GANTAALIHII XILDHIBAAN KOOSHIN LA DHACAY XUKUUMADDA DAMULJADIID (4064)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 23

  • @user-xy2pk8rr2h
    @user-xy2pk8rr2h หลายเดือนก่อน +10

    Mansha'alaah Guulayso Xildhiban Kooshin, Afkaaga Caano Lagu Qabay.
    Waxaad ka Hadashay Xaqiiqda Dhabta ah ee Allaha ku Xafido, Adiga iyo Inta kuu Ra'yiga ah.
    Ee Guulaysta Xildhibanadow, MAANTA waxay Taagantahay "Waari mayside War Hakaa Haro"
    Yaan Laga Baqin HANJABADAHA, Saraakiisha Dowlada.
    Allow Sahal Amuuraha.

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm หลายเดือนก่อน +13

    AADAN MADOOBE WAA TUUG KHAAIN WADAN XASAN TUUUUGO AADAN MADOOBE TUUGO ALAHA JABIYO AAMIIN UMADA ALAHA KA QABTO AAMIIN

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 หลายเดือนก่อน

    Waa Eyga Xasan Sheekh Ey Madoobe, Dameer ma leh

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm หลายเดือนก่อน +1

    very good and wonderful speech ilhahayow xafid xildhibaaka runta sheega.

  • @muslix1147
    @muslix1147 หลายเดือนก่อน +1

    “Waa ka boodayaa boqolka”
    Legend Xildhibaan Kooshin.😀

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 หลายเดือนก่อน +1

    Guukeyso xildhiban kooshin

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน +1

    XILDHIBAAN KOOSHIN WAA GEESI.
    KUDAYASHO IYUU MUDAN YAHAY. MEESHA SE AFDUUB BAA KA JIRA😂

  • @daamaabdoulkader3613
    @daamaabdoulkader3613 หลายเดือนก่อน +1

    Jeeblamaanada lambada aqal waxay ka caroodeen ballantii looga baxay markii dastuurka Xasan marsaday ee shacab uma daneynayaan ogaada

  • @IsmaciilXaaji-e5k
    @IsmaciilXaaji-e5k หลายเดือนก่อน

    SAXWEEYE SAXWEEYE SAXWEEYE MD XILDHIBWWN

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 หลายเดือนก่อน

    Adeer gudoon maaha ee waa Eyga Xasan Sheekh

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to หลายเดือนก่อน +1

    Adan Qalbi Madoobe markii $100.00 ee uu xildhibaanada ka goosto lagu soo hadal qaaday. Xildhibaankii ayuu Makarafoonaka damiyey. Adan budcad dheh

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน +1

    DAMULJADIID WELIGOOD GUDI BAANU U SAARNAY BAY YIRAAHDAAN. WAA MID AY ARINKASTA KU DABOOLAAN😂

  • @Ali-kv7cr
    @Ali-kv7cr หลายเดือนก่อน +1

    HUB QABIIL AY QABTEEN KANA BADBAADIYEEN SHACABKOODA. SHABAAB SHAQO KUMA LAHA GACANA UMA GALEESO XILDHIBAAN.

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน +1

    Xukuumada corruption kooda marabaan in laga hadlo. Xildhibaanadu may miiska u garaacaan gudoomiyahaan tuuga ah ?

  • @user-yy2rd7my5i
    @user-yy2rd7my5i หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla หลายเดือนก่อน

    Aadan madoobe waa tuug tuura masiibada caloosha weyn ee dhuuniga ah waa maqaar uu ku adeegto xasan dhiiqo ilaahay ha cadaaabee😂😂😂😂

  • @Slyman_guy
    @Slyman_guy หลายเดือนก่อน

    Gudanka gobAlkawarutiisa sa cadow hadu ahayn maynoodoorteennijaasta

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน

    GURAANKA MAAHA IN LUGU AKHRIYO MEEL LUGU XISAABTAMAAYO OO HADALO KUL KULUL LAYS WEYDAARSANAAYO. XUKUMADUNA BEEN KU SHEEKAYNAYSO😂

  • @rizakhaji7498
    @rizakhaji7498 หลายเดือนก่อน

    Tuug asagaa is kashifaayo bal muxuu u aamusinayaa xildhibaanka 😆 🤣 😂

  • @user-jo9iu2cm8c
    @user-jo9iu2cm8c หลายเดือนก่อน

    EELAAY WAREERSAN OO BEEN BUUFINAYA

  • @abdallasalxan846
    @abdallasalxan846 หลายเดือนก่อน

    Kan warka sheegaya orad beenta iska dhaaf Tuugsigii gacantu ku dheeraatay orod oo ku noqo shaqo ha ka dhigan madaxda in aad been ka sheegto dadka aad isku dirtid

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน

    MADOOBE WAA DAYUUS CIDII RUNTA SHEEGTA AAMUSINAAYA😂. NOORMAL MAAHA. WAA DICTATOR NIMO

  • @user-yy2rd7my5i
    @user-yy2rd7my5i หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