Barn Fanka & Suugaanta Abwaan Weedhsame PART 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 132

  • @farhanofficiall3452
    @farhanofficiall3452 9 หลายเดือนก่อน +16

    2024 Qofkii Ugu horeeyey Ee Soo booqda like isaar hadad iga danbayso

  • @hanaadiabdulaahi6712
    @hanaadiabdulaahi6712 4 ปีที่แล้ว +11

    Yaa 2020 daawanaya nimco samriye siday 8sano amase kahor wax uwarysanjirty ama ulebisan jirty cid sideedi ah ama keeni kartaa majirto wllhi my favourite one weeye

  • @MahamoudWeliGuraa
    @MahamoudWeliGuraa 10 ปีที่แล้ว +43

    waligay maan arag abwaan ka run sheegsan,oo waliba ka kalsooni badan. maasha Allaah.

    • @jawahirmahmed6747
      @jawahirmahmed6747 ปีที่แล้ว

      😢🎉😢😢😊😊🎉

    • @jawahirmahmed6747
      @jawahirmahmed6747 ปีที่แล้ว

      😊😊😊😅 3: 3:54 3:54 😅😢😊 3:43 3:44 😢

    • @HhfhBjyf
      @HhfhBjyf 11 หลายเดือนก่อน

      Wan ku slmy

  • @asmaabdirahman5863
    @asmaabdirahman5863 5 หลายเดือนก่อน +1

    Nimco Samriye saxaafadu way tabtay siday u xulanayso su'aalaheeda marka laga yimaado siday u dhagaysanayso uguna oglanayso inuu qofka dhamaysto jawaabtiisa ayaanay jirin cid gaadha Alle haku barakeeyo walaalo ❤

  • @LPKINDS1
    @LPKINDS1 ปีที่แล้ว +10

    Still WACHING 2023
    😂😂😂😂😂😂😂

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 ปีที่แล้ว +11

    Abwaan weedhsame iyo nimco samriye ilahay cimriga iyo cafimaadkaba ha idin dhereeyo labo qofoo tariikhdu xusi doonto ayaad tihiin 🥰✌️

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 ปีที่แล้ว +4

    Yaa daawanaya 2023🤗👆

  • @nuredinahmed9349
    @nuredinahmed9349 6 ปีที่แล้ว +36

    Wali waan dhegaysataa
    Yaa ila dhagaysanyaa
    2018 fadlan Farta taaga

  • @suleimanabdirahman6929
    @suleimanabdirahman6929 6 ปีที่แล้ว +9

    Heer baa la gaadhaa
    Dadku yahay hubkaagii
    Marna yahay hu'gaagii
    Hantidiyo naftaadii
    Noloshiyo halbeeggii
    Billah caleik Rajip Dayip Erdogan ma ka dhex aragtaa ereyadaa 👏👏👏magaciisu miisaamay ninkani *Weedhsame*

  • @cabdiwali6738
    @cabdiwali6738 9 ปีที่แล้ว +10

    Weedhsame Gabayga Hogaamiye markuu dareen cadhaa ka muuqda waayo """"Madaxweynaysha dhaliilahoodu ma yarra siiba kuwa AFRICA caadi maaha VIVA xasan daahir

  • @sakarie3554
    @sakarie3554 2 ปีที่แล้ว +4

    I'm watching 9yrs ago. Xasan Daahir Ismaaciil Bookh -Weedhsame.

