ARIMAHENA KOKO ASAD HAGIO FAWZIA CUMEER IYO CEYDA/ MAXAA NAKAL QABSADAY😂

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ค. 2023

ความคิดเห็น • 320

  • @mr.arfahowkampony9282
    @mr.arfahowkampony9282 ปีที่แล้ว +230

    Inta koko uxiistay like👍🏼🥰

  • @apdifatahaadam9059
    @apdifatahaadam9059 ปีที่แล้ว +90

    Caawa waa habeen jimce ah kusaliya rasuulka scw 😊🥰😍

  • @warsame260
    @warsame260 ปีที่แล้ว +23

    Arimaheena is a legend
    Wllahi sidii gabadh walaashii ah buu kuula taliyay,
    Take it plz wllhi its very important for Ur self ❤

  • @Thepulhan
    @Thepulhan ปีที่แล้ว +155

    Team qabqab is not easy 😂😂

  • @zmzmcardp
    @zmzmcardp ปีที่แล้ว +63

    Hadda lee seexan rabaa see udhaheeso 😂😂😂😂😂 KoKo funny TH-cam furo yaqeey ❤

  • @KeyfMahamed-tp2id
    @KeyfMahamed-tp2id ปีที่แล้ว +14

    Foziyo waa wax garad inta wax ay shegty waan wax aad muhiim u ah qof wax barasho jecel qof adag i liked ❤

  • @user-vo3hk2fd7k
    @user-vo3hk2fd7k ปีที่แล้ว +44

    Ceyda iyo amiira qab qab nososameyaa qab qab is not easy ❤

  • @HakiimiGuray-cp8kn
    @HakiimiGuray-cp8kn ปีที่แล้ว +65

    Allah is one❤

  • @user-mq7cb7em7u
    @user-mq7cb7em7u ปีที่แล้ว +30

    Waxaa inta kasalamayaa asxaabta biri jimca ah fiirsanaayo waa idin salamay🙏❤

  • @Boqran5
    @Boqran5 ปีที่แล้ว +14

    Alla fowziyo qodobkeeda itaabtay waxbarashada wlhi cilmiga qofka ayuu anfacaa sababtoo ah meel walbo aad tagtid wuu kula socona lkn guri hadaa leedahay maku raacaayo lacag sidoo kle hadana wayba baabi'i karaan ama waa lagaa xadi karaa lkn hantida waa ladhimanee Lee
    Ee aa isku soo duceyno dhamaanteen ilaahey hanaga dhigo kuwo waxbarashada jecel oo caajiska ka taqalusa 😊❤

    • @quenaniba8239
      @quenaniba8239 ปีที่แล้ว +3

      Amiin walhi waxbarshada very important ❤ilah hanuu fudeyo wasxbarshada😢

  • @FarxiyomaxamedXasan-cq4nt
    @FarxiyomaxamedXasan-cq4nt ปีที่แล้ว +96

    Amiiro is not easy 😂😂❤

    • @maxamedcabdulaahisamow4634
      @maxamedcabdulaahisamow4634 ปีที่แล้ว

      😢😢😢🎉❤❤

    • @RuquyoAadan
      @RuquyoAadan 4 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Sabirin22
    @Sabirin22 ปีที่แล้ว +12

    Asad io koko Funny waaye wllhi wa iga qosliyeen😂😂😂

  • @axmadsiciid3483
    @axmadsiciid3483 ปีที่แล้ว +28

    Asad wlhi funy waye keep going wllkey asad❤❤

  • @shamismaxamed3848
    @shamismaxamed3848 ปีที่แล้ว +6

    Wax ka badal talada fowziya iy Arimaheena waa important taladoda wax baro oo didaal taas baan si goniya oga so qatay adigo wax baranayo waxna waa noso dubi kartaa sida cayde oo kale wax ka fican ma jirto in u qofku wax barto wax u u noqonayaa qof dhan waliba ka dhisan

  • @salmaan.1
    @salmaan.1 ปีที่แล้ว +23

    Kokoooo waa jeclahy lkn si wlltinimo ujeclahy😢😅😂

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed ปีที่แล้ว +47

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya 🙏

  • @samiiraadan5609
    @samiiraadan5609 ปีที่แล้ว +14

    Arimaheen ❤masha allah meeldheer buu wax ka firiyay 😮

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 ปีที่แล้ว +19

    Part 2 familkaga kaso samee noloshada waxe ka sarilahayen 😂😂

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz ปีที่แล้ว +4

    Mashaallah walalo wan idin salaamay team 27 Hormar walalo qalii guuleyso walalshey Amiira qurux 600k coming soon 🎉🎉❤❤iinashaallah 🥰🥰🥰

