Buug xusuus qor ah dadka somalida qaar waa leeyahiin. Anigaba aadaan u qori jiray almost 3 years hada waaba ka caajisay lkn koley niyada ii Dagan iyo inaan nin wanaagsan la noolahayaa isaameysay 😄 inkastoo murugta iyo farxadaba inla qora ay wanaagsantahay. Sowday ku boqranid sheekooyinkaan cajiibka ah iyo kartida aad maalin walba qisooyinka ku Soo diyaariso I know it's not easy for a working wife and mother to do all of this. Barakoow abaayo 🥰 lots of love from Kenya 🥰
M.a abayo Allah haku barakeeyo rerkaaga wa run rer aad u dagto iyo nin wanaagsan od agtiisa amaan iyo xasilooni ku dareemayso haduu rabbi kugu arsaaqo nolosho dhanba ku hagaagi baan filaya aniga iyo gabdhaha kale ee dhalinyarada ahna noogu duce zowj wanaagsan
Haa wan lahan jiray ilaa 14 jirkaygii malinkasta waxa an la kulmo lkn mudo hada laga jogo 5 sano waxbadan ma qorin waxana sabab u ah dhibato qalbiyan isoo gadhay waliba waxan ahay dadka geerarka ku cabira marxalada markas tagan
Asxabey waxa aan idin way diiyay dad ka xumaanta iyo hesaha soo gudbiyaba waad wada fallow garay saane sowda maxaa 200k lo gaadh sii n la yahay iyo. 1m kaba alle haku dhowro adna walshay qliyey ❤❤❤❤❤❤❤❤
Sowda wllo alle haku barakeeyo from 14k till know insha alllah mil..... Masha allah Habkaad qisada uso gudbinayso wlhi waan ladhacay malinkasta shaqada waad ila bilowda waanad ila dhamaysa ❤
Aniga leh from Markaa dhashay wixi la iga shekeyey hooyaday iyo Aniga Noloshayda from 10 years old ilaaa Hada aan u dhexeeyo from25 to 30 Waa qorantahau farxad murug hahah everything 😂😂😂
Sowdaay alle haku sharfo wlle runtii chanelkan waan ku xiranahy maalinka aan waayo in aad wax soo galiso waxaan niyada iska dhahaa maanta hawsha ku badan mindhaa ma u tagtaa oo ma ka soo caawisaa si ay muuqaal idiin kusoo geliso. Mahadsanid qisooyin cajiiba oo cibro iyo cashar leh baa noo faa'idaysay👏
Safilaayo qisadaan shalay sowdeyday sowdoy mar ka shalay mash qul ahaay sakay daartay Alxmdu wllhi sowdoy riyadii xalay ku riyooday wey burtay waxaan kuriyooday anagoo qaxnay kuwa is na qaan utagay sawaxaan utagay aygoo qamri cabaya waxana leyahy qamriga sow ugyahy dhalada saliid seytuunk u egyahy hadan arko dhalada saliid seytuunka waaba qamri leeyahy kasoo carara mar kay iwayeen iso radiyey anoo cidka le lajooga iheleen waxaan ku mar mar siyooday waxaan adayaa qof xanuun san inta qofmaga ceeda shegy kuma dhihi karo qamriyaa cabeesiin waayo waan kaba qaa in ey idilaan riyadii xalay ku riyooday waaye run run maaha allow ha itusin wax qamri caba yarabi yaaraxmaan 🤲
Aniga noloshayda wllhi marxaalado kala duwan way isoo mareen waligayna wax ma qorin lkn mar uun waan ku han wayn nahy inaan book note ah samesto i. A aad ayuu muhiim u yhy buugas😂😅
Sawa wll ale haku jecelado ado shekaynaya ayan kula shekaysta si ad imaqlayso okale badanka markan sexanayo iyo markan wax cunayo ayan ku dawada shekoyinkagag wan ku haysta wll farxad ku nolow❤
Inta 2 qabod bas ku dhamasa shaqada xafada sawda qali dheemaney walhi waxan jeclahy marka tirahdo hadad halkan nala so gadhay samirkaga janada ku gali wan ku jeclahy runti sawdayy💗
Haa waan qora book xasuus qora walipa hooyaday oo Africa joogda ayaan udira iyadana iku dhaarisay inaan sanad walpa usoo diro booka xasuus qorka wllhy marka qaar way ooyda hooyo marka ay akhriso wax walpa oo isoo maray oo aanan telefoonka uka sheegin🙈🙏🥰
Marka ay sheekadu halkaa marayso marka aad maqasho you need to pay attention waa meesha ugu muhiimsan oo wax walba ay is bedelayaan. Jazaakallaahu kheyran Sawda
