Fool ka Fool-06-12-2012

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • www.universaltv.co

ความคิดเห็น • 26

  • @nabadoonsoomaaliyeed6291
    @nabadoonsoomaaliyeed6291 7 ปีที่แล้ว +9

    farsoomaaligaan aan qorayno waa abwaankii sababta u ahaa in laatiin lagu qoro allaha unaxariistee

  • @mohamouddhabad3633
    @mohamouddhabad3633 5 ปีที่แล้ว +11

    In hadraawi dooryahay gaariye da nool yahay yam yam daadka wabi yahay idaajaa kadaran yahay anigane ragaa daran aan ahay kan ugu daran mid kasii daran alha aun abwaan kadare waa murti socota axyaaa abwaan

  • @AbdifitahQoorgaab
    @AbdifitahQoorgaab 7 หลายเดือนก่อน

    Allah unaxariisto labadoodaba dr xuseen shiikh cilmi ka dare iyo wariye sare mohamed Aadan Hirsi Terra godka allah u nuuro

  • @lieutenant101
    @lieutenant101 4 ปีที่แล้ว +3

    Labadooda waa dhinteen allah yaa raxmah!

  • @isseosman3574
    @isseosman3574 ปีที่แล้ว

    Allaha u wada naxariisto 🤲🤲🤲

  • @Mahaday
    @Mahaday 7 ปีที่แล้ว +4

    allaah ha unaxariisto kitaabkiisana midig allaah ha ka siiyo

  • @maxamedjiinow5795
    @maxamedjiinow5795 6 ปีที่แล้ว +5

    Alaa yarxamo abwaan xoseen axmad shiikh kadari waa ninka qoray afka soomaaliga waxoo nooga tigay iftiin fcn ayoo noosameeyay waana laashin

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 6 หลายเดือนก่อน

    Al,Ustaad Marxuum,Al Ustaad Xuseen Shiikh Axmed Kadare.Waa,Nin Mudan in La Xusoo La Wada Xusuusto.Magaca Kadare Hadduusan Sheegin Laashinku,Anigaa Sheegi Doona.Oo Laashinnada,Adduunka Wada Xafidsane.Laashiin Bal Ka Sii Hadal Barnaamijkan

  • @fahimamim6513
    @fahimamim6513 2 ปีที่แล้ว

    Dr.Xuseen Sh.Axmed ilaahoow u naxariiso waxaan ka baqayaa in aan wax laga reebin.

  • @afrah1736
    @afrah1736 ปีที่แล้ว

    Alaha unaxariisto aderkey dr kadare

  • @mahadow1
    @mahadow1 ปีที่แล้ว +1

    LABADOODUBA WAA REER AAKHIRO. ALLOW U NXARIISO !

  • @maryamaaxmed7964
    @maryamaaxmed7964 2 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto janada Allaha ka waraabiyo

  • @deeqoacadeyafrax7130
    @deeqoacadeyafrax7130 4 ปีที่แล้ว

    Asaga ayaa qoray allaha unaxariistee

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxariso abwaan

  • @ikraanladan8497
    @ikraanladan8497 5 ปีที่แล้ว +1

    Aderkeey illahow natul fardowsa guri kaga yeel

  • @fowziali1410
    @fowziali1410 9 ปีที่แล้ว

    xuseen sheekh axmed kadare ilaah ha unaxariisto

  • @ladaneducaale9004
    @ladaneducaale9004 4 ปีที่แล้ว +1

    duf iyo baalal kuma yaro mana duusho goroyada

  • @nuurahmed4180
    @nuurahmed4180 3 ปีที่แล้ว

    Beysha cabdule galmaax abgaal cismaan

  • @abukarali7403
    @abukarali7403 10 หลายเดือนก่อน

    U

  • @xamiidaalipp5696
    @xamiidaalipp5696 6 ปีที่แล้ว

    Yin subzero hzhzjzjNNNNnNBbbmo