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 ปีที่แล้ว +14

    Koka iyo Asad mx jecelahaya funny wye qosolkoda ❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +29

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤

    • @arafofloze5176
      @arafofloze5176 9 หลายเดือนก่อน +1

      Sidee aan kubarankaraa wll

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 ปีที่แล้ว +9

    Asad umad ma aha wlhi qab qab yrey qosolka gawar tahy😂😂😂😂

  • @jamiilojaasan4278
    @jamiilojaasan4278 ปีที่แล้ว +11

    Halka waa noga cad iney amiiro shukaansi badanthy dhafarna badanthy😂😂😂

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 ปีที่แล้ว +6

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥9th

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu1546 ปีที่แล้ว +14

    Amiira qurux dar allh kuu jeclahay😂❤❤

  • @AbdikaniAamir
    @AbdikaniAamir ปีที่แล้ว +2

    Wan kusalame amiira I am the first one oo comanti ka soobixiya aad baan kuutaageeraa❤

  • @SaadaqDuraan7
    @SaadaqDuraan7 ปีที่แล้ว +11

    Hadaad Rabto Lakullanka Allaah Acmaashaada Wanaaji

  • @TAATAABEY-nm7im
    @TAATAABEY-nm7im ปีที่แล้ว +13

    Arimaheena Nin Wayn ❤

  • @xamdaxassan230
    @xamdaxassan230 ปีที่แล้ว +9

    Asad dhibkii oo qof ah 😂😂siduu isku bojaynayo idishayba😂😂

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 ปีที่แล้ว +1

    Amiira qurux Coming soon 600k ❤❤❤❤

  • @kingceyda280
    @kingceyda280 ปีที่แล้ว +19

    Allah is one

  • @KING_MANKA
    @KING_MANKA ปีที่แล้ว +20

    Assad malmahan jakid berka igu garacoya😂

  • @fatema29000
    @fatema29000 ปีที่แล้ว +6

    Alla koko saa ujeclhy lee masha allh 😩🥰🥰

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 ปีที่แล้ว +2

    You are the best man. Man means human

  • @kheiranuru-tj2wx
    @kheiranuru-tj2wx ปีที่แล้ว +6

    Amirooooy abayo mcn asad igusalm iyo team 27 daman salan sara hawada umarinaaaa

  • @ayaan850
    @ayaan850 ปีที่แล้ว +12

    Asad so funny weey😂😂😂😂

  • @mohamedelbaaruudi54
    @mohamedelbaaruudi54 ปีที่แล้ว +2

    Dadaan farxadooda Jecelahay guuleysta Edem Allah ❤🎉

  • @zakariyaibrahim-oc6hq
    @zakariyaibrahim-oc6hq ปีที่แล้ว +12

    Team qap qap amiira and ceyd❤idin salaamey

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 ปีที่แล้ว +8

    Wow amazing 🎉❤❤❤❤

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 ปีที่แล้ว +5

    mashaalaah abaayo mcn 😂😂😂❤❤❤

  • @l2hom_dr736
    @l2hom_dr736 ปีที่แล้ว +6

    Asad iyo arimaheena kala aragti duwana subxanalah😂✌

  • @idririssmahamed7871
    @idririssmahamed7871 ปีที่แล้ว +4

    Arimahena caaqil buuxa fan numeber one

  • @user-ej6lz8xp1r
    @user-ej6lz8xp1r ปีที่แล้ว +6

    Amiira qurux 🎉❤

  • @sagalapdy368
    @sagalapdy368 ปีที่แล้ว +4

    Koko wllhi waa iska jeclahY 😂😂😂

  • @abdifitahdiriyeq8062
    @abdifitahdiriyeq8062 ปีที่แล้ว +13

    Koko I love you 😂😂

  • @user-ps1dx2cb9w
    @user-ps1dx2cb9w ปีที่แล้ว +3

    Asad iyo koko funny waaye

  • @najmociise1664
    @najmociise1664 ปีที่แล้ว +1

    Alla asadaa fany waye wlh😂😂😂😂

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 ปีที่แล้ว +1

    Asad waa funny talo wax garadana wuuu ku siiye 😂😂😂😂

  • @user-ve7in7go6m
    @user-ve7in7go6m ปีที่แล้ว +5

    I love you koko & Amir maash allaah so beutiful ❤ al of so funny friend 😂😂😂😂😂

  • @walaalkaumadda1834
    @walaalkaumadda1834 ปีที่แล้ว

    Wan idin taageraa xaqiiqatan Hore usocoda dhammantiin❤

  • @user-gz1zg3jb6r
    @user-gz1zg3jb6r ปีที่แล้ว +9

    Big fan is not easy😂😂

  • @user-sc6mw6gx6b
    @user-sc6mw6gx6b ปีที่แล้ว +1

    War arimeheena legend. Sanaa

  • @caliyamohamed4318
    @caliyamohamed4318 ปีที่แล้ว

    Arimaheena ilhy Aqliga Hau siyaadsho masha allah

  • @zirubashricade7381
    @zirubashricade7381 ปีที่แล้ว +9

    Asad cadi maha walhy isn't easy 😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 ปีที่แล้ว +5

    Kuwanaaa qosol igu dileen 😂😂😂

  • @Theson08
    @Theson08 ปีที่แล้ว +3

    Fowsia on target 💯 Darka waa run

  • @RujkaDagan-dg6fy
    @RujkaDagan-dg6fy ปีที่แล้ว +10

    Team qab qab is not easy 😂😂😂👍

  • @xamdaxassan230
    @xamdaxassan230 ปีที่แล้ว +15

    Qab qab isn't easy 😂😂😂

  • @asensioasensio1439
    @asensioasensio1439 ปีที่แล้ว +1

    Amira qurux keep going qab qab

  • @NasteexoCabdi-qp9vm
    @NasteexoCabdi-qp9vm ปีที่แล้ว +8

    Asad walaahi marwalbo aan salaad aantukado inmar un asooluga hiiskusocdo allow ducadeeyda iga aqbal 🤲🤲🤲abaayo iga gaarsii asad ducadaas plz🙏🙏🙏

  • @jamiiloaxmed5412
    @jamiiloaxmed5412 ปีที่แล้ว +25

    Koko sogal wlhi 1hr 100k arke😂 tagero no 1❤😂

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 ปีที่แล้ว +1

      Qoftan rag iyo dumarba wey tagarenn wa taa fahmi wyy

    • @jamiiloaxmed5412
      @jamiiloaxmed5412 ปีที่แล้ว

      @@ahmett5835 wa gabar wanagsan m.a❤️

  • @user-gz1zg3jb6r
    @user-gz1zg3jb6r ปีที่แล้ว +2

    Amiira qurux❤❤

  • @king______diini2777
    @king______diini2777 ปีที่แล้ว +6

    Koke is not easy funy wlh😂😂😂

  • @XabiibokaahiyeXabiibokaa-ml2ob
    @XabiibokaahiyeXabiibokaa-ml2ob ปีที่แล้ว +7

    Team qabqab waaidin slaamay😊😊😊

  • @xaliimoaxmed1562
    @xaliimoaxmed1562 ปีที่แล้ว +2

    Wllhy asad waa xaraabo qosal iguma hadhin wllhy bisinka nin walan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @KaderabdulahiHashi-jh5kw
    @KaderabdulahiHashi-jh5kw ปีที่แล้ว

