Mr umal awal markaan ku lahaa injir waa dhibsan jiray waayo waa kalmad xun in aan qof iraahdo culeys bay igu ahayd.laakiin maanta adaa yari injir in leysku tilmaamo cay maaha. Marka Mr umal waa injirre.
Mr umul asagaa qalad ka fahmay macnaha istigaasada iyo tawasalka marka in uu qof kale fikirkiisa ku eedeeyo maaha haddii asagu cid aan ilaahay ahayn dhib iyo dheef leedahay aamisanaa. Waa wax asaga ku gooniya.
Waxaan fiirshey faalladaada weerarka ah bal cid kula qabto iyo in kale, mise kaligaa baa isu jiibinaya. Shaykh Umal nagnagtaadu wax yeeli meysee waxba ha is xiijin... ilaahay qayrki oo la baryo wax aan cidda la baryey Ilaahay awood u siin waa shirkiye adigu haddaad diin ka dhiganayso adaa yaqaan.
@mahmoudhersi4603 Waa markii iigu horeysay oo aan arko qof wahaabiya oo hadalkiisu wax un mandiq ah leeyahay marka waan kugu bogaadinayaa. Waxaad I waydiisay ma jiraa qof kugu waafaqsan istigaaso in ay banana tahay mise adaa iska nag nag leh. Jawaab waa haa culumada islaamka marka laga reebo sheekh ibnu tiimiya iyo atbaacdiisa. Waxeyne la mid tahay adoo iyiri in ilaahay kaligii yahay yaa kugu raacsan jawaabtu waa muslin oo dhan. Hadalkaa aan ku leeyahay waa ogyahay Mr umal waa waydiin kartaa ha u qaadan tawasulka iyo istigaasada wax soomaali u gooni ah sida ay u tusiyaan wadaadada wahaabiyadu atbaacdooda taas oo aan sax ahayn.
Mr Umal waxaa xaqiiqaa in ragga ku agdhooban aad caqligooda istikhfaaf ku samaysay kadib markey kaa dhageysanyaa dadkii ku baray cilmigaa tirada badan caqli malahayn aniguna caqli malahayn waa Arrin u baahan in leysi suaalo.
Mr Umal haddu waagii hore ehlusunna ahaa haddana wahaabiyo yahay ma garan karno meesha uu ku dhammaan doono. Waxaanse khibro u leenahay in nin ka baxay ehlusunna oo wahaabi noqday inuu dhowr jeer is badalo.
Maashaa Allah
Aawey dadkii caqliga usaaxiibka ahaa mawaxaasa laidinka dhaadhicinaaya wlh dadkaas caqligoodu inuusan sax ahayn waayo sheekhu hadduu cabdulqaadir caabudi jirey goormuu soo islaamey mida kale soo isagii lahaa duruqu suufiya anigu weligey magaaleysiinin subxanallah caqligiinu hashaqeeyo anigu waxaan ahay suufi cabdulqaadir waxaan aamin sanahay inuu tahay addoon alle uu abuurey LKN ninkaan waxuu qirey inuu isagu ahaaa gaal waaagaas su aashu waxay tahay goormaad islaamtey suaasha kale waxay tahay dadkaan wahaabiyada ah ee leh suufiyadu waa gaalo iyagu suufi beey ahaayeen goormey islaamen wllh waa dad wareersan waaa xasaankii lahaa suufiyadu waa gaalo haddana lahaa suufiyadu culimo ayeey leeyihiin ee inaga ayaan culimo lahayn mida kale haddii isagu markuu lahaa nabigu injirbuu lahaa magaalobin miyaa illen culimada wahaabiyada ragooda oogu waa Wayn waxay qabaan RUUXII nabiga injir Ku sheega inuu yahay Gaal wlh waxaan layaabi jirey markuu xaafidu ibnu xajar uu habaarey kuwaan LKN in lahabaaro wey istaahilaan ilaa hayaw ummadii wey wareertey cidda wareerisey adigu waad aragtaa hadey tahay Iyo haday kuwaan tahayba .suufiyada waxaa kujiro rag suufi nimada sheegto oo diinta Ku qaraabto shaki maleh taas maanta LKN waxaan leenahay culimo wadadii saxda ahayd heyso ummadana Ku hogaamiya LKN ninkii daraad lahaa ambiyadoo dhanbaa injirlahaaa in maanta diin Laga dhageeyso waaa axmaq nimo bidcada uu radin maxay tahay .aaawey kitaabka Iyo sheekha sheegay in ambiyadoo dhan injir lahaayeen wlh billahi tallahi Hal sheekh oo Lagu kalsoon yahay oo islaam ah oo yiri nabigu injirbuu lahaa majiro musiibo alle haku rido qofkii aamino arrintaa
Mr umal awal markaan ku lahaa injir waa dhibsan jiray waayo waa kalmad xun in aan qof iraahdo culeys bay igu ahayd.laakiin maanta adaa yari injir in leysku tilmaamo cay maaha. Marka Mr umal waa injirre.
Mr umul asagaa qalad ka fahmay macnaha istigaasada iyo tawasalka marka in uu qof kale fikirkiisa ku eedeeyo maaha haddii asagu cid aan ilaahay ahayn dhib iyo dheef leedahay aamisanaa. Waa wax asaga ku gooniya.
Waxaan fiirshey faalladaada weerarka ah bal cid kula qabto iyo in kale, mise kaligaa baa isu jiibinaya.
Shaykh Umal nagnagtaadu wax yeeli meysee waxba ha is xiijin...
ilaahay qayrki oo la baryo wax aan cidda la baryey Ilaahay awood u siin waa shirkiye adigu haddaad diin ka dhiganayso adaa yaqaan.
@mahmoudhersi4603
Waa markii iigu horeysay oo aan arko qof wahaabiya oo hadalkiisu wax un mandiq ah leeyahay marka waan kugu bogaadinayaa. Waxaad I waydiisay ma jiraa qof kugu waafaqsan istigaaso in ay banana tahay mise adaa iska nag nag leh. Jawaab waa haa culumada islaamka marka laga reebo sheekh ibnu tiimiya iyo atbaacdiisa. Waxeyne la mid tahay adoo iyiri in ilaahay kaligii yahay yaa kugu raacsan jawaabtu waa muslin oo dhan.
Hadalkaa aan ku leeyahay waa ogyahay Mr umal waa waydiin kartaa ha u qaadan tawasulka iyo istigaasada wax soomaali u gooni ah sida ay u tusiyaan wadaadada wahaabiyadu atbaacdooda taas oo aan sax ahayn.
Mr Umal waxaa xaqiiqaa in ragga ku agdhooban aad caqligooda istikhfaaf ku samaysay kadib markey kaa dhageysanyaa dadkii ku baray cilmigaa tirada badan caqli malahayn aniguna caqli malahayn waa Arrin u baahan in leysi suaalo.
Mr Umal haddu waagii hore ehlusunna ahaa haddana wahaabiyo yahay ma garan karno meesha uu ku dhammaan doono.
Waxaanse khibro u leenahay in nin ka baxay ehlusunna oo wahaabi noqday inuu dhowr jeer is badalo.