XM oo Badbaadisay MAXBUUS isku qarxin rabay Gaza & China oo soo bandhigay robet EY ah oo dagaalamaya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 265

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 17 วันที่ผ่านมา +16

    allah burburiyo mareeykan yahuud yurub aamiin illaahow guulee reer khaza xuuti aamiin

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 17 วันที่ผ่านมา

      Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi

    • @mohamedabdow9704
      @mohamedabdow9704 17 วันที่ผ่านมา

      Ameen ameen

  • @XanjoowYare
    @XanjoowYare 17 วันที่ผ่านมา +12

    قال الله سبحانه وتعالى في سورة الأنعام آيه (٧٢)
    ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَلَمْ يَلْبِسُوٓا۟ إِيمَـٰنَهُم بِظُلْمٍ أُو۟لَـٰٓئِكَ لَهُمُ ٱلْأَمْنُ وَهُم مُّهْتَدُونَ,

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 17 วันที่ผ่านมา +10

    Maracadow qofkii qaldana qaladkii ayaa lagu taageerayaa wlhi qof qabanaayo ma jiro asagoo wax haleynayo ayaa qabiil garab lagu siinayaa soomaali allah israacsho kuwa isku Duuban allah ka dhigo Aamiin Aamiin

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t 16 วันที่ผ่านมา +1

    Wariye wax Kar ah mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Lajecle
    @Lajecle 17 วันที่ผ่านมา +14

    Somalia 🇸🇴 meel lagategay ayay taganyahii allow nogargar iyo inta Muslimiintakamida🤲🏻🇸🇴🇵🇸

    • @AhmedMaaji-ko4in
      @AhmedMaaji-ko4in 17 วันที่ผ่านมา

      😮

    • @HORJOOGPRO
      @HORJOOGPRO 17 วันที่ผ่านมา

      Somali qabiil waxa ugu wacan madaxda marka la dooranayo ayay qolo.qolo u kala baxaan dadkana iyaga ugu dambeeya qayba meel ayaa lagu haystaa madaxduna waa danayste cidkale u diran alle khayr haka dhigo

    • @Somalestine
      @Somalestine 16 วันที่ผ่านมา +2

      😢😢😢😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t 16 วันที่ผ่านมา +1

    Alaha unaxaristo inta dhimatay amin

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 17 วันที่ผ่านมา +29

    Wll maxamed ciise maracade aniga waxan kaa daawanaya caasimadi dalka hooyo sida ay wax u socdaan iminka markan eegay caqligeyga wuxu ii sheegay in dalkan mashruucyo waaweyn oo ka baxsan awooda dowladan maqaarsaarka ay ka socdan oo aan la ogoleyn inan talaabo qaadno xalka waxan u arkaa in adiga aniga iyo dhamaan Dhalinyarada nala dadaa aan u kacno dalkan inan si wanagsan ku soo dabaalno wada walba ha nala martee wan ku salamayaa taliye

    • @wiilwaal306
      @wiilwaal306 17 วันที่ผ่านมา +3

      Sxb Waan kugu raacsanahay, haddii aan nahay dhalinyarada Soomaaliyeed kuwooda jecel in dalkaan la badbaadiyo. Waa in la hela platform aan ugu tashan karno badbaadinta dalkeena, Insha Allah. 2025 waa in u dhaca isbadal dhab ah oo ay hogaaminayan dhalinyaro ka caagan qabyaalad iyo qurun.

    • @XanjoowYare
      @XanjoowYare 17 วันที่ผ่านมา

      @@salmanhassan1644 Dalkan
      Diin buu rabaa
      Marabo kaliye dhaliyar kac do

    • @faisalsalad8358
      @faisalsalad8358 16 วันที่ผ่านมา +2

      ASC wall gaar ahan maracade jazakalaah kheyr kadib wa jimce aan ku salino xabiibkeenii muxamad scw kadib dhbka na heysTa waxan oga bixi karnaa anaga oo u noqona kiTaabka QURAANKA iyo sunada xabiibkeenii muxamad scw

    • @C.kariin
      @C.kariin 16 วันที่ผ่านมา

      Wcs

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 17 วันที่ผ่านมา +4

    Acuudi billaahi minashshaydaanirrajiim bismillaahi tawakalnaa calallaahi wakafaa billaahi wakiilaa Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa qayuum Yaa Allah Yaa Qahhaar allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin Yaa Allah