  • @hanadomar3816
    @hanadomar3816 8 ปีที่แล้ว +6

    walahi wan ka yabay abwaan kan waligay ma arag abwaan lamiid ah waa abwaan taf ah oo lagu faani karo in badan

  • @shiesty.m
    @shiesty.m 7 หลายเดือนก่อน +4

    Who is watching in 2024? Abwan Wedhsame 🥇

  • @Asmayyy
    @Asmayyy 8 หลายเดือนก่อน +2

    Watching 2024😊😊❤

  • @aidedphs7825
    @aidedphs7825 8 ปีที่แล้ว +6

    waa aqoonnyahan misna abwaan qaaliya i stasified your lecture man

  • @dogoblebancade8963
    @dogoblebancade8963 12 ปีที่แล้ว +2

    Haloogu Codeeye Abwaan weedhsame, QIIMEE QOFKAAGA, Sanadkan Dhinaca arimaha bulshada , waayo waxay somalidu Tirahda, Waran meel dhow buu ku dhacaa, Warna meel dheer, qaylo dhaan badan buu u sameyey dadka masha allaah

  • @harguees
    @harguees 12 ปีที่แล้ว +3

    Macalin weedhsame iyo nimco salaan sare. weedhasame abwaan dulmi diid iyo xag uu dirir ah. Waa laga garta in aad camuud ka so baxday sida arimaha aad sharaxaysid. Great Abwaan . Thank u Nimco btw u stylish as well :)

  • @sacdamaxamed805
    @sacdamaxamed805 7 ปีที่แล้ว +4

    masha Alle abwaan ka run sheeg ah weeye weedhsame Illaah madaxaa ha raajiyo abwaan culus tahaye

  • @kowzarhaipe
    @kowzarhaipe ปีที่แล้ว +3

    2023 🤗 10 sano kadib 🖐

  • @issahassan9576
    @issahassan9576 7 ปีที่แล้ว +3

    masha allh abwan wheedhsame abwaan wax garad aa thy cadowka illahey ha kaa khabto

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 11 ปีที่แล้ว +16

    waxa nasiib leh ardayda uu macalinka u yahay ee subaxkasta uu wax baro, waxa sidoo kale nasiib leh inteena nasiibka u heshay in aynu daawano video gan. weedhsame waa xikmad yuurarta.

  • @abdirehmanibrahim3774
    @abdirehmanibrahim3774 4 ปีที่แล้ว +1

    Abwanka abwanada alle caqliga ha u barakeeyo mida kle waa abwaan diinta aad ugu dheereeya ilama aha inuu been shegayo markaa hdanu nhy ree DDS wnu fahany heestu meeshy ka timid ❤

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 10 หลายเดือนก่อน +1

    Still I’m hare imiss nimca samriye ❤😂

  • @muxiyedincabdi3722
    @muxiyedincabdi3722 ปีที่แล้ว +4

    Who is watching in 2023?

  • @Originalnawaal
    @Originalnawaal 12 ปีที่แล้ว +3

    masha allah..waa abwaan qaali ah,,,,waana ku qancay ani ahaan jawaabta ha i raadsan..mida kale meesah iyo settinka waa heersare...talow waxaa fiican martida in biyo la ag dhigo si ay ugu nastaan............over all warasysigu waa heersare thanks sis.....thank you abwaan

  • @cajabmedia4680
    @cajabmedia4680 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan weedhsme wa abwaanka waqtigan

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx4613 3 ปีที่แล้ว +4

    2020 dhamaadkiisi 💔😭😭😭😭

  • @shimbirka.
    @shimbirka. 5 หลายเดือนก่อน

    Mrkuu wakhtigu cajiibka ahaa ayaan barnamijkan dhgsty mar kle ayaan cwa hdna maqlya 12 sano ka dip walina single ahay aduun iyo waayihi ❤😊

  • @abdiganey4269
    @abdiganey4269 11 ปีที่แล้ว +1

    abwaan qiimo iyo qaayo leh weeyaan weedhsame nin cajiib ah and he is best abwaan i ever seen in mi whole life

  • @mukhtarqarni5634
    @mukhtarqarni5634 11 ปีที่แล้ว +1

    abwanku wuu wacan yahay waan ladhacan gabayga la magacbaxay hogaamiye wacan ama hogaamiye iyi heesta buuqa iyo sawaxaka keentay heestasina waa hees wacan cidna kolay kuma salaysana isgan sheegay waad mahasantahay abwaan weedhsame iyo nimco samriye waxaan leeyahay waad mahad santihiin

  • @maxamedqatarooz7328
    @maxamedqatarooz7328 11 ปีที่แล้ว

    Abwaan Weedhsame waa nin macquul ah oo weliba xag diin iyo akhlaaqba ka dhisan masha allah allaha ku xifdiyo Abwaan Qaali ah baad tahaye

  • @cadnaanhirzi759
    @cadnaanhirzi759 8 ปีที่แล้ว +4

    maaansha Allah abwaan jawaabtu waa taa dumaroow

  • @sagalfaarahmashaallh3359
    @sagalfaarahmashaallh3359 8 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah abwaan xasan daahir ismaciil weedhsame

  • @lakicabdinuur-g5n
    @lakicabdinuur-g5n 7 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu mantan dawaday 2024 /3/1😂

  • @dogoblebancade8963
    @dogoblebancade8963 12 ปีที่แล้ว

    Walaahi abwaan weedhsame, waa Nin qaali ah , aad iyo aad baan Uga Jiriricooday Gabaygiisan, Maxaa Looga bahan Yahay HOGAAMIYE, Waa gabay aad u qiiro badan, wana wax Waaqica ah, Dadka La rabo in la Xukumo dad baan Biyoba haysan bal ka warama

  • @ismailnasri9936
    @ismailnasri9936 11 ปีที่แล้ว +2

    abwaanka waxan leeyahay alle haku xafido cimrigaago dheerada alle hana tuso amiiiiiiiiiiiin

  • @tahliilibrahimabdi71
    @tahliilibrahimabdi71 5 ปีที่แล้ว +6

    2019 Yaaa Ila Daawnooyo wareysigaan qiimaha bdn Oo Weedhsame Jacel

  • @abrakib8
    @abrakib8 11 ปีที่แล้ว +3

    Man sha allah wedhsame allow aqoonta u siyadi alle ha ku daayo wedhsame waa abwanka abwanads lol

  • @abdisamed1dariiqo
    @abdisamed1dariiqo 12 ปีที่แล้ว +1

    thanks abwaan weedhsame si fiican baad nooga qancisay kutidhi ku teentii la isla dhex wareegay ee heesta la barbar waday , lkn dadkii sheekooyinkaas sameeyay iyo ku runta u qaatey ma aaminin karaan , i was just imagination, lolz salan sare abwaan weedhsame

  • @ABDIRAHMANYAREOFFICIAL
    @ABDIRAHMANYAREOFFICIAL 2 ปีที่แล้ว

    xasan daahir ismaaciil weedhsame abwaan aad qiimo badan
    weriye nimco samriye walle gabadh ka akhlaaq iyo sharaf iyo xishood badan inamasoo mari doonto alle wlal hakugu nabad yeelo meel aad joogtaba

  • @abukar33
    @abukar33 11 ปีที่แล้ว +3

    masha alah abwankani waa abwaan aad u qiima badan anigu ahaan aad baan u tageyraa waxaan ka codana in aad ahaato abwan somaliyeed

    • @skrtube237
      @skrtube237 5 ปีที่แล้ว +1

      Oo ma abwaan ethiopianaa waxan uu ku hadlaya maanay somali ahayn ee uu ku gabyayaa

  • @malyuunilkacas
    @malyuunilkacas 12 ปีที่แล้ว +1

    mashallah ilaahay wuxuu ku siiyay xikmad iyo degenaan sida ka muuqata jawaabaha aad bixinayso

  • @cajabmedia4680
    @cajabmedia4680 ปีที่แล้ว +1

    Weriyadii Mar la araga ahayd ee nicmo samriye

  • @khadarification
    @khadarification 12 ปีที่แล้ว +4

    waan ku qancay inaan helay jawaabtii, su'aalihii aan iska waydiinayay heestan, waayo su'aalaha ay nimco waydiisay iyo jawaabaha uu ka bixiyay yaaba igu filan

  • @mohamedabdi2160
    @mohamedabdi2160 4 ปีที่แล้ว +3

    2020 weedhsame ilahay cimiraga iyo cafimadka ha u bareekayo ❤❤❤👍

    • @zakariyecarab6483
      @zakariyecarab6483 3 ปีที่แล้ว

      Jeclaan lahaaya inu macalin i noqdo
      Abwan xasan dahir weedh same
      Alla cimrigisa ha dhereyo

  • @yimyam06
    @yimyam06 11 ปีที่แล้ว +2

    waaaw weedhsamee rageedii.... i really like your songs brother keep it up and mursal love your voice my friend this song is for my ex ha i radsan nayaa.. plz

  • @TanatDreams
    @TanatDreams 10 ปีที่แล้ว +4

    axyaa abwaan xasan daahir ismaciil weedhsame afkaaaga caano lagu qabay

  • @jamaalhassan4363
    @jamaalhassan4363 10 ปีที่แล้ว +2

    Thankz abwaan weedhsame doonoyinka qanci

  • @marwoxanan4467
    @marwoxanan4467 10 ปีที่แล้ว +3

    wooow thanks abwaan weedhsame runtaad ku rafataa

  • @Dhooddimeer
    @Dhooddimeer 11 หลายเดือนก่อน

    2023
    Ayaan daawanayaa.
    Kkkkk
    2014 kiina waan daawaday

  • @hamdahamda4695
    @hamdahamda4695 4 ปีที่แล้ว +1

    xikamad iyo argti dheeraaan abwaan weedhsame ❤

  • @cabdisalamceynanshe3123
    @cabdisalamceynanshe3123 ปีที่แล้ว

    Abwan weedhsame abwaan heer sare ah

  • @TheMustaphe
    @TheMustaphe 12 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Kolay waxay ila tahay inuu Weedhsame si fiican iiga jahli saaray turxaan iyo tabasho badan oo ku jirtay suugaantiisa gaar ahaan Heestaa Ha I Raadsan iyo waliba fikirka uu isagu aaminsan yahay oo uu ku tilmaamay Dhex-dhexaad ama qof aan mucaarid iyo muxaafid midna la jirine dadka dhexdiisa ah ..Tolow maantaba maxay sheegan duulkaan ogaa ????

  • @jamaalcaliaadan1389
    @jamaalcaliaadan1389 8 ปีที่แล้ว +3

    mzha allaaaaaaah
    axsan abwaan wdhsame

  • @xamseabdirisaaq3391
    @xamseabdirisaaq3391 ปีที่แล้ว +1

    2023 😂 muxu sameyay abwanku waar nimco meeday

  • @tahliilibrahimabdi71
    @tahliilibrahimabdi71 5 ปีที่แล้ว +1

    Abwan Hassan Dahir Ismail Weedhsame Abwan Abwaan dhaley dheh

  • @gudoomiyahadagmadafarawayn9480
    @gudoomiyahadagmadafarawayn9480 8 ปีที่แล้ว +3

    maanshaa allah
    abwaan weedhsame

  • @hibocumar7163
    @hibocumar7163 6 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan weedhsame wuu haraaday wll nimco biyo maad u keentit

  • @xhanad1
    @xhanad1 12 ปีที่แล้ว +2

    ala yaa cisak abwaan weedhsame waa niin aad wuu macquul ah waleee oo aad u degan manshalah heestii ha ii raadsan dadka tushuushkii ku jiraay ka saaray kana shafiyay

  • @drismailabdi344
    @drismailabdi344 ปีที่แล้ว

    Imagination power than the knowledge

  • @cabdifatahharago5278
    @cabdifatahharago5278 3 ปีที่แล้ว

    Saw godobi surin kaad martaba
    Sabo qarsoon maaha
    Saw nabadi sahaydaada oood
    Sidata uun maaha

  • @Var_isaaq
    @Var_isaaq 3 ปีที่แล้ว

    Waxan dhagaysatay marar badan hadana galabtan waxan dhagaysanayaa anigaa sooman barina Carafo tahay 19/7/2021 isniin 5:14 galabnimo xusuus

  • @anwarupdyrahman4671
    @anwarupdyrahman4671 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤️🥰🥰

  • @suleimannouhali7671
    @suleimannouhali7671 8 หลายเดือนก่อน

    16 feb 2024 ayaan dhegsanayaaa

  • @iidahmed2097
    @iidahmed2097 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh halyayga,magacasomaliyed

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 ปีที่แล้ว +1

    Suganti iska keen keen maaha ee waa hibo eebo Uu dadka ugu deeqo Abwan wedhsame iyo nimco samriyba Wa laba shaqsi oo aanu dhernay somalida kale kuna faano Hadanu Nahay reer somalilnd

  • @maxamedcusmancabdi5986
    @maxamedcusmancabdi5986 2 ปีที่แล้ว

    Abwaan weedhsame dulmi diid

  • @idilismail2034
    @idilismail2034 2 ปีที่แล้ว +1

    Sagal sanno kadib 👍😃

    • @deruqdice2075
      @deruqdice2075 2 ปีที่แล้ว

      3 bilood ka dib 🤣🤣🤣

    • @idilismail2034
      @idilismail2034 2 ปีที่แล้ว

      mad nolayd inder 😅

    • @deruqdice2075
      @deruqdice2075 2 ปีที่แล้ว +1

      @@idilismail2034 haa Dee 🤣🤣🤣🤣

  • @HhfhBjyf
    @HhfhBjyf 11 หลายเดือนก่อน

    1 December 2023 ayaan dawwnyaa

  • @inacaliducaale4724
    @inacaliducaale4724 4 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allah

  • @mukhtaarcabdiofficial2831
    @mukhtaarcabdiofficial2831 8 หลายเดือนก่อน

    Still watching 2024/2/feb/8/

  • @mustafeawad1587
    @mustafeawad1587 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa abwaan qaran

  • @Originalnawaal
    @Originalnawaal 12 ปีที่แล้ว

    duulkii heestan dusha ka saaray koonfur ama gabar lagu daadinayo maantaba heestii waa tan jawaabtii abwaanka.........tolow maxaad hadan aad oranaysaan............mahadsanid abwaan

  • @cabdirashidcabdilaahi7269
    @cabdirashidcabdilaahi7269 3 ปีที่แล้ว

    waraysigii kalabadh waxaad ka dhigteen heesta hayraadsan
    waa 41 daqii iyo 25 second 21 daqiiqo
    iyo 10 second waxaad ku jirteen heestaa iyo sobobta Abwaanku u alifay.

  • @Morion_46792
    @Morion_46792 8 หลายเดือนก่อน

    Who is watching in 2024 😂

  • @jirdefanax4269
    @jirdefanax4269 5 ปีที่แล้ว

    Ma sha alh abwaan weedhsame

  • @sagalfaarahmashaallh3359
    @sagalfaarahmashaallh3359 8 ปีที่แล้ว +2

    nimco samriye qof qali ah

  • @salahmohamed9878
    @salahmohamed9878 ปีที่แล้ว +3

    December 2022 still watching his fruitful words .

  • @johnmah7903
    @johnmah7903 11 ปีที่แล้ว +2

    I love this gurl, am wondering if she is single or not plz help me out. I just want see her, waan oogo imaan karaa hargayso altho am not from there...

  • @Nourmohamedabdi
    @Nourmohamedabdi 9 หลายเดือนก่อน

    Who is watching 2030

  • @zadampato7188
    @zadampato7188 4 ปีที่แล้ว +1

    Weedhsame abwanka qarnigan

  • @ross123osman3
    @ross123osman3 ปีที่แล้ว

    الله يرضا عليك

  • @cumarwiish4278
    @cumarwiish4278 10 ปีที่แล้ว +3

    xaqiida waa taas

  • @abukar33
    @abukar33 11 ปีที่แล้ว

    aniga hesta ha i radsan waaba jelahay aad bey u macaantahay abawaanka soomaaliyed weedh same aad ban ku salamayaa

  • @ahmedsakiglobal
    @ahmedsakiglobal 8 ปีที่แล้ว +1

    rahmanku ha kula jiro Haldor

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 6 ปีที่แล้ว

    Oo maxa inanka gacmah u rogay abwan gacmaha toosi abwan wankusalamay

  • @Junwa12
    @Junwa12 6 ปีที่แล้ว

    abwan Go forward

  • @mohamedfaisalfaarah274
    @mohamedfaisalfaarah274 3 ปีที่แล้ว

    Nimco samriye.

  • @dirshaale16
    @dirshaale16 12 ปีที่แล้ว +1

    wax la isla dhex maro kutara kuteen ma lahelay akhiran jawaabtii dhabta ahayd looool abwaan qaybta 2 aad soo gali haduu alle idmo waraysigaaga lagama xisa dhacaye

  • @leylacadeeyxusseen2312
    @leylacadeeyxusseen2312 11 ปีที่แล้ว +1

    @John Mah
    sorry she is not single

  • @mohalta1522
    @mohalta1522 8 ปีที่แล้ว +1

    weedhzame✔❤✔

  • @Seexo123
    @Seexo123 12 ปีที่แล้ว

    wan idin salmaya dhaaman nimco iyo weedhka ,sister ,sida hore kugu sheegey waxad uu baantahay inad biyo siisan amrtida idin imanaysa sii ay iskaga dajiyan oonka ama haradka ,,,, abwaanku waxa uu bahanyahay biyo ,biyo ha la siiyo,kkkkkkkkk

  • @midnimochannel6955
    @midnimochannel6955 4 ปีที่แล้ว

    Kkkk

  • @kibirlowgakarameysan6556
    @kibirlowgakarameysan6556 7 ปีที่แล้ว +2

    ana waso hadrawi iyo cabdi qeys iyo dhaman waxi abwan isaaqa sangub viva abwan qabiil nacalaa ku yaal

    • @candixkiinxasan9203
      @candixkiinxasan9203 7 ปีที่แล้ว +1

      Riyo Doon hadraawi, cabdi qays, xasan ganey ,dacar,gadhle iyo gaariye madna gaadhimaysid adeer singub,yamyam iyo dhoodaan iyana abwaano soomiliyeed.
      lkn singub wuxuu kaga duwanyahay abwaanada kale wuxuu sameeyay wax xun oo abwaanimada ku sharafdaraa wuxuu kufsaday inan

    • @candixkiinxasan9203
      @candixkiinxasan9203 7 ปีที่แล้ว +2

      isaaqna gaadhimaysid waa qabiilka ugu wanaagsan soomaali oodhan

    • @Mustafe809
      @Mustafe809 7 ปีที่แล้ว

      Kibirlowga Karameysan 0

    • @kadoon22
      @kadoon22 6 ปีที่แล้ว +1

      Kibirlowga Karameysan Xooolo Xoolo dhaLaY

    • @blackboy-lf8rr
      @blackboy-lf8rr 6 ปีที่แล้ว

      Ku soo fadhiiso

  • @kibirlowgakarameysan6556
    @kibirlowgakarameysan6556 7 ปีที่แล้ว +1

    ana waso garaca garaco dhalay

    • @sadaampato607
      @sadaampato607 7 ปีที่แล้ว +1

      hibadooda mad uquudhi laadahy ina dhiloy

    • @kadoon22
      @kadoon22 6 ปีที่แล้ว +3

      Kibirlowga Karameysan badhnaaG

    • @blackboy-lf8rr
      @blackboy-lf8rr 6 ปีที่แล้ว +1

      Ana anaa ku wasa

    • @qadirobensal9171
      @qadirobensal9171 3 ปีที่แล้ว

      HOOYADAASEY XUMEEYEEN SIDAN WARKA MY HELEY

  • @Asmayyy
    @Asmayyy 8 หลายเดือนก่อน +2

    Watching 2024😊😊❤

  • @Asmayyy
    @Asmayyy 8 หลายเดือนก่อน +1

    Watching 2024😊😊❤