Aduunyada Iyo Waxa eey Tahay 27 oct 2017 SH.Maxamed Macalin Abshir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • SHEEKH.MAXAMED MACALIN ABSHIR
    ADUUNYADA IYO WAXA EEY TAHAY
    7 SAFAR 1439H 27 OCT 2017

ความคิดเห็น • 94

  • @maxamedmayow3917
    @maxamedmayow3917 5 ปีที่แล้ว +5

    maasha Allah tabaarakallaah shekh maxamed ilaahey hakuu naxariisto adduun iyo aakhiro ilaahayoow xaqa nafahamsii oo nagu maneyso kheyrka iyo toowbada yaarabi noo naxariiso

  • @axmeddheereoffical7115
    @axmeddheereoffical7115 5 ปีที่แล้ว +6

    wlhi aadbaan u ilmeeyey
    wlhi waa dar daaran qiimo badan
    allah hanagu anfoco aamiin aamiin aamiin
    shekhunaa filaah allah haku xifdiyo inshaa allah Aamiin aamiin

  • @Waano23
    @Waano23 7 ปีที่แล้ว +9

    Aduunyoy xaalkaa ba'a
    اللهم لا تجعل الدنيا أكبر همنا
    جزاك الله خيرا شيخ محمد

  • @xamsoshqqalaf6075
    @xamsoshqqalaf6075 5 ปีที่แล้ว +8

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر 😢
    قال الله تعالى " ..... كل من عليها فان ويبقى وجه ربك ذو الجلال والاكرام 😔
    اللهم ارزقنا حسن الخاتمه يااااارب
    اللهم إنا نعوذ بك من عذاب القبر ومن عذاب الجهنم ومن فتنة المحيا والمومات ومن فتنة المسيح الدجال "ربنا ءاتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار " 🍁 اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم انك حميد مجيد ❤ اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤🍁🍁🍁

  • @WAAHEENTV
    @WAAHEENTV 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah alle xaqa haynagu dilo shiikh aad baad u mahadsan tahay alle haku xafido

  • @QuranPasion
    @QuranPasion 7 ปีที่แล้ว +23

    ilaahay haa inagu anfaco kalimadaan Sh. Maxamed Macalim Abshir

    • @shariifciise4890
      @shariifciise4890 7 ปีที่แล้ว +1

      Allaha kaa abaalmariyo dadka dhageystana allaha ku anfaco ka dhigo ku waano qaata

    • @xasancismancali5744
      @xasancismancali5744 4 ปีที่แล้ว

      Relbies

  • @hooyomaryaam5986
    @hooyomaryaam5986 ปีที่แล้ว

    Sh maxmed maclin bashir allha ku xafido sheekh

  • @dheemanlulahajji9072
    @dheemanlulahajji9072 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallah sheikh allaha nagu anfaco aduunkana hakareebo quluubteena

  • @mohamedomar4949
    @mohamedomar4949 6 ปีที่แล้ว +4

    اللهم لا تجعل الدنيا أكبر همنا ولا مبلغ علمنا ولا تسلط علينا من لا يرحمنا

  • @sallomohaofficial411
    @sallomohaofficial411 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah Allaw Khaatumada khayr noogu khatim

  • @fartunnuur5196
    @fartunnuur5196 5 ปีที่แล้ว +2

    Allahu akbar illahoow no danbi dhaaf illahoow kuwo adunka ku kadsoma hanaga dhigin scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abwaanxarago3064
    @abwaanxarago3064 5 ปีที่แล้ว +3

    Subxaana allaah ilaahoow quluubteena aduunyo ka tirtir

  • @raxmacadicali8646
    @raxmacadicali8646 3 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير

  • @mead4316
    @mead4316 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahaw nagaransìi xaqa Aamiin

  • @drkhadrayusuf2236
    @drkhadrayusuf2236 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxana allaah allow naagu suug iimanka subxaana allh 😭😭

  • @WariiriSalah
    @WariiriSalah ปีที่แล้ว

    Mashaa allaa allow kuxafid

  • @shukricnaasir3688
    @shukricnaasir3688 2 ปีที่แล้ว +2

    saliga napiga waxa kamid ah 1 mar hadad kusaliso ilaahay 10 jeer puu kugu salinaya hadii uu culays kuhaysto padi saliga napiga insha Allh way fudu daanaysaa aan dhaman teen padino saliga napiga scw scw scw❤❤

  • @xersiboore2501
    @xersiboore2501 4 ปีที่แล้ว +3

    Muxaadarada kuwi ku waano qaato Allaha naga dhigo

  • @qadroabukar3593
    @qadroabukar3593 2 ปีที่แล้ว +1

    Nasha allah

  • @daudali7264
    @daudali7264 4 ปีที่แล้ว

    Ma shaa allah shiiq maxamad janatul firdowso Allaha kugu bishareyo Amiin

  • @MaxamedabokorAbokor-jv4le
    @MaxamedabokorAbokor-jv4le ปีที่แล้ว

    Msha allh sh maxamed abshir

  • @abdulahimohamedhaaji3063
    @abdulahimohamedhaaji3063 4 ปีที่แล้ว

    M.a sheq alle haku barakeyo

  • @xamsoshqqalaf6075
    @xamsoshqqalaf6075 5 ปีที่แล้ว +2

    بارك الله فيك يا شيخ ❤ جزاك الله خيرا

  • @miskiin2272
    @miskiin2272 7 ปีที่แล้ว +9

    Sh maxamed macalin abshir jzk lahu kheyr

  • @khadiijomaxud2477
    @khadiijomaxud2477 7 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خيرا بارك الله فيك

  • @hajiabdulah5946
    @hajiabdulah5946 5 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خير الجزاء في كل من عمل

  • @abumasaakiin7946
    @abumasaakiin7946 5 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خير شيخ محمد معلن ابشر

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 ปีที่แล้ว +2

    Aduunyadu waa dhamaanaysa

  • @Fortnite-iw8ne
    @Fortnite-iw8ne 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka Allaaah kheeyr sh Maxamed

  • @bmmyou8798
    @bmmyou8798 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahoow qaatumada noo toosi yaa allah😭😭

  • @naimaahmednoor3134
    @naimaahmednoor3134 6 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh jazakaAllah
    Allah qeerka ha na tuuso aamen

  • @himilo7892
    @himilo7892 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxnallah allaw no naxariiso

  • @husseinabshir1395
    @husseinabshir1395 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sheikh jazakallah

  • @abwaanxarago3064
    @abwaanxarago3064 5 ปีที่แล้ว +1

    Shiiqa ilaahay ayaan hanoo daayo quluubteena ayuu dawo u yahay

  • @danielroja8033
    @danielroja8033 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallaah shiikh

  • @habibaali9801
    @habibaali9801 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheikh

  • @farhitamoha7368
    @farhitamoha7368 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @abdiman5394
    @abdiman5394 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah

  • @musababdisamed5552
    @musababdisamed5552 2 ปีที่แล้ว

    Yarabi

  • @xersiboore2501
    @xersiboore2501 4 ปีที่แล้ว +1

    Aduunka wax leysku dhajiyay ma ahan

  • @crizaaqmohamedahmed1423
    @crizaaqmohamedahmed1423 5 ปีที่แล้ว +1

    She alle ayaan ku dhaartaye ilaahay dartii ayaan kuu jecelahay

  • @khadiijomaxud2477
    @khadiijomaxud2477 7 ปีที่แล้ว +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @khadiijomaxud2477
    @khadiijomaxud2477 7 ปีที่แล้ว

    Ilahayow noga dhig cilmi nafic ah nooga dhig

  • @ayaanlehassan2823
    @ayaanlehassan2823 2 ปีที่แล้ว

    Qudbadaan bal iladhageysta

  • @kleinemannetje7669
    @kleinemannetje7669 4 ปีที่แล้ว

    Jazaa kalaah sheeq

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว

    Ku Dhimo Adobe muslim ah

  • @odayibnuoday1919
    @odayibnuoday1919 3 ปีที่แล้ว

    Aduunyay aayo daran

  • @kadijahoussein4449
    @kadijahoussein4449 4 ปีที่แล้ว

    Kadija houssein

  • @WariiriSalah
    @WariiriSalah ปีที่แล้ว

    Walahaa been maaha

  • @umumucaad3069
    @umumucaad3069 4 ปีที่แล้ว

    66

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @rooble14
    @rooble14 7 ปีที่แล้ว +3

    Mashalah

  • @faadomonuur8668
    @faadomonuur8668 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah