LAYLA KOOTALI IYO GEEDI MOHAMED - KAFTANKUNA INOO FURAN OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 228

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว +16

    Dhedo Roob NoqonWeyday. Ruwaayadda Abdillahi Diiriye Sooraan, Allifay. Wow, Cigaal & Baxsan

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 10 หลายเดือนก่อน +2

    Daanyeertan aanan xishoonayn tolow imisa aakhira jirtaa. Allow gefkeenna iyo dembigeenna ha kulansiin

  • @sahramayes8050
    @sahramayes8050 2 ปีที่แล้ว +12

    I listen to this song on my way to work and back everyday, can’t get enough of it

  • @waayoaragtv7117
    @waayoaragtv7117 4 ปีที่แล้ว +4

    Heestan wxan dhagaystay anigoo safar ah cerigapo ilaa dhahar ma ilaawo runtii ...kaftankuna inoo furan somali maxamed 😍♥️

    • @alijama9470
      @alijama9470 2 ปีที่แล้ว +2

      Ana laba habayn oo IS xigaan galay markii hargaysa la keenay waabari xamar ayaa noo keenay midhihi cabdilaahi diiriye soraan alle ha u naxariisto AAMIIN

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 4 ปีที่แล้ว +11

    Maashaallaah labadoodaba Raage iyo leyla kootali labo cod macn mahadsanidiin wad noo raaxeeyseen ⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚

  • @Hassan97Mohamed
    @Hassan97Mohamed 4 ปีที่แล้ว +6

    Welcome back geedi iyo Layla
    Legend Liban thanks bro ❤️🙏🏿
    Xasuus legend Ahmed Ali cigaal

  • @ahmeddahir5152
    @ahmeddahir5152 11 หลายเดือนก่อน +1

    LABADOODABA HALKOODA AYEY DHIGEEN THNKS RAGE AND LEYLA

  • @kamiila3941
    @kamiila3941 4 ปีที่แล้ว +5

    Wooooow xaduustii amed cali cigaal io saynab ali xaaji Baxsan
    leyla io geedi way keeneen 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👏👏👏👏👌👌❤

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 6 หลายเดือนก่อน

      Ruwaayaddii " Dhedo Roob Noqon Weyday" ee abwaankii weynaa aun Mohamed Diiriye Sooraan lahaa

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 4 ปีที่แล้ว +4

    Waaw!! Barteedii baad dhigteen""horay usocda

  • @yusufjama8819
    @yusufjama8819 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc geedi iyo Layla waan idin salaamayaa mar hore mar labaad xasuustiitii cigaal iyo baxsan nice song nice music thanks geedi iyo Layla best Yusuf jama UK Birmingham

  • @libaaxlaywabar834
    @libaaxlaywabar834 3 ปีที่แล้ว +3

    Hees qaaliya 👌👌👌.
    One of the best remix.

  • @Hibocudoon
    @Hibocudoon 4 ปีที่แล้ว

    Geedi Maxamed sidi fanaanki hore heestan u qaadey buu keeney, waa Axmed Cali Cigaal ee. Layla Kootalina mey yareysanin waa top. Heesahan oo kale labadiina soo cusbeenaysiini kara. Halka ka wada heesaha kale isku kaydka yiin soo tuma.

    • @abdihakimali3424
      @abdihakimali3424 4 ปีที่แล้ว +1

      Uma dhawayn heestan sidi uu axmed cali igal uqadi jiray lkn gabadhaba ku dhawaysay xagii fanaanadi baxsan

    • @Hibocudoon
      @Hibocudoon 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdihakimali3424 salaamulah wll. Waxan ka hadlaya tambada halku dhigay. Bal isku day inad gadhaysato adoon videoga daawaneyn. Fanaankan masraxiyadiisa aad bay u liidata lkn codkiisa ma xuma. Sidi u Axmed u qaadi jirey buu u dhigey. Lakin Axmed wa ustaad oo gaadhi maayo. 👍👍👍

  • @miche100
    @miche100 4 ปีที่แล้ว +2

    Liibaan Nice Recording Bro ......... Woof Xusuus

  • @djsjefrolet
    @djsjefrolet 3 ปีที่แล้ว +4

    AMAZING! love from holland

  • @ahmedali3758
    @ahmedali3758 4 ปีที่แล้ว +6

    From MustafaFomfomes keeb going bro

  • @jamiilojalaqsan2275
    @jamiilojalaqsan2275 4 ปีที่แล้ว

    Studio
    LIIBAAN
    Magaca Kotoli
    Waan Layaabee

  • @ahmedmohammed8811
    @ahmedmohammed8811 2 หลายเดือนก่อน

    Hees tan dhagaysigeeda kama daalo habeen iyo maalinba allow siday dhagahayga ugu raxeeyeen iyagana ugu raaxe 29/octobar/2024 habeen arbaca soo galayso 2:11 minutes ❤🙏🥰

  • @afhayeenkademoqraadiyadapu2639
    @afhayeenkademoqraadiyadapu2639 4 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waa khasab inaan dhegeysto every nite I am on bore, I live it thank guys

  • @abdishakurabdi5190
    @abdishakurabdi5190 4 ปีที่แล้ว +17

    Heestaan waxaa looqaadey ina khaawi oo dhulbahante qayaad ah, wuxuu ahaa baxsan odageedi.

    • @qabyaaladimaxaykuuqaban3825
      @qabyaaladimaxaykuuqaban3825 4 ปีที่แล้ว +1

      Walal Riwaayadu kolay waatii antiga laga dhigay lkn anigu waxan ku maqlay in ay diyaad laftiisa ku socotay iyo ninkastoo kibra lasoco waanan daawaday life baan ku galay

    • @abdishakurabdi5190
      @abdishakurabdi5190 4 ปีที่แล้ว +1

      @@qabyaaladimaxaykuuqaban3825 zxp asagay kusocotey waa ninkii lahaa alle magan

    • @Safiyalowriinta
      @Safiyalowriinta หลายเดือนก่อน

      ​@@qabyaaladimaxaykuuqaban3825Hadaad Daawatay Macnaheeda Maahan Inaad Ogtahay qisada Kutimid Heesta

  • @hooyojannagasho7215
    @hooyojannagasho7215 4 ปีที่แล้ว +16

    Wll ilahay darti igu sar

  • @Dr_Abdi
    @Dr_Abdi 9 หลายเดือนก่อน

    Old is gold heesi waa heesihi hore hadalna wa intii hore loo yidhi ❤

  • @Abdulqadir-mz5nu
    @Abdulqadir-mz5nu 4 ปีที่แล้ว

    Thnk u liban jama heesta walbo aa soo galiso waa fasiix

  • @ansalcisman6886
    @ansalcisman6886 4 ปีที่แล้ว +4

    Waaaaw manta wax cusub aya dabka laga sodajiyay

  • @simansiman4012
    @simansiman4012 4 ปีที่แล้ว +8

    Dumar ka somali waa wada masha allh wada qurux badan lkin waxaa wada dilay cayil walah

    • @ayannur9480
      @ayannur9480 4 ปีที่แล้ว +1

      Walal cayil ka waa barwaaqo ! lol

    • @qaaqchannelofficial7390
      @qaaqchannelofficial7390 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkk cayil ka wey ku shidan yihiin qaliirey tiibishoileey Yaa rabo anoo kush kushyaashaan u jeedo

  • @ikhajji
    @ikhajji 4 ปีที่แล้ว +2

    War heestu dadkan si kaleey uqadeen... Owr raraanbaa laga hadlaayaa waxeey sheegtay waa maxay!??
    Soow ma ahayn "Haama haaynta Kaligii, garbaha Kii kahoos maroo, kuriskuu wax yeelaa" koley AfSomaligu aadbaa laygu dhaamaa, lakin sidasi weeye!

    • @aliabdule8387
      @aliabdule8387 4 ปีที่แล้ว

      Nin wayn On afaomaliga garanayn

    • @fadxiyaadan6697
      @fadxiyaadan6697 4 ปีที่แล้ว

      Ceeb weyan adigo somliya in aad tidha af somali waa leygu dhama

    • @guleidomar8972
      @guleidomar8972 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkk

    • @guleidomar8972
      @guleidomar8972 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkk

    • @FafiVoice
      @FafiVoice 3 ปีที่แล้ว

      Garbaha Kii kahoos maro, kurisku waxyeelaa weye...

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 4 ปีที่แล้ว +7

    heestan waxaa qadi jiray saynab xaaji baxsan iyo amed cali cigaal heesihii bari samadkii🥰

  • @hibaqali9583
    @hibaqali9583 4 ปีที่แล้ว +7

    Qurux hees lagufarayareystay yaa salaam❤️

  • @zamirasmille5600
    @zamirasmille5600 4 ปีที่แล้ว +3

    Cod iyo ereyo wlle heeso wakuwii hore❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 ปีที่แล้ว +8

    Ax Yaa Layla queen 👸🏼

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 4 ปีที่แล้ว +1

    Kootali magaca iska badal iga raali ahow

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว

      Saleebaan Gaal
      Same

  • @ridwaanxoogsade4547
    @ridwaanxoogsade4547 4 ปีที่แล้ว

    liibaan wllo guuul
    bartaa bar alle kaga hay

  • @ahmaddkhadarr2825
    @ahmaddkhadarr2825 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤
    Woooooow caadi ma ahan

  • @naimabarre8370
    @naimabarre8370 4 ปีที่แล้ว +5

    Wooow Geedi iyo leyla koteli 😘😘🥰🥰

  • @wardimuse918
    @wardimuse918 4 ปีที่แล้ว +15

    Hadan ahay walalka Somaliyeed like ha ila dhaafin

    • @aliabdule8387
      @aliabdule8387 4 ปีที่แล้ว

      Nin wayn o dawaradanaya ala waxba kuma siiyo kkkkkkkkk

  • @abdiraxmaanbarrecismaan1211
    @abdiraxmaanbarrecismaan1211 4 ปีที่แล้ว +2

    Heesta kama dalo hablaha Somali 🇸🇴👏👍🌺💯

  • @craxmaanmuuse510
    @craxmaanmuuse510 4 ปีที่แล้ว

    WAAAAAAA DHAKHTARKA TALOW ADUUNJANA MA LOO GUDBIYEY SHANTAA PARMENENTKA AH. YAAAA.

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว +1

    Labadaba ma kale dhacaan.cod macaan💕💕💕❤

  • @axmedmaxamedsheikh8508
    @axmedmaxamedsheikh8508 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhedo roob noqon wayday baxsan iyo cigaal 09 08 021

  • @juustomohamed4980
    @juustomohamed4980 4 ปีที่แล้ว

    Hestan hoyadey mcn aya jecel👍

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhyahay cilmi iga kororso noloshu waa xiise ceeshkaba kaadan doonaynin maliqi kartid ninkuna waalamid intaan lagugu labaynin kulabe oo cosobso dhawrki sanaba mar iskuna filnow kamaran biilka iyo masayrka ninka lagu qafiifayo ogsonow waa shaqsi aad baratay wakhti wakhtiyada kamida sido kale barashadu waay si soconaysa intaad noshahay fadlan in aad kaftomi kartid isku day😑🤝🏽😏😊😗😙

    • @salmanmahamed8533
      @salmanmahamed8533 ปีที่แล้ว

      Comantig wa gadan yahey wll ma gabar ba sidaa wax u cadeyneysaa

  • @bilaalmadaxqumbe3366
    @bilaalmadaxqumbe3366 4 ปีที่แล้ว +62

    Waligay like mahelin
    Nina xifaaltan aad uwayn naga dhexeeyya NOOHIILAYA

  • @ayaanmumtasabdi5954
    @ayaanmumtasabdi5954 4 ปีที่แล้ว +4

    Wan ka xumay magaca si qaldan ayad uqadaten kotali waxa logu bixiyay cadaan iyo qurux uu lahaa darteed

  • @bashirmxmd3250
    @bashirmxmd3250 4 ปีที่แล้ว +13

    heestaan ayadoo original ah ayaan haayaa oo aan kaban ahayn marka cidii rabto ha ka sugto channel ka MAADEYS TUBE ayaan soo galin doonaa

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 4 ปีที่แล้ว

      Already RUWAAYADII oo dhan oo music ah baa youtube ku jirta waxba hays dhibin huuno

    • @bashirmxmd3250
      @bashirmxmd3250 4 ปีที่แล้ว

      @@somalilandtayda3765 mhadsanid sxb link ii soo dir

    • @abdullahiahmed2409
      @abdullahiahmed2409 4 ปีที่แล้ว

      Heesta originalkeeda yaa qaado walaal ma khadro iyo cigaalbaa

    • @Safiyalowriinta
      @Safiyalowriinta ปีที่แล้ว +1

      ​@@abdullahiahmed2409Maya Walaalo Waa Baxsan Iyo Cigaal

  • @miche100
    @miche100 4 ปีที่แล้ว +2

    Viva Baxsan & Cigaal

  • @aminaisakabdi3997
    @aminaisakabdi3997 4 ปีที่แล้ว +1

    Maha marwadan ninkeed kabin.
    Waa kalwadaan ninkeed kabin
    Heesta deel qaafka ka daaya

  • @aminabdisalem3401
    @aminabdisalem3401 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc heestan Auh abdillahi diiriye sooraan ayaa aliffay laxankii Ahmed Ali Cigaal.

  • @mrabdi3813
    @mrabdi3813 4 ปีที่แล้ว

    Fananin soo habsantay weyi layla iyo geedi top hees labad soo tuma

    • @qabyaaladimaxaykuuqaban3825
      @qabyaaladimaxaykuuqaban3825 4 ปีที่แล้ว

      Layla iyo geedi may soo habsaamin ee way ka fadhisteen markay sheekadii wada fanaan noqotay

  • @AbdullaAbu-k3x
    @AbdullaAbu-k3x 11 หลายเดือนก่อน

    Thanks leyla kootaali

  • @fitamiinoos
    @fitamiinoos 4 ปีที่แล้ว

    Waxaasa fan ah

  • @xabaalotumaalod1517
    @xabaalotumaalod1517 3 ปีที่แล้ว

    Noocaa soo badi zhp

  • @najmanituu7749
    @najmanituu7749 4 ปีที่แล้ว +4

    Magaca fananada ayaaba Ah ka carar🤣

    • @cawalecaaqil2703
      @cawalecaaqil2703 4 ปีที่แล้ว

      Macag laga sasay wadataa 🏃🏼‍♂️

  • @JugeQaaraamiMusic
    @JugeQaaraamiMusic 3 ปีที่แล้ว

    Kootali aaa !!! Yaaaa

  • @ibrahimibrahim7385
    @ibrahimibrahim7385 2 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah thanks 👍👍👍

  • @hamdiiina
    @hamdiiina 4 ปีที่แล้ว +1

    Hani uk ma aroisbaa micnaha

  • @jamiilojalaqsan2275
    @jamiilojalaqsan2275 4 ปีที่แล้ว

    War Wuxuu Magac Xumaa Leylo Kootali

  • @hanadabokor9117
    @hanadabokor9117 3 ปีที่แล้ว

    Waa ayo gabdhan cid kasto la dhelayso khatar waaye wan ku haysta

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 4 ปีที่แล้ว +1

    Ka Mid Naas Ahow
    Kaaba Naad Maaaha
    Ka Mid Noqo Dadka
    Baxsan Iyo Cigaal
    Xasuus

  • @aslamamohamed9405
    @aslamamohamed9405 4 ปีที่แล้ว +2

    Hani UK aros miyaa

  • @abdidekow426
    @abdidekow426 23 วันที่ผ่านมา

    war geedigan ma ina faarax fidhika farax badhshe

  • @Myway3801
    @Myway3801 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa Layla Kootali 🌹🌹🌹🌹

  • @abdiyusufabdirahman6039
    @abdiyusufabdirahman6039 3 ปีที่แล้ว

    MOST BEUTY MUSIC OR SONG I SEE WHOLE COVIDA 19 TIME MAKE ME ONE BOTEL VODKA LATE I SEE MAKES TOO U GET LIKE

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 3 ปีที่แล้ว

      are you related to yoda the jedi master?

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 4 ปีที่แล้ว +1

    geeeddi fnaanka xusa taariikhda daaarood libaaax darwiiisha

  • @ibrahimibrahim7385
    @ibrahimibrahim7385 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah

  • @CabdijamacSergio
    @CabdijamacSergio ปีที่แล้ว

    Iananata magaca ka badela layala kootali waa magac xune😂😂😂😂😂

  • @faizam523
    @faizam523 4 ปีที่แล้ว

    Inantan layla kootali ma odeygii reer jabouti baa dhaley mise magaca ayuun baa kulmey?

  • @adkeysiboss7010
    @adkeysiboss7010 4 ปีที่แล้ว +2

    Hadan laxaqiren hesta barteda dhigen wixi hadal ah wa goni

  • @TheHiliso
    @TheHiliso 4 ปีที่แล้ว +2

    Wiil darwiish Geedi ❤️🇸🇴

    • @aliabdule8387
      @aliabdule8387 4 ปีที่แล้ว

      Ilaa 2009 adoo caytamayan ku baratay walahi ma nooshahay ilahay cimiriga kudaa ,faridbad tahay

    • @maryanaden3874
      @maryanaden3874 4 ปีที่แล้ว

      @@aliabdule8387 bbbshsdue

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 4 ปีที่แล้ว +1

    Legends Layla and Geedi

  • @tufaxabdi3304
    @tufaxabdi3304 4 ปีที่แล้ว

    layla kotali aa cadubillah magacaga ayaa xumanta kamarkhati noqon

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 4 ปีที่แล้ว +4

    Layla Kootali Kuyeh....
    "Kootali" Dilaa Weyn Oo Rabbi io Raggba Ka go'oy baa U aqaana.😂😂
    Tan ma abaahedba kootaliya mise yadaaba ah. Sbxnlh.!

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 4 ปีที่แล้ว

      EL YAHYE LAASKAWI
      Hooyadabadka Hadashay Ibna Sinah 👎🏾

    • @elyahyelaaskawi2341
      @elyahyelaaskawi2341 4 ปีที่แล้ว +1

      Horta af ceyntama Ninkisu Kuyal.
      Adna ma ina Kootali baa thy?

    • @lolbob1906
      @lolbob1906 4 ปีที่แล้ว +1

      Kotali waa diin kiristinka kamida Ethiopia laga yaqaan

    • @lolbob1906
      @lolbob1906 4 ปีที่แล้ว +1

      El yaxye ha caayin walaal . Ninka u danaaniya gabadhow . Habadhan abokor muuse miyaa canada joogta .

    • @farijany4594
      @farijany4594 4 ปีที่แล้ว +2

      Maya abeheed alaah yarxam wuxuu ayaa nincad oo xoogweyn oo quruxbadan ,laakiin magaca sida loogu bixiyey waxay ahayd.Gaadhi weyn oo la odhan jiray Mercendis oo xamar iyo hargeysa ukala goosha ayuu laha markan maalin malmaha kamida ayuu isyidhi Muqdisho usafar maalintana waxa lasiyarayey awbarkhadleh marka ninbaa yidhi ha bixin yaanu gaadhigu kula qalimin ee siyarada aad marka suu diday oo yidhi aniga aaw barkhadle wax ha iga qaado.Kadib ayey isu sheeg oo yidhaahdeen waar kani waaba kootali sidi ayuu magacii ku hirgalay.