Buug xusuus qor ah dadka somalida qaar waa leeyahiin. Anigaba aadaan u qori jiray almost 3 years hada waaba ka caajisay lkn koley niyada ii Dagan iyo inaan nin wanaagsan la noolahayaa isaameysay 😄 inkastoo murugta iyo farxadaba inla qora ay wanaagsantahay. Sowday ku boqranid sheekooyinkaan cajiibka ah iyo kartida aad maalin walba qisooyinka ku Soo diyaariso I know it's not easy for a working wife and mother to do all of this. Barakoow abaayo 🥰 lots of love from Kenya 🥰
M.a abayo Allah haku barakeeyo rerkaaga wa run rer aad u dagto iyo nin wanaagsan od agtiisa amaan iyo xasilooni ku dareemayso haduu rabbi kugu arsaaqo nolosho dhanba ku hagaagi baan filaya aniga iyo gabdhaha kale ee dhalinyarada ahna noogu duce zowj wanaagsan
Isku meelna wan joogna kenya sowdo caanbey katahay aadba looga dagaysta
Scw scw scw scw scw
Masha Allaah Allah hakuu barakeeyo gurigaga murugna hakaa ilaliyo
Inta iyado kijadakujirta dhagaysanaysa sawda qaali qalpi wanaag masha alaah wakujeclhy sawda qaali❤❤
Aniga
Aniga kujiro kkk
Wlhi jikadan ku jiray
Aniga kamid kamid eh team kasa
Aniga❤
Sowday codkaga waa addictive qofkii halmar kudhagaysta malin umadhamanyso inu maqlo maahe mansha Allah Alle nolol qurux badan adunka iyo akhiroba kagabaryay❤
Say maasha Allaah
Ha wlh galigay baan moodaayay lkn masha allah❤❤❤❤
Haa waa sax wlhi hal Malin mobileka iga haleysna saan ugu xiisayleey ilaah og m.a wllasheen
Hadad markale inosidiyarisay muqaldheer😂 samirkagad janada kugali donta sowda qaaali❤ allah haku xafido
😂😂😂
Asc sowda quruxey ma jecli comments ina kaso muuqdo lkn kama aamusi karo allaha ku barakeyo wxana uqalanta 1 million
Nabiga igula sali wll scw scw ❤😊
Scw scw
Salalahu calyhi wasalam @@Qabuulcqaadir
Scw scw scw❤❤
Salallaahu calayhu wasalam Sallalaahu calayhi wasalam SCW salallaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤Salallaahu ❤❤caleyhi ❤❤wasalam ❤❤❤❤❤❤
mansha Allah sawda ilahay haku xifdiyo xabibti ilahay dartiban mu jecelahay🫶
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉
❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤
@@ugaasocismaan733
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
Sawda adiga iyo asxaabtaada iisoo duceeya waa xanuun sanahay inuu Allaah icaafiyo insha Allaah😢
Allah ku caafiyo wll
@geenyadacaad2456 Aamiin yaa rabi 🤲 mahadsanid wlshey
Ale hakucafiyo wllo😭❤
@NuuraahmedFaarah Aamiin yaa rabi 🤲 mahadsanid wlshey
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Scw scw scw scw walal sawda from maman djuboutian
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
Haa wan lahan jiray ilaa 14 jirkaygii malinkasta waxa an la kulmo lkn mudo hada laga jogo 5 sano waxbadan ma qorin waxana sabab u ah dhibato qalbiyan isoo gadhay waliba waxan ahay dadka geerarka ku cabira marxalada markas tagan
Mashallah 🥰
Anaa uhoreeyo cawa yes❤😂
Ana kugu xiga❤😂
Aniga Quran book xasus qora❤
Scw scw scw soowda waakusalaamay horta aniga aniga marbaanlahaajiray markii qarbudka uudhacay ayuuigalumay hadase nin weenayaan ahay oo 52 jirah magaaladana majoogo baadiyaanjoogaa marka sheekooyinkaada ayaanjeclahay aandhageestaa
Wks warahmatoullahi wabarakatouh ❤
Scw scw scw scw scw scw scw 🎉❤🎉❤🎉❤
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
Asxabey waxa aan idin way diiyay dad ka xumaanta iyo hesaha soo gudbiyaba waad wada fallow garay saane sowda maxaa 200k lo gaadh sii n la yahay iyo. 1m kaba alle haku dhowro adna walshay qliyey ❤❤❤❤❤❤❤❤
habo guulayso marwalbaa walhi wxad ibartaey.nosha iso qiso yiinkaga adka umacan allah codka ku.barakeeyo amii ❤🎉😊
Ku jeclhy xppti habeenkaan ku daawanin ama vidio soo dhigin haween imaanoqdo wlhi😂❤
Sema quruxey 👑💞
𝗓𝖪𝗅𝖾 𝗊𝖺𝗅𝗉𝗂𝗒𝖾𝗒𝗒𝗒𝗒𝗒❤
شكرا لك حبيبتي غاليه سوذه قالب الله يحفظك ❤❤❤❤❤صلي الله عليه وسلم على نبينا محمد ❤❤❤
❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
M.a sawda isoo ducee abyo inuu Ilaahey ii naxariisto oo dambigeyga dhafo oo xaqa igu sugu khatumadana Inoohagajiyo
Sowda wllo alle haku barakeeyo from 14k till know insha alllah mil.....
