Abdifatah Oo Xaaladiisu Aad U Xuntahay Waad Ka Naxaysaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 488

  • @halima2476
    @halima2476 3 นาทีที่ผ่านมา +1

    Ilaheeyoow Rabiyoow Raxmaanoow Raxiimoow caafi aamiin

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed3701 5 นาทีที่ผ่านมา +2

    Allah cafimad dagdaga oo sariica ha siiy. Allah ha cafiyi.

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 25 นาทีที่ผ่านมา +4

    Horta Allaha cafiyo wiilkq mida kle wll please waxa u sheegta inuu saliga Nabiga akhriyo scw isaga lagu cafimada ilahey waxan uga baryaya inu cafimaad taama siiyo

    • @umanajma3317
      @umanajma3317 20 นาทีที่ผ่านมา

      ❤❤❤

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +21

    Allah naagtu xaasid sanaa😢😢😢 acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim

  • @aragsanahmed3169
    @aragsanahmed3169 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Subxanallah gabadhu axmaqsanaa ma ninkii ay sidii ugu ooyi jirtay bay sidaa u garaacday allah ha caafiyo Amiin

  • @qadroomar4143
    @qadroomar4143 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +20

    Allla naaagta amxaaar sanaaaa ma qof malin wanag na dhaxmaray saa u gali karaaa

    • @deeqaabdullahi5777
      @deeqaabdullahi5777 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

      Uur beey laheed bey ugu cudur daarayaan lakin qof fiyoow maaha laisku aamini karo inuu sii noolado raja kama laheyn ilaahey haku caafiyo sharteeda haku dhaafiyo

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@deeqaabdullahi5777uurka mar-marsiinyo maleh waa naag aan caadi eheen ilmahana waa in laga ilaasho

    • @qadroomar4143
      @qadroomar4143 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@deeqaabdullahi5777 abyooy uur wa so yelanay waligeedna la yelan jiray maxee tahy naag ninkeeda xananiyaha ka garaacday sidaa aragty yeeshay gacantiisa hada naafo halis uku jirta raganimadiisa halisku jirto heer u kadida ceshan wayo garay wal ciyaado bilaaah

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +24

    Abdifatax run run run don't come back to the monster

    • @FaisaDhahir
      @FaisaDhahir 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      His wife has mental issues and he has low self-esteem

    • @FaisaDhahir
      @FaisaDhahir ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Look at all her videos she is looking around or looking at her hand or laying on him not focusing on the topic that's before she marry him n now more responsibility to be wife 😭😭 crazy she became mother not easy job for normal people forget person with mental issue , sadly her husband is weakness man not knowing what his agree with , marriage not game now he has son with her 🤔 good luck brother u made your bed now u have sleep with 😂😂 it was bless for you when her reject u but you didn't need listen to her family... Family knows best for them A daughter only an old man with experience can make her wife and make her age don't know how to handle her

    • @Kaltunahmed328
      @Kaltunahmed328 25 นาทีที่ผ่านมา

      😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺

  • @CumarfaraxGuure
    @CumarfaraxGuure ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Wad mahadsantahay kafi war fican baad nookeentay❤❤

  • @zahramohadhemanta2525
    @zahramohadhemanta2525 13 นาทีที่ผ่านมา

    Arintaaan hadiii ay runtahay waa mucjiso ninkii hore eee uunsi wuxuu leeyahay allah baaa kudhaafiyey

  • @JamiilaSaidHerse
    @JamiilaSaidHerse 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Cabdifitaax aboowe alla ha ku caafiyo aamin yaa rabi walaahi aad ayaan oga naxay ilaahey ha u boogo dhayo aamin.

  • @fathiadjama
    @fathiadjama ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Subhanalah 😢, aduunyadu waa yaab. Balaayadaa reerka kusoo hoyatay. Ilaahaw balaayada naga qabo.

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    (وَاتَّقُوا اللَّهَ وَاعْلَمُوا أَنَّ اللَّهَ بِمَا تَعْمَلُونَ بَصِيرٌ) سورة البقرة
    ( ILAAHAY KA CABSADA , OGAADA INUU
    ILAAHAY ARKO WAXAA SAMAY NAYSAAN )
    Surat Al-Baqara
    ADEER XUSEEN

  • @FoosiyaCawil
    @FoosiyaCawil 26 นาทีที่ผ่านมา

    Ilaahay ha caafiyo wll

  • @maryanabdullahi2612
    @maryanabdullahi2612 9 นาทีที่ผ่านมา

    Ilaahay ha caafiyo walaahi it’s painful

  • @ayaanhussein3313
    @ayaanhussein3313 10 นาทีที่ผ่านมา

    Salaamad bisinka .allaa ha caafiyo

  • @MaxamuudCali-kv4hu
    @MaxamuudCali-kv4hu 21 นาทีที่ผ่านมา

    Alle hacaafiyo inanka

  • @CaishaIbrahim-t2o
    @CaishaIbrahim-t2o 21 นาทีที่ผ่านมา

    Allah ha cafiiyo😢

  • @istahildagan2083
    @istahildagan2083 14 นาทีที่ผ่านมา

    Ax allh ku cafiyo wllo wlhi wan naxay😢😢😢

  • @sahroali2547
    @sahroali2547 45 วินาทีที่ผ่านมา

    Allaha caafiyo wiilka wan ka xumahay dhibka sogaaray midi aa maqali lahayd

  • @AaminoCali-q9z
    @AaminoCali-q9z 7 นาทีที่ผ่านมา

    Allah ah cafiyo wll 😢🤲

  • @MaryanBareMaryanBare-lc9yb
    @MaryanBareMaryanBare-lc9yb ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Allah hacafiyo walal kijabi hospital halageyo wilka wxey kushuban dawo lafta awurto awodana waa xaga sare Rabi hacafiyo Amiiiin

  • @11naa44
    @11naa44 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Ilhay ha caafiyo plz reerka Quran saar halo sameeyo

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Xasad baa helay ala side isugu ficnayen😢

    • @idilmohammed6873
      @idilmohammed6873 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Alla walal xasid sanida xage rerka jooga waa maqleysa ninka xaniibyahiisi inu dhawac yahaye Allah waxan oga baryaya hadi aytahay wax jira in Allah caafiyo. Muhimadu waa cafimadka kadib aya rerka la isku celin karaye hadey macqul tahay

    • @11naa44
      @11naa44 49 นาทีที่ผ่านมา

      @@idilmohammed6873 wllo wxa jira wx yaalo reeraha isjecel lagu sameeyo oo lagu burburiyo mrka qisoyinka so dhegeyso iyagana Ilahay ha caafiyo

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 22 นาทีที่ผ่านมา

    Alla cafiiyo 🤲🤲

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 2 นาทีที่ผ่านมา +1

    Wlhi goon ayu gursaday Balayo Bahal ayu malha naag malayay war Raagow iska hubiya naagta gursanaysa 😢😢😢

  • @umanajma3317
    @umanajma3317 19 นาทีที่ผ่านมา

    Ilaahay ha caafiyo

  • @kiinhusen
    @kiinhusen ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    UUR WAAN YEELANAY NINKAYAGAN MAANAN DILI HA UGU CUDUR DAARINA GABADHA QALAD WAYN BAY SAMAYSAY . WAXAAN ODHAN LAHAA GABADHA HA FURO

  • @FatuushRage
    @FatuushRage 52 นาทีที่ผ่านมา +2

    Allah ku caafiyo Wllkey 🤲😢

  • @Ayaan344
    @Ayaan344 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Illaahay ha caafiyo waxbaad sii bunbunineysaye Saan ka aragno sabato ah waxan aragnay labo qaniinyo illaahay ha caafiyo wiilkaan

