FAADUMIINA HEESTII CALAF WAA 2020 AROOSKII NASTEEXO INDHO & XUSEEN BITE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 297

  • @abdifataah4458
    @abdifataah4458 5 ปีที่แล้ว +72

    Faiza waxad iga gadhsisa FADUMIINA😁 hees R.waqoyiga ku cod macantahay afka kle iska daaa iNTA IGA GADHSII FAIZAY CALAF WAAA AAA💏💏💏💏😍
    XUSEEN IYO NASTEEXO 👇👇👐
    KHAYRI AYAAN IDIIN RAJAYNAYNAAA

    • @qeysarsenal2701
      @qeysarsenal2701 4 ปีที่แล้ว +1

      Hadaad cunaami weydiso magaraneyso waxa laga wado waxeyba ledahay cunaabiga sado qaf kaga wacan lama Heli dono

    • @qeysarsenal2701
      @qeysarsenal2701 4 ปีที่แล้ว +1

      Calaf waa halkisii maahan waaa. Waa halkiisee weyaan

  • @ifraahabdi3450
    @ifraahabdi3450 5 ปีที่แล้ว +333

    Inta labiska fadumina ku haysta like ha ila dhafin

  • @Somalilandreborn
    @Somalilandreborn 4 ปีที่แล้ว +8

    Niyow sanadkan xaga garoobaha ayey iga haysaaa. Bal fiiri sida Nasteexo ugu dhagdhageyso ninka. Oday baa lahaa dumarku wada naxariis iyo wada jacayl ayey noqdaan hadii ay guur hore soo maraan waayo waa waayo arag.
    Carmalkow anigaad ii gaartihiin😍😂

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 5 ปีที่แล้ว +121

    Goob weeye fadumiina wey u shiday arooska

  • @maxamedxasanmiicaadkule8066
    @maxamedxasanmiicaadkule8066 5 ปีที่แล้ว +45

    Best walhi fanaan ma ihi balse gabdhaa nasteexo waan u heesi lahaa hadaan joogaa lahaa goobtaa

  • @ayaaancabduqaadir4433
    @ayaaancabduqaadir4433 5 ปีที่แล้ว +50

    Fadumina wa jeclhy wlhi qof iska faraxsan dacad ah waye ilah ha dhowro😘

  • @luleymuxumed3726
    @luleymuxumed3726 5 ปีที่แล้ว +34

    Saa nasteexo ujecelahay hadaan meeshaas joogo dahab ayaa saari lahaa nasteexo caafimaad kuwaara

    • @nimcoali7554
      @nimcoali7554 5 ปีที่แล้ว +2

      Habaalyo nasteexo indho iyo seygeda aroswacn wagabar qalbiwanaksaan Mashallaah

  • @Muhayfa
    @Muhayfa 5 ปีที่แล้ว +27

    Somali dhalada faadumiiNa qaaasim hilowle alla yarxamu raaximiin Baba qaaasim hilowle abwaanki allifay heesta astaanta calanka somalia

    • @aishahussein4229
      @aishahussein4229 4 ปีที่แล้ว

      Muhayfa 143655 qasin hulowle ma dhalay ader inow uyahan umaley ha masa wilkisa dhalay

    • @AminaCuisine692
      @AminaCuisine692 4 ปีที่แล้ว

      Kassim Hilowle walalket waaye

  • @drsamiishaquruxsan4036
    @drsamiishaquruxsan4036 5 ปีที่แล้ว +13

    Fadumiina Waku wataa HalYeeyad nag An jeclhy Naagta kaliYe Stel keda io jaaskeda qof keena la wayay wana nagta Hal jaaS Ay mar kle ku celin 👍👌👌👌

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka 5 ปีที่แล้ว +15

    Faadumiina ❤❤ Full Respect ku haaya 👈 waanku taagera ..
    congrats Nasteexo Indho and Xusen bite ❤ Lamaano is jecel 👈

  • @drabdilahiomer5458
    @drabdilahiomer5458 5 ปีที่แล้ว +23

    Allaylahe Reer waqooyi waa gobgobi dhashay Aroos wacan Ayuu u dhigay cid gaadhaysa ma jirto Reer waqooyi waa dad nasab Ah

