ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

warbixin Magaalada Cadale

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 มี.ค. 2023

ความคิดเห็น • 29

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj2022 ปีที่แล้ว +3

    MashAllah Cadale wan ku koray wan jeclahay iyada iyo dadkeeda, gobol kale aya ka imid,wax dhibato ah kuma anan qabin. Waxay ahayen dad qaboow rag iyo dumar shaqeeyan. Anoo 10 jir ayaa sidii cadadi ii ahayd aan dabaal adi jiray, macawistii aa la iga xaday maalin, markan marayo suuqa bartamaha ku yaal oo sarta dabaqa ah ku taalay , masajidka ayan sheekh ka soo baxay ku iri adeer macawistii aya la iga xaday , Dabagaab ayan qaba markas, inan tukadana wan raba. Gurigiisa ayuu macawis iga keenay oo I siiyey. Allaha u naxariisto sheekhas nolol iyo geeri. Meelo badan ayan ka xusuusta CADALE.... Allaha xafido ehelkeeda... CADALE intan ogyahay 1700 ayuu Ibnu Batuta wax ka qoray, marka 400 oo sano way ka wayntahay Cadale. Allahu aclam

  • @umsaad9390
    @umsaad9390 ปีที่แล้ว +7

    Alaa wadankeenu qurux badanaa ilahow amni iyo nasii amiin

    • @Layla6793
      @Layla6793 ปีที่แล้ว +1

      Allahuma Ameen

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 7 หลายเดือนก่อน +1

      ilaahow siyaad bare qof la mid ah soo celi🙏

    • @agh7185
      @agh7185 5 หลายเดือนก่อน

      @@LexlutherVIIAmeen. Ras casyr ila Ras kamboni

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 5 หลายเดือนก่อน

      @@agh7185 Haa, wallahi siyaad barre AUN waa hogaamiyihii ugu wacnaa ee soo mara Soomaaliya AUN sharafta Somaliya, xaqiiqadaas taariikhda ayay ku qoran tahay, 💙🤍💙💯💫💝👑

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 ปีที่แล้ว +3

    Inaan tago ayaa jeclhy cadale waa meel Aad u qurx badan kadibna usii gudbo mareeg iyo ceeldher dhulki Aabahey ku dhashay maduloodoow allaha idiin wada xifdiyo

  • @nadifaaddow7388
    @nadifaaddow7388 ปีที่แล้ว +3

    Masha ALLAAH

  • @Layla6793
    @Layla6793 ปีที่แล้ว +2

    Rabiyoow Dadka iyo Dalkaba noo barakee ya Allah

    • @ismacillapasta138
      @ismacillapasta138 ปีที่แล้ว

      Amiin wll mcn

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 7 หลายเดือนก่อน

      ilaahow siyaad bare qof la mid ah soo celi🙏

  • @amaniroble7190
    @amaniroble7190 ปีที่แล้ว +3

    Carab waqtigaas ayey cadow nagu ahayen ilaa hada😡imaaraat sacuudi qadar. Yaman kuma jurto waa walalahen yaman

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 ปีที่แล้ว

      Walahi wa yaab😢!.

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 7 หลายเดือนก่อน

      ilaahow siyaad bare qof la mid ah soo celi🙏

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi we have a beautiful country Umadii maxaa waalay

    • @fadumoosman-ge2wc
      @fadumoosman-ge2wc ปีที่แล้ว +1

      Allaha kariim ha u naxariisto 🤲🤲🤲🙏🙏

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 7 หลายเดือนก่อน

      ilaahow siyaad bare qof la mid ah soo celi🙏

  • @MaxamedDhiblaawe-rg8dr
    @MaxamedDhiblaawe-rg8dr 3 หลายเดือนก่อน

    Caddale quruxbadanaa

  • @Layla6793
    @Layla6793 ปีที่แล้ว

    Ma Sha Allah beautiful

  • @hanadmacaane9394
    @hanadmacaane9394 ปีที่แล้ว

    Asc.
    Maxaa maashaa'allaahu afartan qof oo somaliweyn'ah ayaa meeshaas lagu'dilaye.
    Midka bada kurid la'dhahay muu'dagaalamo oo ciidan soo wato, mise gumeeysiga marwalba diyaar ayaan u nahay.
    Dadka kale ma'iska calin karno waan ka'baqeeynaa laakiin somali iyo somali'waan is jecelnahay in aan dagaalano oo is baabi'ino oo is dildilno anagoo muslimiin'ah.
    Sababta eey somaliweyn naarta in eey galaan u jecelyihiin waan la'yaabanay, ileyn muslim hadaad disho jano ma'sugeeysid jana'tul fardowsa miyaad galee sidaas ma'kufikiree I taad qof muslim'ah dishey ama rabtid in aad dishid.
    Afartan qof oo somaliweyn'ah ayaa la'diley aad baan u tiiraanyoodey waan naxey maashaa'allaahu halkeey ka'soo gali waaba tiiraanyo aniga hada runtii aad baan u xanaagsanahay inkastoo waa hore eey aheyd.
    Wax farad leh ama wax fiican Haa waa maashaa'allaahu, laakiin hadii hal qof oo muslim'ah meeshaas lagu'dilo waa tacsi hadeey tacsi kuutaalo maashaa'allaahu miyaad dhihi.
    Mise wax walba waa isaga kaa dhex'qasmeen
    Kkkkk.
    Somaliya kor cadowga somaliweyn hoos,

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 7 หลายเดือนก่อน

      ilaahow siyaad bare qof la mid ah soo celi🙏

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว +4

    Magaalo 100 sano ka badan jirta ayaa waxaad moodaa tuulo hada la degay taasoo ku tusaysa in wadankeena wali si fiican loo degin iyo madax xumida dadka haysata. wadan waxaa hormarkiisa qayb ka qaataa hogaan wanaagsan

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 7 หลายเดือนก่อน

      ilaahow siyaad bare qof la mid ah soo celi🙏

    • @agh7185
      @agh7185 5 หลายเดือนก่อน

      Qabil waa lacnad wllhi

  • @lowlandcushiteooo9866
    @lowlandcushiteooo9866 ปีที่แล้ว

    Somalida ma isku ogola wax heedhe 🙄Kan wax kasta carab aa sameyeeysey 😂🤦🏾‍♂️

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 7 หลายเดือนก่อน

      ilaahow siyaad bare qof la mid ah soo celi🙏

    • @abshirabdirahmaan6839
      @abshirabdirahmaan6839 4 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@LexlutherVIIhana habaarin😂😂🥺💔in dadka la xasuuqo maa rabtaa

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 4 หลายเดือนก่อน

      @@abshirabdirahmaan6839 ma waxaad ka soo horjeedaan in la cirib tiro khaa'inul waddan iyo argagixisa u shaqeeya Itoobiya iyo dalalka Khaliijka? Siyaad Barre wuxuu ahaa ninkii saadaaliyay mustaqbalka Soomaaliya

  • @ismacilabdirashid3243
    @ismacilabdirashid3243 ปีที่แล้ว

    Masha Allah