  • @MaxamedCelmi-m3j
    @MaxamedCelmi-m3j 17 วันที่ผ่านมา +2

    ❤illaahow❤islaamka guulsii aamin aamin aamin ❤yaa allah❤

  • @haboonabdirahmankarshe4739
    @haboonabdirahmankarshe4739 17 วันที่ผ่านมา +1

    😭😭😭😭😭Yaaa Rabii illahy shacanka masakiinta musliminta ah Reer Gaza ugar gaaar dabar goynta lagu Hayo🤲🤲🤲☝️☝️ illahy cadowga Yahuuda iyo gaalaba iyo wixii so raacana ilaahayow aday ku xisaab sanyahiin aduun iyo akhriyaba

  • @KaydMaxamed-up9tw
    @KaydMaxamed-up9tw 17 วันที่ผ่านมา +1

    Maxmad sxb inta aan jecelahay inaan caalamka lajaan qaadno iyo inta jiilka yaryar ay yeelan laheenba iyo inta aad dhiiri galin samaysoba waxaa tirtiriraya siyaaasiyiin dawlado shishee jeebkooda kujiraa marka ilaahay muwaafaqo iyo iskuduubni haina siiyo aamiin siyaasiyiintana imaanka ilaahay hakusooceliyo aamiin

  • @luulbaraale5253
    @luulbaraale5253 17 วันที่ผ่านมา +1

    Ascw Walaal maracade waa tahey wiil aqoonyan ah oo caaqil ah illaahey rajadeena wanaagsan ha noo rumeeyo AAMIIN AAMIIN Yaarabil caalamiin ❤❤❤❤❤❤

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 17 วันที่ผ่านมา +2

    Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar

  • @Khadiijo1234Abdilahi
    @Khadiijo1234Abdilahi 17 วันที่ผ่านมา +5

    Hadaalkan ikaqora soomali wax kle hishiis kumanoqoneeso ilaaa kitaabka alle laiskuxugumo 6bil eemaxgamadaha waa la ogaaday inta shesheeye eney wax noqobtaan sugeeno Rajo malin

  • @faisalsalad8358
    @faisalsalad8358 16 วันที่ผ่านมา +1

    ASC wall sanadkeena waan hilmaaney waa sanadka islaamka ee hijriga 1446 RAJAB xasuusTa oo iska daaya sanadka gaalada

  • @Somalestine
    @Somalestine 16 วันที่ผ่านมา

    Maracade Wllke Jazaka Allah Soomali Xal Allah U Soo dajiyo😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 17 วันที่ผ่านมา +3

    Asc maxamed ciise allah ku barakeeyo

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 17 วันที่ผ่านมา +2

    The only voice i like it ❤maracadde viva❤🎉

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 17 วันที่ผ่านมา

    Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi ❤❤❤❤❤❤

  • @dayaxcumar6867
    @dayaxcumar6867 17 วันที่ผ่านมา

    Waadku mahadsan thy so gudbintaadda aragtiyeed ani waxaan qabaa dalkeena waa inaan ukacnaa annaga oon waxqabsanaa qabyaalladdana meell iskaga xirno
    Waa wax nalagu ibtileyayy ❤❤❤❤thanks

  • @AyubMohamed-bp3mc
    @AyubMohamed-bp3mc 16 วันที่ผ่านมา +1

    dantayadu diin weye xalkale majiro xalka umada somaliyed

  • @Galeyrmedia01
    @Galeyrmedia01 17 วันที่ผ่านมา +3

    anaaga hadii aynu soomaaliya nahay madax iyo mijoba waxaa nahay dad aan waxba loo aamni karin wali dhaqanka reer guuraanimada ahaa ee aynu miyiga kala nimid unbaa wali ku soconaa

    • @ruunbeela2343
      @ruunbeela2343 16 วันที่ผ่านมา

      Taasaa sax ah😊

  • @CabdiFatax-ud9mn
    @CabdiFatax-ud9mn 17 วันที่ผ่านมา

    Maansha,allah muxamed ciise
    aad baad umahad santahay sida aad uga fikirayso dadka somaaliyeed waanadaada allaha naga dhigo kuwii wax kaqaata insha,allah
    waadku mahadsantahay

  • @RobleAbdiHassan
    @RobleAbdiHassan 17 วันที่ผ่านมา

    Asc Marcade shoow Ina Adeer waad ku mahadsantahay wacyi gilintaada. Balse mid Ogaaw Somali waa habeenki Xalay tagay inee hishiiyaan.Inoo Ilaaheey soo hanooniyo mooyee Wallahi Aad baa ugu niyad jabay Soamli waan kaquustay wararkoodane madhageesto. Waayo wax damiirka isiineeyn ayaa lagasheegayaa.

