Subxaanallah subxaanallah subxaanallah war kan sidii caruurta u hadaaqayo wuu cad yahay waxa uu yahay kan hooyadii inkiraayo asagana kuwiisa ayuu ka helayaa ee allah hooyadaas xaqeeda bahaanka ha keeno hana u soo dedejiyo xaqeeda aamiin
Aniga waxay Ilaahay qofku madi buu ahaankaraa aabiina madi buu ahaankaraa khasab ma aha ilma adeer iyo walaao taa laguma eedaynkaro wixii kale allah baa naga og
WAXAA LAGA YAABA MEESHA UU DAGAN YAHEY IN GABADHU EY GURI KULAHEYD !! TAAS WAXAAN ISLEEYAHEY IN AAN LAGU EEDEYN KARIN !!! BADBADALKA MAGACYADU WAA CADEYN WAAFI AH ILAAHOW TOWFIIQDA NAWAFAJI
Wiilkaan ka har waxad u xiiqsan tahay ma garan karo allaah na ka baq yaa kuu baneeuey inaad daba gasho raali kaama aha adigana allaah muu kuu wax yoonine dhaaf wiilka
Somali badankeed magac iyo qabiil aysan aheyn ayey sharciga ku qaataan, marka hadii qofka magaca ama qabiilka uu isku dhiibay ee sharciga lagu siiyay mid aan aheyn sheegto waxa suurto gal inuu qofka sharcigiisa ku waayo sax?
Xusen jamacow arintan waad ku qaldan tahay waana ruufyanimo adiga iyo inta kula midka ah inaad Aj afaarihiisa saan u dhex gasho magacyadisa iyo noloshiisa hoose xaq uma lihid adiga iyo somalida wada ruufyanada ah ma idinkaa soo dhoogiyey maxaa idinka galay Aj waa xor cid qasbi kartana ma jirto camal sameysta cadaabta allaha idin wada geeyee dad uun ha daba taagnanine ilaahry umadiisa u nabad galiya
Oo harti haddii aanu illahay kaa dhalin miyaad noqoneysaa hooyadan haddii safarada maraykanka ee somalia u dacwooto waxaa qasab in la baadho DNA haddii lagu hel reerka hada u sheeganayo waxaa.lagu helayo magtadiisa iyo caruurtisa majeerteen loo fadhiyo waayo waa dulmi
Waxaaba caddayn ugu filan, qossol gariirka iyo sida uu u jeejeesanayo, qajigiisa baa wax walba caddaynaaya. Naagta xittaa ku dheh maan ogayn iney hooyadey tahay, ka dhaadhici, kolley way ku dareen san tahay oo way ku aqrin kartaaye, hadaad ilmaha u baqayso cidna kuuma diidi karto adaa dhalay, caddaan kuye! Dadku caddaan jecelaa! Caddaan kalar lee waaye okey
Asc huseen horta qofka shaqsigiisa lama galo meesho dono oo degi kara tamiyan dhaqankana iney is fahamsiyan taa wey u dhexeysaa marka fahfahinbadana loma bahno hooyadisa keliya inu fahmo ka dhexeya marka qabiilkana sabab waxa uah dagalka lasoo maray daki oo dhan qabilada wa wada bedelen asa keliya ma ahan
Ku darsoo magaca uu la baxay ee uu cinwaanka ka dhigtay ee ah AJFAMILY ayaa layaab leh. Waa magac code ama uu ujeedo sir ah ka leeyahay waayo arinkiisu waa arin family. Tusaale family ga uu magaca ka dhigtay hadii C.I.D si adag u waraysan lahayd wuu sheegi lahaa wuxuu uga jeedo.
Niyow Anba 3 Magac baan leeyahay That’s no matter Isagii Haduu Diiday Maad ku Dhajin isaga iyo Allah oo og waxwalba isudaa kolba Puplic record ka Qoraal yar Haka soo diyaarine
Waxaa cajiib ah in lagu mashquulo shaqsi sida uu u noolyahay. Walaalkaan wuxuu ku leeyahay wiilka ma shaqeeyo oo red flag ah. Micnaha red flag meesha loo isticmaalo ayuuna aqoon. Qof isagoo weyn hadii Engriis iska doon doono erayada qaar ayuu ku wareeraa halka ay galayaan.
Anigu waxaanba qabaa in uu nacas yahay sababta oo anigu ma ihi ka idinka maqan ee allah ha idin siiyo ee ma ahayn in uu yidhaahdo ma nin cas oo dheer oo qurux badan oo caruu cadcad haysta ayaad doonaysaa ma caruurtaa ayaad ka xadaysaan ballaayo idinku dhacday waa qalad ama waa nacas
War Aj baa lagu mash quulunayaa Shacabka Soomaaliyeed Fahma Daahir Qabyaala Daahir Mariid Daahir Basaas waxa loo diray in ay mashquuliyaan shacabka inta Xasan Sh uu Jubaland ku maqan yahay

Walaaloow xaq uma hiilineysid waxa aad wadid in aan aad fadeexeysid oo ceeb uusan laheyn aad dusha u saarisid. Ceeb qof muslim hadaad asturto Ilaahey ceebtaada buu asturayaa.
