Marka hore waxa mahad iska leh Allah Oo Jaanis Ino Siiye Inan Dawano 1ilaa 42 marka xigta waxa mahad iska leh koxda gurmad Inti an page Kan Ku xirnen Inti Naga dhimate Alle ha u naxariisto Inta Naga Xanunsana Alle Hano Caafiyo 🤲🤲
👋Qofkasta oo filinkan daawanaya qoralkaygana arka hami kasta ood leedahay ilaahay ha kuu rumeeyo 2024 ilaahay caafimaad ha nagu gaarsiiyo Ana habi ayaan leehay ilaahay inuu ii rumeeyo isoo duceeya 🤲🤝
Maansha allah gacmo wadajir bey wax ku gooyaan somali been waa shegta lkn Kuma maahmaahdo farxadena aa u taagan tihin marwalba mahadsanidin dhamaantin kooxdena gurmad❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🏆🏆🏆🏆
Hhhhhhhhhhhhhh 😁😁😁😁😁😁😁😅😅😅😅😅😅😅 Yuu kugu neefsan iga dheh walee cajabo meeshey ku jirto laga yaab Shugran them gurmad ader abukar mahdi thanks and long live insha allah 💗💗💗💗💗💗🙏🙏
My husband reads my comments under every video. Shaqo la’an 🤣🤣🤣🤣 . Akhridiye maxaad faa’iday ii sheeg.. ku lahaa ha I ceebayan. Hargysa iskaga layadhso Xaaji.
Mama Faynuus❣💌💋💋💋💋💋 mac iga gaarsiiya cimri dheer iyo cafimad 😘😘😘
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💗❤💞
Waan ku saaray walla
@@qadroaadan9362 jzk kheyr qaali badan 💕💞💓
Wnku saaray wall
Waakuu saarey sis
Wallhi waa qiso dhab Ah
Familada kala tago dhibka ay leeday taliyaha gabadhiisa lo qalqaalinaa waliba lacag loka
cunaa gabar yar baan ku hayaa filmkana qisa cajiib ayuu xanbaarsanyahay thanks abuukar mahdi iftiinka bulshada 🙏👌
Waliba waxaan filaayaa inay dhici doonto taliye dafle gabadhuu dhalay iyo wiilkiisa u inay ayaguna sidaas ku dhacdo waayo la iskuma sheegin oo wuxuu dhahay xaas kale ma lihi
Marka hore waxa mahad iska leh Allah Oo Jaanis Ino Siiye Inan Dawano 1ilaa 42 marka xigta waxa mahad iska leh koxda gurmad Inti an page Kan Ku xirnen Inti Naga dhimate Alle ha u naxariisto Inta Naga Xanunsana Alle Hano Caafiyo 🤲🤲
AAAMIN aamin insha allah Macnto
Team guramad guulayistaa mr. Abukor mahadi mahad saniid legend adiga la.anta nomayisan surta gasheen filmka iyo xamasadiisaa 🥰🥰
Maama Faynuus Sh Daahir ilaahay cimrigaaga hadheereeyo
i thought i am watching Holywood movie mash Allah, i neverthought my people can make such a lovely drama , long live Abukar mahdi and his team
Filimkan caadi ma ahan aadban u jeclahay illahey ha idinka key daayo team gurmad qaas ahan ayan ku salamey ustad abukar illahey haku sharfo
Ar gaba’dhaada halaguu shukaamiyo dhibadanaa mar key raggu caruur tooda dayacaan waa sidanoo kaleh Allaw na astur Amiin 🤲🤲🤲
*✴ Salatu duxa✴*
*💚بسم الله الرحمن الرحيم*
*السلام عليكم ورحمه الله وبركاته*
*💥اللَّهُمَ اَعِنِّيْ عَلَيْ دِكْرِكَ وَشٌكْرِكَ وَحُسْنِ عِبَاْدَتِكَ💥*
*Uadeegso Qalinkaaga Fidinta Dintaa & islaaaaxa Umada iyo Walalah Cafi Allaa Drtis* ✔
👉 *Nabigen muxammed
°ılılı• Sallaahu calayhi Wasallam*☀
👉 *wuxu yiri Qofku wuxu leyahay* *360 .sadax boqol lixdan Xubnood _xibin kastana Waxa laga rabaa ( Sadaqo) marku wagu Baryo balse waxa ka Gudeyso laba rakco ah*
*✴ Salatu duxa✴*
👉 *Buu Darr (A.K.R.)
Wuxuu Yiri: Nebigu
(S.C.W.) Wuxuu yiri Markiiaad soo Kacdo waaberiga Sadaqaa lagu leeyahay Xubin kasta oo ka midba Jirkaaga.Marka Alle hufid*✴ *Walbaa ✴yacni inaad Tiraahdo*
👉🏼( *Subxaanal-Laah*) *Waa Sadaqo*
*Mahdin kastoo oo aad mahdisaa Alle (Yacni inaad* *Tiraahdo*
👉🏼 *Al-XamduLillaah*)
*waa Sadaqo* *inaad tiraahdo Laa ilaaha illaal Laah waa Sadaqo, inaad* *TiraahdoAllaahu Akbar Waa sadaqo, inaad Tiraahdo*
*👉(Allaahu Akbar) Waa sadaqo, Samaanla Faraa waa sadaqo, Xumaan la reebaa waa Sadaqo*
*👉🏼Nebigu( s.c.w) wuxuu yiri
*Qofkii subax_kasta iyo Habeen_kasta dhaha Ducadan (3) jeer wax dhib Ah ma gaarayan*
🎁👇👇🎁
قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى* اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : ( مَا مِنْ عَبْدٍ يَقُولُ فِي صَبَاحِ كُلِّ يَوْمٍ وَمَسَاءِ كُلِّ لَيْلَةٍ بِسْمِ اللَّهِ الَّذِي لَا يَضُرُّ مَعَ اسْمِهِ شَيْءٌ فِي الْأَرْضِ وَلَا فِي السَّمَاءِ وَهُوَ السَّمِيعُ الْعَلِيمُ ثَلَاثَ*
مَرَّاتٍ لَمْ يَضُرَّهُ شَيْءٌ )
🌹️اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ عِلْماً نَافِعاً، وَرِزْقاً طَيِّباً، وَعَمَلاً مُتَقَبَّلاً 🌹
❤
👉🏼 *☕WllfilhI IXasuusi aan ku Xasusiisay Alllaa Drtis*
*👉 Sheyga manta Cibaadada Ka Mashquuuuuulinayo
Biri Qabriga Makugu Wahlinaayo*
*Baarakallaahu fiiikum fiiiki ✍🏿🌹✅*
Walaal waankuu baahanahay. Hadaad qof islaam ah tahay. Walaalkaa ayaan ahay. Waxaan si naxariis leh kaaga codsanayaa Subscribeta un inaad igu caawisid... Ilaahay hakaa ajar siiyo adiguna.... Aamiin 🤲🤲🤲
AJ waa talented 👌🏾👏🏾👏🏾👏🏾 qeyb kasta waa kusoo baxaa
Thank you so much abukar mahdi
Aad ban u farxay isma laheyn jimca ka hor ba la so galin donaaa team gurmad inaba cadi mahan waligiin jira
Cakti joogsan weydo mar bey ceeb la kulantaa waye.
Tolow maxa kala qabsan dono dafle iyo geesey waa sugeyna.
Cajabo waa xarfaanad filedey isku xerxeerto cidi kalama furfuurto waa marsihey le Mashaallah. Hore uu socda maaweelo iyo dhaqan kena afkena qalad kena iyo wanaagena waxa kadhax aragna sheekada filmka kun jeer Mahadsanidin.
