Fanaaniin Xaasaskoodii Baasabooro siistay ~ Qamar Suugaani

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 876

  • @ShiineCulay
    @ShiineCulay  4 ปีที่แล้ว +255

    Nacalaa shaydaan ku yaale Share gareeya si barnaamijyada kale aan deg deg dabka uga soo qaado 😍😍😍.

    • @anfacvideographer
      @anfacvideographer 4 ปีที่แล้ว

      Waad nagu og-tahay ustaad shiine culay

    • @MoFa12
      @MoFa12 4 ปีที่แล้ว +1

      War dhamaaday weeye

    • @Somabilbooks
      @Somabilbooks 4 ปีที่แล้ว +2

      arintan inaad ka hadasho waa muhiim waana loo baahnaa shin mahadsnid boqolkiiba boqol kuwaas soo badi oo buufi noocaa dugaaga ah

    • @sharmarkeofficial3756
      @sharmarkeofficial3756 4 ปีที่แล้ว +2

      Shiine culay Oday SoomaaliyeeD waad Tahay Guuleyzo Runtaad ka hadazhaY

    • @cabdiraxmaanismaciil9460
      @cabdiraxmaanismaciil9460 4 ปีที่แล้ว +2

      War nacalaasheydaan kuyaal ee sidaas ookale uga hadal wixii taagan

  • @samsamcadow2977
    @samsamcadow2977 4 ปีที่แล้ว +160

    Allah dartii ugu sali xabiibkayna maxamed scw scw scw 🙏❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 4 ปีที่แล้ว +69

    Hhhh.. Shiinoow warka soo kala shaqshaq dee..
    Fannaaniinta Waxaa ku jira kuwa iyagoo iska
    Alla Baryaya Baasaboorku daaqadda
    Uga soo dhacay ‘Yacnii iskaabulaynaye'
    Iyo kuwa lacag badan lagu iibsaday
    Oo tii agjootay laad ku kiciyay… ILAHAY AMARKII!!

  • @AhmedMohamed-on8xq
    @AhmedMohamed-on8xq 4 ปีที่แล้ว +165

    Team ugbaad like ta iisaara 👌

    • @asadcf7723
      @asadcf7723 4 ปีที่แล้ว

      Gus makuu saaraa hunguri baa ku waalay

    • @haboonhassan9565
      @haboonhassan9565 4 ปีที่แล้ว

      ✅✅✅😍😍

  • @aliqiyamahaliqiyamah8965
    @aliqiyamahaliqiyamah8965 4 ปีที่แล้ว +80

    Jeceyl lagu dhoofo wax dhama lawaa😅😅🤣🤣🤣😅🙏🏻

    • @najaxahmedyare3727
      @najaxahmedyare3727 4 ปีที่แล้ว +4

      Hhhhh jcyl dhofwata wax dhamo lawaa colay wuu shekeyaaaa

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 4 ปีที่แล้ว +119

    shiinow aniga kamid ah oo baasoboor dartii layga tagay waan salamaya qofwalba oo basabor dartii looga tagay🙋‍♀️

    • @suldaansaid9079
      @suldaansaid9079 4 ปีที่แล้ว +6

      😡😡😡 waan ka xumahay wlll
      Lkn ilahay isaga Og waxa kheyr kugu jiro laga yaabe bedel ka qiimo badan inaad hesho isna u nabsigiisa cuno

    • @faizaabdi4916
      @faizaabdi4916 4 ปีที่แล้ว +3

      Edebsan 25 I’m sorry abayo indhallah badal kheyr qabo ayu ilaahay KU sahlaya🥺💖

    • @Mumyyyy
      @Mumyyyy 4 ปีที่แล้ว +5

      Quruxey nin faido male tana marku Europe ku soo galo bu ka tagayaa farax Inc ha wareego

    • @AH-xq8et
      @AH-xq8et 4 ปีที่แล้ว +2

      Nin somaliyed faido malahan ee badal kheyr qaba allaha ku siiyo

    • @daherahmed3424
      @daherahmed3424 4 ปีที่แล้ว +4

      Somlia rag fcn wayku jiraan sida aniga kali 😂😂😂

  • @maanoali1640
    @maanoali1640 4 ปีที่แล้ว +84

    Shiino culey afka ilaahay kuma qabto nin rageed runta ka hadashey 👩‍💻👨‍💻😄😄😄

  • @xidigamuqdisho2643
    @xidigamuqdisho2643 4 ปีที่แล้ว +66

    *Nin adag bathy wlhi shiine culay*
    *Like isaar sister & brother*

  • @deqaahamedahamed2692
    @deqaahamedahamed2692 4 ปีที่แล้ว +6

    That’s true we always support ugbaad aragsan and Qadra silimo because waladulmiyay!!!!!!!!

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 4 ปีที่แล้ว +23

    kulaha nin hargeisa joga o dasado tumanaya xage lacgta ka kenay shiine wlhi wa imtixaan😅😁😅😁😅

    • @deeqgudle
      @deeqgudle 4 ปีที่แล้ว +1

      abdirahman Hajji 😂😂😂💯

  • @zaynabhassan748
    @zaynabhassan748 4 ปีที่แล้ว +3

    The best youtuber shiine culay taageero ku ahay

  • @ahmedupdyader8048
    @ahmedupdyader8048 4 ปีที่แล้ว +36

    Inta reaction kan niyada ku haysay inuu ina culay soo bixiyo like dhac kasii😅

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et 4 ปีที่แล้ว +20

    Tan guursaneysaa ayaga ka xun kana liidata aniga nin gabar walashey xumeeyay walee in uu i guursado iska daayee waan ku rabaa lee haduu i dhaho buunkii qiyaamaa ku yeeri lahaa sidii tom and jerry hadba meel iskula ordi laheen😂

  • @faizamusa4580
    @faizamusa4580 4 ปีที่แล้ว +5

    Absolutely right wow
    Thank you for sharing this story

  • @haniitaaxmed575
    @haniitaaxmed575 4 ปีที่แล้ว +23

    Wlhi beentaa maaha ugbaad baan ku bartay qamar sugaani markuu guursaday

  • @drgaas1826
    @drgaas1826 4 ปีที่แล้ว +6

    "Guur dhoof wata wax dhaama la waa"🤣 Shiine 😂

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 4 ปีที่แล้ว +31

    I agree with you Shiine, we should be better than this as Somalis walle Cos this is so embarrassing uuf 😷

    • @Mo_-cl1ld
      @Mo_-cl1ld 4 ปีที่แล้ว

      Not everyone

    • @somalishow5922
      @somalishow5922 4 ปีที่แล้ว

      ChaiLate Cookies been ha u sheegin in not tuur

    • @asadcf7723
      @asadcf7723 4 ปีที่แล้ว

      What do you mean you shouldn't speak poor English the best way is
      To speak somali language because here is maryooley platform ok

  • @MrHelloimyassin
    @MrHelloimyassin 4 ปีที่แล้ว +21

    shiine Culay Ugaas runta iyo ilko waala cadeeyaa walaal NAAG YURUB LAGU YIMID YURUB BAA LAGU FURAA .

  • @hamzemaahir8024
    @hamzemaahir8024 4 ปีที่แล้ว +6

    Mohamed bk iyo abdihani labadaas nin xasaskooda way ku fanan iyago wax walba noqday oo waxwalba helay Raganimo wataas

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 4 ปีที่แล้ว +9

    Nin Hargeysa jooga ee Daasada tumanaayo xagee ayuu ka keenaya Lacag Shiine Culay waa iga qoslisay Pasaboor reera badan ayuu burburiyey waa arkeynaa meesha ay ku dambeeyaan

  • @ducaysan5262
    @ducaysan5262 4 ปีที่แล้ว +18

    Anuu maqaaxida markaasan ugu jeclahay wlhi Somaali maryoolay war ku noolban nahay🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @naimanuur6073
      @naimanuur6073 4 ปีที่แล้ว +1

      Manooli 😂😂😂😂🙈

  • @iammohamedsaed
    @iammohamedsaed 4 ปีที่แล้ว +65

    Madaxa qaxista shiine culay "Ilaahow aan Passport nala siisan"☞😁
    #Subscribe ii saar 10 ba iga dhiman 1k👍👍👍👍👍

    • @carabmaxamed3655
      @carabmaxamed3655 4 ปีที่แล้ว +3

      Waa ku sary adna ii saar

    • @AliAli-yx5sv
      @AliAli-yx5sv 4 ปีที่แล้ว

      @@carabmaxamed3655 ii saar waan kuu saari

    • @hassanneeto8360
      @hassanneeto8360 4 ปีที่แล้ว

      Fadlan linkga taabo oo subscribe isaar
      th-cam.com/video/nbaE4NncQ90/w-d-xo.html

