ความคิดเห็น •

  • @mohamedhussein7477
    @mohamedhussein7477 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah aqii aad iyo aad ayad u mahadsan tahay xayakallah

  • @bbnetwork024
    @bbnetwork024 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan share dheh, sidoo kalana subscribe dheh

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin ปีที่แล้ว

    Horumar wanaagsan ayaan kuu rajeynaynaa.

  • @abdiqaniabukarmohamuud3324
    @abdiqaniabukarmohamuud3324 ปีที่แล้ว

    mahadsamid masuul sida aad sheegysid anigaaba tusaale u ah sabti ilaa arbaco ayaan shaqeeyaa mushaar ayaana qataa bisha inta aysan dhamaanina way iga go'daa kadibna deen ayaan raadiyaa sidaas nolol ma ahan

  • @ibrahimmohamedosman3622
    @ibrahimmohamedosman3622 ปีที่แล้ว

    Mudane arintaas anigu waa hore baan arkey runtii lkn madaxda soomalida baa cidkale u shaqeeya markaan fiiriyey