JACAYL KII RIYADA QISO XAUN BADAN &C/RAXMAAN ISKU GOOSO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 119

  • @Siman-pi2oh
    @Siman-pi2oh 6 หลายเดือนก่อน +11

    Qisadeyda iga dhageysta waxeyna ku bilawaneysa sida tan aniga wxn Facebook iska barany wiil wuu ila soo hdly wan la hadly wan is brany walipa qaab fcn oo xariir ah ilaa mudo 2 bil cml socony ereyo kuwii uku fiicna buu ila wadagi jiriy blse mxaa dhcy wuu iga aamusy marka dambe ana waan iskaka aamusy anigoo jaceyl blse nafta isiin weysy inaa kasii aamuso wayo wiil somaliyed an barto kan uku jclhy u ahaa wlhi wana jeclaa bis inta ka dip waxaa dhcy marka la hadlo bo iima soo jbbyo farinteyda waa la furaa mala so jbbyo wan sugaa lkn 😢 cid ila so hadle maleh kama daalin maalin walpa wan ka hadlaa wan ushegaa jceylka uqbo see maba la fiirayo fariinta hadana uku dambeys wan daalay wlhi heer wxn kaaray magaciisa iska wado iska sheeg sheego swran tiisana iska eeko maalin maal maha ka mida uu isoo jababy wan fiiriyy aadba u farxay wan maleysan wayy marku ila soo hdlyo waa marka 1 sano kasoo wareegty ana jaceylkisa la ila daranhy asna wuu iska faraxsnyhy bis markuu ila soo hdly wax yar buu ila hdly kadip qoral udirey bardiisa ka bilawey heer wxuu igaatsiyy an is dhho gabdhha maad ka xun thy wllaheyga weydiyy maxan qbaa alx wax ma qbtid i dhhen uku dambey waxan arky xaraf uu soo sarty oo ah xarafkan ma ilaawo wan weydiyy intuu igu so qosly buu i dhhy wan iska soo sarty😢😢 ana dhipane aan ahy maaalintii igu xnnka badeyn oo ah 4 / 1/2024 wxn ogaadey gabar uu xariir la leeyhy oo walipa jcyl yhy gabadhii ban is qabany wan la hdly wan weydiyy hepel miyaa tqn haa bee idhhy xariir miyaa idinka dhaxeya haaa idhhdy wan aamini wyy screen bey iiga so qadey wlhi wan nxy kalmada uku joreysa ee aheyd mcnto markan arky gabdha wxn dhhy allaha isku kin bara keeyo qofta caadi maba aheyn wxeeba igu jbbty ani asi bis lama socto ee wan isla hdlaa oo wiil kle aaba jclhy lkn asi wan ba fasaxaa wlhi anoo jcyl asi aan dhhy abyo qalpikiisa ilaali oo dhip ha tusin hye ee dhhdy ana go,an ka qadaa wlhi meshas ku niyad jby anina wana xnn sty uku dambeys hadana alx wan fcnhy lkn jcylkiisa wuu igu dambeyaa😢😢😢😢😢 isooo duceya inaa hilmaamo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @Abdirahman_Shire
      @Abdirahman_Shire 5 หลายเดือนก่อน

      Sorry abayo waa ka xumahay qalbigaaga muraayada ah qofka inta siisay meel cidlaa uga tagay waligaa bini aadam qalbigaaga hawada siin inkastoo jacaylku uu ka bilowdo ka helida hal qof inta badana qofka kale uusan kula dareemayn

    • @suhaybdaacad-zd2hr
      @suhaybdaacad-zd2hr 3 หลายเดือนก่อน

      ILahEy Haku ILawziy0 Wll😢

    • @filsanmohamed4670
      @filsanmohamed4670 หลายเดือนก่อน

      Mcn bdn allah bari allah haku ilowsiyo

  • @NajahCabdulaahi-bb9ty
    @NajahCabdulaahi-bb9ty 8 หลายเดือนก่อน +6

    Ana gabara taladan kusinayo waxa weye nafteda naftada kajeclow iyadana markad lashekeysaneyso nafteydan ka jclhy ha oran waayo dumarku majecla qofka wakhtigisa dhan siiya adigu wakhti isgeli wax barasho tag shaqa raadso lebiso wakhtiga ugu badan naftada ku hormari oo geli iyadana wanaaji lkn wicida okale aad hawgu badin wakhti uqorshe si wngsn uwareyso ula hadal naxaris haka darento hada cabaar kamaqnow xita ado ubahan haku darento iyadu qof qaaliya inu jamaqanyagay hakuso radiso hakuso wacdo adna marka dheh ado wanajinaya hawlaha igu bad an niyadan kugu haya mar walba Yacni hana xumeyn hana ku badan dhexdhexaad ka ahaw si walboo aad ujeceshahay intaad xiriirka laledahay sas same