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Acuuudu bilahi mina shaydaani rajiim waba qof xanunsan ilahaw ugargar wiilka war reerkiisa hala cararan wiilkoda naagtana halaga fogeeyo 😢😢😢😢😢

  • @FalisFarax-f7k
    @FalisFarax-f7k 26 นาทีที่ผ่านมา

    Ilahay ha caafiyo

  • @NabiihaHassan
    @NabiihaHassan นาทีที่ผ่านมา

    Alle hacafiyo 😢

  • @bosteyaabdulle1078
    @bosteyaabdulle1078 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Abdifatax Alaaha cafiyo
    Waxan kula talin lahaa nagtan walan oo dhiigyacabka ah faraha haka qaado nafta iney dhaafiso bey rabtay Subxanallah wax walan weeye

    • @fatuushshafeec2536
      @fatuushshafeec2536 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Wan kulaa qabaa war kas wall

  • @habsadahir8378
    @habsadahir8378 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Inalilahi wainailayhi rajucun Allah hacafiyo wilkas 😭😭😭

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allah uboogo dhayo walaalkaas Caafimaad taamah Allah siiyo qofwaalan weeye qofka dhibkaas geysatay Subaxaanallaah

  • @nasronasib
    @nasronasib 24 นาทีที่ผ่านมา

    Doqon baa heshay wiilka I'm so sorry walhi Illaahay ha Caafiyo 😢

  • @hamdiahmed6784
    @hamdiahmed6784 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Allah kafiow utag mar walba oo ushekeeya o niyada udhisa cabdifitax wlahi caloosha ixanuntay ilahw caafi yaarabi

  • @Raho339
    @Raho339 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Rabiyoow Caafimaadsii Abdifataah

  • @Raho339
    @Raho339 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Alloow Caafi Cabdifataah

  • @FawsiyoMoh
    @FawsiyoMoh 2 นาทีที่ผ่านมา

    Alaah hacafiyo

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 23 นาทีที่ผ่านมา

    Wlhi waa ka naxaya dhibada ku dhacdaya waxa kasta waa qadara lkn u sheega ilahey xagiisa u cararo bini,adan dhaq jalaqa ha usiin

  • @ZeinabWarsame
    @ZeinabWarsame 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Asc beesha darood waxan kacod saneynaa wiilka dhaqtar dabada inlosoqaado silobadbadiyo cafimadkisa si dagdag?

    • @haweyamohammed4124
      @haweyamohammed4124 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Daaroodkaada was cabdi umada islaanka u dhaxeya badawyahay baarada weyn

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 47 นาทีที่ผ่านมา

      Cajaaib bal daarood kute 😂

  • @MunishDaud
    @MunishDaud 52 นาทีที่ผ่านมา

    Thnkz abwe hadhiwa anoshegte cfimatkii Abdi fatah 😢 pole abwe

  • @umu-maalika
    @umu-maalika 4 นาทีที่ผ่านมา

    Allaha caafiyo😢😢

  • @Hamdaofficial1
    @Hamdaofficial1 42 นาทีที่ผ่านมา

    Inaa lillaahi wa inaa illeyhi raajicuun illaaheey ha u dhib yareeyo

  • @SuhayroMawliid
    @SuhayroMawliid ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Subaxalh nagatu xasi sana😢😢😢

  • @munaali2426
    @munaali2426 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Allah ha cafiyo tan dumarka ka mid ma ah dumarka naxaris ban ku ogaa

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Weyna ceebeysay qumayada

  • @haniabdulkadir9794
    @haniabdulkadir9794 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ilahay wiilkaa maskiinka ah ha u boog dhayo walhi wa maskiin waraabe ayaa heshay taas ilahay kuma celiyaba naftiisa yar si ay u nabad hesho

  • @mahathussein8429
    @mahathussein8429 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Jaceylka hadii noocaas yahay aniga waan daayey naagaa la dhahaayo baybi waa sidaas iyo sooshala miidiya