  • @abdalashirwa
    @abdalashirwa 17 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 17 วันที่ผ่านมา

    Illah ha u gargaaro umadaas falastiin aamiin yaa rabi Aamiin

  • @MaxamadAxmed-c4m
    @MaxamadAxmed-c4m 17 วันที่ผ่านมา

    🤔😳🙆💯. Idaacad daawasho waxaan ku nacay qeer BA ma sheegaan subxaanallaaah

  • @sooyaanherbal
    @sooyaanherbal 17 วันที่ผ่านมา

    Waaxaqiiq allow xaqa nawafaji shukran

  • @Maxamedmaxamuud-s1d
    @Maxamedmaxamuud-s1d 17 วันที่ผ่านมา

    Saxiib waa ruuntaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SalahBiriq
    @SalahBiriq 17 วันที่ผ่านมา

    ❤sxb maracade waxaatahay wadani aan garab haysan rabi haduu kulajiro yaad ubaahantahay rabi hakula jiro dalkeena rabi hamideeyo aamin yaa rabi

  • @BashiirLamalan
    @BashiirLamalan 16 วันที่ผ่านมา

    Xabiibul malaayin FARMAAJO aan soo ceshano 🎉

  • @AliShire-j9w
    @AliShire-j9w 17 วันที่ผ่านมา +1

    Wada mahad santahay.

  • @Axmedsaafii
    @Axmedsaafii 17 วันที่ผ่านมา

    Allaha mideeyo qalbigooda iyo qulubtooda umada Musliminta gar ahaan umada somaliyeed insha Allah guull

  • @ShucaybKhayre
    @ShucaybKhayre 17 วันที่ผ่านมา

    Wuxuu.rabaa
    Daacish.maaha
    Ee.waa boobka.khayraadka.suuriya...❤❤

  • @CaliMadoobe-ty1tj
    @CaliMadoobe-ty1tj 17 วันที่ผ่านมา

    Yaa allaah dhiigeena kala jooji ilaahow dhulkan awaarta ah ee leysku dilaaya rabiyoy naga jooji aaaamiiiiin

  • @CaliMadoobe-ty1tj
    @CaliMadoobe-ty1tj 17 วันที่ผ่านมา

    Mxmd cise waxan kismaayo ilaahow somali heshiisii ilahow maskaxda shisheeye iyo kuwa u adeegan naga dhaxqawo aaamiiiin

  • @CabdiqaniSiciid-jo6xs
    @CabdiqaniSiciid-jo6xs 17 วันที่ผ่านมา +1

    Waan idin salaamay dhamaantiin

  • @omarsquare9248
    @omarsquare9248 17 วันที่ผ่านมา

    Maasha allaah ninkaa sida uu u fakarayo haday danta guud u wada arkilahaayeen kuwa baraha bulshada isticmaala dalka wax badan ayaa isbadali lahaa

  • @RoblehMako-f2r
    @RoblehMako-f2r 17 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahay ha oo gargaroo

  • @CabdiYare-q6e
    @CabdiYare-q6e 17 วันที่ผ่านมา

    No1. Waa in. Aan. Niraahno. Yaa. Rabi. Toowbo. Waayo. Waxaa badan. Caasinimadeeno

  • @aliidrissyacin5629
    @aliidrissyacin5629 17 วันที่ผ่านมา

    Amiin amiin amiin ya Allah

  • @MohamedAden-i9s
    @MohamedAden-i9s 17 วันที่ผ่านมา

    Asc walaal maxamed ciise halyeey soomaaliyeed guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Ilyaas.ismaacilCismaan
    @Ilyaas.ismaacilCismaan 17 วันที่ผ่านมา

    Maxame ciise zxky alehabarkeeyo waarun taasi taariikhdu waxay qortaa LAbo ruux mid liibaanay iyomid aan tirsanayookhasaaray dadaka wabakusookordhin ilahay hadafkeen ale ha inoo wadarumeeyo sifiican ayaan ufakirayna ilaahaywadad saxdahan hantuso dhamaan teen aamiin aamiin

  • @abdiisharaf-v1w
    @abdiisharaf-v1w 17 วันที่ผ่านมา

    Midnimo ayaan ubaahanahay maracadde show

  • @KhadijaAbdi-wj1yg
    @KhadijaAbdi-wj1yg 17 วันที่ผ่านมา

    Belaayo da nolosha muslimiinta waa gumeystaha mareykan ka ,Allah weyn ninkii aaminaa awoodleh 🎉

  • @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
    @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 17 วันที่ผ่านมา

    Wll max/ed ciise waan kaaga mahad celinayaa somali sida ay tahay uu wadnahaygu ii waydiinayo ama sida aan u cabudhsanahay ulasoo boodayo somali ma ihi marka la i waydiiyo??? Waayo ?? Islamnimo/diin/iimaankii/iyo in uu koonkan (allaah ) kaliyii uu ka taliyo waliba in aan dhiman doono seeftuna ninwalba qaadi doonto/ yaa allaah nasri dagdag ah somalida&falastiinba mahadsanid wll maxamed ciise

  • @Sadiqueaboubaker
    @Sadiqueaboubaker 17 วันที่ผ่านมา

    Thx maracade

  • @CaamirMuuse-qd5hw
    @CaamirMuuse-qd5hw 17 วันที่ผ่านมา

    Thanks eebow keep going

  • @MousseGabagabo
    @MousseGabagabo 17 วันที่ผ่านมา

    Sanaf cusub oo wanaag san ilahy sanad baraky

  • @IsmaaciilAdan-v4j
    @IsmaaciilAdan-v4j 17 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaqadan arka

  • @Nuh-x9w
    @Nuh-x9w 17 วันที่ผ่านมา +1

    Maracadde nio walaahi somalia quus ayaa katakan

  • @AbdixaafidAbdullahi-n2v
    @AbdixaafidAbdullahi-n2v 17 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid mudane maracade mudane taladaadu waamid xaqiiq ah lkn dhaliyarada soomaaliyeed hogaan adigookalaah ayay ubaahanyihiin eh ufur guruub wadatashiga dhaliyarada soomaaliyeed mudane

  • @yuusufali621
    @yuusufali621 17 วันที่ผ่านมา

    Waa fikir fiican

  • @akrimabdikarim9867
    @akrimabdikarim9867 17 วันที่ผ่านมา

    16:48 Very well it's big idea peace Somalia insha'alaah.
    Allahayow dalkeena iyo dalalka muslimka dhamaan nabad taam ah sii yaa rabbi.
    Allahayow burbur ku rid yahuuda iyo Mareykanka iyo kuwa taageera dhamaan bicizatilaah.
    Allahayow reer gaza guul sii bicizatilaah
    Xasbunalaah wanicmal wakiil wallaahu waliyu towfiiq.
    Kooxdan kurdiga iyo mareykan in la isla saaro wey ku khasban yihiin.

  • @AyuupAadan
    @AyuupAadan 17 วันที่ผ่านมา +1

    Asc wllo maracade, waxaan kaacodsanaynaa ani iyo intii igu fikir ah habayn kasta oo jumcaa inaad noosoogud biso siirada nabiga صلى الله عليه وسلم, iyo dhaqamadiisii wanaagsanaa.

  • @Saido-o1i
    @Saido-o1i 17 วันที่ผ่านมา

    Maasha Allaah waa runtaa

  • @sooyaanherbal
    @sooyaanherbal 17 วันที่ผ่านมา

    Allah ugargaaro walaalaheena falastiin

  • @AbdiDhunwareen
    @AbdiDhunwareen 17 วันที่ผ่านมา

    Jabuuti ayaa kamida dhibaatooyinka somali

  • @AnwarAxmedAbdilahi-u7b
    @AnwarAxmedAbdilahi-u7b 17 วันที่ผ่านมา +2

    Midnimo

  • @omarabdi9333
    @omarabdi9333 17 วันที่ผ่านมา

    Asc walal Mohamed
    Iyo inta kuguxiran aniga waxanleiyaxa somalia qorsha male waxankufikiri Ina iskagaboxo somalia nimadha
    Wayo somalia qabilba nalaguroge isbadelmalex Allah okeno madhax midan xadertan xilka xaiso kaduwan moye