    Koko Wlhi waa Funy
    Miss u wlhi

  • @FarahAhmed-ow7fv
    @FarahAhmed-ow7fv 11 หลายเดือนก่อน

    Asad fani waye wllhi😂😂

  • @MustafKarama-mr1ss
    @MustafKarama-mr1ss ปีที่แล้ว +1

    Keep going my sister

  • @zaramohamed-no5yz
    @zaramohamed-no5yz ปีที่แล้ว +5

    Video waa soo wadna beerka dadka ogtumtet Waa niila fahmay wax sooma wadiin 😂😂

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 ปีที่แล้ว

    Team qab qab waan idin wata ❤❤❤❤

  • @maxamedcali6098
    @maxamedcali6098 ปีที่แล้ว

    Waa run amii
    amiira qosolka yree😂😂

  • @rana.4465
    @rana.4465 ปีที่แล้ว +4

    Arimahena talo walal kusoiye take it as brother’s advice 😊👌🏽

  • @mohamedhuseinhamda9200
    @mohamedhuseinhamda9200 ปีที่แล้ว +1

    Amiray qab qab channel adi iyo cayda sameeyaaaaaa 😂

  • @muniiraadam6098
    @muniiraadam6098 ปีที่แล้ว

    Team acuudu and team qabqab ❤😂wa ini salama

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah boobe 🥰

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 ปีที่แล้ว +4

    Amiira dhafarka iska yareey 😂😂😂😂😂

  • @zakariyeaadam7980
    @zakariyeaadam7980 ปีที่แล้ว +2

    Bisinkow dhimble 😂😂😂 oo kiyaal la aan ah lamaa garanayo😂😂

  • @cabdaleherer8546
    @cabdaleherer8546 ปีที่แล้ว +1

    Coco waxaan ahay ninku waynaday bilaa saxiibi zxp maad ila noqoni❤

  • @deqsanmohamedabdi1652
    @deqsanmohamedabdi1652 ปีที่แล้ว +1

    Koko coming soon Ayan kulena deh❤❤❤❤

  • @khalidabdulrashit2026
    @khalidabdulrashit2026 11 หลายเดือนก่อน +1

    amiira qurux sogali cumeer

  • @MaxamedCabdi-dy5pf
    @MaxamedCabdi-dy5pf ปีที่แล้ว +1

    Waan ku jeclahay koko please iso xidhiidhi

  • @AbtigaAbtiga-fr5ss
    @AbtigaAbtiga-fr5ss ปีที่แล้ว +1

    Asad umadeena ma ahan😂amiiro dadka aamin

  • @HalimaIse-zl1hv
    @HalimaIse-zl1hv ปีที่แล้ว +9

    War qab qab waana qaanaa ee hanoo xayeesinina waxa uu ka imaaday turubka chanalga ayaaniita waa saxay ma ahanoo😂😂😂😂

  • @user-vh9ck5qb2l
    @user-vh9ck5qb2l ปีที่แล้ว +5

    Qabqab inta haws❤❤❤

  • @qabsa.
    @qabsa. ปีที่แล้ว +1

    Amiro I love you

  • @nasranour8776
    @nasranour8776 ปีที่แล้ว +4

    Asad hagio qosolkiisa copy right halagu qabsaduu😁
    Asada hadii is not easy🤣😂😃

  • @user-rz3dn7iz5i
    @user-rz3dn7iz5i 11 หลายเดือนก่อน +1

    Amiiro dhafarka iska daa walaaleeey 🤣🤣

  • @lakixaaji5585
    @lakixaaji5585 ปีที่แล้ว

    Hhhhh asad wlhi waa funny

  • @abdillahimohammed5004
    @abdillahimohammed5004 ปีที่แล้ว +1

    Am big fan of fawzia

  • @Marishbeauty-my6fq
    @Marishbeauty-my6fq ปีที่แล้ว +2

    Amiroy wlhi asad Berku kaqarace😂😅

  • @NAIMA-co6hk
    @NAIMA-co6hk ปีที่แล้ว +3

    Asaf funny😂❤

  • @realmadrid7950
    @realmadrid7950 ปีที่แล้ว +3

    Amiira iyo dhafar Maxaa KaLa haystaH😂😂

  • @teamtwotysaven
    @teamtwotysaven ปีที่แล้ว +2

    Amiira iyo cayda yaa imaano😮😮

  • @hilaaldalmar3200
    @hilaaldalmar3200 ปีที่แล้ว

    Walahay asad iyo amiira igu baxdaaaa noosobadiya

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 11 หลายเดือนก่อน

    Waaa in wataaa

  • @farduusnur5940
    @farduusnur5940 ปีที่แล้ว +2

    I'm first ❤

  • @user-xk5kj3gl2m
    @user-xk5kj3gl2m ปีที่แล้ว

    Asc wll amira wan ku salamay igu salam vidoga kale waxan raba inaan iskadhax arko inaad iga qaday salamta magacaygu waa suhayp axmed

  • @ahmett5835
    @ahmett5835 ปีที่แล้ว +1

    Koko plse come youtube

  • @hafsaahmedabdi4817
    @hafsaahmedabdi4817 ปีที่แล้ว

    Guuul amira qurux

  • @amuun9387
    @amuun9387 ปีที่แล้ว +1

    Amiiro aniga asad ayaan raac sanahay abaayo qosolka badan iska daay