    • @user-st1fu6dd2i
      @user-st1fu6dd2i หลายเดือนก่อน

      Tala isiisay walashey❤

  • @zakiaabdi9343
    @zakiaabdi9343 8 หลายเดือนก่อน +12

    Waa barnaamij wngsn runtii lkn wiilka wax waraysanaya waxaan fari lahaa in uu jaanis uu wiilka kale sheekada kaga sheekeeyo siiyo oo ka aamuso isagu warkiisa ha dhamaysto sax sax iyo su’aal baad raaxada kaga qaaday isagoo hadalkii wada 😅 waa iga talo uun lkn dhegaystayaashu qofka warramaya kaliya in ay dhegaytsaan bay jecelyihiin 🙏🏽

    • @farhiaarte9409
      @farhiaarte9409 8 หลายเดือนก่อน +2

      Anigaba sow kaan war wiilka ka amus idhiba sidii ano la jogo😅

    • @MahirHaaji
      @MahirHaaji  7 หลายเดือนก่อน

      FIKIR WANAGSAN WLLO

  • @SaynabMaxamud-gt5hr
    @SaynabMaxamud-gt5hr 3 หลายเดือนก่อน +2

    Axaxaxjacaylkuwaaxanuun❤❤😭😭😭😭😭

  • @user-le2dz2wx7t
    @user-le2dz2wx7t 8 หลายเดือนก่อน +6

    Wllkay qisadayda jacayl oo xaunun badan makula wadagi kara

    • @MahirHaaji
      @MahirHaaji  8 หลายเดือนก่อน +1

      Haaa

  • @maysanquen873
    @maysanquen873 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ax xanuun walhi wllkay c/rahman ku soo noqo jibouti wll❤❤❤❤❤❤❤💞😇🙏

  • @ztephannachi7222
    @ztephannachi7222 8 หลายเดือนก่อน +4

    Xasuusbu igalaye wlhi 😢😢yaaN ku nafisaa 🥺🥹

  • @IranMohamed
    @IranMohamed 5 หลายเดือนก่อน +1

    Kan jeclahy daryeel io daneen badan io dulqaad bah wan ku heystah wlhy waligeynah ma na cayoh haduu xitaa is badaloh dofarkha😂😂

  • @abdirahmaanyuudhii2502
    @abdirahmaanyuudhii2502 7 หลายเดือนก่อน +2

    Meesha ma dood buu ku qabanayaa mise ninka wuu warasanayaa muranbuuba ku dhameeye

  • @mohamedabdikasim
    @mohamedabdikasim 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wallkey qaali qof ku jacelhy illhy ha ku siyo

  • @user-nt8wj9op5n
    @user-nt8wj9op5n 8 หลายเดือนก่อน +2

    Nio qisadaan mid ka daran aa igu dhacday inaa soo ban 😢dhigone waa jeclaan lahaa

    • @MahirHaaji
      @MahirHaaji  8 หลายเดือนก่อน +1

      BARTAN COMMAAN NAGULA WADAAG

    • @user-tj1nt8uy1l
      @user-tj1nt8uy1l 8 หลายเดือนก่อน

      Walagey jacayl ma,arag ee waxaan kudhahAysidee
      Loo arkaa icaawi wll maahir❤❤😂😂

    • @SunaariMohamed
      @SunaariMohamed 8 หลายเดือนก่อน

      @@user-tj1nt8uy1lani xita wlhi midban dhulka ku Jide wan jeclan laha qabku daremay ina ogado sida jcylka lo daremo 😢😂

  • @RaxmaCusmaan
    @RaxmaCusmaan 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maahir xaaji wiilka ka aamu sheekada ha wadee

  • @nastehosaleman4287
    @nastehosaleman4287 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ah Soria

  • @maxamuudqorane4947
    @maxamuudqorane4947 7 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa zhp indho male jacaYLKu wa somaRey zhp 💔😭😭

  • @salanadenaden2324
    @salanadenaden2324 5 หลายเดือนก่อน

    Run ahanti jclka midka kugu hore ee school ka ah macankisa lama ilaawi karo ❤❤❤

  • @HaaBoon-ko4lh
    @HaaBoon-ko4lh 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wll wad ficantahy wanan kula socon dona inshllh lkn markuu shekaynaayo hanaga dhex galin shekada si aan ufahano

  • @Bishaarodagan
    @Bishaarodagan วันที่ผ่านมา

    Wilkan dugsi sare so wada dhiganay abdirahmn noloshu kuma xumeyso wll

  • @Ahmed_Hassan_Ibraahim_Shide1
    @Ahmed_Hassan_Ibraahim_Shide1 5 หลายเดือนก่อน

    Wlhi zxp Waraysiga Iskuma fiicnidin Ee Siwanaagsan Usoo Baro

  • @user-rz9py7uj1bmaryama
    @user-rz9py7uj1bmaryama 7 หลายเดือนก่อน

    There is no love in Somali but there is a interest

  • @SacdiyaIbrahim-vl2vh
    @SacdiyaIbrahim-vl2vh 2 หลายเดือนก่อน

    Ina adeer 😢

  • @HamzeCabdi-dt9xm
    @HamzeCabdi-dt9xm 8 หลายเดือนก่อน +2

    Zxp sobadi 🎉❤

  • @AsadBeke-no3lr
    @AsadBeke-no3lr 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤🎉xanun badanaaa🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @SafiyoCumar-rb8cl
    @SafiyoCumar-rb8cl 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢

  • @CumarcabdiMursal-nl8ed
    @CumarcabdiMursal-nl8ed 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ma'am ogeyn eney leyihin riyo iyo jacaylba dadka baraha bulshada isticmala sorry wll😢😢

  • @user-rc7xp3ob2y
    @user-rc7xp3ob2y หลายเดือนก่อน

    Abwe wiilka janis sii dooda badan kadaa 😮

  • @mohamedabdikasim
    @mohamedabdikasim 7 หลายเดือนก่อน

    Wallkey qaali cabdi raxman soory😢😭😭😭😭😭

  • @fatumaahmed6539
    @fatumaahmed6539 6 หลายเดือนก่อน +1

    DagDag Badnida powe shekda wilka haka qasin bal😂😂😊

  • @user-kf2xs5dy9f
    @user-kf2xs5dy9f 5 หลายเดือนก่อน

    Sorry Aboowe 😢😢😢😢😢

  • @raxmaclrisaaq5058
    @raxmaclrisaaq5058 5 หลายเดือนก่อน

    Wall gabadh. aadjaclaydlacag aadsiisayhakashekyn😮😮😮😮❤

  • @user-xy5st2sy4z
    @user-xy5st2sy4z 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waankaxumahay noolash lawaadhag qofadakaratii jaceloo

  • @dajiyamaxamed9185
    @dajiyamaxamed9185 8 หลายเดือนก่อน

    Ax xanun walhi walalky C/ Rahman😢😢

  • @sagalapdirisaq7864
    @sagalapdirisaq7864 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hedhe Kan waraysanaya amuusdee asaga uun ha hadle wh😮

  • @munamuse6832
    @munamuse6832 8 หลายเดือนก่อน

    Waligaa qof ha jeclaanin waa iga talo sbbta oo ah qof hadaad jeclaado kuma jecla😭😭😭😭😭😭

  • @user-dq8yt9tz8s
    @user-dq8yt9tz8s 8 หลายเดือนก่อน

    😢 ‏‪6:57‬‏

  • @CaaliyoCabdiraxmaan-e5b
    @CaaliyoCabdiraxmaan-e5b หลายเดือนก่อน

    Dag dag badnaa wariyaha bisinka😂

  • @Cawoizmail2383
    @Cawoizmail2383 8 หลายเดือนก่อน

    Abdalajamaall so Qabo☝️❤

  • @SahraApdy
    @SahraApdy หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @deeqnuur2892
    @deeqnuur2892 8 หลายเดือนก่อน +2

    Danyeer😂😊

  • @dreamboy618
    @dreamboy618 8 หลายเดือนก่อน

    Keeping the legand 😊

  • @Xalimo-xi6qg
    @Xalimo-xi6qg 7 หลายเดือนก่อน

    Walx pen mahano qof xadu jecel dap sisi kumadaneynayo😢

  • @halimofarah240
    @halimofarah240 8 หลายเดือนก่อน +1

    😢❤

  • @AishaAbdi-wu3mz
    @AishaAbdi-wu3mz 7 วันที่ผ่านมา

    Wariyaha ayaba wax ka dhageysan la nahy 😅dagdag badna

  • @Garasmedai8
    @Garasmedai8 5 หลายเดือนก่อน

    OMG 😲

  • @user-dd9fb2mm5x
    @user-dd9fb2mm5x 8 หลายเดือนก่อน

    Sorry bro u have golden ❤❤❤❤❤she never found someone like you I’m so sorry 😢

  • @Ahmed_Hassan_Ibraahim_Shide1
    @Ahmed_Hassan_Ibraahim_Shide1 5 หลายเดือนก่อน

    MaaHiroow Warisiga iska Soo dhis Bro

  • @user-be4dx5op6m
    @user-be4dx5op6m 5 หลายเดือนก่อน

    Sorry pro❤

  • @UbaxAbdiqadir
    @UbaxAbdiqadir 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢soorry

  • @user-ri7lc5mn6f
    @user-ri7lc5mn6f 8 หลายเดือนก่อน

    Xura loyire jacelka lawada dinac kama soconayo Xal Quf ayu said ohaya marka jeclka marna wa morogo marna farxad lawadaba ey kusomare dulqad aya lomojeya Quf dunidan joga manta qalbi japen wey yarte wllh wax walpo wad arkesa dunidan wey mush kilad badantey wllh samer aya lagu daqa lagama raja diiga wey kaonsesa marbe ka farxesa

  • @hipkayusuf
    @hipkayusuf 8 หลายเดือนก่อน

    Aaxey ax 😥✌😥👌

  • @ahdarmoustapha2062
    @ahdarmoustapha2062 8 หลายเดือนก่อน

    I am sorry brother 😭😭🙏🙏😰😭

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 8 หลายเดือนก่อน

    Weli calafka maqan gabadhaa kuma qalanto gabar caruur leh carmalka wuxu ku roon yahay carmal hadii kale mar noloshu meel laga nodo jirin vu ku oronayaa waan qaldamay mid bacdii ah waa inan dhadhamiyo gabar raadi saxiib

  • @AbdirahmanAhmed-ur1zt
    @AbdirahmanAhmed-ur1zt 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @user-yj1cn3nu8s
    @user-yj1cn3nu8s 6 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢

  • @SuhaylaMaxamed-om7dz
    @SuhaylaMaxamed-om7dz 3 หลายเดือนก่อน

    Sorry wll😂😂😂😂

  • @user-ev6dn7tp6m
    @user-ev6dn7tp6m 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @CqaadirmaxamedCqaadirmaxam-u1g
    @CqaadirmaxamedCqaadirmaxam-u1g 5 หลายเดือนก่อน

    Ax sorry

  • @wiilwaal23
    @wiilwaal23 3 หลายเดือนก่อน

    Wariyaha training halo diro. Qisadiiba isaga naga qasay.

  • @user-ng5mj4qh3c
    @user-ng5mj4qh3c 7 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭

  • @user-fu9yl2ih1y
    @user-fu9yl2ih1y 8 หลายเดือนก่อน +1

    Jcylowwwwwww AbaH WaS😂😂😂😂😂😂

  • @user-ho9lz5vw1d
    @user-ho9lz5vw1d 6 หลายเดือนก่อน

    Sorry sxp 😢

  • @ahmed_mahamud47
    @ahmed_mahamud47 7 หลายเดือนก่อน

    Nio kan wariyaha ka amus dhe ninka

  • @ayuushfarhan6378
    @ayuushfarhan6378 8 หลายเดือนก่อน

    niyow kan yaa dhahay wax warayzo hadalku ma zadex zhub ugu dhacayaaa akh

  • @user-dq8yt9tz8s
    @user-dq8yt9tz8s 8 หลายเดือนก่อน

    noi xeerka yutuup mahysiD

  • @user-zt5gd7hb6n
    @user-zt5gd7hb6n 8 หลายเดือนก่อน

    Wllky mahir waxan raby inaan qiso kula wadago😮

    • @MahirHaaji
      @MahirHaaji  8 หลายเดือนก่อน

      Sodaa

  • @jazerabdi9316
    @jazerabdi9316 7 หลายเดือนก่อน

    Which country is this ?

    • @tottiyare57
      @tottiyare57 7 หลายเดือนก่อน

      ❤❤

  • @SundusGeele
    @SundusGeele 8 หลายเดือนก่อน

    Ax waa Qiso xanuun badan sorry Brother🙏💔😭😭😢

  • @sabaxismail6169
    @sabaxismail6169 8 หลายเดือนก่อน

    Sorry whi wll😢anigabaa jecylkii riyada Igu dhacY 😢💔

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 8 หลายเดือนก่อน

    Ha shekeye maad sugtit sidu isaguna waa ku cafimadi lahaa lakiin waba ku celinaysa hadalkii sidaa hadad ugu celceliso maba lagu shegaysan karo

  • @rahmabouh9036
    @rahmabouh9036 8 หลายเดือนก่อน

    Hn adu kaley wala halaan 😢

  • @cabidwasacdeefka3732
    @cabidwasacdeefka3732 8 หลายเดือนก่อน

    Horta kan wax warnysanha waxbaha kasiyha😊

  • @raxmamohamud383
    @raxmamohamud383 8 หลายเดือนก่อน

    Wariyuhu su aalo xuma warbal ka aamu sheekada

  • @ciidlemo2558
    @ciidlemo2558 8 หลายเดือนก่อน

    Sorry bor

  • @firdowsahassan1527
    @firdowsahassan1527 8 หลายเดือนก่อน

    Awlaad inuu qofku dhibmaleh lkn in qariyo ayaa xun

  • @cadnamahamed7118
    @cadnamahamed7118 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qisa xanuun kuluul ayay ahayd soryy😢😂

  • @user-os7cf8md2e
    @user-os7cf8md2e 8 หลายเดือนก่อน

    Wll mar kastaa waxad tahy midka guulaysta sabbto ah waxad thy qofka wnaga sameyay mar kastaba sorry lkn ogow qofkii sax da aha wuu ku imaan

  • @bashirahmedahmed6475
    @bashirahmedahmed6475 8 หลายเดือนก่อน

    Polo jacylka ma nabee

  • @khaalidmaxamuud5341
    @khaalidmaxamuud5341 7 หลายเดือนก่อน

    Sorry anaig ba waan ku l qabaa riyaad waxa lag dhex arkaayo sabaab too waxaan arakay jacayl an u qabo qof aan aad aan u jecaylay ❤

  • @user-xc1vs7qn1d
    @user-xc1vs7qn1d 7 หลายเดือนก่อน

    Sorry wllo😭

  • @abdimachet647
    @abdimachet647 8 หลายเดือนก่อน

    War wadiga dhacay

  • @FathiJama-fl4fd
    @FathiJama-fl4fd 7 หลายเดือนก่อน

    Apowe adiga kada wiilka suaalaha badan.asaga sheekeynaye uff

  • @cabdisamedmohamud6567
    @cabdisamedmohamud6567 8 หลายเดือนก่อน

    Neef neef dhalay

  • @UbaxMaxamed-ff2fd
    @UbaxMaxamed-ff2fd 8 หลายเดือนก่อน

    Ax nagahan wiilasha kuciyaraaya diin malaha

  • @nagaad5509
    @nagaad5509 8 หลายเดือนก่อน

    IBN

  • @SUADMohamed-gc5di
    @SUADMohamed-gc5di 8 หลายเดือนก่อน

    War hedhee dee wiilka Janis sii oo dhagayso kaliya uff cilbadana shekadiiba wuunagaga ciyaray qofka markad waraysanaso waqtibaa lasiya misa wukugu cusub yahay in ad qof waraysato🙄🙄🙄

  • @hoodomuktar6382
    @hoodomuktar6382 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-ke7jl6cz4t
    @user-ke7jl6cz4t 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @user-tj1nt8uy1l
    @user-tj1nt8uy1l 8 หลายเดือนก่อน

    C,Raxmaanow caadi matihid wll
    haday garoob tahay maxaa kuu geeyay
    Ayy sorry wll😂😂😂

  • @user-hp1qv2jr3x
    @user-hp1qv2jr3x 8 หลายเดือนก่อน

    la solution est k tu reste célibataire j sais pas écrire ✍️ le Somalie désoler

    • @user-hp1qv2jr3x
      @user-hp1qv2jr3x 8 หลายเดือนก่อน

      j suis une djiboutienne

  • @UmalUmal-my8vk
    @UmalUmal-my8vk 8 หลายเดือนก่อน

    Wll mayar wancan Raba labrkag waxan ahi inati abdi rman u Ka halyi marka waxan donya in ku shago an sa waxa udhacn wll ok wa cosi isaku u Hali an in halo Ayn donya

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 8 หลายเดือนก่อน

    Dumerka somalidu sidAy ubadan yihiin waxy ku sheqayan DHANKa xun

  • @user-pz7oh9ul1n
    @user-pz7oh9ul1n 8 หลายเดือนก่อน

    Jecelba ma aaminsani😢

  • @sofiabashir9515
    @sofiabashir9515 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢

  • @user-qm4xh4sy4t
    @user-qm4xh4sy4t 8 หลายเดือนก่อน

    I am sorry brother 😭😭🙏😭

  • @CabdinajiibMahdi
    @CabdinajiibMahdi 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-mg4dw3qn7o
    @user-mg4dw3qn7o 6 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-ee2ms3bw4m
    @user-ee2ms3bw4m 8 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭

    • @user-fh9tg3uo1k
      @user-fh9tg3uo1k 8 หลายเดือนก่อน

      Iskibriy noi samir yeelo❤❤❤