Dawlada Khatumo iyo Xalima Soofe Abwanada Qaranka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 64

  • @wiilkareerwarsame7863
    @wiilkareerwarsame7863 ปีที่แล้ว +1

    allow kuu naxariiso eedo😢😢😢😢

  • @hindisongs7101
    @hindisongs7101 5 หลายเดือนก่อน

    Xaliimo soofe hooyo ilaah hanoo kaa daayo❤

  • @banalante5719
    @banalante5719 5 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah Edo macan allaha hakuxafido khaatumo guule iyo gobnimo raagii dhaqaliya

  • @khadijaali2562
    @khadijaali2562 7 หลายเดือนก่อน

    ALLOW kuu naxariisto

  • @Fardusahmed124
    @Fardusahmed124 3 ปีที่แล้ว

    Eeedo Xaliimo soofe ilhy janadii haku geeyo bilaa xisaab la,aan

  • @Fardusahmed124
    @Fardusahmed124 ปีที่แล้ว

    Ducadaaaadiii waaa kacday allla hkuuu naxariisto

  • @sscnaima
    @sscnaima 11 ปีที่แล้ว +1

    masha alalh eedo halimo sofa aad baa uu mahadsantahay ameen ilahay ducada haa ino aqablo VIVA khatumo state

  • @Farahjama-ud9sb
    @Farahjama-ud9sb ปีที่แล้ว

    Illahy hakuu naxariisto

  • @SoldierGirlSsc
    @SoldierGirlSsc 12 ปีที่แล้ว

    xaliima soofena waa shakhsi afkeeda iyadaa leh waanay kaa garaad weyn tahay sidaada raadkeeda dib uma raacdo,boqolaal dhulbahanta ah baa majeerteen u heesa una hadla cidi ma eedayso,ilaahay isagaa qaadiree intiina bugta ha caafiyo aamiin intaasaan kaga baxay.

  • @hodansuliemanibrahim6811
    @hodansuliemanibrahim6811 4 ปีที่แล้ว

    MashaAllah thanks Edo💋💋♥️♥️💯

  • @samiramohamed2155
    @samiramohamed2155 8 ปีที่แล้ว +1

    viv khaatumo
    Allow dhawr
    Darwiish taariikh bay lahayeen
    eedo halkay Ahayd baad dhigtay

  • @SuperBarwaaqo
    @SuperBarwaaqo 12 ปีที่แล้ว

    mansha alalh ilahy kuda afkaga cano lagu qabey eedo jir oo joog waliga kuwan hoos kuqorane wax kashegaya bureqada qaran doonka ah waa iska hadlow ina igareh afcaytama ninkiisu kuyaala runtay kahadashay xaliimoo wale umaaac noloow edo noloow we love you all dawlada khaatumo statena hanoolaato amiin

  • @samiramohamed2155
    @samiramohamed2155 8 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah
    Eedo qaali
    Alle haku xafido
    cimrigana Alle hakuu dheerey

  • @Ugaas1960
    @Ugaas1960 12 ปีที่แล้ว +1

    masha allah guul iyo gobanimo

  • @canababdi823
    @canababdi823 8 ปีที่แล้ว +1

    khatumo allow dhor Thnks Edo mcn

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w ปีที่แล้ว

  • @cawoaxmed7926
    @cawoaxmed7926 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @xamdixamdi1999
    @xamdixamdi1999 8 ปีที่แล้ว +1

    amiin amiin habo macn

  • @MrMagist
    @MrMagist 12 ปีที่แล้ว

    ad saaxiib xigmad baan kaa faaiidey waad iga qoslisey idoor iyagoo dhoqosha sideey faqash afkooda usoo marto. tankale jabkii ku dhacay hada odeygii siilaanyo shiigii baa ku kacay oo isbitaal buu ku jiraa. hooyo xaliima soofe illaaheey cimri dheer hasiiyo iyo caafimaad waa hooyo soomaaliyeed oo wadani ah.