Waa Hooyadis. Nasiib dara ku dhacday nacaskan akhiro iyo aduun midna ma faaiidi doono
Walaalow waliga marqaati beenaad lama furo , waxan tuhunkay sii badaniyaan
Subxaanalaah majeerten Miyaa kaa yibiryohow
Abti dadka qaarbaan abtiriskisa aqoonin sababtoo aniba ma aqaano abtirkayga saa waligayba kuma mashquuline kk😊😊
Dadbaa ku yaqaan oo kuu abtirin karasoo ma ogid taas
Nin sharafleh iskadhigaya islaantana jidadku ku shiitake before tiktok😂😂😂
INNAA LILAAH NINKAAN CAQLI XUMAA
IMISA SOOMAALI AYAA SIDAA U NOOL ???
Thanks brother 👍👍👍
Thank you too
Huseen jaamac madaxweynaha waqtiga soo socda warkiisa waa run
Waa nacas ciyaal qurux badan cadaan qurux miya wuu madhanyay
Wlhi qoraal buu aqriyayaa😅😅😂😂
Quranka online baa League bartaa
Ninkaan waa loo meerinayaa، war muxuu uga cararayaa qabiilkiisa raxanweyn waa gob
Aj hadji eey dhashay Allah associated hanuuniyo😊
hooyo macaan Alle qalbiga haw qaboojiyo
Sawwirada iyo videoyada naagaha ajnabi ah hasoo dhigin khadka wll
Somalidu waxay isugu soo dhowaadaan cultural and ethnicity connection like the other communities such as Vietnamese, Latinos etc.
Subaxanalah ilahow cebtena asatur
Aj waaba doqon
Hooyo Macaan❤🙏👍👍👍👍👍
Aniga waxay Ilaahay qofku madi buu ahaankaraa aabiina madi buu ahaankaraa khasab ma aha ilma adeer iyo walaao taa laguma eedaynkaro wixii kale allah baa naga og
Qofka ceebaha bank aadamka ku mashquula ilahay ayaa ceebahiisa dibada keen.hadalkaas aniga igaqor .waxaa kuu quruxbadan inaad qofka udicaysid haduu khaldanyahay
Maxaa dan ah oo ku jira ninyhw maxaa inaga galay suu doono ha ahaadee agah
Hooyadan waa hooyadeen wiilkeedu haduu nool yahay way heleey saa ❤❤❤ Love hooyo macaa ❤❤❤❤
Dad aya cadey nayey in Nin kale o somali ah in u dhalay caruurtaas allahu aclam
waa maan gaab 😂😂😂
Jaahilkaan qabyaaladu dilootay ani waxaan kan awooowahay ahayn madhaafinkaro. Qofkasta kamayaqaan Xaaraanta waajibna maaha inuusan soomaali ladaganayn waa wax fiican oo mmeel soomaali jooto waa Xaaraan markaa wax sheeg khabiiroow nagu soconmayso e😊
Maalaayacni iyo soomaali maryooleey
Subxaahll. Subxaahll 😮😮😮😢😢😢
Thanks walaalo
WAXAA LAGA YAABA MEESHA UU DAGAN YAHEY IN GABADHU EY GURI KULAHEYD !! TAAS WAXAAN ISLEEYAHEY IN AAN LAGU EEDEYN KARIN !!! BADBADALKA MAGACYADU WAA CADEYN WAAFI AH ILAAHOW TOWFIIQDA NAWAFAJI
Maxaaa idinka galay?
Willka nooga leexo Waa wiil cumar maxamud ah Waa layaqanaye
Well done Husein
ASC
War Huseen Allah ka cabso reerkaan ka fuq islaantan sheeganaysa ma dhalin wikilkaas
Mansha allaha❤❤❤
Caawa sawir kiisii baa la keenay asagoo 9 jir ah oo kaam buurxakabo ah oo cunto laga bixiyo jooga waa kii hooyadiis ku sheegtay
Dadoow iska hadalka iska daaya sawirka lakeenay sawir sifiican loo arkaayo maahan inuu asagayahayna Allaa og ee anagu ma ogaan karno.
Qarbaa kuducaysan aloow qoyskaa nagadhig😂 wx kastoo midaha taal waa badeecad waa hore dhacday ilaa mar-raxima Rab
Wllo dad aan after kooda aqoonbaa jira marka ha layaabin
Maxaa nagagalay xaladisa Qoyskisa
ninkani waa baadhe weynnnn xusennnnn
Hassan farey waa nin halaag iyo hoog ku nool
Maxa kagaley ninyow shaqo helo bisanka😢😢😢
Ma jeerteen dhan aakhir waa ay hadli waa iska leexin arintaas
Hooyadis inu inkiray ma ogid adigu, aj waa maskiin hadalkana sida uma yaqaano, qasabna maaha inu abtirka reerkiisa keeno mediayaha waa private kiisa, nin wayna waa tahe maxa kaa qaldan
Adi maxaa ku dabo dhigay ninkan, iska dhaaf, maalinba qof maxaa ku saaray bisinka shaqo kale ma lihid ayaan u malaynayaa
Waa ka xumahay xusenow inaad daahir calosow aad ugu hilisid wilkaan maskinka haduu xataa yahay nin dhumay waa cadi somaliya waa lakalla qaxay waa la kalla dhumay sabaabta aad
Hooyadiis habeen iyo maalin oyneeso indhaha beeli rabto kama naxeesid miya?
Daroor ma uugeeka
Wiilkaan ka har waxad u xiiqsan tahay ma garan karo allaah na ka baq yaa kuu baneeuey inaad daba gasho raali kaama aha adigana allaah muu kuu wax yoonine dhaaf wiilka
Waa doqonimo
Itoobiyaanka afsoomaaliga bartay ayaa sidaas ookale udhaqma!!!
Tik tak maalinba qof baa lahadal hayaa.
Asc isaga malahin qaladka waalidka soo korsaday in uu usheegaan runta
Somali badankeed magac iyo qabiil aysan aheyn ayey sharciga ku qaataan, marka hadii qofka magaca ama qabiilka uu isku dhiibay ee sharciga lagu siiyay mid aan aheyn sheegto waxa suurto gal inuu qofka sharcigiisa ku waayo sax?
Adigu shaqo kale malihid, maxaa kaa galay, dadka kale sida ay unool yihiin. Mise tan ayaa shaqadaada ah.
Sxb waxda NISO in lgu dhibo weyo😂
Xaa arkay qof abtirkiisa buug ka aqrinayo
Xusen jamacow arintan waad ku qaldan tahay waana ruufyanimo adiga iyo inta kula midka ah inaad Aj afaarihiisa saan u dhex gasho magacyadisa iyo noloshiisa hoose xaq uma lihid adiga iyo somalida wada ruufyanada ah ma idinkaa soo dhoogiyey maxaa idinka galay Aj waa xor cid qasbi kartana ma jirto camal sameysta cadaabta allaha idin wada geeyee dad uun ha daba taagnanine ilaahry umadiisa u nabad galiya
Mashaalah
Wiilka waa gartii sababtu waa wuxuu ku koray qurbaha
Oo harti haddii aanu illahay kaa dhalin miyaad noqoneysaa hooyadan haddii safarada maraykanka ee somalia u dacwooto waxaa qasab in la baadho DNA haddii lagu hel reerka hada u sheeganayo waxaa.lagu helayo magtadiisa iyo caruurtisa majeerteen loo fadhiyo waayo waa dulmi
Safaarada Mareykanka Gaalo baa leh waxayna aaminsan yihiin in ilmuhu 18jir markuu gaaro xor yahay oo waalid iyo walaal midna xiriirin haduu rabo
Lkn maamada waa beer wax dhalay Alle qalbigiisa Hau soo hanuuniyo haduu wiilkeeda yahay
Waxaaba caddayn ugu filan, qossol gariirka iyo sida uu u jeejeesanayo, qajigiisa baa wax walba caddaynaaya. Naagta xittaa ku dheh maan ogayn iney hooyadey tahay, ka dhaadhici, kolley way ku dareen san tahay oo way ku aqrin kartaaye, hadaad ilmaha u baqayso cidna kuuma diidi karto adaa dhalay, caddaan kuye! Dadku caddaan jecelaa! Caddaan kalar lee waaye okey
Ninkaan waxa sicadwnima dicayad beena kufurey nin rabey inu noloshiisa galiyo shaki dad ayu lacag lugu siiyay iney sheegtan inu wiilkooda yahay.illahey haka badbaadiyo shirqoladas.
Aj is scared the lies told his wife and her parents. 100% the resources are true
Muxu uga baqaya nagta
xun ee cadaanka ah hooyadi baa uga muhimsane
Muxuu uga baqayaa cadaan ma soomali bay kala yaqaanaansoomali waa soomaliye
Horta walalayalow isheega horta hadii aman lasiiyovmaxadhacaya nagna kamaqabee
Inleen 9 jir hooyadii kama lumaayee haduu hooyadii garanaayo oo uu inkiraayo inkaarbaa walaahi kugudhici mi weliba degdeha
Waryaa umada ka dhamow naakhuda yahay wax aad ku qadhab sato mad wayday
Asc huseen horta qofka shaqsigiisa lama galo meesho dono oo degi kara tamiyan dhaqankana iney is fahamsiyan taa wey u dhexeysaa marka fahfahinbadana loma bahno hooyadisa keliya inu fahmo ka dhexeya marka qabiilkana sabab waxa uah dagalka lasoo maray daki oo dhan qabilada wa wada bedelen asa keliya ma ahan
Sxb sare ok ❤❤❤❤❤
Ku darsoo magaca uu la baxay ee uu cinwaanka ka dhigtay ee ah AJFAMILY ayaa layaab leh. Waa magac code ama uu ujeedo sir ah ka leeyahay waayo arinkiisu waa arin family. Tusaale family ga uu magaca ka dhigtay hadii C.I.D si adag u waraysan lahayd wuu sheegi lahaa wuxuu uga jeedo.
Aj= Abduqadir Jama ayey u taagan tahay oo ah magaciisa magaca awoowe oo uu hada ku jogo Allahu aclam
Shaqa kale miyaa wayday nio😢😢😢😢😢
Ck murusade ma ahan waa madhibaan
Taas kasoo hadal hee
War maxaa ku galileo Afaarahan saqajaanyahow Awal waan ku taagerijiy laakiin hada waxaa tahay mid xun Aj kabax Afaarihiisa
Cadan aya midad keena raadiyan koronto ayay is tic ma laan si ey noqdaan brown colour
Oo maxaa kaa galay.
Niyow Anba 3 Magac baan leeyahay That’s no matter Isagii Haduu Diiday Maad ku Dhajin isaga iyo Allah oo og waxwalba isudaa kolba Puplic record ka Qoraal yar Haka soo diyaarine
DNN halaga qaado balaayada😢
Subxallah
Waxba haka Leex lexan marixaan baa horey u watey jidka kaso qavsadey
Ninkana haduu ka tadhady hooyadi maxaa lo dabasocdaa
No dahiir bu u jawabayey markan
Ilmo asagoo 9jira reerkiisi kadhuuntey maxaa lodabo socdaa awalbuu nacaye)islasamir hooyo
Waxaa cajiib ah in lagu mashquulo shaqsi sida uu u noolyahay. Walaalkaan wuxuu ku leeyahay wiilka ma shaqeeyo oo red flag ah. Micnaha red flag meesha loo isticmaalo ayuuna aqoon. Qof isagoo weyn hadii Engriis iska doon doono erayada qaar ayuu ku wareeraa halka ay galayaan.
Waa sax waa qaabiil lo so qoraay beeenlooow kkkk
Ordaya ku qadba dee raxan wey diidye
Maxaa nagalay wuxuu yahay
Habaar alle kugu rid olan habaar baad qabtaaye
ANIGABA QABIILKA XAANSHI AYUU IIGU QORANYAHAY 😂 MA XASUUSANKARO
Adaga maxaa Aj ku dabadhigay wuxuurabo haka ahaado Soomaali we love Family Aj ❤❤❤❤❤
Anigu waxaanba qabaa in uu nacas yahay sababta oo anigu ma ihi ka idinka maqan ee allah ha idin siiyo ee ma ahayn in uu yidhaahdo ma nin cas oo dheer oo qurux badan oo caruu cadcad haysta ayaad doonaysaa ma caruurtaa ayaad ka xadaysaan ballaayo idinku dhacday waa qalad ama waa nacas
Xasan farey gacanta midigta dadka tus oo fartu kamaqantahay maxaadse u diiday DN in laga qaado hadii mamadu beenshegeyso iska jir xaqa waalidka ciyaarmaha
War Aj baa lagu mash quulunayaa Shacabka Soomaaliyeed Fahma Daahir Qabyaala Daahir Mariid Daahir Basaas waxa loo diray in ay mashquuliyaan shacabka inta Xasan Sh uu Jubaland ku maqan yahay
Adkaatay ninkani waa nin lunsan
Husein ilkayar ducuf ah baa tahay
Ninkan waa sida hooyadu shegayso walashiis waxay tiri bamboo ayaa kagoysay tas o ah been tankale wiilyiri waa aqaana merl Banu deganay wuxuu yiri shilbay kaga goday islan tana isagoo yar oo naska nugayaaya nabar kasoo baxay marka waa kagonay
Dhaqay yeelo
Dadka ha jaaj garden shaqsiyadooda taasi walaal waaqalad kahadal wixii asaga iyo udhaxeeyo reerka sheeganayo bas taason la ogeen marunbaa mise waa been iyada xataa .
Alla hooyadan maxay calool xumo aragtay nin hooyadii diidan
Subxanalaah
Sirdonka qaranka haalaga dhigo nikan
Kow