Col. Barre Hiiraale waxaan leeyahay Xiligii Hogaamiye Kooxeedka Somalia way ka Gudubtay - Ali Omer.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on TH-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on TH-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

ความคิดเห็น • 24

  • @abdiosmaan8059
    @abdiosmaan8059 ปีที่แล้ว +2

    Waa idaacadda horgalada meeshaan
    Hadba dòqon noo soo fariisiya

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 ปีที่แล้ว

    Doqon waxuu ahaa naac la ah jaajuus hooyadaa was tuug tuug dhalay

  • @abdiosmaan8059
    @abdiosmaan8059 ปีที่แล้ว

    Sxb todobada degmo ayuu bare caydiid ka xoreeyey markii adigu quxuutiga dhagaxleey aad u carartay
    Marka haddaadan mareexaan aadan mateli karin ileen horgal cid kalaa wadatee makarafoon lagu hadlaa muxuu bedeli karaa war dadka ka xishood laxyahay

  • @AbdiqadirAbdi-ft8nz
    @AbdiqadirAbdi-ft8nz ปีที่แล้ว

    Sxb ninkaan waa nin cuqdad qaba runtii reer gedo mamatashid adoo kale waana aqaaan calooshiisa u shaqeyste ayaa tahay

  • @sharmaxuseen
    @sharmaxuseen ปีที่แล้ว

    Waawaraysi fiican cabir leh qaymo badanleh dhaxalgal ah
    😅

  • @AbdiqadirAbdi-ft8nz
    @AbdiqadirAbdi-ft8nz ปีที่แล้ว

    adiga arimaha gedo sida xaqa u hadal

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi3685 ปีที่แล้ว

    Balaayo idinla dawarsatay wukuleeyahay Dolow ahay,adaadagan oo aan kadawarsano Waakoow!? Labo keeya iyo Ethiopia ayaa dhib gaarayaa hadii Buulaxaawo iyo Dolaw somaliya dagaal kadhoco Ilaa iyo hada Ninkaan Masloxo somaliyeed kama hadlin.

  • @hassanyonis4601
    @hassanyonis4601 ปีที่แล้ว

    Bahaluulkaan ku leh xilligii dagaal ooge waa laga soo gudbay axmed madoobe maxuu u yaqaan.

  • @AbdiqadirAbdi-ft8nz
    @AbdiqadirAbdi-ft8nz ปีที่แล้ว

    Sida iga kaa muuqato axmed madoobe ayaad daba dhilif xun ayaa tahay

  • @abdiabdulahi9343
    @abdiabdulahi9343 5 หลายเดือนก่อน

    HORGAL........WACALWACAL FIRKIIS

  • @nrcabdi
    @nrcabdi ปีที่แล้ว +1

    🥺🥺🥺🥺@@..ASC Majiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama aha hadal uun balse waa xaalada ilaaheey igu ogyahay ee aan ku jiro. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro darteed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo aan ku tiirsanahay. Walaal adiga uunbaa maanta garab ii ah ee duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, iyo Allah darti ah. Xitaa Mobile-ka aan isticmaalayo marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof si ku meel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada.
    Muqdisho.
    Lambarkayga: 252 617313184
    Cabdulqadir Cabdi

  • @AbdihakimAliIsse
    @AbdihakimAliIsse ปีที่แล้ว

    Mr & og. Ayaga daga ha is xaliyan Jubada dhaxe. Wa inee xorestaan ilaa xuduuda Somalia. Insha Allah

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 ปีที่แล้ว

    Siday waxbu wadaagi karaan nin aaminsan inuu Kenya iyo Thopia
    la,aantood inuu noolaan Karin iyo nin Aaminsan inuu yahay nin xor ah oo ka Madax banaan.

  • @AbdiqadirAbdi-ft8nz
    @AbdiqadirAbdi-ft8nz ปีที่แล้ว

    Haaa nuur wlhi waa tii iga dhex guuxeysa axmed madoobe been taas kuma aadan sheegin

  • @bashirgurey8142
    @bashirgurey8142 ปีที่แล้ว

    HHH walahay yaab meshaan midbo midkuu ka caqli xun baa lagu waraystaa

  • @Kzhdwwa
    @Kzhdwwa ปีที่แล้ว

    Fikirkaga xor ba utahay lkn anaga re gedo shabab iyo cadowgena target 🎯 inan u nahay wan ognahay diyar ba unahay ina iska celino

  • @isseabdirahman1915
    @isseabdirahman1915 ปีที่แล้ว

    Maamul gobaleedada iyo hogamiye kooxeedadu wa isku mid

  • @AbdiqadirAbdi-ft8nz
    @AbdiqadirAbdi-ft8nz ปีที่แล้ว

    Ninka yuuyahay qofkii igu dhaama ha i sheego waa nin aad u liito

  • @AbdiqadirAbdi-ft8nz
    @AbdiqadirAbdi-ft8nz ปีที่แล้ว

    Nuuur wariye

  • @AbdiqadirAbdi-ft8nz
    @AbdiqadirAbdi-ft8nz ปีที่แล้ว

    Ninkaan waa cuqdada qaba wlhi sxb maraaxaan waa mid kaliya