"Ciidanku Boorama Wey Ku jabayaan Sidii Laascaanood Muuse Biixi iyo Nuux Taaniyow." Axmed M. Seed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir muumin seed aqontiisu waa xil iyo hunguri wax mabda ah wax gobal ah wax xisbiya wax wadan wax samroona wax tariikh majiro

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Tuugaa ina biixi iyo taani basto faqash ahaa baa jabiyay

  • @fahdabdi6678
    @fahdabdi6678 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa cunaaa

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 2 หลายเดือนก่อน

    Run sheeg wa qaran dumis

  • @Waano-x9
    @Waano-x9 2 หลายเดือนก่อน +1

    JILICSAN TIIBAA CID WALBA WAY KA HADLINAYAAN 😂😂😂😂😂

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 2 หลายเดือนก่อน +1

    Axmed muumin seed wasiir dambe ood kaqabaneysaa somalilan majirto amba wadani amba ucud amba kulmiye Kiidonaa hasobsxo meel kuqoro

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Baroor xawayaan baa tahay

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 2 หลายเดือนก่อน +1

    SAMAROONOW laba isku heli maysaan...inaad maamul gobaleed noqotaan iyo inaad Somaliland ka mid noqotaan... Mid uun qaata

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 2 หลายเดือนก่อน +3

    Nuux Taani maxaa loola xisaab tami waayay oo maxkamad loosoo istaajin waayay inta la xidhaayo inamadii xildhibanka mustafe khayre isku soo sawiray madaarka hargeisa ee habarjeclo

  • @Cabdiqani-k5b
    @Cabdiqani-k5b 2 หลายเดือนก่อน

    Raiyigayga ninkani qodobo ayuu kahadlayaa walow anaan war fiican kahayn siyaasada iyo qaska hadanaa daganaan buu ku hadlayaa waxna wuu sababeynayaa

  • @moustaphayacindjama
    @moustaphayacindjama 2 หลายเดือนก่อน

    Finish Somaliland

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 2 หลายเดือนก่อน

    War sool afkaga qadhmuun kala bax maxa ka galay sool lahayste kondom reer kale guryaha udhaqa

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 2 หลายเดือนก่อน

    Adigu sowdigii dowlada katirsanaa

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 2 หลายเดือนก่อน

    BEENALE CIRKA HADAD QABATO AWDAL WA S.LND TUUG TUG DHALAY

  • @Somaliwetube
    @Somaliwetube 2 หลายเดือนก่อน

    Wadaniyadu waa mihiim somaliland saamigayaga ayaan ka rabnaaaaa geesi hadal cad ex wasiir axmed muumin seed

    • @idirisjamac1074
      @idirisjamac1074 2 หลายเดือนก่อน

      Markuu wasiirka ahaa muxuu saamiga maqan uu ukeeni waayey waar dadka shicibkaa ee masakiinta dareenkooda haka ganacsan

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 2 หลายเดือนก่อน

    Runtuu ka waregaya fulay yahow xininyo is legi

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 หลายเดือนก่อน +1

    Calan casta waa ciilqabe dagaal sokeeye xumaan xiqdi

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 หลายเดือนก่อน

    dalkani muse malaha waanu tagayaa oo fartaada ku dooro kaad doonto si xor ah !!!!!!!!!!! from sayla city

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 2 หลายเดือนก่อน

    Hhhh kani waa caadeqate horgale inagumed.ah war iidor iska xoree oo awdal state ka shekee laangab yohow la.haystaha.ahi 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