    • @hassanneeto8360
      @hassanneeto8360 4 ปีที่แล้ว

      @@carabmaxamed3655 wll mcn linkga taabo oo subscribe isaar
      th-cam.com/video/nbaE4NncQ90/w-d-xo.html

  • @shaakiramohamed5445
    @shaakiramohamed5445 4 ปีที่แล้ว +25

    Shiino Culey kujecliyaa😍

    • @muddanecadde4532
      @muddanecadde4532 4 ปีที่แล้ว

      Shaakira Mohamed basabor ma hesataa Hhhhhh

  • @bashiribrahim5764
    @bashiribrahim5764 4 ปีที่แล้ว

    Qamar Markuu qabay ugbaad ayuu qurux badnaa. Ugbaad Waa gabar gaari ah aadna u qurux badan

  • @suadomustaf6894
    @suadomustaf6894 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa nacasiin Rugaas uuf caruutada kadortay basabor iyo fiise iyo dooler 💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 ปีที่แล้ว +41

    Ar shiine hadaLkiisa dad badan buu wax yeelayaH xoogaY ka yara dhin...
    Raga maanta ayga la guursadaH..🤣
    Ar basaboor dhibadanaH....
    Lkn nimcaan beed baad ka sheegataY.....

    • @Moha-Galayr
      @Moha-Galayr 4 ปีที่แล้ว

      Sxb subscribe ii saar

    • @hassanneeto8360
      @hassanneeto8360 4 ปีที่แล้ว

      Wll mcn linkga taabo oo subscribe isaar
      th-cam.com/video/nbaE4NncQ90/w-d-xo.html

    • @ayaanxarir630
      @ayaanxarir630 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhh waxaan kuqoslay shine culay kuleyhy qamarba layidhi maxaad gabadha u asturi wayday markaasu qamar yidhi Safaarada nagu xidhay hhhhjh so fani

  • @cabdisheega2146
    @cabdisheega2146 4 ปีที่แล้ว +5

    Naag Passport wadaTa wax dhama Lawaa😜😂😂🤣🤣

  • @yasmiinaragsan3973
    @yasmiinaragsan3973 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa runta wlhi taaz been ku sheegin passpor wax dhama la waa ayey hadalki kuso gabgabeyeen 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @qisasduniya1053
    @qisasduniya1053 4 ปีที่แล้ว +10

    Ninkan waa funny 😄 prank kuyeh shine culay salan from djibouti 🇩🇯 boowe 🤣🤣

    • @caynaanahmed4367
      @caynaanahmed4367 4 ปีที่แล้ว

      Ma ila aragtay wa nin bashaash ah oo furduran dabeecadleh o ka qoslinaya

  • @engwareergoye112
    @engwareergoye112 4 ปีที่แล้ว +30

    Ilahay Ha Ku Barakeeyo Caqliga Cimriga Iyo Caafimadkeed Walaalnimo #Subsicure Igu Saar Team Shiine culay❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcoindho1003
    @nimcoindho1003 4 ปีที่แล้ว +1

    Shina culay jiroojog waxgarad alah wax garad sanaa wa run tii🙏🥰❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shankaroonrahma2918
    @shankaroonrahma2918 4 ปีที่แล้ว +8

    😂😂😂😂sh.culay maqaa xidaada shaah macaan baan ubiyay alle hakuu barakeeyo beylisooyinka soo badso weel weyn baa ilahay lagu baryaaye😂😂🤩

  • @aishaahmedhassan2086
    @aishaahmedhassan2086 4 ปีที่แล้ว +4

    shiine run badn wlhi wa geesi😂

  • @sahroabdi7191
    @sahroabdi7191 4 ปีที่แล้ว +19

    Hooyadeey soo xasuustay markaa tafta heesan jiray kulahaa markaa arkay mursal markuu qadro tafta heestay dubai dhexdeeda😂😂nin waalan gacanaa ku taagay wlhi 😂

  • @QARANDOONTV
    @QARANDOONTV 4 ปีที่แล้ว +17

    Anoo ah FALANQAYNTA WARARKA waan kasoo hadli doonaa fanaaniin xaasaskooda dhoof siistay🌺

