FARTAAG MUXUU KALA KULMAY CABUDWAAQ, MAREEXAANOOW WAA GUULEYSATEEN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 143

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 2 หลายเดือนก่อน +23

    HUB LA CELINAYO MA JIRTO WALEE IN HUBKAAS LA CELIN WAA KA XAARAAN XASAN DHIIQO IYO HABARDIGIR HUBKAAS DAAROOD AYAA LOO WATAY WAA KA XAARAAN HUBKAAS MAREEXAAN AYAA LEH WAA LAKALA QEYBSADAY WEY ISKU DHAMAATAY CIIL QABOOW CADAABTA GAL XASAN BAKHTI U SUJUUDE IYO HABARGIDIR WEY JABEEN ALAHA U SIYAADIYO JABKA AAMIIN

  • @NimcoXasancali-vm8zb
    @NimcoXasancali-vm8zb 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xafidu laah cabdulaahi balwaan runta alaa kuugu jecel guul iyo gobanmo ree caabud waaq aamin

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 2 หลายเดือนก่อน +7

    Wale Balwaan Wa Saxaafi Somali Dhaba Oo Caafimaad Qaba 👍❤️

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 หลายเดือนก่อน +12

    Magafe Xasan Sheekh Hub buu Tahriibinayaa 2024, Halka Dowladii hore Dhalinyaro Libya ku xidhan Soo daayeen!

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 2 หลายเดือนก่อน +2

      Hhhhhhhhh magafe I love ❤️ it

  • @Raho339
    @Raho339 2 หลายเดือนก่อน +7

    Wariye Rug Cadaaya oo Qaaliya oo Runtana Ku’Adima GuuL & Gobanimo Cabdulaahi Balwaan One Love♥️❣️

  • @zaytum
    @zaytum 2 หลายเดือนก่อน +4

    Hadey mareexan soo celiyaan hubkaas waa u gunnimo la soconeysa inta uu mareexan noolyahey. Waxeyna ku noqoneysa sumcad xumi tii ugu weyneyd ee soo Marta mr abid..war isa soo dhaafiya mooryanta dhiiqo kushaqeysto ee mr iyo inta xulifada la ah..oo dhiig isku yeela oo maanta fursad weyn ayaa nii hortala ee ja faa.deyta oo isku duubnada ul iyo diirkiisa noqda

  • @aminaawil784
    @aminaawil784 2 หลายเดือนก่อน +5

    Xasan magefe marku dadki dhoofin jirey buu hubkana moodey xasan tahribiye weeye mareexan waa magefeyaal guush job

  • @rahamayusuf6933
    @rahamayusuf6933 2 หลายเดือนก่อน

    Mahdsanid waa raxma gurey oo ku leh guuleeso bacalwaan

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 หลายเดือนก่อน

    Balwaan saxaafi soomaaliyed
    Adeer sheekadaasi goormay dhimatay

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 2 หลายเดือนก่อน

    Baayo idinla Fool Xumatay 👹👹👹👹 Wajigooda Fiiriya Sida eey u mad madoow Yihiin Dhiigyo Cab 👹👹👹 MARIXANOW HA DHIIBINA HUBKA 💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻👏🏻👏🏻👏🏻💞💞💞💞

  • @seed3966
    @seed3966 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc salaan sare balwaaan wadani fartaaag taariikhdiisa dib haloo raaci ✅🌎✅

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 2 หลายเดือนก่อน

    Yaahuuu fartaag Waa sirdoonka gurguurte

  • @imaansh1590
    @imaansh1590 2 หลายเดือนก่อน

    Mareexan sade cadowgiiiisa Allaha jabiyo

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mareexaanow ha maqlina fartaag

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan xasan gorgurde horgaladi oo faratag ceb iyo fadexo bey kala kulman ugaas reer cabudwaqa

  • @DalmarXaashi
    @DalmarXaashi 2 หลายเดือนก่อน

    Wallahi mareexan manaxee dabada bay xabad kagalin doonan walee waa meeshii uu kudhiman lahaa fararaag alxaqiqa

  • @ahmedsalad6842
    @ahmedsalad6842 2 หลายเดือนก่อน +4

    ❤war waa hurgal ❤❤❤fartaag

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan xasan gorgurde horgaladi faratag been iyo ceb bu gala kulmay waji kabax bu kala gulmey ugaas isimada uqasha beesha mareexan guuleysta

