UMMU AHZAB HASSAN SOYA WUU U QALMAAN IN AAN GUURSADO WALIBA.........

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024
  • MA DOONEESAA QOSOL MAAD IYO MADADAALO KU SOO BIIR CHANNELKEYGAAN OO AAD KA HELI DOONTO WAX WALIBA OO FUNNY MOMENTS AND FUNNY VIDEOS AH THANKS
    HASSAN SOYA
    FILM DIRECTOR/ACTOR/FILM PRODUCER/SINGER/ SONG WRITTER AND TH-camR.
    FOLLOW ME
    / hassansoya
    / hassan.alish. .

ความคิดเห็น • 164

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 ปีที่แล้ว +77

    Hassan iyo hamdi inta dareensan inay xiriir ka dhaxayo ilaa dareentay ❤❤❤we love you guys ❤

  • @seynabaweyschannel6081
    @seynabaweyschannel6081 ปีที่แล้ว +34

    Ax wllhi waxa daremey jaceyl ❤ allow isku kiin barakey o calaf isku kiin dar yarabi wan idin jeclahay ❤😢😂

  • @sucdicadood601
    @sucdicadood601 ปีที่แล้ว +17

    Mnash allaah wan idin jecelahy l love you umu ahzaab iyo xassan soya ❤❤🎉👍💯✅️

  • @fartuuncaabi4217
    @fartuuncaabi4217 ปีที่แล้ว +10

    Labadiina hadaad is guursataan 1m aa gaari leheden😂 queen king❤❤ dad aan taageero 🎉

  • @FadumoBashiir-pq9om
    @FadumoBashiir-pq9om ปีที่แล้ว +7

    Lkn abwe xasanow boqorka iyo boqoradda iskadaaya magacyadaa alle keliya usugnaadeen alle ayaana boqora ilove you

    • @amatallahbintuosman1092
      @amatallahbintuosman1092 ปีที่แล้ว

      Xabiibti boqorka boqoradaa dambi ah lkn boqorka Ama boqorada wax dhiba kuma sugnaan

  • @FadumoBashiir-pq9om
    @FadumoBashiir-pq9om ปีที่แล้ว +11

    Waan ku faraxsanahy inaan noqdo qofki ugu horreeyay ee daawada

  • @iafraxmaxamed6653
    @iafraxmaxamed6653 ปีที่แล้ว +10

    Xassan soya iyo uma axsab dad asxabo isfahmay isku shaqana ah dar ilahaa idin jeclhy mar wlbo sidaad noga qoslisaan oo waqtigina qaliga no hurtaan wad ku mahadsan tihiin ilove you so much

    • @amatallahbintuosman1092
      @amatallahbintuosman1092 ปีที่แล้ว +1

      Beentaa maaha caweykeey noo wanaajiyaan Anoo walaalkay dhintay oo mode ka iga qaldanyahaa bilaabay inaa daawado murugtii wey iga yaraatay ,Alle ha idin xifdiyo walaalahay❤

  • @zahraabdd6365
    @zahraabdd6365 ปีที่แล้ว +12

    Ma sha Allaah ! ❤ waxaan dareemay in Aad is jeceshihiin aniga waxaan dareemay farxad Allaah ha isku kiin qoro I love you for the sake of Allah ❤

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 ปีที่แล้ว +10

    Xasan soya ala,hoyoy cunug madhashe mashan Allah alha,kudesto jah ilen horaa uso shaqesateen 2madina alaha idin xafido ubadka walahey qaliya intaas waaa ika kaftan wallo❤

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 ปีที่แล้ว +2

      anibo caawa iigu horeyso dadka caanka masha allh mostly ilmo ayee so dhaleen

    • @Dosa-Ally
      @Dosa-Ally ปีที่แล้ว

      Wah magaceeda aaba ah umu ah see ku fahmi wesey😂😂

  • @ayanahmed7160
    @ayanahmed7160 ปีที่แล้ว +8

    Mash alla sadar muqda suaal ka dhaan alle ha idin barakeeyo

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane ปีที่แล้ว +112

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲🩷

  • @hannadaadey9687
    @hannadaadey9687 ปีที่แล้ว +5

    Anigba jecel I aan dawado ummu hazab iyo sooya waa funny wlhy❤❤❤

  • @cashacali517
    @cashacali517 ปีที่แล้ว +15

    Waan idin jacelahy walahi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-id1cp6ej7z
    @user-id1cp6ej7z ปีที่แล้ว +9

    Mashallah lawadhina wa isku so baxeysi illahey calaf haisku kin daro wll❤

  • @fahmaabdullahi6984
    @fahmaabdullahi6984 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah wan idin jecelahy I love you umu ahzaab iyo xassan soya❤❤❤🎉🎉 💯

