แล้ว +10

    waa qudbadii ugu wanaagsaneyd ee aan ka maqlo nin hogaamiye ah ee maanta aduunka jooga waa hadii afkiisa iyo uurkiisa iswaafaqsan yihiin muuse biixi

  • @user-du7pi7nl8t
    @user-du7pi7nl8t 19 วันที่ผ่านมา

    Time madax Wayne muuse biixi cabdi maxaad leee.dihiin❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪✋✋✋✋❤❤❤❤❤

  • @kawzarxaaji5391
    @kawzarxaaji5391 หลายเดือนก่อน +2

    mashaa allah barakalahulakumaa❤

  • @AbshirNinka
    @AbshirNinka 11 หลายเดือนก่อน +3

    The only legend
    Sh Mustafe

  • @user-ty2ug7zl8n
    @user-ty2ug7zl8n 27 วันที่ผ่านมา +1

    Oo sheikh sow dastuur maaha dalk

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 หลายเดือนก่อน +3

    Waa qudbadii ugu wanaagsaneyd aduunka oo uu jeediyo hogaamiye ama madaxweyne xil ka haya dal ka mid ah dalalka caalamka waana madaxweynaha jamhuuriyada somaliland muuse biixi cabdi waxaa kale oo halkaa ku sugnaa wafuud caalami ah oo ka kala timid caalamka islaamka oo shirweyne muctamar ah ku qabsadey somaliland ayuu madaxweyne muuse biixi ku qaabiley qasriga madaxtooyada somaliland kulan sharafeedka ka dib waxaa wafuudii caalamma islaamka ka timid ku soo dhoweeyey qasriga madaxtooyada somaliland madaxweyne muuse biixi iyo xukuumadiisa ka dibna madaxdii hogaamineysey waftigii caalamu islaam ka kala yimid oo uu hogaaminaayey qaariga sheeq cabdirashiid sheeq cali suufi iyo culimadii la socotey oo ka mahadceliyey soo dhoweyntii loo sameeyey iyo iney tahay markii ugu horeysey ee mutamarkan lagu qabto dhul soomaaliyeed ayna ku qabsadeen somaliland sheeq cabdiraxmaan sheeq cali suufi iyo culimadii la socotey oo uu ku jiro nin somali kenyan ah oo janan ah ay afkooda ka qireen in diinta lagu barto somaliland iyo waxbarashada dhinaca diinta ay somaliland ku arkeen uu yahay diintii ugu sareysey oo ay somaliland tahay halka ugu horeysa barashada iyo ku dhaqanka diinta islaamka ay somaliland tahay kaalinta koowaad waa guul taariiqi ah somaliland guul forever insha allah allaahumaa aamiin❤🎉❤🎉❤🎉

  • @cabdicasiisibraahimmubaara6263
    @cabdicasiisibraahimmubaara6263 ปีที่แล้ว +5

    Sheikh maxamuud xaliike allah ku dhoowro

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 หลายเดือนก่อน +2

    Culimaa suu halaka Allah sariican acuudu bilaahi minkum

  • @user-ov2wl2br7s
    @user-ov2wl2br7s หลายเดือนก่อน +2

    16:48 😢machaalha ❤❤❤❤❤😢😢

  • @CaateyeCaateye
    @CaateyeCaateye 20 วันที่ผ่านมา

    Austwick GJ decorating great s❤s ❤❤❤s❤❤❤❤

  • @fe8445
    @fe8445 2 ปีที่แล้ว +4

    Baaraka Allah fiik Mudane Madaxweyne. Ku faraxsanahay sida aad u karaamaysay culimada.