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 2 หลายเดือนก่อน

    Runbadanaa Balwaan war tuugadaas eska soo arya farataag waa horgal wuxuu watana waa lamed mahadsaned balwaan ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedhassan1469
    @mohamedhassan1469 2 หลายเดือนก่อน

    Balwaaan guul walaaal

  • @xasanibrahim7757
    @xasanibrahim7757 2 หลายเดือนก่อน

    nin culus keep going saaxib qaali

  • @MohammedAli-yw3hd
    @MohammedAli-yw3hd 2 หลายเดือนก่อน

    Cabdullaahi balwan waa run sheeg tuugtu qabta way ku gorgortamaan

  • @elmiegal4974
    @elmiegal4974 2 หลายเดือนก่อน +1

    fartaagow meesha isgatag
    daba dhaqe marna ahmed madobe
    marna xasan dhiiqo duf alle ku bad

  • @bby6
    @bby6 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wa horgal fartag viva sade darood inshallah guuleysta marwalba

  • @muhanadmustafa87
    @muhanadmustafa87 2 หลายเดือนก่อน +2

    cuna qabaten somaliya laga qaday waxa loga bahnaa dekada muqdisho iney kala so.degan maxaa kenay xabashi oo cadow isku ah somali side hub inta eg.yahay ugu so-gudbi karaa dowladan rabsho ayayku bilatay weyna kudhameysananeysaa waa afar sano mugdi lasii galiyaay somaliya

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน

    MAREEXAANOW MIDOOBA IS GACMAHA IS QABSADA DHULKIINA SOO CESHADA.!!!!

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 2 หลายเดือนก่อน

    Fartaag meesha kadhaqaaq intaan lagaa soo tarxiilin.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน

    Baalaayo Kuu abtirasay tanaga
    Ree Cabudwaaqow
    Iska cariya Fartaag

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 2 หลายเดือนก่อน

    Balwaanow hubkii macawisleyda darood mareexaan keliya ayaa helay weli waxaa naga maqan qaybii leelkase iyo Omar mahamuud.... from garbaharey xarunta boqortooyada sade 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 2 หลายเดือนก่อน

    Runsheg geesi ah

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 2 หลายเดือนก่อน

    Woryahaas ay leeyihiin nasiiya, yaa lagu tooganaya marki la siiyo! So mareexaan iyo daarood oo dhan maaha cida lagu shiishayo! UGAAS fursad qaali ah baku hor taal! Nimankaas iyagoo fara maran iga taga ku dheh!
    Wabilaahil Tawfiiq ✌🏽🫶🏽🙏

  • @khadroali7142
    @khadroali7142 13 วันที่ผ่านมา

    Thank you ❤

  • @saladsaidmuse-xc4wj
    @saladsaidmuse-xc4wj 2 หลายเดือนก่อน +3

    Hindi maaha reer caabud waaq🎉dawlada xamar fadhida iyo reer caabud waaq ismaba yaqaaniin wax ka dhexeeyaa iska yar🎉🎉

  • @husseinismail2420
    @husseinismail2420 2 หลายเดือนก่อน

    ❤waala isu ilka cadeynaayaa lkn jamaahiirta waa isku hubaa

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed 2 หลายเดือนก่อน

    Mareeeexaaaan mahan ogadeeeen
    Oo 2022 siyasada Somalia lugu ilaaalinaayi

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 2 หลายเดือนก่อน

    Fartaag ma south Sudan buu ka yimid.

    • @AbunawafAljabarty
      @AbunawafAljabarty 2 หลายเดือนก่อน +1

      HAA WAXAA DHALAY JOHN GARANG 😂

    • @Sumadeena
      @Sumadeena 2 หลายเดือนก่อน

      @@AbunawafAljabarty
      Sax waaban gartay ninka inuusan gobtii mareexaan ahayn, horgalnimadiisa.

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน

    MAREEXAAN HUBKA HA HAYSTO OO HA ISKAGA CILIYO MOORYAANTA. QORYAHA HA IIBININA IDINKA YAAN LA IDINKU LAYNE.!!!

