Silsilada Taariikhda Masaajidka Qudus 2 aad|| dadkii ku degana Filasdiin Islaamka kahor.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • Halkan ka akhriso maqaalka 2 aad ee silsilada Taariikhda Masaajidka Qudus 2 aad: gaaldiid.com/se...
    Muuqaalkani wuxuu ka warramayaa taariikhda Masaajidka Qudus, gaar ahaana wuxuu ka hadlaya silsilada taariikheed ee dadkii deganaa dhulka Filadiin, Kancaaniyiintii, Balastiin. Xilligii nabi Ibraahiim, Isxaaq, Ismaaciil, Yacquub, Yuusuf, Muuse iyo reer banu Israa'iil.
    Muuqaalkan waxa soo jeedinaya sidoo kalena qoray maqaalkeeda Shiekh Abdulaziz Mohamed Oogle.
    Ereyada Raadinta:
    1 Taariikhda Qudus
    2 Taariikhda Masaajidka Qudus 2 aad
    3 Waa maxay masjidka Almuqadas
    4 Dhulka Falasdiin
    5 Daawo sababta Yahuudu u qabsadeen Falasdiin
    6 Waamaxay muhiimada ay Qudus u leedahay Islaamka?
    7 Masaajidka sadexaad ee ugu khayrka badan.
    8 Waayo Maasooniyinyu
    9 Sahaayinada Yahuuda
    10 Silsilada Taariikhda Qudus iyo Sheekh Abdulaziz Oogle
    11 Taariikhdii nabi Ibraahiim
    12 Taariikhdii nabi Luud
    13 Taariikhdii nabi Ismaaciil iyo Isxaaq
    14 Taariikhdii nabi Yacquub iyo Yuusuf
    15 Taariikhdii nabi Muuse iyo reer banu Israa'iil.
    Nagala Soco:
    💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
    💥Lasoo dag Gaaliid App
    play.google.co...
    💥 Nagala soco bogeena Facebooka
    / gaaldiid
    💥Nagala soco koontada Facebooka ee gaar ah. Abdulaziz Oogle
    / abdulazizoogle
    💥Nagala soco Instgram:
    / gaaldiiid
    💥 Nagala soco Bogeena rasmiga ah www.gaaldiid.com
    gaaldiid.com/
    💥 Nagala soco, bogeena Twitterka
    / hishaami
    Waxaad booqataan sidoo kale boga Jawaabo, si aad isu diiwan galisaan ood noogu soo gudbisaan su'aashiina, idinkoo heli doona jawaabtaad sida ugu dhakhsaha badan, inshallah
    .........................jawaabo.com/ ...............................
    ******************************************************************

ความคิดเห็น • 69

  • @amiirabdalla1035
    @amiirabdalla1035 7 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah Sheekh Allah hkaa abaal mariyo.

  • @maxamuudmacsaro8356
    @maxamuudmacsaro8356 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheikh jazakallah kheyr illah haku barakeyo

  • @farxiyakayse43
    @farxiyakayse43 6 ปีที่แล้ว

    Wad mahadsantahay sheekh jazkala khyr

  • @calijaamac8025
    @calijaamac8025 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahayoownoonxariiso

  • @naciimacumar6766
    @naciimacumar6766 7 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah rabbiiyow no xafid shiikhen

  • @cabdallayuusuf9922
    @cabdallayuusuf9922 7 ปีที่แล้ว +1

    Alla yuhuuda caqli xumaaaaaaaaaaaa oo damiir xumaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa.

  • @huseinabdirahman5747
    @huseinabdirahman5747 7 ปีที่แล้ว +1

    mashallah allah ku xiifdiyo sh abdiaziiz ogle

  • @nazialuckyldy9501
    @nazialuckyldy9501 7 ปีที่แล้ว +1

    kheeer allaha kaa siyo cilmigad noo siyadisay thnks alot

  • @saprinakhalif9611
    @saprinakhalif9611 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaha denabigad allaha dhafo iyo kan musalimint

  • @cabdallayuusuf9922
    @cabdallayuusuf9922 7 ปีที่แล้ว +2

    walciyaadu billah alla yuhuuda caqli daranaaaaa.

  • @libanibrahim584
    @libanibrahim584 7 ปีที่แล้ว +1

    tariikhdii kahaleed binu walaalo noso gudbi allah khyr hakusiiye

  • @sakina99alxamdulillaah27
    @sakina99alxamdulillaah27 7 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allaah xafidakallaah aamiinyaarabi

  • @production2193
    @production2193 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allh

  • @somalitechnology1897
    @somalitechnology1897 7 ปีที่แล้ว +8

    *views and like ugu horeeyey sxb mahadsanid sxb sual ayaan qabaa waxay tahay sidee kula soo xiriiri karaa*

  • @cabdallayuusuf9922
    @cabdallayuusuf9922 7 ปีที่แล้ว +4

    sallallaahu calayhi wasallam

  • @abdalaabdirahmanismail9032
    @abdalaabdirahmanismail9032 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaah haku barakeeyo sheekh lkn qaybtii sadexaad aaway

  • @abdikaniabdirahman8073
    @abdikaniabdirahman8073 7 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallaahu kheyran akhii runtii waxan jeclaan lahaa inaad noo soo gudbiso taariikhda nimanka culimada ahaa ee culuumta kala duwan caan kunoqdey intaad ka karto wabillaahi tawfiiq

  • @mahamedshukri4365
    @mahamedshukri4365 7 ปีที่แล้ว +4

    Tariikhda muhimka ah sad nogu so gud bisay wad ku mahdsantahay sxp

  • @Umrah2mekka
    @Umrah2mekka 7 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah sheekh allaha ku xifdiyo

  • @mohammednoor7774
    @mohammednoor7774 5 ปีที่แล้ว

    Shukran wa baraka'allah fiik

  • @khadarmuhammed6749
    @khadarmuhammed6749 7 ปีที่แล้ว

    maansha allah allaha ku xafido

  • @cabdallayuusuf9922
    @cabdallayuusuf9922 7 ปีที่แล้ว +2

    Alla alle xikmad badanaaaa

  • @boqoradasomaliland4503
    @boqoradasomaliland4503 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah
    Jasakallah khayr

  • @cabdallayuusuf9922
    @cabdallayuusuf9922 7 ปีที่แล้ว +2

    Insha,allah

  • @muhuboelmi4662
    @muhuboelmi4662 3 ปีที่แล้ว

    Ileen waligood bey wax duliya ahaayeen

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 3 ปีที่แล้ว

    ABDI CAASIIIS OOGLE TV SHAQO WACAN AYAAD HAYSA HALKA KA WAD

  • @caltumaali1889
    @caltumaali1889 7 ปีที่แล้ว +1

    jazakallahu kheyr

  • @anablovlysahra1007
    @anablovlysahra1007 7 ปีที่แล้ว +1

    Marsha allah

  • @harbiwadani9101
    @harbiwadani9101 6 ปีที่แล้ว

    Jasakallaah

  • @burkadiikoow8047
    @burkadiikoow8047 7 ปีที่แล้ว

    jazaakallaah

  • @abdiazizntr1508
    @abdiazizntr1508 7 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah

  • @shaffygriezmann1524
    @shaffygriezmann1524 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah

  • @engatam4746
    @engatam4746 7 ปีที่แล้ว

    Sh.Jazaa kalaah

  • @muhaajir5731
    @muhaajir5731 7 ปีที่แล้ว +3

    WlI barakalhu ee Wl tarikhda Khalid bin walid rc MA no so deysid hadad wax ka heyso Wl

  • @ahmedqurux8126
    @ahmedqurux8126 ปีที่แล้ว

  • @abdirahmanisse5939
    @abdirahmanisse5939 7 ปีที่แล้ว +2

    thanks wll

    • @jilaaye
      @jilaaye 7 ปีที่แล้ว +2

      mansha allah ilahay ajar iyo xasanad ha kaa siiyo waajibadka diiniyanka ah ee aad u soo gudbinayso wallahaga muslimka ah
      sheekh ha codsi baanu wadana alle ha ku barakeeye
      ma noo soo diyaarin kartaa buuga la dhaho al bidaaya wa nihaya (ibn kasiir)

  • @mohamedabdi634
    @mohamedabdi634 7 ปีที่แล้ว +1

    thanks

  • @ahmedafdhubahmed6541
    @ahmedafdhubahmed6541 6 ปีที่แล้ว

    S.A.W

  • @hassanasad7941
    @hassanasad7941 7 ปีที่แล้ว +6

    Asc sheikh
    Sheikh videoka ma ka sameen kartaa valentines day wax laga wado iyo meesha laga so garay
    Jazakallahu khayr

  • @abdimalikmohamed6698
    @abdimalikmohamed6698 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallah

  • @saadaqyoungjr486
    @saadaqyoungjr486 5 ปีที่แล้ว

    Allow i dambi dhaf amiin

  • @fatimahnice2900
    @fatimahnice2900 6 ปีที่แล้ว

    ilahay kabaqo waxan ad ledahay kitabka yuhuda ayashegay nagada sunada iyo kitabata dinta islamka kaso dalish

  • @salaxjamac5903
    @salaxjamac5903 3 ปีที่แล้ว

    Taariikhdii masjidka ka maadsheekayn

  • @mbrukashaqale5493
    @mbrukashaqale5493 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllo boqorka damcay saara wuxu aha boqor ka mid aha boqoradi xiliga jiray wa xiligi nebi ibraahime
    Wuxuna aha boqor aad u dhaqan xun o gabdhksta o qurux bdn lo gyn jiray
    Blse mu ahayn boqorkaasi fircooon
    Sbbto ah nebi ibrahim iyo fircoon isku wakhtiba may ahyn
    Nebigi xiliga fircoon nolana wa muuse
    Nebi ibrahim iyo musena wxa udhexeeyey qiyasti 17 nebi
    Mrka halka ku noqo sheikh

  • @libaaxcobra5986
    @libaaxcobra5986 5 ปีที่แล้ว +1

    Fircoon somali waaye ayaa maqley....maxaa la jira. . Aniga ahaan waa macquul

    • @heartlessG640
      @heartlessG640 2 ปีที่แล้ว

      Waa lasheege iney is isir wadagaan

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 7 ปีที่แล้ว +1

    Gaaldiid, magacaaga saxda ah Mahad u sheegtid umadda?Ama did ama heel Allah (SW) baa gaalada abuuray.

    • @cabdallayuusuf9922
      @cabdallayuusuf9922 7 ปีที่แล้ว +1

      wll shakki kuma jiro inuu gaalada ilaahay abuuray lkiin magaciisu waa (sh abdulaziz oogle

    • @boqoradasomaliland4503
      @boqoradasomaliland4503 6 ปีที่แล้ว

      roble ahmed o aduu maxd ugu diidi magaciisa

  • @cabdallayuusuf9922
    @cabdallayuusuf9922 7 ปีที่แล้ว +2

    Sabar maba yaqaanaanba

  • @libanibrahim584
    @libanibrahim584 7 ปีที่แล้ว +1

    khaliid binu waliid aya kawaday

  • @caynielmi7258
    @caynielmi7258 5 ปีที่แล้ว

    Bisinka yahuudu madax adakaa Belo la madax dhugdhugsan

  • @isaaqaadan6159
    @isaaqaadan6159 5 ปีที่แล้ว

    asc

  • @abdirashidmohamed4359
    @abdirashidmohamed4359 3 ปีที่แล้ว

    Fecbook

  • @fatimahnice2900
    @fatimahnice2900 6 ปีที่แล้ว

    war nacas ba tahay anaga kitabka qjhuda hanoga shekayn siqalada ayay ubadalene dadka hafidnay

    • @cabdulahimuxumad2719
      @cabdulahimuxumad2719 5 ปีที่แล้ว +1

      Yuhuda nacala ku tala wana laga xoraydona qudus inta qof islam ah nol yahay

    • @xasanweyne9314
      @xasanweyne9314 3 ปีที่แล้ว

      Masha alah saxiib waxbaad qaldeysaa baan u maleyn tariikhda fircon isagoo aan meesha qabsan ayeey joogeen yuhudu masar markii danbena wA uu tu nebi muuse .Cs. lasoo cararay markaas baa ugu horeysay ardul.falastiin iney yuhudu soo caga dhigtan bal 2 tariikhood is wa faji

  • @amiirabdalla1035
    @amiirabdalla1035 7 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallah Sheekh Allah hkaa abaal mariyo.

  • @ahmednaaji7980
    @ahmednaaji7980 6 ปีที่แล้ว

    Jazaakallah

  • @goldrichkcandlesnatural9159
    @goldrichkcandlesnatural9159 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @calijaamac8025
    @calijaamac8025 3 ปีที่แล้ว

    Marshall allaah

  • @hanidalnoorshe7788
    @hanidalnoorshe7788 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah