Ciyaartii Hawiye iyo Daarood oo mucjiso lagu arkay Full Video

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • Cabduqaadir boss iyo captain ayuub ciyaartii hawiye iyo daarood tiktok live

ความคิดเห็น • 177

  • @XOGSIDEMEDIA1
    @XOGSIDEMEDIA1 2 ปีที่แล้ว +24

    Rag shaqaysanaya ayaa Qabiil ku shaqaysanaya

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 2 ปีที่แล้ว +30

    Subxaanallah, daarood iyo hawiye uma jeedaane jeebkiina ayaad u jeedaan waxaana waa khamaar ee ka toobad keena ummada soomaaliyeed ee daashay ee qax iyo qurbaha daadsana ha sii kala fogaynina Somalia 🇸🇴 waa mid qudha

  • @mohmaedabdulaahi1868
    @mohmaedabdulaahi1868 2 ปีที่แล้ว +10

    Hawiye iyo daarood iyo somalida kaleba guuul

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 2 ปีที่แล้ว +8

    Markii hore qabyaalad bay ku kiciyeen markii ay lacagta ka gurubsadeen oo ay ciyaartii dhamaatayna waxay ku yiraahdeen annaga qabiilka naguma wayna oo laba nin oo saaxiibo ah oo ciyaaraayay uun baanu ahayn kkkkkk
    Alla maxaa la bahdilay wax ma garatadii qabyaalad ku kala taageereysay oo lacag ku bixineysay,
    Hadda waad garaadsateen sow ma ahan

  • @saadaomar7957
    @saadaomar7957 2 ปีที่แล้ว +10

    Guul iyo gobonimo Daarood Ismaaciil.

  • @anisamohamed3211
    @anisamohamed3211 2 ปีที่แล้ว +9

    Illaahay subxaana watacaalaa Ha laga baqo nimankaan intay fursada Allah siiyay ka faaiidaysan waayeen cayrtiina dhameeyay wadankoodii wixii ay ku hayeen halkan la yimi qabiilada ku qaraabanaya war ordoo shaqaysta xoolaha dadka ha ku tashanina shaqaysta fursada aad u soo tahriibteen ka faaiidaysta

  • @blckworld478
    @blckworld478 2 ปีที่แล้ว +18

    Nin aan daarood ahayn muxuu cuqdad kunoolyahay 😂😂😂 walhi dhiigayga idinku dhintaa 🥰

    • @ummoxmoud2269
      @ummoxmoud2269 2 ปีที่แล้ว +1

      Wilka lagbadiya waa nin aqli ban masha alaah

    • @hamdakhader5294
      @hamdakhader5294 2 ปีที่แล้ว +2

      Daarod majaraten ayaa laga yaqanan cidA kale yaa idin yaqana yaaahuu

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว +1

      blck world. Cuqdadii daarood aad ku nooleed maa u rartey dad kale. Ar faan badanaa. DUMARKA U FAANA SIDIINII

    • @teetee210
      @teetee210 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hamdakhader5294 naag gus mj ku maqan yahay uma xumid hhhh

  • @ayanibrahim2260
    @ayanibrahim2260 2 ปีที่แล้ว +16

    Daarood ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥🤴🤴👑👸

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak2117 2 ปีที่แล้ว +15

    Halfooro oo urursamaale oo dhan ah, iyo labo fooro oo daarood kaliya guul daarood ismaaciil isku filanayaal

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว +1

      CUQDAD ISMAACIIL . VIVA HAWIYE

  • @ahmedkadarba5993
    @ahmedkadarba5993 2 ปีที่แล้ว +9

    Libaxu labo ma ahan ee wa mid lion of lions kabtan ayoup

  • @sagalsaid3786
    @sagalsaid3786 2 ปีที่แล้ว +6

    Maxaaa darood iyi hawiye ku xiray ciyaartiina asxaabay bariiskiina lee bursanaysiine ,Labo booteele ayaa tihiin

  • @ahlamabdiwahab
    @ahlamabdiwahab 2 ปีที่แล้ว +4

    Hal game luu badiyey ismacnays kwrn laxowla bal muu sugo game ka kle astqfrllh hadal la iskama hor mariyo😅👊🇬🇲🇱🇺🇸🇱♥️

  • @haldaosman5839
    @haldaosman5839 2 ปีที่แล้ว +14

    Daarood 🌹💓

  • @deeqoahmed6516
    @deeqoahmed6516 2 ปีที่แล้ว +6

    Darood viva insha Allah

  • @farahhassan5322
    @farahhassan5322 2 ปีที่แล้ว +31

    Daarood IYO Hawiye waa walaalo.ALLAHA aan kabaqno.

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 2 ปีที่แล้ว +6

    Kkkkkkk Kkkkkkk boos so fine darood waxeey leeyihiin dumar lagursado waa sarbeeb

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 ปีที่แล้ว +10

    VIVA Hawiye dad cuqdad qabin

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 2 ปีที่แล้ว +10

    Ladaan nin ee qashinkaa waa qabiil ceebeys Allaah idin qabey.

  • @AM-jd2fq
    @AM-jd2fq 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah waaba naxsanaa labadaba waa ahay alxamdu lilaah

  • @haldaosman5839
    @haldaosman5839 2 ปีที่แล้ว +12

    Daarood 💓🇸🇴

  • @abdirahimahmed3064
    @abdirahimahmed3064 2 ปีที่แล้ว +7

    Waar qabyaaladu ma fiicna joojiya dadku waa walalo.

  • @kafegareen8880
    @kafegareen8880 2 ปีที่แล้ว +7

    Ragaan isku dirka wado Allaha cadaabo

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 2 ปีที่แล้ว +6

    Hawiye iyo daarood maciyaarin mana isdagaalin ee dhaha laba dibi oo doqomo ah ayaa isku duuley oo midbaa ladibriyey.

    • @adenabdi9327
      @adenabdi9327 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk waa niman shaqaysanaya

  • @WllNuunkey
    @WllNuunkey ปีที่แล้ว +2

    Darood is not easy

  • @saynab2031
    @saynab2031 2 ปีที่แล้ว +6

    Meesha kala urursada lacagtoo qabiilka naga daa

  • @queenaraweelo5915
    @queenaraweelo5915 2 ปีที่แล้ว +5

    War joojiya waxa aad wadaan. Umada masaakiintaa ood xoolahooda dhuraneysaan daaya. Abaaraa dhulkii ka jira oo soomaaliyi wey gaajeysantahay balmaad lacag ugu uruurisaan dadka masaakiintaa. Dadkiina lacagta ku bixinaya daarood iyo hawiye alle ka baqa oo u dina lacagtaas dadka baahan ee soomaaliyeed

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 2 ปีที่แล้ว +2

    Kabtan ayuub guul iyo gobanimo hore usoco aqiyaar

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 2 ปีที่แล้ว +5

    Awelebo shaqo tagaa aheeden ee qabiilada soomaaliyeed ma meteshaan

  • @alikooll3665
    @alikooll3665 2 ปีที่แล้ว +2

    hooyadii qabiilku was aduunkii bay ka hadheen iyaguna qabiil bay isku fanayaan

  • @nayaa1387
    @nayaa1387 2 ปีที่แล้ว +5

    This is a modern tuuksi 😂😂😂

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 2 ปีที่แล้ว +5

    Sax weeye boss ka sidaas ayaa la idinka rabaa wadba naga nixiseene aniga mjn ayan ahay waxa na raali kama ahi

  • @mahadihassan5203
    @mahadihassan5203 2 ปีที่แล้ว +2

    Nimankaan waa saaxiibee lacagta yey idinka dhameen beesaa ka qaylisiineysee qabiilna ma rabaane u tura jeebkiina

  • @aminomohamed3517
    @aminomohamed3517 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah waxbaa la dhacay

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 2 ปีที่แล้ว +15

    Kabtan ayuub ❤️ Libax daaroodnimo

  • @zaynabomar5479
    @zaynabomar5479 2 ปีที่แล้ว +2

    Ciyaartii Daarood baa badshay hawiye caawa iyo jabay. Faanka Daarood waa u furan yahay hawiye waana ka xiran yahay. Noolada shacabka Daarood.

  • @Abdirahman-ty6ku
    @Abdirahman-ty6ku 2 ปีที่แล้ว +1

    Bal ayaan daradan eega Hawiye iyo Majeedheen uwada ciyaara ama Dir iyo Daarood caqliga buura adeer waamaxay Daarood oo dhan iyo Hawiye kaliya caqliga buura Qabrigiina waseee

  • @khadiijasiciidsaalax826
    @khadiijasiciidsaalax826 2 ปีที่แล้ว +6

    Maashallaah Wiilasheena Alla ha idin xiftiyo alabadiinaba qabyaaladii Afka ciida u darteen Soomaali meelkasta ay joojto hanoolaato

  • @ciddycadar1995
    @ciddycadar1995 2 ปีที่แล้ว +3

    Viv soomali

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 2 ปีที่แล้ว +12

    Gabdhaha somaliyeed nimankaan aan iska qabano hadad dhiig ledihiin hadi kalena qurbahana ha idinka xasiyaan nimanki sidaan ayeey noqdeene idinka wadanka u taliya

    • @faravsharif4988
      @faravsharif4988 2 ปีที่แล้ว +1

      Walaashey qaali kuwani dalkiina naga dumiyeen derejana nooma ogola debedna waaba noocaan iyo qashin unacamleynaya Allaah fidnadooda hanaga badbaadiyo balaayada foosha xun

  • @kaltunmaxamed4597
    @kaltunmaxamed4597 ปีที่แล้ว

    Viva hawiye

  • @rahimamahmoud7481
    @rahimamahmoud7481 2 ปีที่แล้ว +15

    Wiilkaan hawiye ha ah laandheere❤ lkn aniga daarood baa ahay😂

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 2 ปีที่แล้ว +2

    Qaranimo????????????.

  • @abdlleawin28
    @abdlleawin28 ปีที่แล้ว

    Viva daarood

  • @faraxabdiahmed6819
    @faraxabdiahmed6819 2 ปีที่แล้ว +2

    Ragg shaqeysanaaya uma xumidiin

  • @rahohussen8528
    @rahohussen8528 2 ปีที่แล้ว +10

    Viv darood caac ❤️🙌🏽😅

    • @AsiaAshkir27_10
      @AsiaAshkir27_10 2 ปีที่แล้ว +2

      Cida 18m😁baa nahay hhhh 28 m baa nahay hada

    • @rahohussen8528
      @rahohussen8528 2 ปีที่แล้ว +2

      @@AsiaAshkir27_10 🙈❤️❤️

    • @rahohussen8528
      @rahohussen8528 2 ปีที่แล้ว +2

      @@AsiaAshkir27_10 nolow xabiibti

    • @AsiaAshkir27_10
      @AsiaAshkir27_10 2 ปีที่แล้ว +1

      @@rahohussen8528 sido kle xpptii😍

    • @bishaarcolow212
      @bishaarcolow212 ปีที่แล้ว

      🏃🏃😂😂

  • @lulhuseyin8903
    @lulhuseyin8903 ปีที่แล้ว

    Qabiil 33sano ayeynaheysataye iskadaaya qabiilada soomaaliyeed

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 5 หลายเดือนก่อน

    😁😁😁😁😁 maxaa ka eegaysaa waaraga maanta road model ka idiin ah ee aad daawataan soomali yey 😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Zhangzhi123
    @Zhangzhi123 2 ปีที่แล้ว

    Nacaskan firi ma hawiye aya 5 million daroodna 18 million riyo soojeeda jecla daroodku🤣👊🏼

  • @geesigawalaashii9925
    @geesigawalaashii9925 2 ปีที่แล้ว +4

    Siyaad bare ciduu ka dha shay Guul daro haka filan ✌️✌️👑🖐️

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว

      GEESIGA WALAASHII. JEN. CEYDIID CIDUU KA DHASHAY GUUL DARO HAKA FILAN. MAANSHA ALLAAH.

    • @zaynabomar5479
      @zaynabomar5479 2 ปีที่แล้ว +1

      @@iqlaasa6543 caydiid farakh buu aha

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว +1

      @@zaynabomar5479. Allaha u naxariisto. Adigane maxaa tahay

    • @zaynabomar5479
      @zaynabomar5479 2 ปีที่แล้ว +1

      @@iqlaasa6543 anigo waxaan ahay tii ku gumaaysan jirtay adoonyahay qashinka madow.

  • @qaranyuusufcaliburmad8696
    @qaranyuusufcaliburmad8696 ปีที่แล้ว

    Daarood beats Hawiye 😁
    Hhh! 18M iyo 5M war ma idinkaa na tirakoobay ?
    Mise dhulka ayaad qiimayseen?
    Anigu waxa aan aaminsanahay in labada reerba tiradaas aad sheegteen aysan ahayn.

  • @shukrihazzan2366
    @shukrihazzan2366 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂 qabiilka markaad wax ku weydo baa caayeysaa

  • @geesigawalaashii9925
    @geesigawalaashii9925 2 ปีที่แล้ว +2

    Hala duubo waxbaa ka raacey reer halkeera 🤔🤨

  • @suleekhasaciid2197
    @suleekhasaciid2197 2 ปีที่แล้ว +5

    lacagta aad xaaraanta kucunaysa illaahay uga baqa iyo dabka aad shidaysaan su aasha ilaahay xagaad kamaraysaan adeer qabriga marka lagudhigo hawiye iyo daarood midna kugu wahelinmaayo

  • @Jaouvn
    @Jaouvn ปีที่แล้ว

    Hawiye wala ma nin hawiye ok reer bahane Qarxalana dadka ku faan inaa dhiiga musilinska ladasdiyo wa dad dhaqana Zubi bayo madoowo badana suu wajigooga umadoowadahaye uu qalibigoodana umadoowayahaye

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว +3

    VIVA C/QAADIR BOSS , LIBAAX LIBAAX DHALEY . MAANSHA ALLAAH

  • @shukrizakaria9160
    @shukrizakaria9160 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaasa budhcadnimo ah waar lacagtiina sadaqaysta aakhiro haydinka horaysee qabiil yaan laydinku furan caqligu ha shaqeeyo soomaalaay

  • @rahmariyah9913
    @rahmariyah9913 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 ปีที่แล้ว

    Hawiyahii Gaaljecel un miyuu noqday kkkk

  • @fadumoyusuf283
    @fadumoyusuf283 2 ปีที่แล้ว +12

    Doorod goob goob dhashey

    • @nimcoomar7611
      @nimcoomar7611 2 ปีที่แล้ว

      walaahi lacag inaga kula hadlaya walaahi aanan qsmar lacag ku bixineynin aqiradeenavka badan wslee inan xaaran ku bixineynin ceel aa ku qodab ogoonta siina hawiye faan iyo aqiri seeg waxba i tiri meysi aqira diiraad asn ahey hawiye aan sheyvqsbri ila gali mas er camslkeyga iyo waxaan dhaqeysto asn leeyahey

  • @laki521
    @laki521 2 ปีที่แล้ว +2

    Gaaljecel samaw my dhiiga

  • @hafsamohmod6690
    @hafsamohmod6690 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa tuug lacag raadisa labdani marki ay lacgti yryd dadka ka furten kulahaa waa wlaladayo

  • @ZahraAhmed-i3j
    @ZahraAhmed-i3j 9 หลายเดือนก่อน

    Guul boss guuuuuuuuuul guuuuuuuuuuul booss

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 2 ปีที่แล้ว +10

    Daarood waa 18 in uu hawiye la ciyaaro waaba qalad

    • @naaneeynana960
      @naaneeynana960 2 ปีที่แล้ว +1

      Maxa taroo hada badan tahiin fuliyeen 🙄 Ogadenia ma xisab kartano why Etiopia ka mid tahay!!

  • @salmaabdi4786
    @salmaabdi4786 2 ปีที่แล้ว +3

    Bulacad samale see dareemesaan darood wa idinka raayee

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว

      SHUBAN ISMAACIIL SEE DAREYMEYSAA HAWIYE WAA IDINKA RAAYEE

  • @ahlamabdiwahab
    @ahlamabdiwahab 2 ปีที่แล้ว +2

    Hada saan gabdhaha hawiye guur ma galaan mii 😇

  • @Warankaa960
    @Warankaa960 6 หลายเดือนก่อน

    Kaftan ayuub gulayso

  • @ZahraAhmed-i3j
    @ZahraAhmed-i3j 9 หลายเดือนก่อน

    Darood gaan wadanka waa laga mabnuucay

  • @cabdifitaxguutaale6296
    @cabdifitaxguutaale6296 2 ปีที่แล้ว +3

    habartin aya ushegesin dayusiyin aya tihin diin iyo imanba leh o doqomin ah isku xishoda allena kabaqa wax lita tihin o qurun ah

  • @sahracabdulqadir8858
    @sahracabdulqadir8858 2 ปีที่แล้ว +2

    Darod dinmayaqsnan qabyaliste waye hawiyana waa eheludin marka lacagtodii waxaysinayan masakinta ubahan lacag qamro lagu cabo mahayan oo aqirana lagusu abayo marka shekadan kor ugabax sas ayaykudhamatay

    • @mohameda7585
      @mohameda7585 ปีที่แล้ว

      sidaas hadhihin, meelwalba oo wax kadhaco darood ba u gurmada, Dawlad dhiska Somalia (200,0000 every month for 2 years), Qaraxii Soobe (100,000 daawo iyo lacag), Fatahaadii hiiraan (23 inataree oo cunta ah), Qaxootigii berbera loodiidey in laga dajiyo. iyo kuwa kale oo badan...sadaqada badan ba ilaahay lacagta ugu barakeeyay oo dekedaha iyo airiports ka ugu dhistaan oo ilaa zambiya, ila brazil sonkorta laga keeno ayaga ugu xirantahay.

  • @saidburale8208
    @saidburale8208 2 ปีที่แล้ว +2

    Majeerteen ma na waalayaan horta meel walba way tagan yihiin

  • @leylohassan8571
    @leylohassan8571 2 ปีที่แล้ว

    Afsomali mesha kuhayaaa

  • @barkahaji5229
    @barkahaji5229 2 ปีที่แล้ว +2

    Istubidin waxas miyat bilawdeen ciyaal suqin

  • @khatramohamed4191
    @khatramohamed4191 ปีที่แล้ว

    Daarood 💋💋💋💋😘😘😘

  • @rayyanawale4500
    @rayyanawale4500 2 ปีที่แล้ว +4

    Bal eeg intee la egyihiin iyo waxay ku hadlayaan aqas qabyaaladu maan eheen tan maanta dunida inoogu hormarte wadankeena laburbure ani kuwa lama yaabni kuwa lacagaha ku bixinaya iigaga daran war dadkaan dhardharagsan markaad wax siineysan kuwa abaaraha galaafte ee isbuuc aan cunin cunto ee baabe'e soo tolkiina maaha iyaga ayeey sadaqo ku baxda ee sadaqeysta aniga qabyalad iyo fusuq darteeda isaga daliide tiktokga

  • @abdelgadirabdollhi3760
    @abdelgadirabdollhi3760 9 หลายเดือนก่อน

    Gaaljecel Samoow

  • @mahadihassan5203
    @mahadihassan5203 2 ปีที่แล้ว +1

    Jaahilnimadii oo qof ah kuwaanaa raba inay huwadaan magac daarood iyo hawye soomaali allaha u baxariisto

  • @mohamudali6853
    @mohamudali6853 2 ปีที่แล้ว +3

    7777777 viva daarood Ismaciil boqortooyo

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว +1

      9999 VIVA HAWIYE GEESI GEESI DHALEY

    • @rahohussen8528
      @rahohussen8528 2 ปีที่แล้ว +1

      @@iqlaasa6543 😂😂alle beerka riya miyaa run ba mahe viv darood 🤫

    • @rahohussen8528
      @rahohussen8528 2 ปีที่แล้ว +1

      Libaax libaax dhalay indr🥰🩸❤️🙌

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว +1

      @@rahohussen8528 Alla ORADKA riyo maahee waa run. VIVA HAWIYE. KKKKKKKKKKKK

    • @rahohussen8528
      @rahohussen8528 2 ปีที่แล้ว +1

      @@iqlaasa6543 inad hadasho maahn meel seexo nayaa😂😂 777777 viv darood boqorty 🦁❤️

  • @amuunabdilahi4659
    @amuunabdilahi4659 2 ปีที่แล้ว +1

    Isaaqu miyaaney tiktok haysan

  • @salmanuura8543
    @salmanuura8543 2 ปีที่แล้ว +2

    😂😂 lbda nin waa geesiyaal wn wta❤🤣 lcgtey naga gurten isku meel wda joogn

  • @eza882
    @eza882 2 ปีที่แล้ว +11

    aldaroodiyaha😂💖💖💖💞💞💞

    • @adenabdi9327
      @adenabdi9327 2 ปีที่แล้ว

      Qabriga howshaas kama jirtee ogow

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว

      AL -HAWIYAH

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 2 ปีที่แล้ว +4

    ninka boss ah ayaa labada la qaatay ayuub waa nin waalan

  • @ciddycadar1995
    @ciddycadar1995 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkk

  • @faadumomohamed4630
    @faadumomohamed4630 2 ปีที่แล้ว +2

    Nimankan dadka ayey qaldayaan waxay ku kheshiiyeen inay wax ma garatada qaldaan.jeebkooda u ordayaan ogaada.

  • @fatumoahmed5171
    @fatumoahmed5171 ปีที่แล้ว

    Asc mcn

  • @CabdirisaaQyuusufQaydiid
    @CabdirisaaQyuusufQaydiid 10 หลายเดือนก่อน

    Haawiye

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 2 ปีที่แล้ว +5

    Hawiye waanadi iyo qayla dhaanti way maqleen oo CBooska wax lacag ah kumay bixin wanay u jaren lakin Daarood xabad kama maqnayn oo dheg jalaq umaysin

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 2 ปีที่แล้ว +2

    Hawiye waa geesiyaal🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
    Daarood na waa laandheere🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hanasiciidoffcal1204
    @hanasiciidoffcal1204 2 ปีที่แล้ว +3

    Hawiye guul guul👏👏👏👏👏👏🏆🏆🏆🏆🏆💪💪💪💪

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 2 ปีที่แล้ว +8

    Kuwaan somaali wey cebeyeen ayaa naga qabta wilashaan wadanka ayaa xooga in aad ku dhistaan idinka bahan

  • @RaysFarah-tq4xh
    @RaysFarah-tq4xh ปีที่แล้ว

    daaraad

  • @rhoda506
    @rhoda506 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk ninkii lahaa kabtan ayuub sidii awoowgii buu u carari doonaa kkkkk maxaad dareemee xagee maraysaa hello yaa cararay

    • @adenabdi9327
      @adenabdi9327 2 ปีที่แล้ว

      Meeshan in adiga lagu dhaco aya loojoogaa kaliya

  • @sacidaabikaralzubair1833
    @sacidaabikaralzubair1833 2 ปีที่แล้ว +2

    624,104

  • @cabtanahmed7231
    @cabtanahmed7231 ปีที่แล้ว

    Yaybleg

  • @dahirmaxamed6967
    @dahirmaxamed6967 2 ปีที่แล้ว

    Asc janda ninka lagawayo ayaa langaba iga rali hada mahi darood iyo hawoye Mina joojiya rasasaasta

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 2 ปีที่แล้ว +2

    Soomaali waa dad goba bes

  • @RaysFarah-tq4xh
    @RaysFarah-tq4xh ปีที่แล้ว

    daaraad

  • @mubarakali6819
    @mubarakali6819 2 ปีที่แล้ว +1

    Labadan ayagaa isyaaana game bey idin ciyaarayan walaahi koob shaax ah idiima gadayaan yeeyna idin sirin

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 2 ปีที่แล้ว

    WAA ISTAAHIL JOOKARKII CEELGAAB !
    3NIN OO IS OG !!!!

  • @Abdirahman-ty6ku
    @Abdirahman-ty6ku 2 ปีที่แล้ว +2

    Irir Samaalaha tujaarta ah ee iska leh
    💚🤍❤
    1. Shirkadaha Taleefanada
    2. Shirkadaha Xawaaladaha
    3. Shirkadaha Shidaalka keena
    4. Shikadaha Gasta wax lagu karsado
    5. Sadexda caasimadood ee Jamhuriyadaha
    * Djabuti 🇩🇯
    * Hargeisa 💚🤍❤
    * Muqdisho 🇸🇴

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 2 ปีที่แล้ว +1

      Caacda jooji tana waa kutumay tii direed xalayna kutumay away shirkadihii fakhriyahaw niyada qani laga noqda waryaa salan utaag darood 💪💯

    • @Abdirahman-ty6ku
      @Abdirahman-ty6ku 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaansalad1062 Adiga cuqdad ayaa kuhaysa Socoto Family Dumarka uuma jawaabnee ilaahay ayaa barakeeyay irirsamaale ee Masha Allah hawada soomari Dumaashi please Ragiikale nooguyeedh Thanks

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 2 ปีที่แล้ว

      Labadeena qofka cuqdadaysan waloo jeeda war hadad isaaq kutimadana madaxan idinka tumnaa hadad irirsimale aad sheegayso kutimadana madaxa hadad hawiye caqiba uhaysan markay xaa tiri dhahan hargaysa kamad soo bacisen ee waad dhawri lahayd ana dumashi hay dhihin saa nin daroodan udhaxaa duligas ilahaw yaan wax udhaline ee bal haday hanti wax kutarayso tik tok isaga celi darood oo kujabi ilahaw daroodnimo nagu Dil 🤣💯

    • @Abdirahman-ty6ku
      @Abdirahman-ty6ku 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaansalad1062 Dumaashi kolay Hawiye Dulqaadkiisa ayaad kuluntee sidaa umaad hadasheen maantee Hawiye waa ninka 2Million ooguri Muqdisho kule adiguna Marti ayaad kutahay aan 100guri wax kabadan kulahayn Socoto Family @Duriyada Somaliland iyagu waa nimankaa banaanka dagay ee Madaraqooda kalaalaado ee aad Madaraq nin leedahay yaan lasiidayne raga Qoodhaha usiidaa irisamaale Wuufasaxee kaalay kadul oybal Rag aan kurabin ayaad leedahay Somaliland yaanay Qoodhaha nagala tagin

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 2 ปีที่แล้ว +1

      Hawiyaa muqdisho gurye kuleh bad lasoo shirtagaysa war hawiye waa umad aan wada dagno haday muqdisho dagana yaaa Dagan la,an ah marka somaliya waa 18gobol 10gobol kamidan ku rabaahleya alxmdlulih hawiya tiisa hadan xaga ugabaxo Somaliland waa mamul goboleed meel ay usocotana maleh ciil waxa kugu filan inan ani kugu dhaganahay 30sano aad galo isleedahay hadal kuma yeele orodo ictiraaf raadis kuriyood cuqdad land

  • @amanoffewwords8714
    @amanoffewwords8714 2 ปีที่แล้ว

    16:03