Af-hayeenka Ururuka ONLF Caddaani Hirmooge iyo Cali Xaraare. Waraysi Xiiso badan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 73

  • @RahmaDeeq-t5r
    @RahmaDeeq-t5r ปีที่แล้ว +7

    Cadaani Waa geesi ogadeniyo guul guul Ali xaraare waad mahadsantahay ilahay hakusharfo

  • @Raho339
    @Raho339 ปีที่แล้ว +2

    GuuL Reer Ogadeenia 🇬🇲🔥💪

  • @yousufalifarah2378
    @yousufalifarah2378 ปีที่แล้ว +2

    Jxo Guul ogadenya thamks Ali

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 ปีที่แล้ว +4

    Anigu ah reer somaliland ama isaaq ah ayaa hadii deganka somaliyeed la xoranayo ka qabay qadanay waan jecelah laah ina la xoorayo sii shacabka somaliyeed amxrada ka xooraban 🥺🥺

  • @farhiyaibrahim4886
    @farhiyaibrahim4886 ปีที่แล้ว +1

    Cadaani halyeygeena Magacaa
    Hajiro,🙌👑Waryaa Caliyow
    Waanku Salaamey🙋

  • @hiboilix2104
    @hiboilix2104 ปีที่แล้ว +5

    Guuull jwox 🇬🇲🇬🇲💯💪💪cadaani geesi afqaben ah

  • @aminomohamed9576
    @aminomohamed9576 11 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks jazaaka allah

  • @GalaDagaalka-k7q
    @GalaDagaalka-k7q ปีที่แล้ว +4

    Waaw Waa halgamaa.wayn

  • @ahmedhanshi2422
    @ahmedhanshi2422 ปีที่แล้ว +4

    Cadaani waa asal somali rabi ha ku dayo

  • @MohamudNuur-s2j
    @MohamudNuur-s2j ปีที่แล้ว +4

    Asc wrx wbr walaalkey cali iyo cadaani Allah ha idin xafido marka hore marka labaad waraydigani mid run ah miyaa walalkey caliyow ? Somali American TV
    Waa chanell iiga soocan inta kale cali xaraare walal aadamu waa dhoohan yahaye ilaahay umada dhoohanida Allah haka dulqaado oo luuqada ay ku hadlayaan bini aadamku bal ha isku fahmaan intaan diimahaba lagaadhin qofku luuuqada ay ku hadlayo ha fahmo.. from mohamed yaasiin askar 447 Allah aamin .RSA Cape Town mother city Cape of good hope

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy ปีที่แล้ว +2

    Guul iyo gobanimo ONLF

  • @CabdileHassan-hz9mw
    @CabdileHassan-hz9mw ปีที่แล้ว +1

    Guul inshallah

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah halgaama cadaani hirmooge niinkan waan tageera waa daacad geesi ah

  • @Raho339
    @Raho339 ปีที่แล้ว +1

    Cadaani Ciilmooge Nooloow Inbadan❤️👍

  • @aminomohamed9576
    @aminomohamed9576 11 หลายเดือนก่อน

    You speak very well

  • @GalaDagaalka-k7q
    @GalaDagaalka-k7q ปีที่แล้ว +4

    ONLF Guul

  • @CabdileHassan-hz9mw
    @CabdileHassan-hz9mw ปีที่แล้ว +1

    Guul I shall allah

  • @abdullrahmannshekh607
    @abdullrahmannshekh607 ปีที่แล้ว +4

    Waan taageeraa jabhada Onlf waxbadan bay axmaarada la dagaalameen xili aan wadankaas tagay dagaalo badan ayaa kajiray waa rag jilibka u aastay 120 million oo gaalo ubadan

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว +7

    Cadaani waa somalida tayada fican leh

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 ปีที่แล้ว +2

    Cadaani waarageedii guul Ogaden

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh หลายเดือนก่อน

    GUUUUUUUL 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @ahmedabdi5176
    @ahmedabdi5176 ปีที่แล้ว +1

    Very good ❤

  • @AhmadMuseclahi
    @AhmadMuseclahi ปีที่แล้ว +1

    Onlf✌🏾💪🏾✍🏽

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 ปีที่แล้ว +4

    Kk waraysigii Cadani ee voa wuxu u ekaa sidii Goojacade SSC ula waregen hubkii Somaliland

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 3 หลายเดือนก่อน

    Ali harare❤❤❤❤❤❤

  • @dekowabdi1066
    @dekowabdi1066 ปีที่แล้ว +1

    Mshlh Halgama Caadani adheer xalganka xalka kasiwad waxaan kaso Salamaya NFD kenya

  • @ISMAEL-ul5eb
    @ISMAEL-ul5eb ปีที่แล้ว +1

    Wa geesi cadaani Ethiopia 100 million jilibka u assay. quality matters not quantity.

  • @Caano-k7e
    @Caano-k7e ปีที่แล้ว +2

    Mr Ali harare, waxaad mudaan tahay bilaad sharaf, sidda dhexdhexaadka aah ee aad umaada soomaaliyed aad wax ugu taabiso

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 ปีที่แล้ว +1

    ✅✅✅🥰🤚

  • @aminomohamed9576
    @aminomohamed9576 11 หลายเดือนก่อน

    Cadaani guul 😊

  • @magaalada1
    @magaalada1 ปีที่แล้ว +1

    Hadal fiican ayow jeediyey Cadani

  • @MoussaMahad
    @MoussaMahad ปีที่แล้ว +1

    Asc.wala.wan.nisalamay

  • @SAMAALE0
    @SAMAALE0 ปีที่แล้ว +1

    14:00 Sidii bani’adam u nool yihiin in ay u nooladaan 😂 RW Xamsa Tartiib tartiib ayaan u soo noolaaneynaa

  • @AbdirahmanMo14
    @AbdirahmanMo14 ปีที่แล้ว +1

    Ali Harare waraysiga xiga MD Mustafa cagjar oo waraysi ah noo Soo dhig

  • @AbdirahmanMo14
    @AbdirahmanMo14 ปีที่แล้ว +2

    War maa Jeebka gali hee
    Cadaani Geeska afrika muxuu kaga celcelinaya bro come to realty ururkii meeye maxaad itoobiya iga hayzaa dadkaygii baa kumadhay ee

  • @halimali8389
    @halimali8389 ปีที่แล้ว +2

    Cadaani Hargeisa Boqor baad ka tahay wllhi cid aan fadhiga kaaga kacayn majirto Alle ha isukeen kulansiiyo. Wax badan baan kaa baran lahayn shacabkuna wuu kuu haraadan yahay!

  • @muhammedkediye3619
    @muhammedkediye3619 ปีที่แล้ว

    Ka Bixi Raali gelin arinta Cabduraxman Cabdishakuur

  • @jamalfarah708
    @jamalfarah708 ปีที่แล้ว

    😂😂😂Somali American QABLAYAD tv

  • @siyadguleedmahamoud5512
    @siyadguleedmahamoud5512 ปีที่แล้ว

    Agency for imperialism.
    Define In the rule.

  • @muhammedkediye3619
    @muhammedkediye3619 ปีที่แล้ว

    Adeer Ceelbey kaaga dhacday markaan waayo ma aanaan fahmin meesha aad kala qaaday. Abdurahman Cabdishakuur

  • @AbdiHassan-br3gw
    @AbdiHassan-br3gw ปีที่แล้ว +2

    ninkaan waa ninka keliyah ee aan itoobiya ka baqin

  • @mohamoudismailhussein4228
    @mohamoudismailhussein4228 ปีที่แล้ว

    Insha'Allah kheyrbadan bay noqoneysaa.
    Shantoo isweheshadaeyey wacneydaa calan iney wadaagaaney wanaagsaneydaa. Ha samaato ha la help.

  • @CabdiRaxmaan-jl9ev
    @CabdiRaxmaan-jl9ev ปีที่แล้ว

    Waad asiibtay cali sidaas ugu wad caaharada soomaalida cusub haday wax kit qaadanaayaan

  • @fartunfm-of7ng
    @fartunfm-of7ng ปีที่แล้ว

    Onlf waa jaajuusiin dhabarka jabiyay midnimadii iyo shanta somaliya weey gateen siyaasadii somali hal ah

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 ปีที่แล้ว

    WALEYSAN ONLF DABAQOODHI AHEEN. ONLF WAXAY U TAAGNAYEEN DIFAACA GOBOLKA. WAA NIMANKI MELEZ NACALAD HAKU DHACDEE NAAR TA ADUUNKA UGU KEENAY.

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 ปีที่แล้ว

    Xafladaha aad leedahay ururkay usoo baxeen miyaanad vogayn in haddii maanta soomaali meel kasta xafladaha la camiro waayo carruurta iyo dumarku XARAABO ayay ka dhigtaan shirarka ay sawirro iskaga qaadaan.

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 ปีที่แล้ว

    Dhulkaa aad sheegayso oo dhan oo dhul soomaaliyeed ahaa 14 sano ka hor OGAADEEN ayaa OROMO ku wareejiyey maantana waa dhul orom 100% leedahat oo isku dhashay.
    Ta kale weligayba waddadaas JIGIGA to BAABILI to Herer waan maraa oo ilaa addisababa ayaanu aadi jirey mana maqal ONL dhul qabsatey.
    Horta Qabsasho waa maxay sideedaba? miyaaney in la deganaado oo calan laga taago meesha aad qabsatey aanay ahayn?. Allaah daaroodku faan badanaa laascaano ayaa naftii kusoop celisay.

  • @Raho339
    @Raho339 ปีที่แล้ว +2

    Ogaadeenia🟩🟦🟥🔥💪

  • @saidalichannel7517
    @saidalichannel7517 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkk Waar bal nacaskan dhagaysta. Dr. Abiy baa ku xoreeyey nacasoow.

    • @wacayscaanood2984
      @wacayscaanood2984 ปีที่แล้ว

      Absolutely, nabad baa ilaahay usoo dejiyey iyagoo konton sano hal tuulo qabsan, waxaasaa dadka qurbajoogta lacag lagaga shuban jirey.

    • @mussemuna386
      @mussemuna386 ปีที่แล้ว

      itoopiya miyaad tahay adigu maxaad ku caayasaa gaalo iyo wixii la jarab Ilaahay ha cadaabo

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 ปีที่แล้ว +1

    GUUL JUXO

  • @mooyonis4645
    @mooyonis4645 ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @ahmedwaiss5443
    @ahmedwaiss5443 3 หลายเดือนก่อน

    Cadaani waa geesi halgamaa kuwa waxkasheegi waa qudhun dabaqoodhi am xaaro oromo u adeega

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 ปีที่แล้ว +1

    War Jigjiga dhul Ogaden ma aha waa dhul Jidwaaq ee beenta ha u sheegin dadka Ilaah!

    • @wacayscaanood2984
      @wacayscaanood2984 ปีที่แล้ว

      konton sano ayay OGADEN OGADENIA hayeen cid soomaali ahi may taageerin haddana waxay ku andacoodaan soomaaliyi waxay noo dhiibi jireen itoobiya. Why not, itoobiya haddii aanad taageero u samaysan oo aad soomaali col ka dhigatey sidee laguu taageerayaa.

    • @anab9951
      @anab9951 ปีที่แล้ว

      Jidwaaq waa ayo miyeynan absame ahayn maxaad kala waddaa. Walaahi hadii uuna Ogaden joogin in barqo cad lala wareegi lahaa

    • @mussemuna386
      @mussemuna386 ปีที่แล้ว

      jaahil hadalka si fiican udhageeyso ama khariirada eeg jigjiga kutaalo

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 ปีที่แล้ว +1

    Hashiis axmaaro la lalagalo maxaa ka so baxey aan hub ku dhigis m jiraan

    • @ahmedhanshi2422
      @ahmedhanshi2422 ปีที่แล้ว

      Ader hashishkas waa sax, wa ayo mamulada somalida aya hanganka dhabarka ka jabiyey,

  • @GalaDagaalka-k7q
    @GalaDagaalka-k7q ปีที่แล้ว

    Cadaani Waa in uu Dib uqaato hubka Amxaaro he's his maleh

  • @amiiragk5358
    @amiiragk5358 ปีที่แล้ว

    Halgama cadaani geesiga qarnigan

  • @MoussaMahad
    @MoussaMahad ปีที่แล้ว

    Anigok.nin.iyan.ku.dhashay.gobalaka.siite.ayan.ku.dhashay.wala.maa.gacayko.mumin.jamac.gEddie.weyin

  • @SerenaGold-s1f
    @SerenaGold-s1f ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkk

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 ปีที่แล้ว

    Waxay ka shaqeeyaan kala dillidda midnimada umadda Somaliyeed. Weyddii inuu qaddiyaddiisa tahay Ogaadeenimo mise Soomaalinimo! Muxuu ku diidanyahay Somalinimada oo uu aaminsan yahay Qabiilkiisa? Ogaden waa qabiil ka mid ah qabas'lada Soomaaliyeed ee degan deegaanka Soomalida ku dhaqan waddanka Ethiopia! Logic ma aha qaddiyadan Ogaadeenimo ee uu ninka aaminsan yahay!

    • @ISMAEL-ul5eb
      @ISMAEL-ul5eb ปีที่แล้ว

      Adigu na hogaamin walal Magaca Samaale intaad noo samayso waaban sugi la nahay, hadii kale ragga halkan kujirana ha lu gooynin

  • @sihubae4173
    @sihubae4173 ปีที่แล้ว +1

    Cadaani Dhanaan waydii

  • @siyadguleedmahamoud5512
    @siyadguleedmahamoud5512 ปีที่แล้ว

    Enemy of the somali dignity division you

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 ปีที่แล้ว +2

    Beenaale ma magac qabiil baa umma ku mideyn?

    • @baaqshacab1440
      @baaqshacab1440 ปีที่แล้ว +1

      Bal aadiigu magac qabiil xiita guumeysiiga kuula dagaal

    • @superfun1819
      @superfun1819 ปีที่แล้ว +1

      Orod reerki xoorey