Team gurmad iyo Abukar mahdi Mahadsanidin
Maasha Allaah Wooooooooow Wll qaali shukren Abukar💘💘💘💘💘👍👍😍😍😍💞💞💞💞🙏🙏🙏🙏🙏🥰🥰🥰🥰🥰
Aty abti abukar Gacmahaga alle hkuu barakeyo 🤲team ka all tnx maama feynus io maama marisa ummmc love you
ABOUKAROW i can't wait the reaction between daugther and her father,
Anyway salane sare dhaaman Gurmad Team,big love ❤❤❤💯💯💯🇩🇯🇩🇯🇩🇯.
Masha Allhhh 💖 Masha Allh hoyo feynus allow ciimri dheer cafiimd Allhakusiyo 💖💖💖 walalkey Abukar Mahdi 💋 Masha Allh kuligin 👍💖👍💖👍
👋Qofkasta oo filinkan daawanaya qoralkaygana arka hami kasta ood leedahay ilaahay ha kuu rumeeyo 2024 ilaahay caafimaad ha nagu gaarsiiyo Ana habi ayaan leehay ilaahay inuu ii rumeeyo isoo duceeya 🤲🤝
Mama feynuus allaah haku xifdiyo: dhamaanti tiim gurmad hormar wacan guulesta
Keep going 👌💫 tagedo ayaan ni ahaay koxdaa gurmad mash Allah from jabuuti 🥰
Wxn hadi iyo jeer ujoogna our team no cajis filmka klia you tube ka dawado😍😍love you guys
500 like anaa xerey 10000 like 👍 dhac gaarsiiya wey uqalmaan
Filim hinidi le dawan jiray ama turki gabar asxab naha ii shegte kow ilaa xalqadan dawanaya m.a mhdsnd dhaman korxda gurmad qasatan abukar mahdi 👍
Mnsh allh Abukar Mahdi qof qaliye weye wlhi qofne ma dhafo love ayuu wada sare alle haku sharfo ❤❤❤❤
their little series I'm from the beginning I love those group they are awesome Masha allah may allah protect you team Abukar Mahdi 😍🙏🙏❤
Ar
Mama feynusey ku jecliya madow cagar noqdey
Oh my goodness I can’t wait to see next week the only one am watching this show is the best Wlhi thanks to all from Uganda 🇺🇬 🥰👍
kkkkk
Also if
👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👋👋👋👋👋👋👋👋🌺😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🦟🦟
Masha'Allah guleesta kooxda gurmad Mamma Feynuus Qatar Allaha idin xafido Walaalkeey Abuukar jir oo joog Insha"Allah. 😍😍😂😂😍😍
Woow team keyga waniisugayay hubba inaad aad inii jewellery nahay keep going dhaman tiin
Best filim walhi guul ayaan idin rajeenya rer gurmad
Maansha allah gacmo wadajir bey wax ku gooyaan somali been waa shegta lkn Kuma maahmaahdo farxadena aa u taagan tihin marwalba mahadsanidin dhamaantin kooxdena gurmad❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🏆🏆🏆🏆
Masha’Allah keep going guys and my allah protect you guys and I love all of you 👌👍💯💯💯🤩🤩❤️❤️❤️
I can't wait wlhi cajabo.funny wye mash allh iyo aj nasteexo.idil dhamantin allh idin xafid thankes wll abukar
Kkkkkkkkkk salamaad alle ha sahalo cawa AJ dhiqaadi uwayneed inaan iyo abeheed🤯
Meel macaan buu igaga dhamaaday caawa xalqad walba tii hore ka daran war waan idin wataa team gurmad guuleysta❤❤🙏🙏
Mama feynuus the one an only iga iibiya musalsalka I sapport you cajabo
Masha allah illaah ha idin xafido gurmad Team hore u socda
Somali flim to the world 🔥
#kooxda gurmad horumar baladhan never give up
Hahah oh my dayzzzzz!!! I can’t wait to see his reaction when he sees it’s his daughter
GABADHAADA HALAGU BALAMIYO 🤪🤪🤪🤪
@@al-xuseynkaraama1035 🤣🤣🤣🤣
Aj is the best actor but ican't wait waxa kugu dhici dono Team gurmad we love you dhamantina🥰🥰✋
♥️♥️♥️♥️♥️😋
Masha Allah mamo🤱♥️ feynus funy wlhi ilahay cimri dheer io cibaado sub an🤲💖team Gurmad💪♥️ I respect you all 👑♥️💯💫Live happily ever after🌍🇸🇴🦁
Mamma faynuus wa shactiro miran illahay haku xafido😍🥰😍❤️❤️
Masha allah abuukar mahdi iyo teamkiisa👌👍😇
Thnk you abukr mahdi iyo teamka dhamN
Abuukar qeybta xigta noo soo dabadhin noh 😁thnks kooxdeyda❤❤🤞
Thanks 😊 ustaad abukar mahdi🥰😍👍
Masha alah keep going asxabta an jeclahy ❤❤❤😘😘🥰🥰
Neefta yay kuwada galin kute 😅😅😅mama cajabo la'anted filmka dhadhan ma leh cilmi badan baan ka faideynaa mama🥰. kooxda gurmad😊🙏🙏🙏
khadiijo cilmi badan ka faaiidey kute, sida raga loo dhibo haye, Caraweelo waaxid
Gurmad Hore usocda marwallbo iyo markasto keep going gurmad abukar Mahdi brother Hore usoco keep going marwallbo iyo markasto keep going brother
Waalhi waa xanuun abahaa halagu baro allow adaa noomaqan
Kooxda gurmad waan idin wadasalaamay gaar ahaan maama faynuus alle haxafido
Waan imid xiligaan salaan sare teem gurmad🥰🥰🥰wan idin jeclahay
Cette série est la meilleure série Somalien que je regarde
Cette serie est la melilleure serie somalien que me regarde
M.a mamo fanuus ku jecliyaw
Alaa mamo faynuus waa fani maamo ilhy ha ku daayo
Markuu afka saan kuu soo dhohobo ka sii jeeso hhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣mama feynuus funny wlhi
All kooxda gurnaad hore u soco wacan baan in raahaynaa💯💯💯,aah
Masha Allah cajabo ilahay haku xafido iyo dhamantin ba ❤️👍
Thanks 😍😍💗
Wan idin salamey team gurmad hada ayan dawanoyaa filimka wana xanunsanahay iso duceya asxabta manta xoga yara ronahay alx
Cajabo waa fariid 😅🤣inoolow hooyo mcn ☺☺
Afka marku saan kasoo dhaho kasi jeeso😂😂😂😂qosal miiran waye mama feynuus
@@canabetacadey702 haa wllhi
Maama faynuus markaan arkaba qac waxaa igu soo dhacaba hablayahow hadmaa guursaan qamar harawo saado cali aun hibo nuuro maama fsynuus allah allah mxay taariiq reebeen guulaysta maamoyin maama saado calina allah qabrigeeda ha uwaasiciyo
Meeshii ugu darneed dhiin dhiin ka uu ku damay kooxda gurmad iyo abukar mahdi noolaada abid 😍😍😍
Mama fanuus😂😂😂 love u mama
kkk ceebey tacaal gabar aabeheed labarayo war odashaaya halees baro hadii kale waaa saaan arinu
Ifurtaye ifurtaye maxad maxd faiday ishek😅🤝🤗
🥰 🥰 🥰 🥰 🥰 Xerta qarxiska ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Lkn hada qaldaneen qaybta zakariye mar laabad ayaan dawanayna somaha abukar mahdi?
Masha allh wa.dremyay inay halka kudhamnyso mel macan by kujarsn marksta hhh
Thnkz wll lsodhoqso kuwa kale
Great work all of you are Amazing
Mahad sanid walaa abuuka mahdi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🌹🌹
Kkkk funny mama feynus shactiro iyo jilaa mshaalh hore usocdo dhaman team gurmad mahd sanid abubakar mahdi
maansha allah abukar mahdi iyo teamkiisa
Aj filinkan asaga dartis u daawada Aj nolow yaqey iyo team gurmad
Aj waaa gabaat gabar u adeer uyahay ayuu ibinayaa lakiin asagama ahaan waa qisada felimka
Hahahahha mama faynuus odayga neeftiisa Mariidka odayga dhareerka ka da ayaaa 😂😂😂🤣🤣
Ilahayow maama cajabo cimriga udheerey cafimaadna uku dar qof madow cagaar noqotay waligaa ma aragtay neefta odayga iska ilaali adigo waa in aad ku so cotaa lenkii taajirnimadaa 😀😀
Hhhhhhhhhhhhhh
😁😁😁😁😁😁😁😅😅😅😅😅😅😅
Yuu kugu neefsan iga dheh walee cajabo meeshey ku jirto laga yaab
Shugran them gurmad ader abukar mahdi thanks and long live insha allah
💗💗💗💗💗💗🙏🙏
My husband reads my comments under every video. Shaqo la’an 🤣🤣🤣🤣 . Akhridiye maxaad faa’iday ii sheeg.. ku lahaa ha I ceebayan. Hargysa iskaga layadhso Xaaji.
Ninkaagana mafiirsadaa waayaabee
Casharo ayuu ka biirsan ee daa ha daawadee kkk
BBBB Maasha allah xiiso badanaa cawa macaam weye shekada
Naakaartooyinka dumarkuu kaa baranayaa dumashigene
@@kaltunomar4417 🤣🤣🤣🤣🤣 Haa hargysa ayaan Shaqo ka hayaa ku lahaa, ku laha anigu ma daawade walalkaya yar ayaa Isoo sheegay. 🤣🤣🤣🤣 hadanan maalinkasta comments soo buuxin.
Kkk AJ gabar iyo aabaheed ♥️🌹♥️🌹
نبي كل يوم مرتين فيديو لو سمكت 🙂
C/qadir ajey gabar aya aabahed u shukaminey miyaa raga dumarka halo samro hadi kale saan aya dhacedo kooxda gurmad hore u socda
Wooooow MashaAllah keep going the tale Abukar
Mashallh Guuleeysta
Mel xuun ayad ku jartay wansugi laahay wega dabe ilaheyow nabad nagu garsii insha alah
Amiiin abyo allow nbd nagu garsiii
www m.a aad ula socdaaa ruwayada hore usoco eng
Neeftisa mirirka ah😭naa maku dhunkada 😹😹😹😭ala cajabo fariid sana ❤️
😂😂😂🤭
Ugu danbayn waan soo gaaray xalqadaan
Afar bari bn kusoo wada daawaday tnk u dhamaantiin
Waaaaaw masha alaah alaha idiin xefdiyo axbabi keep going brother
Alla maxaan uxiisay filimkan'❤❤
Tnx abukar Mahdi iyo koxdisa🥰
Ar mama faynusaaa 😂😂😂😂😂 i like the acting
Asc dhamaantiin wad mahdasntihin waxan idinka raabanaa qabtiikale e 43
Cajabo.cimridheer iyo caafimaad tama Allaha ku siiyo mama f
😂😂gabar iyo abeheed aaba laisbari rabaa
Maxa nogo so celiseen horan ayan firsanay zakariya guriga lagu xiray
🤣🤣🤣🤣 SUBXANALLAH
Cajaaip😂
Gabar aabaeyd loo shukaaminayo waxaa u sabab ah caruuta la dayacayo iyo hooyooinka furiika lagu dag dagayo waana arinta Somalia hada ka socoto
Cajaabo waxey kabaa dhegta ugu shektaan rabaa ani mogooo😫🥱😂🤣🤣🤣
Gabar abahed lo balamiye ala dhera jimacaha blz bari flm nagu casuma abti Abukar
M a soo dhacyeey thnk abuuuuukar