    • @yasmiinaragsan3973
      @yasmiinaragsan3973 4 ปีที่แล้ว

      Saaas niikala rabaa waa nii ku tageersanhy 👍👍👍👍👍👍👍

  • @amalnoor2930
    @amalnoor2930 4 ปีที่แล้ว +14

    😂😂😂😂 farmaajo wax dhaamo la waaa hayeey haramcad

    • @queennatasha4841
      @queennatasha4841 4 ปีที่แล้ว +3

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @hooyomcn6855
      @hooyomcn6855 4 ปีที่แล้ว +3

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nasraabassnasraabass1888
    @nasraabassnasraabass1888 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah

  • @nasracabdi2159
    @nasracabdi2159 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh shiine culey geesi aya thy ruun yaqaan ilhy caqliga ha ku barkeeyo

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 4 ปีที่แล้ว

    Allaylehe nin caqli badan baad tahy ilaahay adigoo kale hanoo badiyo, walhi wax loo baahan yahy baad ka hadashay laakiin la tuuraaba la tuugee., dhulkan reer galbeedka wax yaalaaba ma jiraan anagaaa joognae alle ha soo hanuuniyo ragan waashay.

  • @xanancabdilahi6992
    @xanancabdilahi6992 4 ปีที่แล้ว +2

    Anuu ugbaad aragsan waan iska jaclahay waa gabar farxaanada ♥️

  • @mohamedabdirahman150
    @mohamedabdirahman150 4 ปีที่แล้ว +23

    Hadii safaarada ku oran leheed idinkoo is dhabaya soo duub kulahaa 🤣

  • @osmanmedia9804
    @osmanmedia9804 4 ปีที่แล้ว +23

    Kala dooro passport iyo daljoog
    Like ta ....

  • @abdinasirmoalim8568
    @abdinasirmoalim8568 4 ปีที่แล้ว +2

    shiine legend was iga qoslissy walaahi nin daasado tumanaya kulahaaa
    😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣

  • @nimcomahmed4552
    @nimcomahmed4552 4 ปีที่แล้ว +7

    Kkkkkk basbor diyarsan waxa dhamaa lawaaa . qamar sugani waxa la modii jirey mid geel jiir ah. Ugabad ba reer megal ku dhigtey 😃

  • @mouxsinkassim9514
    @mouxsinkassim9514 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan ku tageerna ku soco oday somaliyeed shiine culay hore u soco wllky qali 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @filsanlaki5284
    @filsanlaki5284 4 ปีที่แล้ว +9

    nin passport hayo iyo nin jcl hayo waxa raci laha passporka😂😂😂

  • @Fariihahaashi
    @Fariihahaashi 4 ปีที่แล้ว +1

    Qamar qalbi memory wala fashilay horay usoco shiine naf nool

  • @muusealiabyan838
    @muusealiabyan838 4 ปีที่แล้ว +1

    Really maanta xaqiiqada ka hadashay shiine

  • @bilanaden7817
    @bilanaden7817 4 ปีที่แล้ว +1

    Walahi wa runta soubxanallah ilahayo naqa qabo kuwa passeport radinaya

  • @bidhaanchannel6201
    @bidhaanchannel6201 4 ปีที่แล้ว +17

    Naag passpor iitaagta anigu waan waayaye maanta laga bilaabo Anigu caagadaydaan biyay sanayaa kkkk
    Inta ila mida like isaara sxbyl

    • @sofiaaden4999
      @sofiaaden4999 4 ปีที่แล้ว

      Bidhan yare 😂😂

    • @bidhaanchannel6201
      @bidhaanchannel6201 4 ปีที่แล้ว

      @@sofiaaden4999 khayr qabto wlly passport maa iitaagi rabata?