Masha allah Habkaad qisada uso gudbinayso wlhi waan ladhacay malinkasta shaqada waad ila bilowda waanad ila dhamaysa ❤
Sowdooy maalmahan waa na waalosaa
2 qiso maalin waliba❤❤❤❤❤
Quruxeeeeey ilahey dartii kuuukeclahay🤩😘😘😘😘😘😘😘
Sallahu calayhi waslm Sallahu calayhi waslm Sallahu calayhi waslm Sallahu calayhi waslm ❤❤❤❤
❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤
Ala sawda bilaneey ku jecliyaaa ❤❤❤❤❤❤❤❤
Sallalahu caleyhi wasallam sallalahu caleyhi wasallam sallalahu caleyhi wasallam ❤❤❤❤❤
❤❤❤❤
Cajiib Police ka Turkish waa khatar ,the Best ever 💖 ❤️ 💓 ♥️ 💕 😍
Scw scw scw Alle haku xafido habo macan😊❤
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
Asc dhamantin Drs sawda nihil ilhay ha u naxaristo ❤❤❤❤❤
Scw ❤️ scw ❤️ m..a allha kuxafido walashay macan ♥️❤️❤️❤️❤️❤️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
Scw❤❤❤
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
Waaku salamay mama sawdaay❤wnku jeclahay ilahy Haku jeclaadee ❤hoyadey wxay idhahdaa jeclidaa mamadan de orodoo😂kudheh wilkaga igudarso😂😂😂
😂😂😂
@farhiamohamed655 😅😅
Scw scw🎉 scw🎉 wan ku salamay wll sawda
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Xafadayada waxlagaga yaqana gabadhii amisha sidan ku dawananay ❤❤❤❤
Alle Ha kaa abaal mariyo Qalbi🖤👸🏼
Aniga leh from Markaa dhashay wixi la iga shekeyey hooyaday iyo Aniga Noloshayda from 10 years old ilaaa Hada aan u dhexeeyo from25 to 30 Waa qorantahau farxad murug hahah everything 😂😂😂
@@Naaj__333 boogaas waa inaan soo xado 😁
Sowdaay alle haku sharfo wlle runtii chanelkan waan ku xiranahy maalinka aan waayo in aad wax soo galiso waxaan niyada iska dhahaa maanta hawsha ku badan mindhaa ma u tagtaa oo ma ka soo caawisaa si ay muuqaal idiin kusoo geliso.
Mahadsanid qisooyin cajiiba oo cibro iyo cashar leh baa noo faa'idaysay👏
Scw ilahy iga dhan janada ha nagu kulmiyo❤
Sawdaay ilaahay kheyr haku siiyo 😂❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Sawday allh haku barakeeyo waban u xararoodaa qisoyinkaga
Wcs allahuma sali wa salim calaa nabiiyinaa Mohamed scw❤
Wcs adiga mudan Sowday wan ku salamaya❤❤❤❤❤
Sawda abayoy shekoyinka kiisaska noo soo badi quruxeey❤🎉
Mashalah walshy sadaa qalib wl ana waxan Raabaa qiso ano aad uyaar igu dhacdaay ban rabaa inaan so guudbiiyo wl ishalah isoo jawaab wl hada faritaadaa hada argaarò❤❤
❤❤Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Horey usoco sowday habo sida kubartayba qisoyinkaga aad ban ujeclayahy ❤wankujeclahay❤❤❤❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤
❤Salallaahu ❤❤caleyhi ❤wasalam ❤❤❤
❤❤❤s❤❤❤scw
Scw
@@ugaasocismaan733scw
wacaleykusalan warax matulaahi wabarakaatu sowdaqalib salalaahucaley wasalam salalaahucaley wasalam salalaahucaley wasalam salalaahucaley wasalam salalaahucaley wasalam salalaahucaley wasalam salalaahucaley wasalam salalaahucaley wasalam ❤❤❤❤❤❤
Alla hbo alle janadii haku geeyo week gaan waad noo hagar baxday wllhi thanks🎉❤
Habo sawdo saxipty magaceda oo qisa ah waa keenty ana ha ilaabin love you 😘💗
Sxb MCN adna magcaga ayan sugaya
Sxb MCN mahsanid kifaah keyf
Mahadsanid abayo waxaan galay jikada anigoo is dhahaaya goorme hagaajinee jikadaan ayaa youtube kaaga aaday sheekadaan iga soo hor axday wan daartay wllhi anigoo shaqadi dhameeyay oo frsh ah ayaan kasoo baxay jijadi, thank you sis
Dumarlan ceeb bay nagu tahy in channel wali 200k gaarin plz gabdha ukaca 😢
Sawdaay shukran zbbty Saad noogu dadaalayso ❤
ماشاء الله تبارك الله sowday wllo manta inanteyda gortey dhalatay 2009 pishii 3"3 dhalatay adna 3"27 kiis ah soo gudbiday aad baan ugu farxan inanteyduna wey ku jecelyahy wllshey شكرا لك 🤍🤍
Asc abaayo sowda qalib ayaantan Wan ididka mashquuley waayo geeri ayaa nugudhadey abti ayaa nagadhin Tey ee igu sooduceeya 😢😢😢 sowda bilan iyo team keeda igusooducey abti
Ilaahey haunaxariisto 😢abti
Ilahow unaxariso
Samir iyo iimaan saadaqa in sha,allah
Sawda qurux wanaag salan sare asxaabeey inta Sandakan Ka dhiman 200k aynu ugu tuurno inkastoo Aya uqalanto wxkabadan🎉🎉❤❤
Haa sowday zxpteya baa lehay we love you sowda❤❤🎉
Wlhie hada is lahaa talow mxd jikada ku gashaa saan kugu farxay lee illhy hku barakeeyo qli ❤
Asc wllshay qali alleh darti ayaan Ku jecelahay xbbti farxad igu nolow adiga Iyo caruurtada Iyo hajigaga alleh haku barakeyo xbbti❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂 jini qoslaya iyo love wa iga haysa
Sawda book xasuus qorku wuxuuba ii yahay therapy wllhi anigu waanba ku caqliyeysta inan wax qoro sida dareemadayda ,waan qoraa murugayda halkasana ku nafisa haddan 100 qof u sheego waxan dareemayo igama nusqaamayan ilaa aan qoro mooye 10 page baan qori karaa xaaladaydoo caadiya mararka qaar waan iska qoraa oo way igu baxda anoo normal ah. Murugo haddan qoro waan jarjara si uusan u akhrin qof iga dambeeya 😂
Alle ku barkeyo wllshiye qali waxa yal badan baa ka fidna😊
💔💔💔
asc wall sowdo qalib setahy runtii adi iyo sheekadaada waan jeclahy allaha kuxifdiyo abayo ❤❤❤❤🎉
MashaaAllah Sawda qurux 🥰🥰🥰🫶🫶🇸🇴
Wcs qalpiyeey
Scw
Aadbaad u mahadsanthy qaali
Manzha allah walaashay sowdaay allaha ku xafido qaali waxad tahay zhadalkayga aan ku zhaqeeyo la aantaa hawl ma qabto qaali mahadsanid❤❤❤❤❤
Ha walaashy ilahy haw naxariistee aya buug xasuus qor ah lahaan jirtay😢
Scw
Wsc abyo ...scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw. cawa aniga uhoreeyo ❤❤❤❤😊😊😊
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
Romasi marka dhahdo wa qosla wlhi sowda qurux badneyyy ilahy Haku daayo ❤
Team sawda one like 👍 ❤
Salalahu calayhin wasalam salalahu calayhin wasalam salalahu calayhin wasalam salalahu calayhin wasalam salalahu calayhin wasalam ❤❤❤
❤❤Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤
Sawda bilaneeYy ❤Alle haku barakeyo mar kasta inan ku wado❤️🤍 jacellhy
Sowda quruxbadabey kisaska lagu wareerayo noso badi hada cashada kugu karsanaya ayy wa faraxsanahay kheer qabto ilahow cimriga no barakey dhamanten😊❤️💋
Safilaayo qisadaan shalay sowdeyday sowdoy mar ka shalay mash qul ahaay sakay daartay Alxmdu wllhi sowdoy riyadii xalay ku riyooday wey burtay waxaan kuriyooday anagoo qaxnay kuwa is na qaan utagay sawaxaan utagay aygoo qamri cabaya waxana leyahy qamriga sow ugyahy dhalada saliid seytuunk u egyahy hadan arko dhalada saliid seytuunka waaba qamri leeyahy kasoo carara mar kay iwayeen iso radiyey anoo cidka le lajooga iheleen waxaan ku mar mar siyooday waxaan adayaa qof xanuun san inta qofmaga ceeda shegy kuma dhihi karo qamriyaa cabeesiin waayo waan kaba qaa in ey idilaan riyadii xalay ku riyooday waaye run run maaha allow ha itusin wax qamri caba yarabi yaaraxmaan 🤲
Walahi book xususqor wan Hesta lakin waxbakuma qoro markan qisadan dhageystay ban jecladay inan qoro❤❤❤❤😅
Ku waa cab cabsida aa uu xise sawdoyyy❤❤❤
Aniga noloshayda wllhi marxaalado kala duwan way isoo mareen waligayna wax ma qorin lkn mar uun waan ku han wayn nahy inaan book note ah samesto i. A aad ayuu muhiim u yhy buugas😂😅
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
SawdaBillna M.a mcn mcn cmn ❤❤
Sawa wll ale haku jecelado ado shekaynaya ayan kula shekaysta si ad imaqlayso okale badanka markan sexanayo iyo markan wax cunayo ayan ku dawada shekoyinkagag wan ku haysta wll farxad ku nolow❤
Ala sawday saan u farxo markaan arko
نال تعليقك باعجاب قناة sawda qaalib فزت بقلبها 😂farxad baann kala badbataa ilhy haku xifdiyo😊❤
Mahadsanid xbbti jasaka allaahu khayrn jasa ❤❤
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤❤
Scw Scw scw scw scw Scw Scw Scw scw ❤❤❤❤
Inta 2 qabod bas ku dhamasa shaqada xafada sawda qali dheemaney walhi waxan jeclahy marka tirahdo hadad halkan nala so gadhay samirkaga janada ku gali wan ku jeclahy runti sawdayy💗
Scw wll sowda alle dartii ayan kujeclahay janada alaha inagukulmiyo i.a amiiin
Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤
❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤
Haa waan qora book xasuus qora walipa hooyaday oo Africa joogda ayaan udira iyadana iku dhaarisay inaan sanad walpa usoo diro booka xasuus qorka wllhy marka qaar way ooyda hooyo marka ay akhriso wax walpa oo isoo maray oo aanan telefoonka uka sheegin🙈🙏🥰
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤
Alla sawday San Ku jeclhy alle haku jelado hdan isu meel jogi laheen wan Ku so booqaan laha wlhi ❤
Inta markey jikada haga jiniyso dhageysata sawdo❤😊
Scw. Scw. Scw❤❤❤❤❤❤❤🎉 1:12
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Scw❤❤❤❤❤scw❤❤❤
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
Scw❤scw❤scw❤
SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ SCW
Scw scw scw scw❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😮
SowDa qaali ❤ i am first ❤🎉
Ana ugu horeya caawa
❤❤❤❤ ku jeclahy Alle haka rali ahado xppti
Mabruuk Sowday Insha Allah 200 🎉🎉🎉
Ala❤❤gabadhaan ❤❤sowda ❤qaalib dar ilaaha❤ujeclhy wllhi❤❤abaayooy ❤
Anu wan leyahy buuga xasuus qor ah waxkasta wan qora wana ku nafisa markasta oo murugo wan ku qora hadhow na dib ban y akhriya ❤
Marka ay sheekadu halkaa marayso marka aad maqasho you need to pay attention waa meesha ugu muhiimsan oo wax walba ay is bedelayaan. Jazaakallaahu kheyran Sawda
Scw❤ will qali❤
❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤
Wcs sawday
I do journaling most of the time wll markan cadhodo wn qora sidokle markan happy ahay I really love it😂 u should try it it's good