ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Waallalow. Quranka. Ma Iska. Yarayna.
La Tasmaco. Li haadal
Quranka. Ma. Iska. Yarayna
Talada waxan udhisnay kh iyo farmaajo
Haddii ruux jacayl sido Sahwi waa walaalee Sadrigaygan damaqdee Inkastoo sababtii Sidaan kugu imiba So wacan kuugu garanayn Markii aan salaan idhi Sunniyaha dushoodiyo Sarwajiga la ururshiyo Intaad timaha saydhee Saddex goor gacmaha Surka aad is jabisee Siddi qabax intaad tidhi Sanqaroorka taagtee Aniguna sulaaqii Ma,aan seexanine xalay Waxan sara fadhiyaaya ++++++Dumarkuba saluuggiyo Subaxaad is barataan Sahwiga wayska leeyihiin Haddii aan u qabay sidan Jacayl seef inuu yahay Waan kuu sadburinlahaa Waxa soo sokoba maray Sula xaajadii ahayd Samaheenan maantee Sahwiga iska daayoo Sida sayniska hawada Ragga dayaxa sahansaday Sirta dumar adoon galin Samir ila ogowoo Imikaan sidaan rabo Haddii eebe igu simo Waxaan sugo Wax ii sada Sadaaladaan qabo Si kastaba adoo wacan. Hadduu saydhmo dhibic roob uu simo xareed wadhan Saxal waa ka guuree Adiguna sad aad tahay Sareedada adduunyada Sahal midaan ku gaadhee Hadaad saaka ii timi Nabad igu salaantee Maxaaad iila socotaa Same iyo xumaan kee?Saddex goor wadnaha iyo Sinta midig is qabatee Siddi qabax intaad tidhi Socod igula hadashee +++++Sarsarada wadnaha iyo Surrimadiisa dhiiggiyo Saableyda feedhaha Seeddiyo laf caashaqu Ama sar iyo hoosiyo Waakan sudhan naftaydee Ma sahlana hubsiinee Cidba haddaanan kula simin oonan laba sad noqo odhan naxliga iska saaroo Ila soco dhul sooliyo Soof daran abaariyo Saymo oodan kalidaa Kaaga siiban maayee ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Diidi. Qabax. 5 shanta. Farood. Ee. Bidixda. Ah
Waa maxay macnaha sidi qabax
Waa erey ay yidhaahdaan dumarka reer waqooyi marka ay wax hiifayaan ama ay hanjabayaan
@@xasanmagafe5780 dumarka reer waqooyiga kaliya mayidhaahaan dhamaan deegaanada somalida ee af somaliga saxda ah loogaga hadlo waa laga adeegsadaa sxb
Hoyada. Siikala jeedaa. Kawass
Waallalow. Quranka. Ma Iska. Yarayna.
La Tasmaco. Li haadal
Quranka. Ma. Iska. Yarayna
Talada waxan udhisnay kh iyo farmaajo
Haddii ruux jacayl sido
Sahwi waa walaalee
Sadrigaygan damaqdee
Inkastoo sababtii
Sidaan kugu imiba
So wacan kuugu garanayn
Markii aan salaan idhi
Sunniyaha dushoodiyo
Sarwajiga la ururshiyo
Intaad timaha saydhee
Saddex goor gacmaha
Surka aad is jabisee
Siddi qabax intaad tidhi
Sanqaroorka taagtee
Aniguna sulaaqii
Ma,aan seexanine xalay
Waxan sara fadhiyaaya
++++++
Dumarkuba saluuggiyo
Subaxaad is barataan
Sahwiga wayska leeyihiin
Haddii aan u qabay sidan
Jacayl seef inuu yahay
Waan kuu sadburinlahaa
Waxa soo sokoba maray
Sula xaajadii ahayd
Samaheenan maantee
Sahwiga iska daayoo
Sida sayniska hawada
Ragga dayaxa sahansaday
Sirta dumar adoon galin
Samir ila ogowoo
Imikaan sidaan rabo
Haddii eebe igu simo
Waxaan sugo
Wax ii sada
Sadaaladaan qabo
Si kastaba adoo wacan.
Hadduu saydhmo dhibic roob uu simo xareed wadhan
Saxal waa ka guuree
Adiguna sad aad tahay
Sareedada adduunyada
Sahal midaan ku gaadhee
Hadaad saaka ii timi
Nabad igu salaantee
Maxaaad iila socotaa
Same iyo xumaan kee?
Saddex goor wadnaha iyo
Sinta midig is qabatee
Siddi qabax intaad tidhi
Socod igula hadashee
+++++
Sarsarada wadnaha iyo
Surrimadiisa dhiiggiyo
Saableyda feedhaha
Seeddiyo laf caashaqu
Ama sar iyo hoosiyo
Waakan sudhan naftaydee
Ma sahlana hubsiinee
Cidba haddaanan kula simin oonan laba sad noqo odhan naxliga iska saaroo
Ila soco dhul sooliyo
Soof daran abaariyo
Saymo oodan kalidaa
Kaaga siiban maayee
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Diidi. Qabax. 5 shanta. Farood. Ee. Bidixda. Ah
Waa maxay macnaha sidi qabax
Waa erey ay yidhaahdaan dumarka reer waqooyi marka ay wax hiifayaan ama ay hanjabayaan
@@xasanmagafe5780 dumarka reer waqooyiga kaliya mayidhaahaan dhamaan deegaanada somalida ee af somaliga saxda ah loogaga hadlo waa laga adeegsadaa sxb
Hoyada. Siikala jeedaa. Kawass