Waxaan Mogadishu ka tagay 2005 iyadoo burbursan masha allah waxaan arkaa iney dhisan tay oo ey la tartameyso caasimadaha aduunka allow noo ziyaadi oo natusi Mogadishu oo loo soo tahriibayo si nolol wanaagsan iyo shaqo waxbarasho looga hello amiin yaa rabbi walaashey mahadsanid video yada quruxda badan ee marwalba no so dhigto dhiiro qalin weyn ayaan ka helaaa inaan dhul iibsado oo aan shaqa tago si yoolkas aan uhiiqsado ilaahay adiga iyo reerkagaba ha idin barakeeyo farxad ku noolaw walal qurux badan ayaa tahay masha allah
السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
Waa dadaashay ajman mahadsanid si aan hagar laheen ayaad noogu adeegtaa
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
Waxaan Mogadishu ka tagay 2005 iyadoo burbursan masha allah waxaan arkaa iney dhisan tay oo ey la tartameyso caasimadaha aduunka allow noo ziyaadi oo natusi Mogadishu oo loo soo tahriibayo si nolol wanaagsan iyo shaqo waxbarasho looga hello amiin yaa rabbi walaashey mahadsanid video yada quruxda badan ee marwalba no so dhigto dhiiro qalin weyn ayaan ka helaaa inaan dhul iibsado oo aan shaqa tago si yoolkas aan uhiiqsado ilaahay adiga iyo reerkagaba ha idin barakeeyo farxad ku noolaw walal qurux badan ayaa tahay masha allah
Masha allah.
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
Mahadsanid
Waa qaali nusboos xabiibtii
Waa Qaali iyo meeshu ku yaaloo oo aad uu fog
❤
sxb qaali horay u soco wixii hadlayaba hays ka hadlen shaqo wanagsan ayaad wadaa
Wadada ayuu sugunto ka yahay hadana wadada ayuu saaran yahay kala saar
Aad baad umahadsantahay abaayo dadkada in aad caawiso hakatanasulin inta yar oo qalifsan DR xabeeb aan balan uga qabaneyna
❤❤❤❤❤❤❤