Kooxda Dowladda bud laan hogaamisa waxay ugu jecel yihiin kuwa dawladda dhexe caaya ka soo hor jeesta, yiraahda dawlad maaha iyagana in la amaano ayay rabaan, marka taasi socon mayso
Anuugu waxaanahay cabdulashi Yuusuf xasan oojooga kismaayo Waxman oreenlah haloodiro sirdoon Watson hana ladilo waajawwjiis was nin sorry way waxy lashqernaya x sheikh daa ish hala
Waa sax aleylehe waa in la soo qabtaa yacquub siyaad iyo kuwa la midka ah
Nin wax u daran ayaa nin u roon midka taageera waa fiican yahay midka aan otaageerin waa danbiile
Waa sac🎉❤
Guul Guul iyo Gobanimo Puntland
Waa sax wixii daacish taageera waa in laxukumaa
Waa sax maxkamadu guul weliba boliska calamiga ha Soo qabteen
Waa sax halla cabsiiyo lii take yacquub after sabiil
I’m just supporting the Government Puntland
Waa. Sharci.
Waa.in.ladilaa.labadaba.waa.dad.xun.oo..daacish.ushaqeeya
Waa.sax
Waa sax in la xakameeyo wixii edab daran
Waa sax ciidanka iyo shacabkaba you iska horkenay iyo niyadjab ninkas waa cadow iskacad
Dil ku xukuma naxdin haw dhinte
Halasoo qabto ilaa meesha ay jòogaana yaan looga harin ilaa cadaalada la horkeeno madaxwaynaha puntlaand waxan ka cod sanayaa nimankaa niyad jabka ku ridaya dadka puntland dhiirigalinaya daacish waa in cadaalada la horkeenaa
Wallace soo daahday
Yacquub siyaad waxa uu taageerey Daacidh waa in maxkamad lasoo taagaa
Yacquub siyaad af qas dhuuniraac fadlan ku shubo hala toogto waa daacis e
Waasax inlasooxiro qofkataageero alqaacida
Kooxda Dowladda bud laan hogaamisa waxay ugu jecel yihiin kuwa dawladda dhexe caaya ka soo hor jeesta, yiraahda dawlad maaha iyagana in la amaano ayay rabaan, marka taasi socon mayso
Alla. Maantuu ba ay yacquub siyaad cagtii joogsan weydaa marbay ceeb lakulantaa baan maqli. Jiray wuxuu caac leeyeyba maantaa lasoo qabtay afbaalaqsane
Yacht quub siyaad hadduu magac iyo taageero helay awal lama aqoon
Tuugga yaquub waa daacish warkaasina cadyahay
waxaa ladhihi karaa cida aan garab istaag umuu jinin askariga dalkiisa uhibeeyay difaaca dalkiisa cida dhaleecaynaysa inay argagixiso yihiin
Yacqub wa tagere dcsh wana danbi weyn o halis ku aha mustaq balkisa,lalysh ayu eedi dona!#
Waa la qabanaya musha uu joogo waa xarweyne
Kanaa max kaamadeen mudan
2badaba wa in geedka la geeya wax ba jira 2badaas nin ila muda ah bey tagerayaan cadowga putland wa in la toogtaa
Wixi.kasohoarjedaba..wamakhrati..maroon.
Watalaabo..sxah.weeye..
Anuugu waxaanahay cabdulashi Yuusuf xasan oojooga kismaayo Waxman oreenlah haloodiro sirdoon Watson hana ladilo waajawwjiis was nin sorry way waxy lashqernaya x sheikh daa ish hala
Yacquub baxar ayuu galay german ayuu taxi ubar ku wada markiisii horeba marku is dhibayey waxuu isku dhiibey inu muqdisho kayimid alshababna ay soo bacsatey hada hadii lagu eedeyey walahi khayarbu kujira
Yaaquub awal lama aqoon hadda ayuu magac iyo sharaf helay, caan ayuu noqday budlaan in uu madax ka noqon doonaa
Halasoqabto labadaba