  • @FaraxFarxan
    @FaraxFarxan 20 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @waanogaradchannel5840
    @waanogaradchannel5840 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaalah

  • @user-bk7mh3ti4u
    @user-bk7mh3ti4u 18 วันที่ผ่านมา

    Ma 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰

  • @yahyegavaneh9033
    @yahyegavaneh9033 15 วันที่ผ่านมา

    Maantaba ma wada kulmi karan

  • @user-nh8um9np9r
    @user-nh8um9np9r หลายเดือนก่อน

    sheekh maxamuud xaliike runta ayuu kahadlay

  • @alishake4488
    @alishake4488 2 ปีที่แล้ว +3

    FaceTime Somalian general Air Force the nail in the casket about the Fabric of the Somalia Society thank you and you are the future president of the Republic of Somalia congratulation now you hit the nail

    • @DhudiCabdi
      @DhudiCabdi หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤

    • @DhudiCabdi
      @DhudiCabdi หลายเดือนก่อน +1

      😢😢😢😅😅😅

  • @rideancaali
    @rideancaali ปีที่แล้ว +1

    Msha. Alah

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 หลายเดือนก่อน

    Mansha Alaah

  • @dhuuxdhoore2675
    @dhuuxdhoore2675 2 ปีที่แล้ว +1

    Kulan waxan sheq Iyo madaxba

  • @user-pl2et6ku7q
    @user-pl2et6ku7q 2 หลายเดือนก่อน +1

    M.a

  • @user-ty2ug7zl8n
    @user-ty2ug7zl8n 27 วันที่ผ่านมา

    Oo sheikh sow dastuur maaha dalk 39:40 😂🎉😢😮

  • @rideancaali
    @rideancaali ปีที่แล้ว

    Msha alah

  • @user-ww9ph3gr5x
    @user-ww9ph3gr5x หลายเดือนก่อน +1

    Waxba kama aqoon badnee waa siyaasiyiin kaa khatarsan ee iska ilaali

  • @khadaraidid2870
    @khadaraidid2870 25 วันที่ผ่านมา

    marba shaadh xidho muuse doorashadii ayaa soo dhow waxba hada kahor hadii aad casuumaad u fidin lahayd ama aad hada ka hor wax ka dhageysan lahayd culimadaa wax ayaan kaa qori lahaa

  • @abshirhassan
    @abshirhassan หลายเดือนก่อน +1

    M

  • @dhuuxdhoore2675
    @dhuuxdhoore2675 2 ปีที่แล้ว +1

    Madaxdu alaway diiyo inay kudhaqaan dadka kidaabka alle

  • @ahmedmoussa8841
    @ahmedmoussa8841 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwani maaha culimo

  • @nuramaxamed9117
    @nuramaxamed9117 23 วันที่ผ่านมา

    Somali somali maxa laga wada😮😮😮😮😮😮

  • @mamaseinab2075
    @mamaseinab2075 2 ปีที่แล้ว +1

    Ducokugumadhacdo siidawiilkayar aasamafalaha ah

  • @fe8445
    @fe8445 2 ปีที่แล้ว +1

    Soo daa Coldoon. Waa xidig bulshada Soomaaliyeed oo dhan u soo ifaya oo dhalinyaro ah. Waad ka gardaran tahay. Free Coldoon.

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 หลายเดือนก่อน +2

      @fe8445
      Coldoon meesha ma taagnee waxaa maraya ama hadlaya culimadii waaweyneyd ee qaariga caalamka ahaa iyo culimadii waaweyneyd ilaah baa weyne ayaa hadlaya oo qiraya somaliland iney tahay meesha ugu barashada iyo aqoontaba badan diinta islaamka waxeyna qireen iney somaliland tahay kaalinta koowaad maasha allah❤🎉❤🎉

  • @FaysalHusseyn
    @FaysalHusseyn หลายเดือนก่อน +1

    😂

  • @fadumohussein9380
    @fadumohussein9380 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah 🌹🌹🌹🌹🌹🇸🇴🌹🇸🇴🌹