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 ปีที่แล้ว

    Allaah janatul fardowsal aclaa
    Haka waraabiyo

  • @ifraaah
    @ifraaah 12 ปีที่แล้ว

    haaaaaaaaaayaaaaaaaay islantuu ficaaaaaaaaana illahay haku dayo cafimadkagan haku siyadiyoooooooooo ameeeen...

  • @xamdixaragoxarago9448
    @xamdixaragoxarago9448 12 ปีที่แล้ว

    Viva Khatumo SSC Guul u wish u were a Dhulbabte Kananeefiso go get wax kaa neefiyo Khatumo badh ku qalaltee Allah ha kuugu ridho qalal

  • @mrjamac
    @mrjamac 11 ปีที่แล้ว

    noolow noolow eedo xalimo soofe ilaah waxaan kaga baryey cimri dheer iyo cibaado subaan eedo nolow

  • @fatimayusuf8220
    @fatimayusuf8220 8 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah edo

  • @halimaawed3097
    @halimaawed3097 7 หลายเดือนก่อน

    Eedadeen qaali xaliimo sooner was asal gobeedkii dhabta ahaa Caliga iyo hiilka ilahay kuu ruuri Sabrina oo kuu Cassini oo kuu furnish oo kuuu carfi oo kanga dhig beer beerihiisa Canada ka mida malinta qiyaamahana ilahay raali kaa noway debigaaga iyo kii waalidkaagabana dhaaf oo kaa cafi bi Asmara ilxusaa wa sifaatihil culaa nagaadigaagana janatul firdowsal a laa ha ka dhigo ducadaadii waa he's hay khaatumo stete

  • @Lenny4all
    @Lenny4all 12 ปีที่แล้ว

    VIVA SSC EDO XALIIMO AFKAAGA CAANO LAGU QABEY SHEEKADA WAAA DAROOD IYO ISAAQ DHULBAHANTE WAA ILMA ADEERADEY WAA NIMAN KABLALAX AH VIV SSC

  • @banalante5719
    @banalante5719 5 ปีที่แล้ว

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️💯

  • @gazellenbruno
    @gazellenbruno 12 ปีที่แล้ว +1

    I dont understand the bitterness. Somalia is divided into clans, and why can khatumo have their own state? what gives somaliland the right to shape their own map. and deny all others theirs. be fair.

  • @rahiimadegan3492
    @rahiimadegan3492 12 ปีที่แล้ว

    Reer Khaatumo wax gabay lagu qasaariyo maha maalinba meel bay u guuraan sidii reer guuraagii, maalina waa Somaliland maalina waa Puntland. Marka Mamada codka wanaagsan waan ka xumahay in ay dad jaahwareersan ay codkeeda ku qasaariso, tolna ma galaan kuwaase.

  • @JiheeyeYT
    @JiheeyeYT 6 ปีที่แล้ว

    Hadii qaran sidaan lagu noqodo Xaqiiqda ka fog Waa naagtii 91 Dagaalkii somalia ka qaayb aheed Ayee tahay Waa naag wasaq leh

  • @dhalo100
    @dhalo100 12 ปีที่แล้ว +1

    Afkaaga caano lagu qabay, Darood-ku inay hooyadaanoo kale wada noqdaaan baan jeclaan lahaaa.
    Cimrigaaga allow caafimaad kuugu dar.
    Qofk

    • @naimodayax4896
      @naimodayax4896 8 ปีที่แล้ว

      heheh

    • @naimodayax4896
      @naimodayax4896 8 ปีที่แล้ว

      ma sha alaaah afkaga cano lagu gabay habo wala dhiigii darood kugu jira

  • @SoldierGirlSsc
    @SoldierGirlSsc 12 ปีที่แล้ว

    @xareedsom022 kii saada cali haduu idin ka karaama batay oo hogaamiye tiknika ku gaashaaman noqday,,kii iidoortana lagu aqoonsado gaalada qaybaheeda kala duwan inuu kulmiyo iyo mr gunter mr mahiga xero geerashayn loogu magac daray galad eebe weeyee ma wax laysku doorsado lays ag dhigaa?????..........