    • @aduunyogadoon2498
      @aduunyogadoon2498 5 ปีที่แล้ว

      Dr Abdilahi omer naagees .com

    • @hamdixiis7418
      @hamdixiis7418 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa la dhafay waliba kwrn

    • @drabdilahiomer5458
      @drabdilahiomer5458 5 ปีที่แล้ว +1

      @@hamdixiis7418 yaa dhaafay na

    • @hamdixiis7418
      @hamdixiis7418 5 ปีที่แล้ว +3

      @@drabdilahiomer5458 anaga dee cid gareysa majirto maxadku tiri adigu wala dhafay waliba anagana dhafnay

    • @drabdilahiomer5458
      @drabdilahiomer5458 5 ปีที่แล้ว

      @@hamdixiis7418 idinka oo Aya marka is cadeeya

  • @kamkam22100
    @kamkam22100 5 ปีที่แล้ว +4

    Fadumina codgeeda aad ayu u macaan yahay shaqsiyadedana waan ka hilaa . waxaan jeclaan lahaa heeso aan xameri aheen inay qaado waayo codgeeda bella ayu ku yahay ....top aye nuqon laheed haday dadaal yar mujiso

  • @safiaabuukar7674
    @safiaabuukar7674 5 ปีที่แล้ว +5

    Waw faduminaaaa boqorad batahay qabi furan walahi cadimaha gabadhan ilahow kubarakey saxiibada. Nasteexa idhiina wan kulenahay abayo hambalyo iskuwara insha alah

  • @ramlaaxmed9549
    @ramlaaxmed9549 5 ปีที่แล้ว +26

    Faduumina way uhagar baxday hees xul ah wiilka arooska ah wuuu uyabay luuqadas ma fahamyo heesta ka hor ay aqrisay 😁😁😁😙😙

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 5 ปีที่แล้ว +14

      Ramla Axmed muxu faxmi waaye muxu ku qasley hee haduuna faxmin heesta Nin cadaan miyaa waa Somaali caadi iska dhig

    • @ramlaaxmed9549
      @ramlaaxmed9549 5 ปีที่แล้ว

      Heesta ka hor waxay aqrisay anba ma fahmin

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 5 ปีที่แล้ว

      Sow kan la qaadaya 00:44

  • @naabuu777
    @naabuu777 5 ปีที่แล้ว +29

    Fadumiina arooska walhi way shiday 😍😍👌🤗🤣

  • @sahnibrahim4637
    @sahnibrahim4637 5 ปีที่แล้ว +4

    ilaahow kuu naxariiso saado cali iyo faadumiina hooyaded iyo wixi muslim ah
    nasteexo indho guri khayr byo
    faadumiina thanks

  • @hooyoali8142
    @hooyoali8142 5 ปีที่แล้ว +8

    Boqorada puntland iyo boqorka Somali land aroos wacan beautiful Masha Allah

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 5 ปีที่แล้ว +13

    Waar intaas hore ma anagaa fahmaynaba waxay faadumiina ku heesayso.waa qaraabadii ina biitee 😂😂😂😂😂😂.qurux way ku dhamaatay nasteexo indho mansha Allah

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 5 ปีที่แล้ว +4

      Heestii Sulfa ee Geedi Shaamboow ee qaadeysaa oo ay ereyada qaarkood ka badashay, qaldaan waaxid.

    • @64yearsago59
      @64yearsago59 5 ปีที่แล้ว +1

      @@waryaawariiri1812 what you talking about anaga maxaa naga galay geedi shaamboow iyo geedi taydh wuxuu doono ha ahaadee yaa kaa qaldaansan oo soo jawaab ku yidhi .waaryaa qudhaanjo😂😂😂

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 5 ปีที่แล้ว +1

      @@64yearsago59. Jeedo taydh so xun baan u qoslay walaahi anu waan fahmay ina abtideey oo reer xamara la daawaday.