  • @abumaryammuse5998
    @abumaryammuse5998 2 ปีที่แล้ว +2

    وهل افسدالدين الاالملوك وعلماءسوءورهبانها قالها عبدالله مبارك رحمه الله

  • @dhuuxdhoore2675
    @dhuuxdhoore2675 2 ปีที่แล้ว +3

    Culimada waxan faraya maxa hortaag inay nu isku xukuno diinteena macaan

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 ปีที่แล้ว +1

    Culimadeenaay AscMadaxwaynuhu. WARFIICANBUUKUHADLAY EE.COLDOON KAFUJIYA ILAAHAY DARTIIS

  • @abdullahifarah5619
    @abdullahifarah5619 2 ปีที่แล้ว +2

    Mudana musa bixi adiga ogu weyni siyasiyiinta Somaliyad ee noducay

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm หลายเดือนก่อน

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Ahmedali-gw7xmmaxaad ka yaabtey ood ku qososhey

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm หลายเดือนก่อน

      @@xaajimasaleh8837 waxaan arkay ducadaan inoo ilahay aqbalin. Hada wax badane eey is badaleen.

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 หลายเดือนก่อน +1

    Ducadiiloogeeyey
    Biixi Dhiig iyo Duqaayn buukubedeley

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 หลายเดือนก่อน +1

      @maryamahmed8309
      Madaxweyne muuse dalkiisii iyo dadkiisii waxaa ku soo duuley huwan badhyo culus iyo qadaadweyn iyo yamyam ayuu ka difaacey isagoo weliba u tudhaya dadkiisii oo ay hiwantii ku gabaden dumarkii iyo caruurtii

  • @daherosoble9975
    @daherosoble9975 2 ปีที่แล้ว +2

    Muse hagaaleen somaalida waxaatahay dictator 80 jir upaneey dhalinta somaliland

  • @abumaryammuse5998
    @abumaryammuse5998 2 ปีที่แล้ว +2

    War kaagii lagumasiin

  • @abdiahmed1324
    @abdiahmed1324 2 ปีที่แล้ว +1

    "Qaas ahaan walaalaheen Somaliland"?

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 2 ปีที่แล้ว +2

    Away wadkii ama shkgi kaxiray iyo cabdi malig kuwas aah cumlada saxad ah in ad fahamtoa aya wanagsan

    • @baadodhugad4157
      @baadodhugad4157 2 ปีที่แล้ว +1

      Culimadu waa Cumadeenii Madaxwaynuhuna waa soodhaweeyay Sax Balse dadka Diinta iyo Dalkaba Jecel waxay idinka Codsanayaan in Coldoon iyo Cidkastoo Fikirkiisa ku Xidhan lasoodaayo iinshaa Allaah

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 หลายเดือนก่อน +1

      ​sidaad adiguba sheegtey culimadu waa culimadeenii madaxweynuhuna si milgo iyo karaamaba leh buu u soo dhoweeyey culimaduna waa qaari weyn iyo culimo waaweyn ilaah aase weyne kolkaa culimadu wey ka dharagsan yihiin fahansan yihiina qofka diinta ehelka u ah iyo qofka ku gabanaya ee ujeedo kale ka leh

  • @libaaxaafrika9259
    @libaaxaafrika9259 2 ปีที่แล้ว +2

    Muuse Biixi, imisuu ka dillay bulshada reer Hargeeysa ?
    Muuse Biixi, imisuu ka dillay bulshada reer Burco ?
    Muuse Biixi, imisuu ka dillay bulshada reer Boorame ?
    aaway caddaaladdii ?

    • @hanamuse9359
      @hanamuse9359 2 ปีที่แล้ว +1

      Hoyadaa bu dilee xaramiyohow orod caml yeelo

    • @amalrashid321
      @amalrashid321 ปีที่แล้ว +1

      Ma adaa ka xisaabinaya dadku dilay

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 หลายเดือนก่อน +1

      @libaaxaafrika9259
      Waxaad tahay dadka ummada kala dila xaasid ciilqabe ah kana xun wanaaga iyo karaamada ay qaariga iyo culimada waaweyni ka sheegeen madaxweynaha somaliland xukuumadiisa iyo shacbiweynaha somaliland xaasidnimo iyo il waxba nooga qaadi meysid huwaneey