  • @miche100
    @miche100 4 ปีที่แล้ว +2

    Inaba Caadi Maahan

  • @saleemanmaxamuudjihaaye6800
    @saleemanmaxamuudjihaaye6800 4 ปีที่แล้ว +2

    Thanks casriga cusub
    Lajan qaad

  • @suberuk7429
    @suberuk7429 4 ปีที่แล้ว +2

    Heestan qaranigeeda markan dhagato goorma dib loso Tumi unba islahaaa waaan jelhy allylehe heesta heesaha

  • @mohamednoornoor8643
    @mohamednoornoor8643 4 ปีที่แล้ว +1

    Good performance

  • @abdoulkaderyonis6101
    @abdoulkaderyonis6101 4 ปีที่แล้ว +5

    War islaantuu cod macanaa laaakin heestan talow maa copy baa iguma cusbee

    • @suugantasanadka8107
      @suugantasanadka8107 4 ปีที่แล้ว

      Wa hesihi hore naagta qamar suugani abaheedba 70kii halabuuray

    • @abdoulkaderyonis6101
      @abdoulkaderyonis6101 4 ปีที่แล้ว

      Suuganta sanadka Somaliga naga hagaajii lagumaa fahmayee qamar sugaanii heee??????

    • @ayandirshe485
      @ayandirshe485 4 ปีที่แล้ว

      halkar academy ..Original Song ,Saynab Haji Ali Siigale Baxsan Iyo Ahmed Ali Egal

    • @samsamadam9641
      @samsamadam9641 4 ปีที่แล้ว

      Haa wa cope si wanaagsan bey u keenen waxa horey u qaadey saynab xaji cali baxsan iyo axmed Cali cigaal waxana curiyey Abwaan sooran alaahu raxma

  • @shadiyaabdulkerim5
    @shadiyaabdulkerim5 4 ปีที่แล้ว

    Maamada codba ku dhamday.

  • @brownsugar7604
    @brownsugar7604 4 ปีที่แล้ว +1

    Layla kootali😘❤

  • @ibrahimibrahim7385
    @ibrahimibrahim7385 3 ปีที่แล้ว

    Thanks thanks thanks 👍👍👍

  • @rahmoalqadi4135
    @rahmoalqadi4135 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaayo waaayo

  • @cnasirudhis7401
    @cnasirudhis7401 4 ปีที่แล้ว

    War gabadhu magac xumaa kotaliyaa bisinka

  • @samantarxafuni9082
    @samantarxafuni9082 4 ปีที่แล้ว +2

    xusuus heestan ahmed cigaal iyo baxsan hees murti ku fadhida malinteynu kulana rabi keenay kheyrkoo hana jebin karkarada kkkkkkkkk

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว

      Ruwaayadda Dhedo Roob Noqon Weyday. Abwaan Abdillahi Diirye Sooraan, aun

  • @FC_7MAN
    @FC_7MAN 3 ปีที่แล้ว

    Xudud kuficantahAy dowlad ninki firsanay ninki ubarera xur laqufulo talifishin qayano labad kitabi ciririyay shiqi lawacijiray jabuti dorashaded maloshalay janti qof kunol qof xalal sikaliyo lab lagahelijiray hada waa cidkaste rab aba harabi ilen meshi lagasijestay waa kawardooni ood agfarisan si uaragtid waxay yihin ani iskulada dhigtan ooyulugeyn cirkub dhulkuba iney garinayan shaki igajuray markan galay imanka igalay ineybugaba laguqoro sidasna ugukalsonadAy aqonta ooina isnahay ugadhawahay cidkaste darema tiwalid hadikarebo haweenka waayeel manoqdaan micnaha waa askarinimada intakale carurta lagumatalikara ilaa askariga hubkaa didaya ooubahan masuul hadii salad kujirto waxa oogabixikarta cunug garguranaya burjukada kudhacaya sida tinarta

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 4 ปีที่แล้ว

    Oo hadda Sidan naagtan heesi waa KOOTALI miyaa? Illaahow nabad-baadi.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว

      Naaneystii Aabaheed

  • @craxmaanmuuse510
    @craxmaanmuuse510 4 ปีที่แล้ว

    Waxa la yidhi shantiiii u gee muu wooman waa=sixxxxx.

  • @ibrahimibrahim7385
    @ibrahimibrahim7385 2 ปีที่แล้ว

    Thanks 🙏👍🙏👍

  • @khaalidmahamed4601
    @khaalidmahamed4601 3 ปีที่แล้ว

    Amiin Amin

  • @kulmiyek5163
    @kulmiyek5163 4 ปีที่แล้ว

    Heestan Riwayada aya ku jirtay Iyo Qisada laga Samayeya

    • @hopehope8368
      @hopehope8368 4 ปีที่แล้ว

      maraqsaya malabsaya Dhedo Roob noqon waydey

  • @ibrahimabdi8900
    @ibrahimabdi8900 4 ปีที่แล้ว +1

    Magacaagu yuu noqon
    mid xumaan ka marag kaca
    #Kootali

    • @farijany4594
      @farijany4594 4 ปีที่แล้ว

      Layla axmed cali layla kootali asal ciyaal Hargeysa ♥️♥️👌👌🌹🌹

    • @ahmedhassan648
      @ahmedhassan648 4 ปีที่แล้ว

      Asal ciyal hargaysa reer kotali

  • @abdiazizabdullahi8532
    @abdiazizabdullahi8532 4 ปีที่แล้ว +3

    Abti Liiban pinnes me 🙏🙏🙏
    Guul wacan

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 4 ปีที่แล้ว +5

    Nice voices both of them but they are old for this

    • @samsamadam9641
      @samsamadam9641 4 ปีที่แล้ว

      Heestaan ba older don't you think so is better than all new songs brother

    • @sahramayes8050
      @sahramayes8050 2 ปีที่แล้ว

      What do you mean they are old for this, there is no age limit for singing and I don’t think there is any young singers that could sing like these two, please give me a break

  • @xabaalotumaalod1517
    @xabaalotumaalod1517 3 ปีที่แล้ว

    Asal weeyi heestani

  • @Awo-id9tg
    @Awo-id9tg 2 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️🐎🐎🐎

  • @fitamiinoos
    @fitamiinoos 4 ปีที่แล้ว +1

    Caadi maha

  • @ayanqurux7998
    @ayanqurux7998 4 ปีที่แล้ว

    Kaftan Inoo furan

  • @jamiilojalaqsan2275
    @jamiilojalaqsan2275 4 ปีที่แล้ว


    Kootali》

  • @mosamater7882
    @mosamater7882 4 ปีที่แล้ว

    Wawawawawawaaaaa

  • @yousufahmed1906
    @yousufahmed1906 4 ปีที่แล้ว

    alahadinka.qabto.heesa.fanaaninta.dacawooyinyow.fana.waxkagaran.meysaane

  • @aminaisakabdi3997
    @aminaisakabdi3997 4 ปีที่แล้ว +2

    Wuxuu faras kadle iyo socod
    Kadle: waa marka farasku marba lug qaadayo( galloping)

    • @faizam523
      @faizam523 4 ปีที่แล้ว

      Aima, thanks sis!

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว

      Maalin waliba waa kow wakhtiguna ma kaadsado ma kaaftoomo nooluhu
      Every day is a new day, time and tide wait for no man, humans they always looking more, seeing the empty half of their glass

  • @abdullahiismail5989
    @abdullahiismail5989 ปีที่แล้ว

    Sixid ma aha (ama caynku karbaashkiis ka hoos maro ee waa karbaashkii ka hoos maro
    2) marwadaan ninkeed kabin kabaheed ma yeelmoo ma aha ee waa kabaheed ma yeelloo
    3) ma aha kabo naas ahawoo ee waa kama naas ahowoo macnaha sida dadka show