  • @DrahmedMahmed-s9f
    @DrahmedMahmed-s9f 16 วันที่ผ่านมา

    Wad mahadsan mahmed ciise

  • @CumarQidma
    @CumarQidma 17 วันที่ผ่านมา

    macquul manoqoneyso insh allah Robet inlagu dagaalamo

  • @samsamadaan-f5f
    @samsamadaan-f5f 17 วันที่ผ่านมา

    waaru saxuub waarun daxib haa waan doonikarnaa wll waa yo nabado waa laraadinkaraa

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 17 วันที่ผ่านมา

    Iinsha Allaah

  • @nanogzan
    @nanogzan 17 วันที่ผ่านมา

    mashaaaa Allah

  • @esseyare8174
    @esseyare8174 17 วันที่ผ่านมา

    Isha Allah

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 17 วันที่ผ่านมา

    Asc wll waa figrad wanaag san wll mashaallah jimco Mubarak

  • @cabdallemaxamud8651
    @cabdallemaxamud8651 17 วันที่ผ่านมา

    Waa feker fiican sxb

  • @محمدعبداللهعلي-ف8ف
    @محمدعبداللهعلي-ف8ف 17 วันที่ผ่านมา +1

    Hello maracadde show

  • @cabdiriisaq
    @cabdiriisaq 17 วันที่ผ่านมา

    Allaha ku barkeeyo

  • @mahadsalad6121
    @mahadsalad6121 17 วันที่ผ่านมา +2

    Maracade waxaa tahay dhalinta loobahanyahay hadana ah wariye waayo arag ah sidee mustaqalka dal uu kudaben karaa dalka

  • @KhadartoClahikahin
    @KhadartoClahikahin 17 วันที่ผ่านมา

    يارب أنا عبدك المتحير

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 17 วันที่ผ่านมา

    Alxamdulilah ❤😢

  • @MahamedAbdi-qn4rf
    @MahamedAbdi-qn4rf 17 วันที่ผ่านมา

    Waasax sxb sare ok

  • @SahroHajiomar
    @SahroHajiomar 17 วันที่ผ่านมา

    Asc maracade show sida aad u fakareyso haddii ey Somaliyoo dhan u fikiri lahaayeen waxaan noqon laheyn dad wadankooda barwaaqada taala soo saarta oo waliba loo soo shaqa doonto adigana Allaha kaa abaalmariyo sida u wacya gelineysid mar walba.

  • @maysaan50
    @maysaan50 15 วันที่ผ่านมา

    Somali inagada warkeda wadankibay qabildhfsadeen dhulkibaygadayan dhwro duqobay odankalahyn umada halag uhorsedaya iyaginah qabilbay ugu sacabatumayaan allah ha grgaro.

  • @sahrakadawo9110
    @sahrakadawo9110 17 วันที่ผ่านมา

    Thank you so much the question is you ask Somali people what is wrong with us? It is really amazing. Maybe we can find out what’s wrong with us. Thank you. I really appreciate it. What I’m going to ask can you keep going asking us questions like this?

  • @mabdulahidahir862
    @mabdulahidahir862 17 วันที่ผ่านมา

    Allaha ugargaaro Ree Gazza

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 17 วันที่ผ่านมา

    Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.scw❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mahamedcumar3097
    @mahamedcumar3097 17 วันที่ผ่านมา

    Wllal mara Cade cimrigaaga alaha dheereeyo danbigaagana alaha dhaafo

  • @abasshajjiali3890
    @abasshajjiali3890 17 วันที่ผ่านมา +1

    Maracadow somali uun Dahir alasow laaga qaawanin iyo kuwaa laa miidkaa Aah Maa hagaageeyso ninkas wayeey wax social media daadka iskudiyarayo lacaagaha ukaal diraayo daadka sey isku qaabtan

  • @MoKas-tp7mq
    @MoKas-tp7mq 17 วันที่ผ่านมา

    Shukran

  • @MahamedKhatar
    @MahamedKhatar 17 วันที่ผ่านมา

    Maracad waankusalaamay salaankadib wali mamaqal wadan aan shisheeye qabsan oo sodon iyyo shan sano bilaa dawlada soomaali horteed waase ayaandaro

  • @CabdulaahiXuseen-m8z
    @CabdulaahiXuseen-m8z 17 วันที่ผ่านมา +1

    Wll qaali

    • @IlyasCali-j7e
      @IlyasCali-j7e 16 วันที่ผ่านมา

      Asc

    • @IlyasCali-j7e
      @IlyasCali-j7e 16 วันที่ผ่านมา

      Maracade waxaan ruux u dhibaataysan dagaalka kasocda qabaa'ilafa soomaaliyeed waxaan rabaa inaan Helo dhalinyaro soomaaliyeed oo ila curiya fikir sax ah oo lagu Soo ajaro isdilka soomaalida,
      Maracade waxaan kaa rabnaa inaad nagala shaqayso ee diyaar ma tahay?

