Hamdi marwalba waxn ayhy qofka ugu horeya qalbi wax badan wa iga badashay waxan kugu mahad celiyo ma aqan wlhi lkn waxa ii tahay hooya labad eray ka qalisan hadu jiro isheg guys hamdi way iga mudan tahay
Masha Allah marka video aan fiirsanayo energy ayaa isoo galo xitaa shaqada guriga markaan kacaajiso routine kaaga ayaan daawadaa walaahi caajiska wuu iga baxaa waad thank for sharing your videos ❤❤❤❤
asc habo mcnto aad ku jeclhy allaha ku jeclaado wax badan Ka FAA iday sxp xun lahaa oo mar walpa dadka ila xamata aduun io akhiroba caqabad igu ahyd lkn hda markan ku Barty waxaso dhan wan go.yy alx dantayda io waxbarashadayda Ku mashquulaa thanks hbo mcn
Allaaa xamdi abyo ya Ku sheegay dadka shalay walalka ka dhigtay wax waliba u shegan jiray marka arkay in hore u socod aheen o go,aan ka gaaray Aya malinkasta hadal Xun iso Fara lkn dhagool iskaga dhiga alxamdulaahi
Lkn xamdi hal ogow waqtiga hada la jogo xasidki aya batay saxib iska daye waxad arkaysa walasha kula dhalatay oo markay aragto ado xalada ku hagagtay ka xun oo ciil darti farta qaninayso iskana dhigayso inay ku faraxsan tahay hormarkada marka cid la aminayo maleh sidas ayan ani saxib dhan u nacay

Qalbi hooyo maba jiro eray ka qalisan. Mahad sanid gabarteyda ❤❤❤❤❤
@yuuuuga1 cafimad iyo cimri dher haayo mcney you are my favorite TH-camr
Masha allah
Xamday caawa anad iga dhex hadlaysa
Wllhi waxan ahay dadka aan jeclay sxp,ta goni usocod ayan ahay
Waxana laygu idha xuman aad u dhalatay ayaa dadka ka dhex sartay
Ereyga ugu xun ee laygu idha waa libin gaara haysa siinin
Shakhsiyada dhabta ah een ahay waa xidh-xidhnaan
Sxp xun ama ku fcn ma aaminsanin
Zaxiipad kaliya ayan leyay hal.hadaf ayan wada leenahay ana gabadh lama.dhalan iyadna lama dhalan lapadena wll.saxiip isku. Nahay ilahay ha ii ilaaliyo io gabadh kasta oo leh zaxiip wanagsan
Alxamdulllahi hamdi abyo waad mahdsantahy aniga wax sxb ah malihi intaas ayaa ku fcnahy runtii
Masha Allah habo gali ilahay haa kuu xifdiyo ilahay rali haka noqdo ❤ gurigada iyo reerkada haku xifdiyo barnaamij aad uu qiimo badan oo muhiim ah nag saxiibniimadeda faido malahan mid ilahay uu gar gareey mahee nag saxiib nimadeeda waa sabuun lagu qabeeysteey waa arday tahay saxiib wanaahsan xiliga aan taganahay
Xamdiyey shukran xppti anigu saaxib malihi😂
Waa xaqiiq taasi qof Arkaa og laakin loomajoojiyo tantaa garad baa lanoqda marna lama Aamino
Absolut 💯 🥰🥰
Mashaa tabaraa k'Allah. Very nice subjekt 🥰💕. Sister codsii: Zoom meeting noo samee, ooh loo dhaan yahaay🎉
Xamday xppt zxpka an adunka ugu jeclay wa adiga waxadtahy qofka an hadalkisa energy ka helo
Mahdsanida Abyo 🎉❤
Mansha Allah Wllo ilahay ha ku xitiyio
Mshlh alahuma baarik ❤❤
Xamdi abaayo mahadsanid
Deegaanka ka Soo hadal
Alle hku barakeyo xppt
Saxib malahi walashey aya saxib I ahyd hada wey iga dhimate iguso duceya xamdiyey adiga iyo asxabtada abayoyin kalana wa haysta alx
Masha Allah marka video aan fiirsanayo energy ayaa isoo galo xitaa shaqada guriga markaan kacaajiso routine kaaga ayaan daawadaa walaahi caajiska wuu iga baxaa waad thank for sharing your videos ❤❤❤❤
Aniga kula Mid ah qaali ❤❤
Hamdiyey suasha aan kuso weydiyeey maa iga so jawaabtid gabdha ardayada ah tipska ey ku siisay nala wadaag
Mansha Allah tabrikallah Allahuma barik walshay ❤
Aniga zxp Ban lahanjiray markay iaragto ano faraxsan Quruxbadan Hormar kashekaynaya bay bilali jirtay inay iso xasuusiso dhawacyadaydi hore noloshayda mashay kalidato ay igu dhahdo baryahan wad xumatay wad babaday Hada waa markan quruxbadnado😂subxanalah Alx hadan noloshayda kasaray
😂😂😂 isku mid alhamdulilah waiska saaray nolashaad
Alxmdu inuusan jirin qof aan sireheyga u sheegan
M❤sha"Allah 🎉🎉🎉
Walaley anigu saxib malihi qofa iskufikirnahayba marag 😊
Sxb malehi lkn walaal ayaan leeyahay alxamdulillaah wanaag ayaan is farnaa iyo sadaqada qaraabada inla caawiyo aakhiro inaan u shaqeysano
Thanks walal xamdi 🙏👍❤️
Shukaran macaanto ❤❤❤❤
Runtii wax badan ka faiday waliba malin talo aad i anfacday baan ka qatay waxaan ku bartay wakhti fcn Mahadsanid wll qali
xamdiyey aniga saxiib naageed malihi waligeyna mayelanin hadana marabo aniga waxaa saxiib ii ah xaajigeyga iyo ilmaheyga waxaa ku soo xiga walaalahey intaas ayaa iga badan aniga ❤❤❤
Sxpma ma lihi xamdiyey wllo kaligey ban ahy wagii aan schoolka iyo jmcda aya sxp iigu danbeyse 2021 illa hada sxp ma yelan 😊
Hamda Qurux❤
asc habo mcnto aad ku jeclhy allaha ku jeclaado wax badan Ka FAA iday sxp xun lahaa oo mar walpa dadka ila xamata aduun io akhiroba caqabad igu ahyd lkn hda markan ku Barty waxaso dhan wan go.yy alx dantayda io waxbarashadayda Ku mashquulaa thanks hbo mcn
@@AyaanIlyaas-x2r Wcwrsb Habo mcn guleyso
Waxyabo badan ayaan ka bartay Mahadsanid
Asc
Hamdi wall anagana nala wadag haday surta gali tahay qishka ay kuu sheegtay gabartu
Allaaa xamdi abyo ya Ku sheegay dadka shalay walalka ka dhigtay wax waliba u shegan jiray marka arkay in hore u socod aheen o go,aan ka gaaray Aya malinkasta hadal Xun iso Fara lkn dhagool iskaga dhiga alxamdulaahi
Aniga waxaan leyahay hal sxb oo skolga isladhigano. Ma xanbadna xaqiiqdi lkn.
Marwalbo waa lesi malin aye imata maline maimaato skolka waxey dhahda marwalbo xabsigi maxaan kasofaidnay. Marwalbo waankacarara weyidawaorada marabto iney igaharto manarabto inaan waxwadaqabsano.Marwalbo islabardhig aye samesa.
Maxa tala ah.
Qaali manala wadaagi kartaa gabadhaas xariifada ah qishka ay kusiisay maadamon annaguna ardey nahay waxa laga yaaba inay na anfacdo mrkaa qaali adoo raaliya Nala wadaag
❤❤❤❤
Aniga waligey Hal naag Ayaan saxiib ka dhigte 14sano Ayaan saxiib ahey hadana 2 Sano kahor Ayaan xidhiidhka ugooyay lagamana yaabo inan saxiib dambe yeesho
Lkn xamdi hal ogow waqtiga hada la jogo xasidki aya batay saxib iska daye waxad arkaysa walasha kula dhalatay oo markay aragto ado xalada ku hagagtay ka xun oo ciil darti farta qaninayso iskana dhigayso inay ku faraxsan tahay hormarkada marka cid la aminayo maleh sidas ayan ani saxib dhan u nacay
@@haniaden2700 waaa buxaan qalbi. Xaqiiq waaye
Saxiba ma lihi kawaran xamdi
Farid ❤❤❤