    • @ayaanhassan1031
      @ayaanhassan1031 4 ปีที่แล้ว

      Bidhan kkkkkkkk 😅😅😅😅

    • @ayaanhassan1031
      @ayaanhassan1031 4 ปีที่แล้ว

      Wad iga qoslisisay walhi 😂😂😂

    • @ayaanhassan1031
      @ayaanhassan1031 4 ปีที่แล้ว

      @@bidhaanchannel6201 gabadh ku tagta ilahey hakuu siiyo wlo cawa wad iga qoslisisay

  • @mahdicumaryusuf1295
    @mahdicumaryusuf1295 4 ปีที่แล้ว +21

    Nin rageeeeeeed sh culey

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 4 ปีที่แล้ว +14

    Shiinow inader
    Kuwa kale la garaye
    Nimcaan_Hilaac’’ In AfkU ka xadey ayn uumalaynayaa....
    cudur daaar’kasoo bixi
    Zayidkaas 🙏

  • @NatashasarbiNatashasarbi
    @NatashasarbiNatashasarbi 4 ปีที่แล้ว +7

    Guur dhoof wata wax dhaamo la waaaa👌👌

  • @adenamdi649
    @adenamdi649 4 ปีที่แล้ว +5

    Maraykanka aniga joga oo 11 sano jogaay...marka shaqo wad heli lkn nafsadada halis loma galiyo..
    Hadi aad shaqa iyo cafimad ku haysatid is ka joog

    • @loveumom2746
      @loveumom2746 4 ปีที่แล้ว

      Wall leen mareekana meel iigu sheeg

    • @loveumom2746
      @loveumom2746 4 ปีที่แล้ว

      Wll leen marekan ah meel iigu sheeg

  • @kaalaywaryaa67
    @kaalaywaryaa67 4 ปีที่แล้ว +16

    Nin hadal ku wardiyo🤣🤣😂🤣

    • @amiiraabdi7441
      @amiiraabdi7441 4 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂

    • @caaishazack7642
      @caaishazack7642 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhh ma ila aragty

    • @alfaalfa3165
      @alfaalfa3165 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣😂😂😂😂😂

    • @shindonunowhussein9312
      @shindonunowhussein9312 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @mahdi9365
      @mahdi9365 4 ปีที่แล้ว

      Kkkķkk gacanti bidixda ayu ku haha tusbaxa halayabin hahah

  • @ahmetofficial6528
    @ahmetofficial6528 4 ปีที่แล้ว +1

    Shiine culay wllhi wankutaageeraa 👍

  • @balqiizhajji4078
    @balqiizhajji4078 4 ปีที่แล้ว +2

    Shiine culay wlhi umad ma thid😂😂😂wlhi waaa ka hely😂beena ma aha❤

  • @Shamm14369
    @Shamm14369 4 ปีที่แล้ว +4

    War dadka ka dhamo jacayl basaboor wata wax dhaama lawaa like saara🇱🇷🇱🇷 🙏🙏🙏

  • @innerpeace4716
    @innerpeace4716 4 ปีที่แล้ว +29

    Buufi who ever his target is getting abroad’s passport it really frustrates me ufffffff

    • @faizaabdi4916
      @faizaabdi4916 4 ปีที่แล้ว +3

      Boss Daughter all men in Africa there target is to get abroad no matter what they will tahrib do whatever they have to do even if it means faking a marriage and breaking someone’s heart SUBXANALLAH I would never advise a girl from abroad to marry someone who lives in Africa waa dhibaato

    • @innerpeace4716
      @innerpeace4716 4 ปีที่แล้ว +3

      Faiza Abdi hundred percent sweetheart as if were told you should enter jannah if you come to abroad yahudina

    • @yaxyecade275
      @yaxyecade275 4 ปีที่แล้ว

      Hhhh, to be honest 80% of somali women live Europ&America came in the name of marriage.

    • @hassanneeto8360
      @hassanneeto8360 4 ปีที่แล้ว

      Wll linkga taabo oo subscribe isaar
      th-cam.com/video/nbaE4NncQ90/w-d-xo.html

    • @hassanneeto8360
      @hassanneeto8360 4 ปีที่แล้ว

      @@innerpeace4716 wll mcn linkga taabo oo subscribe saar
      th-cam.com/video/nbaE4NncQ90/w-d-xo.html

  • @aliabdi3887
    @aliabdi3887 4 ปีที่แล้ว

    Shiine culay saxiib asc wan ku salaamay

  • @mrzack4124
    @mrzack4124 4 ปีที่แล้ว

    Qamar suugani asagoon Ugbaad guursan bu weligiis millions views heli jirey

  • @abdikaydmohamed1134
    @abdikaydmohamed1134 4 ปีที่แล้ว

    wlahi waa Run qamar zi wcn muu yeelin ilahy ha ka abaaL mariyo UGbaad araGzAn ❣❣❣

  • @khairecadde6262
    @khairecadde6262 4 ปีที่แล้ว +1

    Waad saxan tahay wlhi raggas Gabdhaha sida ha u dhaamaan

  • @biche1984
    @biche1984 4 ปีที่แล้ว +1

    Saax shine culey

  • @echoSync-v1z
    @echoSync-v1z 4 ปีที่แล้ว +14

    Maqaaxida umada soomaaliyeed.

  • @gjdgjdfjfhdggfdf8865
    @gjdgjdfjfhdggfdf8865 4 ปีที่แล้ว +1

    Sax above qaali 😃😃😃😃

  • @khalidloco9846
    @khalidloco9846 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa beentii ma dhaanto qabri dahar 😂😂😂 suldaan seeraarna gacantuu mariyay 😂😂😂

  • @abdallaosman3352
    @abdallaosman3352 4 ปีที่แล้ว +1

    Markuu fanaanku daalo baad heesaysaye fariiso kulaha shiine culay wllhi wan ku wataa

  • @leilaabdi5442
    @leilaabdi5442 4 ปีที่แล้ว

    wallahi shiine waa runtii kawaran gabar qalbiga la jabinayo wallahi aan lagu hodmeen

  • @fahadyare2514
    @fahadyare2514 4 ปีที่แล้ว +8

    NINYAHAW AFRICA LAGATAG FAIDO MALAHAN...AXSAN PASSPORT KA MUHIM AH

  • @thecenter9126
    @thecenter9126 4 ปีที่แล้ว +6

    12:24 funyy hhhh
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @musicsomali757
    @musicsomali757 4 ปีที่แล้ว +19

    Hada wakhti u hesho wll iso boqo channel kyga ♥️♥️

  • @abdisamedfarah6893
    @abdisamedfarah6893 4 ปีที่แล้ว

    viva sh.culey ishaadka ridey yaaqi

  • @fartunnuuur6729
    @fartunnuuur6729 4 ปีที่แล้ว +21

    Ina furinle kii ciilka tireyso 🤠

    • @anisayubafnan.squadultimat1716
      @anisayubafnan.squadultimat1716 4 ปีที่แล้ว +1

      Fartun Nuuur hhhhhhh 😂😂😂😂 kii cilka tirayso

    • @fartunnuuur6729
      @fartunnuuur6729 4 ปีที่แล้ว +1

      Ali furinle kii cilkatireyso ma arktay islanta dhaheyso oo Hinda qosolki eey igadhameysay 😂

  • @jiilaanigaqarnigan6117
    @jiilaanigaqarnigan6117 4 ปีที่แล้ว +3

    Jacaylkaa noocaasa abwaan Weedhsame ayaa sheego waxa la yidhaa (jacaylada roodhi kowda ah)

  • @lovestories3107
    @lovestories3107 4 ปีที่แล้ว

    Waaaaaw shiine maantaan taageeradii soo celiyey halyey baad tahay

  • @apdirahmanalif9924
    @apdirahmanalif9924 4 ปีที่แล้ว

    Shiine culey zxp qodob muhiimad ka hadashay thank szxp

  • @biche1984
    @biche1984 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank u shine culey

  • @abdirahmanibrahim9230
    @abdirahmanibrahim9230 4 ปีที่แล้ว +15

    waar shiinaw ninkaa qamar sxbkay wad ku fogaatay caawa walaahi ninkaa anigaaa aqoon fiican uleh sidana maaaha 🤣🤣🤣🤣

    • @anr4578
      @anr4578 4 ปีที่แล้ว +1

      Abdirahman ibrahim he waa sidee hhh ma iyadaa furty

    • @sangemohammed2057
      @sangemohammed2057 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa in uu isagu is cadeeya hadii si kale wax u jiraan

  • @ib3h3m
    @ib3h3m 4 ปีที่แล้ว +8

    Legend ugaas shiine al culay.