  • @YoonisAliYoonisAli
    @YoonisAliYoonisAli 16 วันที่ผ่านมา +1

    Israel hoolkal ka sameesay siiriya maxa aqbar kaheesaa😢😢

  • @kibmussa
    @kibmussa 17 วันที่ผ่านมา

    wxa ino dan ah kacdoon dhalinyarda somaliyeed gobol kasta oo somaliyeed si ay u samestaan dawlad dhexe oo dhinac lkasta cadaalad ka ah wadan kasta dhalinyaro ayaa bedesho lkn hdan nahay dhalinyarada somaliyeed odey nolosha ku fashilmey unba sugynaa 😢😢😢😢

  • @abdulahikilas5856
    @abdulahikilas5856 17 วันที่ผ่านมา

    Walaal maracade waan kusalaamey hal barnaamij oo dhalinta wacyigooda lagu dhisayo si qabtaalada aan ooga baxno kusoo dar

  • @abdulkadirgediahmedsanka5978
    @abdulkadirgediahmedsanka5978 17 วันที่ผ่านมา

    Ilama Aha ineey jirto Dhalin yaro Qabyaaladda oo ka weeyntahay wadaniyadda Somaliya Allaa u Maqan Allow Sahal Amuuraha

  • @faycalabdillahi3832
    @faycalabdillahi3832 17 วันที่ผ่านมา

    Slm clkm
    Ustad wanku salamay
    Xaga qabyalada Hadan ka talo dhiibto
    Wa laga gudbi kara balse waxay u bahanthy waqti badan iyo dhalin is xilqada o iska dhex urursada ma gaalo kasta o somaaliyed
    Tusaleh
    2 qof djibouti
    2 qof jigjiga
    2 garowe
    2 hargaysa
    2 bosaso
    2 borama
    2 kismayo
    Iwlm

  • @Ilasoco_media
    @Ilasoco_media 17 วันที่ผ่านมา

    Runti wà sida aad sheegtay soomaalidu way rabaan inay dhaqaaqaan oo ay caalamka lasocdaan lkn waxaa la la'hay Cidiii bilaabi lahaydn✊️

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 17 วันที่ผ่านมา

    Anigu waxaan kugu dhalilayaa inaad uhadasho caruuta carabta oo aad uhadliwaydo caruurteena qoxootiyada kudhamaanaaya from awdal

  • @XamzemaxamedAlli
    @XamzemaxamedAlli 17 วันที่ผ่านมา

    ustad waxaad inoo furtaa bar naanij lagu ariurunayo maxaan iska bedeli karnaa

  • @XasanHiraabe-b3j
    @XasanHiraabe-b3j 17 วันที่ผ่านมา +1

    Mara cade waxan kaa codseyna in dalkena gudihisa aad waqti siso

  • @ayaansiciid3819
    @ayaansiciid3819 17 วันที่ผ่านมา +1

    Amuus Haddii culimada ay hadlaan wa la Edayn dhinac kasta .waxa kale ee iga sii yaabiya waa Qof isku diraya 2belood o Anu midna ka soo jedin

  • @SahalAbdirahmanMohamed
    @SahalAbdirahmanMohamed 17 วันที่ผ่านมา +1

    Rajooyin xun

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 17 วันที่ผ่านมา +1

    Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤

  • @updallamohamed333
    @updallamohamed333 17 วันที่ผ่านมา +1

  • @AbdiGuuhad
    @AbdiGuuhad 17 วันที่ผ่านมา

    Why not, we can if we are willing we are behind the world

  • @DAYAX-MEDIA-1
    @DAYAX-MEDIA-1 17 วันที่ผ่านมา

    ILAHAYBAN LEENAHAY

  • @IBRAHIMfjizow-r4l
    @IBRAHIMfjizow-r4l 16 วันที่ผ่านมา

    # free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤ inchallah 🙏