November 28 /2024 Baxsan xaji cali walaasheed Amina Xaaji calii ayya maanta ku geeriyootay magaalad babile ee Dalka Ethiopia Alle ha u naxaariisto 😭😭😭😭
Aduunyoy xaalka ba ilaahay janada ha geeyo saynab xaaji cali baxsan waxay ahayd wadani taarikhda baal dahaba ku leh lama soo koobi karo ilaahay ha u naxaristo nasiib xumo qiimigad soomali ku lahayd cid siisay ma jirto ilaahow soomalida kal fogaatay isku keen
November 28 /2024 Baxsan xaji cali walaasheed Amina Xaaji calii ayya maanta ku geeriyootay magaalad babile ee Dalka Ethiopia Alle ha u naxaariisto 😭😭😭😭
Ilaahay ha u naxariisto qabrigane ha u waasiciyo dambigeedane ha u dhaafo Aamiin yaa Rabi
Alleh haw naxaristo iyada inti dhimatay
dadkeeni wadanka af iyo adinba ugu soo halgamay sowtaan iskaba ilaawnay walee soomali hadanahay dad xunbaa nahay alow quluubteena isku soo du aaamiiin
Ale ha unaxaristo amiin amiin
Geeri doortee maanta aan go o maanta ayay go day oo taariikhdu tahay 19/10/2020 rabi haw naxariisto
Aaamiiin aaaamiiin aaamiiin😭😭😭
Aaaaamiin Aaamiin Aaamiin😥🤲
88 jir waa cumri dheer allaha u naxariisto
amiin amiin
Amiiin alle.haw.naxaristo
Ilaahow unaxariiso wadaniyadeenii weyneyd allaah yarxam haa Maashaa allaah mujaahidad bay aheyd janayul firdows allah hakawaraabiyo
Allaha ha unaxariisto😢😢😢
Ilahay ha u naxariisto yaa rabii 2020 bay dhimatay
Allow kuu naxariiso astaan qaran bey ahyd 😍😍😭😭😭
Allah yarxama eedo zeynab 19/10/2020 geeriyootay Rabbi janada haka waraabsho eedo wadaniyad eheed😢😢
Aaamiin aloow janadii ka waraabi😭😭😭😭😭😭😭
Alha unaxariisto mama saynab
Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo eedo zaynab xaaji Cali baxsan wadani dhab ah bay ahayd
Edo.zaynab.haji.ali.baxsan.she.was.a.brave.and.strong.somali.woman
Aun amiin
🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻😭😭😭🇸🇴🇸🇴👈🏼
ALLHE how naxriiso ✋😭
Allaha u naraxariisto
saynab xaji cali baxsan
fanaanad weyn bulshad
somaliyed qadarin iYo
qiimo bay inaga mudan wlhi
Illaahay ha u naxariisto mama saynab baxsan aamin
Allah yarxamuu 😭😭😭
Alle ha u naxariisto habr yarty
Aad iyo aad
😥😥 wlee hadan somali nahay qofka cfmdka le kutageernaa
Hàa wllhi beentaa maahan cfmdka lee isku rabnaa
😥
Ilahay ha naxaristo murxumada
Cimri tabaarak mama zeynab
Ilahay ha unaxariisto Edo saynab xaji cali Bxasan sigaale waxay Ahayd Asataan Qaran Lakin Dadkii Nocaa Ahaa wa lahalmamay
Allaha unaxariisto
Oh.allah.please.forgive.edo.zaynab.haji.ali.baxsan.amin.yarabi.allah.yarhamu.edo.zaynab.haji.ali.baxsan.amin.yarabi
Alow cfmd taam ah mamo Seynab xaaji cali baxsan qiimo bdn ayaan hayaa wlh waa wadaniyad qaali ah
Allaha unaxariisto
Waxay ahayd fanaanad Qaran oo qiimo iyo qadarin aan dhamanayn nagu leh
Allaha u naxarriso maama zaynb
AHUN
AUN🤲
Aduunyoy xaalka ba ilaahay janada ha geeyo saynab xaaji cali baxsan waxay ahayd wadani taarikhda baal dahaba ku leh lama soo koobi karo ilaahay ha u naxaristo nasiib xumo qiimigad soomali ku lahayd cid siisay ma jirto ilaahow soomalida kal fogaatay isku keen
Allh haw naxariisto
Fanka sidaa kaga quusta
Heeso ayaa lagu xusayaa
Alyle maatay gp day
Alle haunxriisto mama seynb 😭😭😭😭😭
Alah unaxristo
Ilahay ha u naxariisto
Mararka qar ohinta maceshan gartkid wlhi
😭😭😭😭😭
La saaxib dhakaweyne kulaha 😂😂😂😂😂
Allow unaxriiso
Allow unaxariso
Ilah ha u naxariisto 😰
Ilah ha u naxariiso
@@calicatarow4881 aamin wll
Lamay socon gududo way ka horaysay Saynab ba mesha ugu tagty
Hadan somaqlo qof dhintay yutubka Ayan kasoradiya hadan sogaraba boqolal dad ah ayaba sideyda camal ayaba igasohoreya yab dadku ma aniga o badanba ilahey ha unaxaristo
Ayeyo alle ha ikacafiyo😥😭 subscribe my TH-cam iyo mama baxsan kala socda🥰
Alleh ha ku cafiyo maxaa ula jeda maxay danbi alleh maba u quri karo sababto tahay waa muwadinad ethopianka aad i necbayd waliba ku shihiiday
@@abdiwakeel2786 ha alx 😥 wa wasxnthy wawadaniyad🥰💗💞💓
Cajiiiib
Illahay ha unaxristo
allaha unaxariisto hadaa fecebook kasoo arkay😭
Aamiin yaa allah
Alle ha u naxariisto fb baan ka soo arkay geerideeda marxuumada 😢
Maad aqoon miyaa
Geeri doonto maantay aan go'a
Abwaan dhiirane
Wadan dagaal sokeeye ka dhacay
32 sano wax walba waa bur burineen ilaa hadda waxaa soomaaliya ku socda burburkii
Oo meel kasta gaadhay oo jilib jilib ah la iskugu adeegsaday soomaalidii
alle janada hakawarabiyo facebook kasoo arky aloow kunazariiso
Ninkaan Wark uu kugu dhibi
Ayeydey saynab alaha ku naxariisto marka da ayaad tagan tahay
Naxariista allah waa Loo wada baahan yahay
Abwan dhakaweyne 🤣🤣🤣🤣🤣
Kaxisho abtiga🤦♀️
Allaha u naxariisto
Ilaahaw u naxariiso
Allaha u naxariisto