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 ปีที่แล้ว +25

    Queen 👸 👑 of the Queen 👸 ✨️ 🙌 wakusalame🎉

  • @Sacdiyoahmed2007
    @Sacdiyoahmed2007 ปีที่แล้ว +8

    Su,aasha ugu dam baysah ee xamdi anaa fahmay😂 challenge lah jada ah soosa meeya🥰

  • @user-cj2ne5jv4t
    @user-cj2ne5jv4t 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii ad isgursataan aad ayaan ithin jec lan lahaa walahi ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shariifada
    @Shariifada ปีที่แล้ว +3

    M.a guleysta mar walbo wllkey iyo wllshey mcn ❤❤❤❤❤

  • @xafsacali123xafsacali9
    @xafsacali123xafsacali9 ปีที่แล้ว +3

    Kuwaan saa iskula jeclahay ❤😂sida actor iyo atariisho camal ❤

  • @user-vg7xs9zb1v
    @user-vg7xs9zb1v 11 หลายเดือนก่อน +1

    Dad an mar wlba jacelahay walhi ano xanaqsan marka muqalkina dawado aad ayan ogu farxaa ano dhola cadaynaya ayu iga dhamada yutubka wlhi wax kale uma so galo idinka dartin mooyen abti xasan iyo wlshay xamdi qurrux faraxad igu nolada ❤❤❤❤

  • @user-wp3zm5vt4c
    @user-wp3zm5vt4c 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah ❤❤❤❤

  • @SaynabMursalcusmaan
    @SaynabMursalcusmaan ปีที่แล้ว +10

    Wwww m.a X&X Wllhi waxaa Tihiin Dad aad u Taageero ❤❤❤

  • @hamdiahmed353
    @hamdiahmed353 ปีที่แล้ว +5

    Horta dadka caanka siday noo haystaan wlhi🐈🐈😂😂
    Jecelkiina wow muuqda walalayaal no cadeya noh👀

  • @SalmoQurux-jy3yi
    @SalmoQurux-jy3yi ปีที่แล้ว +3

    sax waaye qoqorada umu ahzab allah ha idin xafido

  • @samiramohamed7524
    @samiramohamed7524 ปีที่แล้ว +4

    Allah kuu barakeyo hno

  • @user-ly7pn6zj2o
    @user-ly7pn6zj2o 9 หลายเดือนก่อน

    Boqorada iyo soya dad aan jeclahay ayaad tihiin ❤❤ilove you my pro my sista

  • @amiirabintuyasin185
    @amiirabintuyasin185 ปีที่แล้ว +7

    2 qof aan tageero keep going ❤🎉

  • @user-us2ud9es6b
    @user-us2ud9es6b ปีที่แล้ว +7

    ❤❤❤❤❤ Jah isku waara

  • @khadracabdisamed4222
    @khadracabdisamed4222 ปีที่แล้ว +5

    Anaa ku fahmay xamdi ❤❤❤❤❤

  • @nihanabdi4541
    @nihanabdi4541 ปีที่แล้ว +8

    Wow game kiina wuu batay 2diina ma isku qabsatiiiin waa isku badateen kolley😶‍🌫️

  • @user-uy5lt6vg3r
    @user-uy5lt6vg3r 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤🎉 thank you keeping going ❤❤🎉 sister and brother

  • @user-zy3vw7xf3u
    @user-zy3vw7xf3u 11 หลายเดือนก่อน +1

    👑👑❤️❤️❤️ of the queen 👑👑👑

  • @fatoumadeymanlareine2331
    @fatoumadeymanlareine2331 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah Hassan Ali ce le nom de mn trésor papa allah yarhamou🙏🙏🙏🙏 apo macaan Hassan Ali allah aku naxariis 😭😭😭😭

  • @nawalismacil5477
    @nawalismacil5477 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allaah xasan iyo xamdi idin jeliyaa ❤

  • @SaacidYare-gq5ry
    @SaacidYare-gq5ry ปีที่แล้ว +2

    That's why a want Ron tu use😂😂😂😂😂

  • @FadumoBashiir-pq9om
    @FadumoBashiir-pq9om ปีที่แล้ว +4

    Kkkķķkkw wllhi wa iga qosliseen team soya

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤

  • @QoftaShidan-re5dd
    @QoftaShidan-re5dd ปีที่แล้ว +5

    Ma goyn noo fasir hadalka😂😂😂😂

  • @Kain5
    @Kain5 ปีที่แล้ว +2

    Asc Hassan wan ku salamay waxa so samaysa Lettuce like (w oo ka kobay 15 manes like Washington wabat Warsame wariye like that 30sec) plz

  • @Maymuun-vk6pm
    @Maymuun-vk6pm ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله

  • @NimcoyuusufNimcoyuusuf-vn6cj
    @NimcoyuusufNimcoyuusuf-vn6cj ปีที่แล้ว

    Maanshllh xasan soya iyo umu axazaab waad dad faniya walaahi. Way iga qosaliyaan maanshllh alle ha idin xiftiyo

  • @SaacidYare-gq5ry
    @SaacidYare-gq5ry ปีที่แล้ว +2

    Hassan ali shariif

  • @shukriabdikariin6362
    @shukriabdikariin6362 ปีที่แล้ว +1

    Ani xitaa ma fahmin inta danbe unuka hada reer xamar nhy isku luqad ma nihin umu wa idin salamy labadiina jira oo jooga😊❤❤❤

  • @indho_adayg3268
    @indho_adayg3268 ปีที่แล้ว +2

    Waryaa Hassanow nacladyey waa ku jeclahay 😂❤

  • @cumarcusman-ee9sl
    @cumarcusman-ee9sl ปีที่แล้ว +12

    Pig legend sooya in lagu qod qod waa jeclahay nio😂😂❤

  • @user-yj3zx9hh9r
    @user-yj3zx9hh9r ปีที่แล้ว +1

    Soya suaal lagu waydiyay wax badan aa ka fahany adiyo boqrada ilhay ha isku kiin calfo❤

  • @walaalek8639
    @walaalek8639 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay haydin barakeyo wan ku xisabtma video yadina

  • @user-wc8cf9gl4q
    @user-wc8cf9gl4q ปีที่แล้ว +3

    My favorite couple ❤

  • @nasroahmed4510
    @nasroahmed4510 ปีที่แล้ว +2

    Xasan soya iyo baqorada waan itin jeclahay

  • @user-pu7hc6jx5o
    @user-pu7hc6jx5o 2 หลายเดือนก่อน

    of the queen👸👸👸👸👸

  • @user-iu4sv2jk4x
    @user-iu4sv2jk4x 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allh walal ilaahey daratiis ayaan kujecelahy❤❤❤❤

  • @AminaJamac-hq5rh
    @AminaJamac-hq5rh ปีที่แล้ว +2

    Keeping my brothers king and queen

  • @sumayosumayobashiir9087
    @sumayosumayobashiir9087 ปีที่แล้ว +3

    Adaa 😂adaa 😂adaa

  • @anisohassan9529
    @anisohassan9529 ปีที่แล้ว +2

    Anaa fahmee gabadha gab kadheh xasan soya🤣🤣🤣

  • @user-oc7us9lj7p
    @user-oc7us9lj7p ปีที่แล้ว +1

    Hasan wilkaga samigey waye m.a❤

  • @Bishaara
    @Bishaara 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waw maasha Allaah ❤

  • @CandyHeart-on5bm
    @CandyHeart-on5bm ปีที่แล้ว +1

    Allah calaf ha iskugu kiin daro waan idin jeclahay❤🫶

  • @hafsahussein4400
    @hafsahussein4400 ปีที่แล้ว +2

    Skuu waraa walalaha qali esgacal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ilove Soo much walal

  • @Zahranuur-zh3mi
    @Zahranuur-zh3mi ปีที่แล้ว +6

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ed2rl1do6y
    @user-ed2rl1do6y ปีที่แล้ว +3

    Kuweyka waniwadaa❤

  • @leylamohamed3500
    @leylamohamed3500 ปีที่แล้ว +1

    M.a wad iskunureysin

  • @user-tb4yf6qe8e
    @user-tb4yf6qe8e ปีที่แล้ว +3

    Waryaaaaaaaa hasn

  • @FaizaQowdhan-zt3hy
    @FaizaQowdhan-zt3hy ปีที่แล้ว +3

    Waad isuqaltaane noocadeeya

  • @amiinmario
    @amiinmario ปีที่แล้ว +5

    2 labada kale aniba necbahay lkn waryaaaaaaaaaaaaa😂

  • @Wllyuupoi
    @Wllyuupoi ปีที่แล้ว +2

    Waa hamdi qofta inta fhnty

  • @Amiira96
    @Amiira96 ปีที่แล้ว +11

    M.a hamdi and hassan allow isha cadawga idinka haay
    Keep going soo badiya barnamishkan part2 inta rabta

  • @iqranuun726
    @iqranuun726 ปีที่แล้ว +2

    Xassan soya in lagu dhibo waan iska jeclhy 😂
    Guulyso bro ❤

  • @Maymuun-vk6pm
    @Maymuun-vk6pm ปีที่แล้ว

    Alle ha idiin barakeeyo wllky xasan King iyo xamdi Queen waa labada aan taageero wallahi hadaysan ku jirin by grouping xasan iyo xamdi madaabado marka jacaylka aan idiin qabo ayaa keenaysa waligiin kor ahaada dhamaan umada muslimiinta ahgaar ahaan team xasan soya

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 ปีที่แล้ว +2

    Ala hoyooy jaceloow umad mahan ganaax kudhece kulaha 😂😂cawa idulqata comontikeyka badan😅

  • @fadumafarah6229
    @fadumafarah6229 11 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah tabarakallah my people wan idin wataa

  • @Abdika-ic9gh
    @Abdika-ic9gh ปีที่แล้ว +1

    M.a waad isku nuureysaan

  • @Anaspele
    @Anaspele 4 หลายเดือนก่อน +1

    Firi suaal xamdi mrki suaal la weydiyo sbb uu fahansisa diyasbro mia😊

  • @Ramla-st2xr
    @Ramla-st2xr ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaah

  • @khadracabdisamed4222
    @khadracabdisamed4222 ปีที่แล้ว +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ItzmeQalqaaLi
    @ItzmeQalqaaLi หลายเดือนก่อน

    Waan idin salaamay dhalinyaro

  • @AragsanInamohamed
    @AragsanInamohamed ปีที่แล้ว +2

    Wabaa is rabten labadenaba is gursathaa naga so gagabeyaa

  • @mohamedibrahim2567
    @mohamedibrahim2567 ปีที่แล้ว

    Su’aalahaan qofkaan fahmin jawaabahooda dhaqtarka maskaxda ha,utago,
    Habaryartay umu axsaab iyo soya sidaad jeceshijiin ilaah ha,idiinyeelo.

  • @MaanMaxamed-ip8ql
    @MaanMaxamed-ip8ql ปีที่แล้ว +1

    الله يحفظكما ♥️

  • @Kain5
    @Kain5 ปีที่แล้ว

    Each person

  • @user-zb5tc1ne5k
    @user-zb5tc1ne5k หลายเดือนก่อน +1

    Warya xasan sooya 😅

  • @cashacali517
    @cashacali517 ปีที่แล้ว +2

    isuku yaaca ❤❤❤❤❤❤

  • @user-dd3yc3ce1x
    @user-dd3yc3ce1x ปีที่แล้ว +2

    8 horey loqabsade

  • @user-wr5tu3op4h
    @user-wr5tu3op4h 11 หลายเดือนก่อน

    Best is the best xasan and xamdi

  • @Hani-ns6bm
    @Hani-ns6bm ปีที่แล้ว +1

    Hhhh xasuys anigoo arkaa ayoo dharkii dhan Naga arursaday saa ufirinayay Markow Baxan qiliyay😂😂😂

  • @aminoxusen4002
    @aminoxusen4002 ปีที่แล้ว +1

    Soya isla wayni iyo adiga kala dheer abowe

  • @Xasansantos10
    @Xasansantos10 ปีที่แล้ว +1

    Suuraha maxaa waaye asxbey 😂😂

  • @user-sx8es5yj7y
    @user-sx8es5yj7y ปีที่แล้ว

    Masham allahi ikuwaara faraway kunoolada noshiinab❤❤❤

  • @aminoxusen4002
    @aminoxusen4002 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi eana fahmay umu

  • @user-cd9hs8ip4q
    @user-cd9hs8ip4q ปีที่แล้ว +4

    ❤❤❤saad isku jeceshihin inka badan inii jecel❤

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 ปีที่แล้ว +2

    Xasan soyaa vaar nacalad waa mece dadkane wadhehe moho 😅

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 ปีที่แล้ว +5

    Aniga beribaa tuug gurigena daqadisa dharkagii ka gurtay Ana Waan arkaa fulayan ahay Waan amusay wax hurdan iska dhigay xataa naqaska waa isku ceshay artugaa saa unacbahau 😢😮

  • @idilriyale6213
    @idilriyale6213 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah aad iyo be to gather for life 👌🩸

  • @samiirabdiofficial6275
    @samiirabdiofficial6275 ปีที่แล้ว +1

    Hasan soya😂😂😂waryaaaaa😂😂😂

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 ปีที่แล้ว +2

    Warya😂😂😂meqo ilmo dhashay

  • @user-zc8yb2hk5j
    @user-zc8yb2hk5j ปีที่แล้ว +1

    Hory usoco hazan🫡

  • @saynababdinuurhusseinsayna1666
    @saynababdinuurhusseinsayna1666 ปีที่แล้ว +1

    H.H❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @deeqomohamuud73
    @deeqomohamuud73 ปีที่แล้ว +5

    ❤❤❤👑🫀👍🏼🤣🤣🤣

  • @hudamahdi3055
    @hudamahdi3055 ปีที่แล้ว +1

    Inigaa is og 😂😂😂😂

  • @maryanbashiir3033
    @maryanbashiir3033 ปีที่แล้ว +2

    Marwalbo waaad iga qoslisaaaan runtii