  • @asheekh15
    @asheekh15 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guulayso wadani Soomaaliyeed walee waadlatalisay xaqoodii xasan kaqadiyey oo lugaynaya baa ilahay ukenay I hope inay iyaguna iska ilaliyaan iskuna difacaan cidna ayan kudulminin waayoy xasan iyo xertiisii waxamanta khasaarahaas baday waa dulmiga uu dhexdabalanayo eemarwalba xarkaha siigosanayo isdifaca dulmina kadheraada waayo dulmigu waamugdiyo waalagukhasaraa aakhirka

  • @badelsheikh8931
    @badelsheikh8931 2 หลายเดือนก่อน +1

    Haka yaabin in loo celiyo thank you

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน

    FARTAAG WAA DAYUUS CALOOSHIISA U SHAQEEYA. MADAXA HALAGA TOOGTO.

  • @AbdirahmanHaji-po6rj
    @AbdirahmanHaji-po6rj 2 หลายเดือนก่อน

    reer cabuudwaaq hobka ha uruuriyaan oo meel ha isugu geeyaan wixii ka soo hadhana Ree laascaano ha u diraan hal rasaas ahna yaysan gadin iska dhaaf qori'e

  • @osmanahmed3512
    @osmanahmed3512 2 หลายเดือนก่อน

    Horgal dofar ah o damir lahayn o xasan dhiqo u shaqeya cid warkisa dhagaysanaya ma jirto

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 หลายเดือนก่อน +1

    Balwaan waa wariye somaaliyeed, warbixintaada aad baan ula socdaa

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 2 หลายเดือนก่อน

    Mareexanku horgaladooda hawla dhaqmeen sida dhulbahante ula dhaqmay ..,,,

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 2 หลายเดือนก่อน

    That’s right that’s right yes yes yes

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j 2 หลายเดือนก่อน

    c,balwaaaan halgamaa sare magacaa ha jiro.

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน

    HUBKA XASAN IYO HG WAXAY U WATEEN INAY KU LAAYAAN DAAROODKA OO DHAN EE HAYSTA WELIGIIN.

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 2 หลายเดือนก่อน

    Unukaa leh. Cabudwaq

  • @AbukarMasudi
    @AbukarMasudi 2 หลายเดือนก่อน

    Iska fiijiya sedoow nacaskaas dabadhilifka ah

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 2 หลายเดือนก่อน

    Soomalia Alaaha badbaadiyo guul insha Alaah go,d biniaadam ha qodin hadii aad qodona ha dheereyn ku dhici doontidaa ma ogid

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs

  • @najaadafyare4537
    @najaadafyare4537 2 หลายเดือนก่อน

    Mareexanoow ma fartaag baad u sacbinysaan

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 2 หลายเดือนก่อน

    XASBIYALAAHU WANICMAL WAKIIL GOORMUU LEEYAHAY WAXAAN U IMID REER CAABUD WAAQ 2SANO DOWLADU XAGAY JIREEN MA HUB BAA LASOO RAADINAAYAA FARTAAG AYUUSAN IDIN HODIN XASSAN DHIIQO DANTIISUU WADAAYE HADBA NIN AGFARIISIGA WAA YAQAANAA FARTAAG WAA MAQUUNO MAREEXAAN SHEEGTA .

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan dhiiqo wuu wareerey hubka soo celiya ku lahaa dadkii meesha ku dhinteyna maba hadal hayaan waxaas ayaa dowlad lagu sheegayaa

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 2 หลายเดือนก่อน

    Fartaag geed bide u eg

  • @XuseenDucaale-v4m
    @XuseenDucaale-v4m 2 หลายเดือนก่อน

    Mareexaan.waa.
    Qabsanayaa.xukunka.balwax.kahel.doqon.hawiyoow.
    Akhas.akhas.ufuf.

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 2 หลายเดือนก่อน

    Uğaas guul gobanimo iyo ragamimo

  • @abdullahisaid4162
    @abdullahisaid4162 2 หลายเดือนก่อน

    Asc hub lacelinayoajirto mareexan guul
    Amnigiisa adkaysta
    Waxaana iskasaara

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 หลายเดือนก่อน

    Mareexan haddii ay maqlan Xasan shiekh & dowladiisa. Waa xoolo ayeey noqonayan. Haddii ay dhageystan .waana waxii laguh leynlahaa

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 2 หลายเดือนก่อน

      idunku maxaa dagaal uun ugu taagantiin macadaw baad beeranaysan sodinka dawlada kamida fadaraalka iyo gobalba maxaa soomaliyoo dhan idiika dhigay cadaw waar isla yaaba oo dawlada ubaka siiya hamaqlina qaaqlayaasha

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@safiasheikhahmed5170 yaaa somali ah yaase federal ah adoonyhy

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน

    FARTAAG WAA MAKHNUUD😂. KAB HALOO QAADO WAAYO DAWLADA XAMAR ANAGU MABA AQOONSANIN WAAYO WAA TA HUBKAAN SHACABKA MAREEXAAN U ADEEGSAN LAHAYD

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 2 หลายเดือนก่อน

    Fartaag waa khal khalsanyahye muxuu aha kaga soo hartaye wuu Rafanaya afka ka soo kabaya😂😂

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน

    FARTAAG IYO XASAN MAY ALSHABAABKOODA KASOO CESHAAN INTAY HUB DHECEEN ?

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 หลายเดือนก่อน

    Ma dawladaa caabud waaq meel ku ogayd
    Gededo ka waran dheh fartaag xaalkeeda iyo xuduudii keniya

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 2 หลายเดือนก่อน

    Wafdi shallay kuu imaan waayay maanta haqaabina ee iska buriya tuugta

  • @LJama6119
    @LJama6119 2 หลายเดือนก่อน

    Nac Nac 😂 Dadku ma iyagaa dhiibaya hubkii lagu baabi'in lahaa?

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 2 หลายเดือนก่อน

    War waa tuug Fartaag. Hubka isaga qudhiisa ayaa hoggaaminayey Hubkii soo galay. War Addis Ababa ayuu joogay habeenkii Isniinta.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน

    XASAN TUUG MUXUU MAHAD SALAAD HUB IYO GAADIIDKII DALKA EE UU ULA WAREEGEY UNA GEEYEY CIDIISA XASAN SOO CELI U ORANWAAYEY ? SOW ISAGU KAMA RAALI AHAYN ?

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน

    YAHUU BAANU LEENAHAY FARTAAGOW😂. BILAASH BAA LAGAA SOO DIRAY. KANAQO HALKAAGA WAX KUUMA HAYNEE😂.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน

    DAWLADA XAMAR MAXAY TIIRKA USOO TAAGI WEYDEY GANAC SATADII SI SHARCI DARA AH HUB DAL CADAW AH UGAA KEENTAY ? MANAAFAQADA HA JOOJIYAAN😂

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 2 หลายเดือนก่อน

    Shirkii Golaha Amniga ee maanta ka dhacay Muqdishu muxuu uga maqnaaday. Mise Xasan Sheekh buu u shaqeeyaa

  • @JamalMaxamed-c3p
    @JamalMaxamed-c3p 2 หลายเดือนก่อน

    Daarood mareexaan uhiiliya xageed ku aragtay.

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 หลายเดือนก่อน

    Nin walba uubkiisa ha aasto intuu god qodo

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 2 หลายเดือนก่อน

    Mareexaan weligii cid wax ka qoraysaa ma jirto haday hubkaas bixiyaan maanta daarood uhiilinayaana ma jiro hadii xitaa la isugu tago

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน

    WAR HADAYBA HAWIYE NOO DHAARANAYAAN. WAXAA NOO CAD IN HUBKAAN ANAGA NALOO ADEEGSAN LAHAA

  • @officiall3248
    @officiall3248 2 หลายเดือนก่อน

    Shaashuutarka waa kuwii looadeegsaey mareexaa oo reer xeraale kulaayee

  • @faysalxaajixuseen8785
    @faysalxaajixuseen8785 2 หลายเดือนก่อน

    Waar aftahan ma cuqubaa kugo dhaday sawdega dhamaaday

  • @farhiyaahmed5887
    @farhiyaahmed5887 2 หลายเดือนก่อน

    Fartaag dila CIDii timaado dila

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac6901 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaali ceelbaalaguriday ilaah caymi

  • @cabdulahishiimooy2775
    @cabdulahishiimooy2775 2 หลายเดือนก่อน

    Soburiya sheyda minta khiyano ayaa wadan

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 2 หลายเดือนก่อน

    Hub la isku celiyo xage ka dhacdaa 😂

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 หลายเดือนก่อน

    Nin walooba shaabshuutarka intaad god qodid ku aaso oo god ku xabalo

  • @basraabdi5491
    @basraabdi5491 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hubkas hadad dhibtan marexan idinka niligu dilaya ha gadina hana dhibina isku difaaca waxi idin so doonto iskaga dhiciya

  • @MustafaAli-z5b
    @MustafaAli-z5b 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan idiin wadnay muxuu ahaa maxaa la yiraahdaa ayaan hadalkiisa ka fahmay war wuxuu afgaroocsanaa oo liitee Fartaag waa faauq ileen

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 หลายเดือนก่อน

    Damal jidid waa mooryan aan dowladnimo Waxba ka aqoon Keliya sida loo tuugsada ayey
    Marexaanow
    Iska celiya mooryan

  • @farhiyaahmed5887
    @farhiyaahmed5887 2 หลายเดือนก่อน

    Aqaz kan dila DAWLAD aa qashinka dila fartaag la dhaho uuf

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 2 หลายเดือนก่อน

    kursiisiisuu xagsanayaa duqa

  • @farhiyaahmed5887
    @farhiyaahmed5887 2 หลายเดือนก่อน

    Aqaz ma DAWLAD baa jirta soomalia

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 หลายเดือนก่อน

    fartaag hadilaan nacalada waa kii gumeeyay reer gado nacaladuye

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 หลายเดือนก่อน

    Hal midh ah xataa helimaayaan fartaag iyo waxa soo dirsaday ba.

  • @mohamudshukri565
    @mohamudshukri565 2 หลายเดือนก่อน

    Frtaag waa horgale isha halagu hayo danyeerka😂

  • @khaalidqeys1653
    @khaalidqeys1653 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 หลายเดือนก่อน

    Saa maxay radinayan maan fahamin

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fartaag jilicsan iska erya

  • @horqaadtv2550
    @horqaadtv2550 2 หลายเดือนก่อน +1

    BEESHA MAREEXAANEEY
    GAADHSIIYA FARTAAG
    RUNTANA HALOO SHEEGO
    HANA LAGALA XISAABTAMO
    WAKHTIGII UU MW KU XIGEENKA AHAA WIXII DHACAY EE HORTIISA LA IDINKU LAYNAYEY MA MAANTUU IDINKA DAMQANAYAA .
    MANA AHA QOF ABUURAN OO MAREEXAANA, MANA AHA NIN QADIYADA LAH , MAANTA WAX LAGA DHAGAYSTAAMA JIRTO , WAXANA LEENAHAY DADKII LAGU LAYN JIRAY GURIGAAGA GADAASHIUSA EE KISMAYO DHAWAQA RASAASTANA AAD MAQLAYSAY MEEL KU SHEEG .
    MA QOF KALAAD TAHAY MAYA
    ADEER MAREEXAAN WAA KU YAQAAN WAXA KU WADANA WAA GARANAYAA WAA HUNGURI IYO HORGALNIMO AAD HOREY NOOGU SAMAYSAY OO HORAY NA LOOGU GUMAADAY . WAXAANAD TAHAY CADOWGA BEESHA MAREEXAAN OO QADO DHAAFSADA . WARKAAGUNA WAA KAA SOO HOREEYEY UMA BAAHNIN .

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 2 หลายเดือนก่อน

    Nacnac

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 2 หลายเดือนก่อน

    Horgaldan xabad afka haka galiyaan kan saw maaha kii axmed madoobe daba dhilfka u ahaa

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 2 หลายเดือนก่อน

    WAR AWALBA LACAG KAMEY BIXINE INTA KHATARTA AH BONBOOYINKA BISTOOLADA AAN SHAN QARIN QOTIGA DURBIINKA LEH DOWLADA KU WAREEJIYA SHABAABKII LOO WADEY HADUU GACSNTA UGALO DHIB WEYN BUU GALAYAA DALKA

  • @bishaarmaxamed8896
    @bishaarmaxamed8896 2 หลายเดือนก่อน

    Hidii dowladu salaan u imaanayso c /w. Fartag masoo dirteen Ee. Maydhahan. Wixii. Aad. Dhacdeen. Wax naga siiya taas. Ayaa. UGA fiican. Mida. Kale mash. Shuutarada. Nasiiya. Wartuugo. Ahaa