  • @NimaDagan
    @NimaDagan 36 นาทีที่ผ่านมา +1

    Allaha caafiyo I.a

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Subxaanalaah Allah ha cafiyo insha Allah 🤲 🤲

  • @HiboMaxamad-i8c
    @HiboMaxamad-i8c 2 นาทีที่ผ่านมา

    Ale hacaafiyo wllo

  • @Saydika101
    @Saydika101 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ABDIFATAH ILAAHAY HA CAAFIYO GABADHA UU GUURSADEY MA GABAR WAALAN BAA SUBXAANALAAH

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Abdifataax ilaahay haku caafiyo naagtaas haku noqon acuudu bilaah qof fiyow ma'ahan wiilka ay dhashayna haka qaato maxaayeelay mafiyoowa waa qof waalan

    • @qadroomar4143
      @qadroomar4143 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@saynabdaye7382 wa ma naxdo hooyana mahaaa balayada naagta aydoo xamilaaa sidaaan wax u gashay hadana ilmhi yaraaa jnixi weysay sun cabty

  • @SahraCadey-f3s
    @SahraCadey-f3s 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Alle hacafiyo walal abdifitax dhib Wan baa garaay saan maqlay

  • @amiinaducaale412
    @amiinaducaale412 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Allh hacafiyo wllken amiin yarbi

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Subxaanallaah Subxaanallaah illaahay ha caafiyo

  • @HawoAadan-g2n
    @HawoAadan-g2n 2 นาทีที่ผ่านมา

    Ailh ha caafiyo

  • @fardowsafarabadane6759
    @fardowsafarabadane6759 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allah koranbey ka dhigtey wlh subxallah nagtu wabo axmaqad cadi ah

  • @farhiyobile
    @farhiyobile ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Gabdhow wallahi aduunki waa ku ceebaysanhy ninka marka isguursano waxa ka dhignaa inan leenhy oo xoolo uu yahay aniga laftirkayga sas ah waa inan is badalnaa ninkaas asagoo labisan oo suuqa maraa ayuu dumarka kaa doortay why xabsi uga dhigee guriisa adigana isu waalee just leave him alone and take care of yourself

  • @MuhiboIbrahim-lc6bz
    @MuhiboIbrahim-lc6bz 24 นาทีที่ผ่านมา

    Ilaahy ha caafiyo insha Allah 😢

  • @BarlinAFarah
    @BarlinAFarah 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Ilaahay caafimad hasiiyo Aamiin yaarabi

  • @Faiza-lc4yr
    @Faiza-lc4yr 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Bismilaaa War naagtu cadawsanaaa oo naxariis daranaaa wiilka maxay saas ugu gashay magaalay ladagaalamaysay😢😭😭😭😭😭😭

    • @najmacaiapdi
      @najmacaiapdi 53 นาทีที่ผ่านมา

      Imisa ragaa dumarka si xuun u dila

  • @Hayaad112
    @Hayaad112 48 นาทีที่ผ่านมา

    Subxanalah alle caafiyo reerkaas alle ha isku sikhro

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud3654 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Alle haku caafiyo wllkey Abdifatax 😢

  • @niciimacqaadir
    @niciimacqaadir 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    bismilahi ilhy cafiaaad hasiiyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ardhoyahmed6189
    @ardhoyahmed6189 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    nagta haisla furo inkar qabtada .nafta iney dhafiso ayey rabtay Subxanallah. Tankale Naag marba hadey gacan qad iney ku Qaado kugu barato wa bas ilahay ha cafiyo abdifatah

  • @ShugriAhmed-ew9tw
    @ShugriAhmed-ew9tw 24 นาทีที่ผ่านมา

    Alllh caafiyo😢

  • @saabrinabdi6330
    @saabrinabdi6330 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa ka xumahay wiilkan Dhiibka gaaray😢😢😢😢

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxanallah war inatu ma sidaasay unaxariis darsntahay illahay ha casfiyo iyadanau koley werwer bayku jirata badal ficilkay samaday oo wana umule hawgargaaro

  • @caynabyare3133
    @caynabyare3133 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ileen ninku wuu dilan yahay naag masayrtay ilahow hanagu ag dilin 😢😢

  • @ikraancabdullahi9674
    @ikraancabdullahi9674 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alle cafimaad hasiiyo maskiinka iyadana alle samir hasiiyo cawa iyadaa naxdin iyo shalayto haysataa maskiinta🥺

  • @leylaabdulkadir7007
    @leylaabdulkadir7007 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Naagtan waa in laxiraa oo cunigana laga qaadaa hadey waxan runyihiin qof fiyoow ma ahan qoftan

  • @sureyaomar3849
    @sureyaomar3849 30 นาทีที่ผ่านมา

    Subxanallah subxanallah Allah cafiyo

  • @LaylaCumar-t7b
    @LaylaCumar-t7b 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Aaah ha c aafiyo wllokeen🤲

  • @faatimacabdiqaadir6268
    @faatimacabdiqaadir6268 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilahay ha caafiyo 🥺🤲 gabadha toolow maxa ka qaldanaa bisinkee oo ay waxaas u samaysay 😢

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    allH naagtu bahal sana warabe miiya acudubilah waba bahal walan

  • @LadanSiciid-oi1ml
    @LadanSiciid-oi1ml 10 นาทีที่ผ่านมา

    Subxana allah hadii ay runtahy arintu inantu waaba bahal oo mxay ka dilaysay wayba gubi lhyd maha

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 48 นาทีที่ผ่านมา +1

    Laaxowlow walaa quwati intuu hospitaaka ku jiro ha furu cunugana waa in laga badbadiyaa wayo weey dile

  • @suhurahmednur8656
    @suhurahmednur8656 32 นาทีที่ผ่านมา +1

    Sory wilka yar waxa ku dhacay qofta maxa ka siya

  • @roodaqueen2959
    @roodaqueen2959 32 นาทีที่ผ่านมา

    Alle ha ku cafiyo

  • @Filsan6236
    @Filsan6236 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Sheeko kaste laba dhinac ayay leedahay ee xaga gabadhana aan dhagaysano si sheekada palace u yeelato sababtoo ah nin aana waxba samayn macquul maaha in la iska dilo

    • @AyaanGaylan
      @AyaanGaylan 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haduu sameeyo xataa adiga 2jows baa leedahay ka tag ama la noolow laakiin dil xal maaha

    • @qadroomar4143
      @qadroomar4143 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@AyaanGaylan dad sidaaan h fakara mjyaaaa jira no cudur saaar malahan amxaarada cadawdaaa rajo kama eesan laheeen waxee ku taamty wax danbe inuu tarin

    • @AyaanGaylan
      @AyaanGaylan ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@qadroomar4143 wlhi wl wax maskaxda caadiga qaadan karto maaha waayo adiga caruurta aad dhashay ayaanba kaa ogolayn inay gacantaada ku jiraan saa waa qofwaynoo dani isu kiinkeentay marka waxaa loo baahan yahay caqligu inuu shaqeeyo

    • @farhiyobile
      @farhiyobile ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@AyaanGaylanwaxkasta oo dhaca maxaa dhiig islaam galiyay wayo isaga waxdhiba umu gaysan saan aragno waa un maseer haday ubadato iyo ayadoo dulqaadka ku yaryahy uurka dartii likin runtii wax fiican masamyn gabdhaas wiilkasna allaha caafiyo

    • @AyaanGaylan
      @AyaanGaylan ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@farhiyobile wll qadar baa dhacaye ilaahay wiilkaa ha u kaalmeeyo wlhi aad baan u yaabanahay waxna kama qaban karo qaduraaha wamaa facala waxaan awoonaa duco

  • @AnzalYeetu
    @AnzalYeetu 44 นาทีที่ผ่านมา

    Ilaahow caafimaad sii 😢😢 maqof jclahaa saas ugali karaa😢😢😢😢

  • @aminaxirsi6233
    @aminaxirsi6233 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    subxaanallaah qofka aad dadka ugu jeceshahay ayaa mararka qaar cadaw kugu noqon kara

  • @Qurux00
    @Qurux00 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Subxaanalah war naagtu cadowsana

  • @Niimcakiin
    @Niimcakiin ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naagta xasid sanaa allha kucafiyo cabdi fatex abowe🤲😭

  • @muwaarakgroup655
    @muwaarakgroup655 37 นาทีที่ผ่านมา

    Naak ciyal suuq ah hadii aad guursato waa dhibkaas war ka fiirsada waxaad guursaneysan subxanalah qoftas haloo qisaaso

  • @ayaanali6557
    @ayaanali6557 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wiilkaan vedio hazal kaa arkay wlh dhibaato k muuqato iyo xanuun zaid ah wajigiisa lagaa fahmaan inleen wax gacan bes ah mhn😢

  • @hamdiahmed6784
    @hamdiahmed6784 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilahw ducada dadka uaqbal cabdiftax Aamiin yarabi Aamiin yaarabi Aamiin yaarabi🤲🤲🤲wiilka quran badan halasaro

  • @fatumahussein893
    @fatumahussein893 35 นาทีที่ผ่านมา

    Subxanalah 😢😢 ilahey ha cafiyo

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waxaas guur mahine ee 2aadas qof hala kala badbaadiyo hadii kale tan mid ka daran ba dhacaysa mis uunsi maskaxiyan hala baaro

  • @Nasteexoaxmad-k3v
    @Nasteexoaxmad-k3v 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Allha cafiyo wllken

  • @abdideeq1843
    @abdideeq1843 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilahay ha caafiyo walahi ma fahmayo arimahan lkn gabadha ilahay ha ku duwo naxariistisa

  • @ramlajei5674
    @ramlajei5674 37 นาทีที่ผ่านมา

    Illahayow gurka no hagaji 😢 waa cabsi cabsi iyaaah

  • @HawaWarsame-e2n
    @HawaWarsame-e2n 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Allaha caafiyo wiilkaas

  • @sadiyanurre7802
    @sadiyanurre7802 20 นาทีที่ผ่านมา

    Asc kaafi & hasaal waan idin salaamay arin cajaa'ib badan ayaad kahadasheen wiilkii waad aragteen sidaad noo sheegtay kaafiyoow gabadhii ma'aragteen iyana mawaraysateen waxaa layiri hadaad aragto qof dhiig kadaadanayo raadi kiikale dhimayaa ma'ogide waraysigu waa inuu ahaadaa labada dhinac sidaas ayaa cadaalad ah waan kaa sugaynaa gabadhii warkeeda aan aragno waxay sheegto
    Waxaad hada sheegtay waa layaab maxaa yeelay qof miyir qabaa masamayn karo.
    Allaha caafiyo wiilka gabadhana haday xanuun santahay Allaha caafiyo haday caafimaad qabtana Allaha hanuuniyo

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subhanallah very Sad. May make things easy for him

  • @NaimaDagan-q7k
    @NaimaDagan-q7k 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Alle ha cafiyo

  • @FaraxMaxamud143
    @FaraxMaxamud143 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inaaaaaa lilllaaaaaahi wa inaaaaa illllaaaaaahi raaaaaajicuuiiin subxaaaaannaa alllaaaaaah

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7sw 42 นาทีที่ผ่านมา

    Subxana Allaha Allaha haa ku cafiyo

  • @hamdiahmed6784
    @hamdiahmed6784 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ilahy hacaafiyo aamiin yaa rabi