  • @khadraahmed5043
    @khadraahmed5043 8 ปีที่แล้ว +1

    nolow eedo

  • @SoldierGirlSsc
    @SoldierGirlSsc 12 ปีที่แล้ว

    dacad66 haday soomaali u doodana dee wakhtigay dhibkaa la kulantay ma joogto soomaalina way ka dhalatay oo sinaba uga go'i mayso.markaa walaal soomaaloo dhan baa isku khaldantay marka hore qabiil ha hor seedo khaladkee waa inaad sidaa u fahamtaa ,,,ilaahayna hay naga dhigo dad wadani ah oo is jecel oo xumaha ka waantooba is kana ilooba wax kastoo tafaraaruq iyo dib u dhac ku keenaya

  • @Childish91
    @Childish91 12 ปีที่แล้ว

    SAKHRAANKII CALI KHALIIF MJ IYO PUNTLAND BUU CAAYAY SILANYONA WUXUU YIRI KABAHA BAAN AFKA UGU QAADIN NACALA ABIHIN KUYAAL DHULBAHANTE DAROOD IYO HARTI WAA CEBEEYEN IDOOR HAYDIN WADA GUURSADO NIMAN IYO NAAGO

    • @franklinrosevelt758
      @franklinrosevelt758 6 ปีที่แล้ว

      filsan ahmed hadaanu isaaq u talin dhulbahante yaa utalinaya adeer ma faqashtan majerteeb baad rag moodaysaa

  • @SuperNasteexo
    @SuperNasteexo 12 ปีที่แล้ว

    @KAMANEFlSO 1988 , awal ma markii aad xarshin iyo dulcad u qaxdeenbaa baa mise waa markii , aad xamar ku soo qaxdeen, hadaad daarood wax ka sheeg is leedahayna sanadku wuu kaa khaldamay, mida kale adigu wax walba maka dhiibataa Commond. Don't try tohave every thing an issue, Yaa Fududeey, Soomaali diidoow Silic u dhimo.

    • @franklinrosevelt758
      @franklinrosevelt758 6 ปีที่แล้ว

      Sayna Igaal daarood faqash waydii hawiye iyo isaaq

  • @SuperBarwaaqo
    @SuperBarwaaqo 12 ปีที่แล้ว

    xidh hadu darodo dhami kuyimado war reerki idoor la odhan jiray xaguuu dagi jiray ayaa lais waydinaya maryacalasey suuf alol darood miyaad gadhan xalimo afkeeda cano lagu qabay nagaha heerinka ah ee loyaqaan siil wareejiya like you lama hadlaan miskiin baad tahy ee iska seexo habaryahy walatay darood miyu kunacay intuu kagaliyo kuyidhi uffffff waad uraysa dhilooy viva darood viva dawlada khaatumo state of somalia dhiloyinku ha bakhleyaan way nagu wareegta kkkkkkkkkkkkk

  • @Kapiteinmajid
    @Kapiteinmajid 12 ปีที่แล้ว

    kk Ruxaan ku aqoonsan Rabiyoow inadhaha ka tuur kk waa deelqaaf suganeed ee duluc ka hufan baa dhami lahayd kelmadaas. Aqoosiga khatumo ma khasabaa hadii ayan la iman qaab loo amini karo?