  • @somalidhaladah8936
    @somalidhaladah8936 4 ปีที่แล้ว +2

    Wooow shiine geesi cid dhaanta lawaa

  • @Koko-media234
    @Koko-media234 4 ปีที่แล้ว +3

    Ubaad madaxeeda kubartay oo wlhi hore uma aqoon

  • @smartmm6267
    @smartmm6267 4 ปีที่แล้ว +7

    Shiine culay caawa ayaad xaqiiqda ka hadashay oo aad hablaha somaliyeed taageertay

  • @zamzamdheemanofficial4829
    @zamzamdheemanofficial4829 4 ปีที่แล้ว +4

    Jacayl fiise wata wax dhaana lawaa

  • @adenamdi649
    @adenamdi649 4 ปีที่แล้ว +9

    Hargeysa joga oo dasado tumanaayo...😂🤣🤣

    • @munadalac1700
      @munadalac1700 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi waan qoslay 🤣🤣🤣

  • @ycabdimajiidahmed3513
    @ycabdimajiidahmed3513 4 ปีที่แล้ว +16

    😂😂😜😜👌👌👏👏Liph Legend ahaa saas waaye gabdheheena wixii kucayaaro Nacalaa kuyaal War Qofkaas owaluu yiri ani waa duranahay ilmo madhalo ayuu afkiisa kadhahy pillhi Wax jiro maaha sorry UGBAAD ARAGSAN CALF KWNGZN ALLAH KUSIIYO AAMIIIN Like intii hooyo jecel 🙏🇸🇴

  • @Qosoljecel
    @Qosoljecel 4 ปีที่แล้ว

    hhhhhhh alla qosol badanaa shiinaculay jacaylkiii muxuu ahaa ma prank buu ahaa kulaha 🤣😂😂😂😂😂😂 guur lagu dhofo wax dhama lawaa 😂😂😂😂

  • @mohamouddahir841
    @mohamouddahir841 4 ปีที่แล้ว +8

    Shiine culay wa run sheeg

  • @mohamedsomaali
    @mohamedsomaali 4 ปีที่แล้ว

    Waa shiine beenta jooji qamar suugani
    Waa legend cidna kuma tiirsana aan ahayn alleh

  • @deeqmaxamed6835
    @deeqmaxamed6835 4 ปีที่แล้ว +7

    Nclaa sheey daan kuyaal respact🤣🤣

  • @jamanuradinjama7784
    @jamanuradinjama7784 4 ปีที่แล้ว +1

    Shiinow Nio Wax kale Kuuma Dawado ee Waxaa Tahay Nin raganimo badan Oo markasta Runta Ka hadla
    #KeepGoing.. bro ❤

  • @istaahililkacase4559
    @istaahililkacase4559 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa saxa duurki joogey waadnka waxa dulaan qawan kusoqady daqdaha kasray usheg inay iskudhaqan

  • @ahzaab553
    @ahzaab553 4 ปีที่แล้ว

    Walahi oo bilaahi barnamijkan waa muhim ma ahn wax iska sheeko ahi .gabdhaha ma ahn in la.niyad jabiyo.oo Lagu qaysbo in ay magafo u tahriiban .yaaa Allah.

  • @maryancumar5817
    @maryancumar5817 4 ปีที่แล้ว +30

    shiine nimcaan markii u guursaydy reer malaheyn ee k reeb nimcaan bro

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 4 ปีที่แล้ว +3

    Dhoof Bay u waasheen reer Somalia oo ay qoysadkoodii u baabi,iyeen

  • @abdiraxmanxassan1322
    @abdiraxmanxassan1322 4 ปีที่แล้ว +2

    Odagi qaramar sugani
    Meel bad kuhub satay shiinow
    Kkkkkkkll wa bahal duliya
    Ee karabash

  • @OdayTutorials
    @OdayTutorials 4 ปีที่แล้ว +2

    Guur dhoof wata wax dhaama la waa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdikarim6468
    @abdikarim6468 4 ปีที่แล้ว +2

    Wwwww Shiine Colah Wlhi Waa dhab. Arinkaasi Wax laga Hadlo waa yahaybOday Shiine ColayH

  • @essateddyofficialmusic
    @essateddyofficialmusic 4 ปีที่แล้ว

    Qamar suugani waxaydu ka aaminsantiin maha wlhi sheekaduna sidaydu modaysaan maaha ee iska aamusa

  • @haaruunmacalin8650
    @haaruunmacalin8650 4 ปีที่แล้ว +1

    kuwa xanuunsan oo dhahaaya nimcaan kareeba sabab looga reebaaya
    suldaan wiil aya ujoga
    xariir wiil qaangaar kudhaw ayaa ujooga
    mursal gabar ayaa ujoogta
    suldan xariir iyo nimcan waa isku mid
    hebel dhanto mursal iyo qama waa isku mid