FARTUUN BIRIMO HEESTII DAYAX NUURAY BAA TAHAY (BIRIMO HEES QAACI)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 22

  • @daadish6314
    @daadish6314 4 ปีที่แล้ว +12

    Aad ayaa u raadinayay heesta waa mahadsantihiin like waa iga istaahishiin

  • @shuceybshire0000
    @shuceybshire0000 9 หลายเดือนก่อน +4

    Heestaan ayadoo canjal ah ayaan dhegeysan jiray wlhi caadi ula ooyi jiray jaceyl xuna waan dareemaayay
    Caku jaceyl

  • @A5eir-makayen
    @A5eir-makayen 4 ปีที่แล้ว +3

    Nice video
    Good luck 👍🏻👍🏻👍🏻

  • @abdirazakhappy9401
    @abdirazakhappy9401 4 ปีที่แล้ว +5

    War kusoo yaaca indhaha bulshada waa haqabtiraha bulshada wax badan oo xiiso leh kafisha mardhow asxabey

  • @abdulahiomar2419
    @abdulahiomar2419 ปีที่แล้ว +2

    Fatuun birimonfananad jaceel

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 3 ปีที่แล้ว +4

    Nio sxbow hees ay fartuun birimo qaadi jirtay oo ahyd haadba haadba baa lagu lurayaa meel ku sheeg sxb
    Heestaas waxaa horay u qaaday ina cumar dhuhle

    • @Filsan406
      @Filsan406 ปีที่แล้ว +1

      Taas ayan radinaya aniga xata

    • @ahmedyaredhanaane7383
      @ahmedyaredhanaane7383 ปีที่แล้ว +1

      @@Filsan406 noo soo wada raadi boqortooyo

    • @Filsan406
      @Filsan406 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedyaredhanaane7383 haye boqorka

    • @INDHAHABULSHADA
      @INDHAHABULSHADA  ปีที่แล้ว +2

      th-cam.com/video/Bs1IFWDooas/w-d-xo.html

    • @Filsan406
      @Filsan406 ปีที่แล้ว +1

      @@INDHAHABULSHADA maya ayado Fartuun birimo qaadayso noo soo raadi, toronto albumka gogladay ku jirta please boqorka indhaha bulshada, taas wa original, Allah yaraxma Layla

  • @kaysejamac8279
    @kaysejamac8279 ปีที่แล้ว +1

    Kayse

  • @ajaj6201
    @ajaj6201 4 ปีที่แล้ว +4

    Sida damar har waynoo caleenti kudadan tahy dushaad uga egtahy dul xariira iyo shaal dayax nuuray baa tahy inaad inaad daacada alla inaad inaad daacada axdigene daayicin iigu dhaaro diinto dagdag dag aan warkaa helo

    • @ahmedyaredhanaane7383
      @ahmedyaredhanaane7383 4 ปีที่แล้ว +1

      Deeq aragtidaadi
      Daymada jaleecada
      Indhahaa ku doogsada
      Sida damal hadh waynoo
      Caleentii ku dadantahay
      Dushaad uga egtahayoo
      Dun xariira iyo shaal
      Dayax nuuray baa tahayee

    • @lafooletv9506
      @lafooletv9506 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedyaredhanaane7383 oo

  • @abdihusein2682
    @abdihusein2682 4 ปีที่แล้ว +2

    birimo isha cala

  • @hornafrica2406
    @hornafrica2406 4 ปีที่แล้ว

    Birom fanan iga dheh

  • @dhagadub1236
    @dhagadub1236 4 ปีที่แล้ว +1

    Nuune heeesihiisi ahaa

  • @biniamtefera7818
    @biniamtefera7818 4 ปีที่แล้ว +1

    Ok