  • @heroehl
    @heroehl 12 ปีที่แล้ว

    HABARTAAN IYO MOORGAN WAA ISKU AQLI WAA QABIIL SOCDA BAL DADEEY TAHAY EEGA IYO DABKA EEY HURINEEYSO QOMAYA RIDKA GEEYA HABARTAAN

  • @SoldierGirlSsc
    @SoldierGirlSsc 12 ปีที่แล้ว

    @dacad66 walaal cadaalada haka fogaan maxaa ku kalifay inay sidaa u hadasho iyagoon cid layn ayaa sacad oo la degan majeerteenka gaalkacyo degan habeen madoow mireen oo laayeen dabeedtana islaamo sacada ama hawiye ahi buraanburo ku qaadi jireen dulmiga hawiye sameeyey ee kula kacay dadkii la deganaa,,markaa xaliimo soofe is kama buraanburine islaamahaas bay isu jawaabi jireen sida islaanta la yidhaahdo dhoofo khaliif siyaad oo hawiye ah.orood dhoofo waxay ku hadli jirtay soo dhagayso.

  • @Childish91
    @Childish91 12 ปีที่แล้ว

    @SoldierGirlSsc walle maalin kasta buhoodle idoorku soweraro puntland baa difaacda hubka gaysa dhaawiciina galkacayo lageeya dhaawaca sidii galkacayo logusoo dhoweeyo waad aragteen faroole galkacayo buuba wax uqaban misana waa usaburayna intuu tegayo lakiin idinku mj oo dhan isku qaadan nacaysaan cali khaliif mahamud saleeban caynayay iyo puntland wuxuuna laha idoor afkaan kabaha ugu qaadayna bal waxaasi maxay tahay? garaadkiina uwaynaa baa nalahaa pintiland

  • @8yearsago649
    @8yearsago649 9 ปีที่แล้ว

    Kablalaxow kaca oo iska celiya idoor ina gumeedka kablalax waa qaran

  • @wildprincess1101
    @wildprincess1101 12 ปีที่แล้ว

    salaamu calakum dhamaan reer ssc xaliimo eedo cadowgaa ha jabo naagaha reer iidoorow waqooyi meesha guryo dhilooyin ka furnaayeen waa burco i yo hargaysa inamada ssc na dhilooyinka burco ayey aadi jireen ee dad dhilo ha ku caayina idinkaa dhillonimo laydinku hubaa la maqal oo lama arag guri ssc oo dhilo laga helo wax kale isticmaala taasi waa tiiniiye

  • @SoldierGirlSsc
    @SoldierGirlSsc 12 ปีที่แล้ว

    @casri11 kkkkkkkkkk inaadeer islaantaa ilaahay ha soo hanuuniyee waxay ku hadlaysay yt lamaba soo gelin karo wallaahay markaan dhagaystay wadnahaa i gariiray naxdin darteed waxaan mooday inaan anigu waxan ku buraanburayo,markiiba waan iska damiyey,qof islaam sheeganaya oo hadana dhiig iyo dad baanu xadnay dad baanu laynay ku faanaya laa ilaaha ilallaahu muxammadan cabduhu waa rasuulahu.
    waxaan ka dhagaystay 4 sano ka hor website isaaq leeyahay oy sugaan ku sheeg ku uruursadeen.

  • @SoldierGirlSsc
    @SoldierGirlSsc 12 ปีที่แล้ว

    @Childish91 iidoor baad tahay ma tihid majeerteen ama daarood nacaladaad dad muslimiina ku sheegayso adiga kugu ekaatay oo kugu soo degtay ibnu nijaas,wallaahay billaahi hadaad majeerteen tahay siday tahay ayaan kuugu jawaabi lahaa su'aalna kamaanad keenteen lkn ma tihid nagulana dhuuqi maysid mj.ali khalif haduu yidhi nabada kabahaanu afka ugu qaadaynaa qofkii kaa gardarana inaad abhiso si markii warankaagu galo jab & halaag ula kulmo ma ceeb baa? ruux dhiman baad tahaye ilaahay kuma caafiyo

  • @masuulka90
    @masuulka90 12 ปีที่แล้ว

    @KAMANEFISO, Walee cay baanad ka waynan, dhibaato ayaa ku haysta, Laakiin waa wax adiga kuu daran Cadaabna waad ku gelaysaaa hadanaad Cayda iska dayn