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 5 ปีที่แล้ว

      @@64yearsago59 laakiin ulajeedka waan fahmi kariwwaayey

  • @iamqueenrayan9119
    @iamqueenrayan9119 5 ปีที่แล้ว +6

    Inshalah❤❤aroskey ka fadumina❤❤wa imanesa inshalh wlhi wan jclhy fananda😘😘aydiyo🙏🙏nstexo iku slma plz hada taqnin🇸🇱🇸🇱🇸🇱wlshen from putlnd

  • @mahadomar7099
    @mahadomar7099 5 ปีที่แล้ว +36

    Inder xuseen Cabdi ismaaciil biite hamablyo inder adigiyo inantaa noo dumaashiga ahba👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @DjWageone
    @DjWageone 5 ปีที่แล้ว +19

    Heesta Aun Wadeniyadeenii Saado cali heestay noo qaday waa ku ciyaartay faadumiino Allow kuu naxariis Hooyo saado 🤲❤

    • @ZamzamIsse
      @ZamzamIsse 5 ปีที่แล้ว

      hhhhh alla berka

  • @laylaomar5541
    @laylaomar5541 5 ปีที่แล้ว +7

    Faadumiina 💝🇸🇴👌🌿xaaji kuli waaye aniga waxaan aad u jeclaan lahaa faadumiina iyo Xanfar in ey wada heesaan heestii maandeeq iyo tubeec dhexdoodana baxo qosol farxad waxkale ayeey noqonlahaayeen kkkk aadbaan u jeclahay Xanfar Iyo Faadumiina

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 5 ปีที่แล้ว +18

    Faduma Miina wacdarayka Dhitayhalkan Waaaaw👏🏾👏🏾

  • @liibaankaatinkaaga1117
    @liibaankaatinkaaga1117 5 ปีที่แล้ว +6

    m.a hambalyo hambalyo basteexo indho fananad ilaa narkab dhalanayay la jeclaa fankeeda oo ana fankeeda jeclahay

  • @abdirizakshidane2215
    @abdirizakshidane2215 5 ปีที่แล้ว +13

    Faadumiina funny wye waka gariirine kulaha🤣🤣🤣

  • @aminahussein3208
    @aminahussein3208 5 ปีที่แล้ว +6

    Wow that's amazing fadumo dadkii heesta lahaa ayadaba uga cod macaan

  • @housseinhaajitanzaani4788
    @housseinhaajitanzaani4788 5 ปีที่แล้ว +12

    Mashallah waxa is hellay Laba boqortooyo Garhais iyo Majeerteen Isku waarra ayan leenahay ❤❤

    • @zahraabdikarim
      @zahraabdikarim ปีที่แล้ว

      Garhais wàa jiliibke wllo

    • @qadrasuleiman
      @qadrasuleiman ปีที่แล้ว

      ​@@zahraabdikarimwaa isaaq 💚🤍❤

  • @cumaralijuur3411
    @cumaralijuur3411 5 ปีที่แล้ว +88

    Hhhhhh nag ikaqosliso marwalba fadumiina hilowle waxkle inti ilaqososhay like dhac ikusii

    • @zzhrasszhra8686
      @zzhrasszhra8686 5 ปีที่แล้ว +1

      Gabadhan heesta kareba hhh ada iyo ada banadiriga kuficantahay wayo karii maysoo kkk

    • @cumaralijuur3411
      @cumaralijuur3411 5 ปีที่แล้ว

      @@zzhrasszhra8686 hhhhhhh sax wlhi abyo2lakuma garo banadirika xabadaan

    • @drsamiishaquruxsan4036
      @drsamiishaquruxsan4036 5 ปีที่แล้ว

      madax weeye

    • @fjfjfkfkjfkjd1354
      @fjfjfkfkjfkjd1354 4 ปีที่แล้ว

      @@zzhrasszhra8686 yie

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay9194 5 ปีที่แล้ว +6

    Waa nzab fadumini sxbteyd aroskeyda weka tunteh wlhi lkn i.a grop nimda waka bxe😁✌

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 5 ปีที่แล้ว +30

    Nasteexo waa grrrrrrrrrrrireeeee fadumiina caadi maha 😁😁😁😁😁✌💖

  • @yasir7210
    @yasir7210 4 ปีที่แล้ว +3

    Fadumiina waan jeclahay walashey mcn Somali mideysa waye hori usoco my dhiigeyga adigo kala Soomaali an facaayo

  • @abdifatahmoalimali5356
    @abdifatahmoalimali5356 5 ปีที่แล้ว +27

    Caruur wngsn allaha siyo oo waliba xafidul quraan ah

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 5 ปีที่แล้ว +1

      Amiin yaa RABBI.

  • @nacimaabdalla9094
    @nacimaabdalla9094 4 ปีที่แล้ว +1

    Waw fananada style fadumino faiza amir xbbtii dharkaan fadumino qabto xagee ugu hagaagaa aad baan uga helaye

  • @shoukriasayf9148
    @shoukriasayf9148 5 ปีที่แล้ว +2

    Hadu yidhi cuntada daa ha cabin biyaha diid cudur weye halisee wa ruun fadumina big respect ❤️

  • @drsaishohonest2366
    @drsaishohonest2366 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaw faadumiina waxaad modaa labiska in iyadaa loo daayay dumarka kle labiska xagiisa Waxba kuma hayaan ku jcliyaa fadumiin

  • @fartunsalahahmed7690
    @fartunsalahahmed7690 5 ปีที่แล้ว +20

    Fadumina meesha kala kicisey fanny fadumina

  • @munasharif4090
    @munasharif4090 5 ปีที่แล้ว +1

    Hanbalyo nasteexo iyo Xuseen waad isku soobaxdeen maasha Allah iskuwaara boqorada quruxda nasteexo

  • @fathiatheunique3940
    @fathiatheunique3940 5 ปีที่แล้ว +12

    fadumiina great performer mashallah 🔥

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli 3 ปีที่แล้ว

    Fadumina waa dhal faneed 4 generation ogaada ciyaar hamoodina Somali musicial kuli family ay ahaayeen.

  • @sadioismail7078
    @sadioismail7078 5 ปีที่แล้ว +10

    Manshallh iskuwaara nastexo iyo xuseen hanbalyo nolaada❤❤❤

  • @niceabiib8950
    @niceabiib8950 5 ปีที่แล้ว +5

    Maashaallh boqrda allha isukiin daayo inba caadimaaha

  • @AhmedAli-qk3ij
    @AhmedAli-qk3ij 4 ปีที่แล้ว +3

    yaa igo racsan in fadiminini ugo dhar qurxontahay like dhac dhac dhac igo kusiii

  • @mohafishaal4190
    @mohafishaal4190 3 ปีที่แล้ว

    Walee fadumina meesha imaato wey shidmeysaa caadi mahan aroos wacan

  • @nashaadmohamed7431
    @nashaadmohamed7431 5 ปีที่แล้ว +1

    Yaasalaam faadumiina nasteexo waa farxadaayda waayo gabar himilo sare leh isha nacabku kaadedan wll

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 ปีที่แล้ว +5

    Nasteexo Indho Uroon Awguuriyo😙💑Faduma funy gabar shidan oo Shaqo fiican😎😍👌👍

  • @زوزوأحمد-ت2ن
    @زوزوأحمد-ت2ن 4 ปีที่แล้ว +2

    المسيقى حمااااااااااااااس💃💃💃💃💃💃💃والعرس جميل 👌💫💫💫💫💃💫مبروك للعروسين ألف مبروك

  • @hudladan8721
    @hudladan8721 5 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa alha walh fadumiin wan jeclhy illhy haku dhoro hablyo nastexo ❤️❤️❤️

  • @fihimadaaoud9474
    @fihimadaaoud9474 5 ปีที่แล้ว +9

    Faduma wan ku jeclahay mamo

  • @amun5155
    @amun5155 5 ปีที่แล้ว +12

    NASTEEXO WALLEE NAAG IGA DHEH AROOSKII KU CELI BAA KA DHACDEY LKN TOOBKII HORE KAN BAA KA QURXOON WLHY WAA WAASAC KUU HORE WUU KU DHAGAN YHY

  • @deeqdollar8968
    @deeqdollar8968 5 ปีที่แล้ว +4

    Qoftan wee iga qosliseesa wlhi fadumina ii noolow yaaqe!

  • @qaliyahartan4236
    @qaliyahartan4236 5 ปีที่แล้ว +4

    Hambalyo ina adeertey nastexa indho iyo dumashigey qaali ❤💙💜💚💥💋

  • @dahirlove729
    @dahirlove729 5 ปีที่แล้ว +3

    Faadumiina 😂
    Hees miyaa mise 😂 waah waah
    Faadumiina legenda 😍

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 4 ปีที่แล้ว

    M.a Nasteexo iyo Xajigeda isku duqooba carur kala hela Awowe iyo Ayeyo noqda in.a,cadawga ilaahay ha idinka qabto.

  • @fahadyare2514
    @fahadyare2514 5 ปีที่แล้ว +12

    hhhh I LIKE THE WAY SHE DANCES FADUMINA SO ATTRACTFUL

  • @fatumakerane1672
    @fatumakerane1672 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaa ila Arkay Ellhan xaarago iinaay oyayso oo nasteexo ilinta ka tir tirayso ☹️😩😢😍

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 5 ปีที่แล้ว +18

    Ob faadumiina iga daaa ciyaarta inaba caadi ma aha heesta 😂😂😂❤❤❤👇👇👇
    January 1 2020 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 👇👇👇❤❤❤😂😂😂

  • @ayanboojochannel468
    @ayanboojochannel468 4 ปีที่แล้ว +1

    In ta fadumon jecel like i saraa

  • @umumowzir5384
    @umumowzir5384 4 ปีที่แล้ว +1

    Boqora juriyadha kablalax nolosha kumaxumeso viva qalanjoyinka darood ismail

  • @umusafa1180
    @umusafa1180 4 ปีที่แล้ว

    M.a gacltooyo is helay allow barakey jcliya indho io fadumiiina ❤💋🙏

  • @simansiman4012
    @simansiman4012 5 ปีที่แล้ว +5

    Faduma miina meesha eey soo istaagto waa la yaqanaa nal baa ka baxo

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 5 ปีที่แล้ว +1

    Marka Hanbalyo Lamaanahaa Is Cugtay👏👏👏👏👏👏👏👏👏
    Marka xigta Faadumiina Kooca caadiya weeye😂😂😂😂😂

  • @mohmedbritish243
    @mohmedbritish243 4 ปีที่แล้ว

    Fadumiino illahay waxuu isku daray qurux labis here sare ah qalbi gold ah ciyaar xidigaha dhajinaysa qosol daadax ah

  • @رباغفرلي-ذ7ن
    @رباغفرلي-ذ7ن 4 ปีที่แล้ว

    Wow so beautiful 🤩🥰fadumiina faisa tnx bye🤩🥰

  • @eastafricanqueen2796
    @eastafricanqueen2796 5 ปีที่แล้ว +5

    Nastexo iyo fadumina walalo isjecel💖😍💞

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 4 ปีที่แล้ว

    Asc walaal ilaahay haku barakeeyo waxaan kaa cosanayaa in aad iisheer gareeysonnnnn.

  • @habbtyruxsy2466
    @habbtyruxsy2466 5 ปีที่แล้ว +2

    Congrats queen nastexo nd king hussein❤️♥️mabrouq on your wedding Masha allah

  • @simansiman4012
    @simansiman4012 4 ปีที่แล้ว

    Ma aan yabin ileen fadumamina ayaa timi cariga waxaan is lahaa waa maxey nuur ka bacayaa minii you are my fav sis nolow

  • @shaadiaofficial7006
    @shaadiaofficial7006 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhjh ninki isaaq islaantan dhimanbu la yaabahay wlhi qosolki ba ka dhaaday baga isaga rer koonfureed isku doontay✊😀😀

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 5 ปีที่แล้ว +3

    Ka naxoow nafta waa dhalgobeed isku waara 😘

  • @lafgareen6500
    @lafgareen6500 5 ปีที่แล้ว +2

    Alaa Ninka Rer Shekh Isaaaaq Qurux Badanaa Mashalah Lakiiin Wax Lataliya,,,,,Mawayayy,,, ,,Habartan Kici La Maxuuu Kufulay

    • @cawobilan
      @cawobilan 5 ปีที่แล้ว +3

      Isha baxarka qalbi waxa fiican jeclaada allah ha ku siiyo

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 ปีที่แล้ว

    The best marrige in the world husien en nasteexo illaahow aad iska waartaan aamiin we love you❤❤❤❤fadumiina fanaanada sare

  • @ahmedabdiaziz4828
    @ahmedabdiaziz4828 5 ปีที่แล้ว +5

    Cod mcn fadumina 👌

  • @haniofficial1352
    @haniofficial1352 5 ปีที่แล้ว +51

    ifka lagu yahay walaaa plzzzzz like hee SUBSCRIBED isaaaaaaar 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @xiisosman1328
      @xiisosman1328 5 ปีที่แล้ว +1

      Wan ku saray abyo

    • @rahmabashiir6964
      @rahmabashiir6964 5 ปีที่แล้ว

      Adi dadka so jiido oo wx laguugu subscriber greeeyo la imow abaayooy

    • @wiznelly8046
      @wiznelly8046 4 ปีที่แล้ว

      Wll wankuu saaray

  • @shaaficiabdulahi1791
    @shaaficiabdulahi1791 5 ปีที่แล้ว +2

    Fadumiina waa qofka kliya aan fankeda jclhy

  • @dhagacadeaxmed7656
    @dhagacadeaxmed7656 5 ปีที่แล้ว +3

    faadamiina waa kabaxsatay saxibeey

  • @nasteehaali1436
    @nasteehaali1436 5 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan damac badanaaa nasteeha sami nin kuugumadhicin

  • @ruweydaabdullahi8213
    @ruweydaabdullahi8213 4 ปีที่แล้ว

    Fadumiina iyo nasteexo waa labo fananad an jeclahay cadawgina dhown

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye9412 5 ปีที่แล้ว +4

    Hambalyo nesteexo dumashi will iyo caano guleyso abaayo 😍😍😍

  • @nalayabshir3133
    @nalayabshir3133 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaw maboqoradeeynaa iloolaw nasteexo iindho

  • @ZamzamIsse
    @ZamzamIsse 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah habo deyda arooski qarniga udhacay

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 5 ปีที่แล้ว +1

    Fadumiina caadimahan fananda fanka sanadan danbe aad ugasodhex mooqata😗😘😙😚😍✅🤝🤣🤣🤣

  • @foosiyaad6622
    @foosiyaad6622 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah aroos qurux badan isku waara from burco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasraabassnasraabass1888
    @nasraabassnasraabass1888 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah love from Kenya

  • @wallinsondubadd4109
    @wallinsondubadd4109 5 ปีที่แล้ว +2

    Beautiful video and great dancing👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💟💟💟💟💟💟🎆🎇🎊👍👍💃from Stockholm keep going👌✌

  • @umuimranabdalle9683
    @umuimranabdalle9683 5 ปีที่แล้ว +4

    Nasteexo waa garire waba u gariirtay ninkan she love him very well 😂😂😂

  • @bahsanabdihasan8057
    @bahsanabdihasan8057 5 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi wa funny i like hr😂😂😂😂😂

  • @leyliinalov2448
    @leyliinalov2448 5 ปีที่แล้ว +4

    Fadumina wa ku kala kicisay

  • @naimosuleimanmahdi6636
    @naimosuleimanmahdi6636 4 ปีที่แล้ว

    Xusus Wlhi Saada Cali Warsame

  • @loveblooms3644
    @loveblooms3644 5 ปีที่แล้ว +1

    Fadumina dress cadi maha 😍😍😍👏

  • @afsafaheem2609
    @afsafaheem2609 4 ปีที่แล้ว +1

    Very nice stylish people and dance i enjoy song alot

  • @odaytv9417
    @odaytv9417 5 ปีที่แล้ว +2

    Fadumiina gabadh aan taageero

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi111 4 ปีที่แล้ว

    Woowow way shiday fadiminaa🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️

  • @BALIGUBADLETELEVISION
    @BALIGUBADLETELEVISION 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah waar ninkii ina biite wuxuu soo qabtay nasteexo indho walee ninkaasi waa reer hargeysa weliba dunbuluq kkkkkkkk
    waar subscribe igula meeeraysta kuligiinba

  • @NourAhmed-ku7wo
    @NourAhmed-ku7wo 5 ปีที่แล้ว +2

    Nastexo indho darted ayaa looshiday arooska kan idoor ee laangab ah waa suuulaami macnaha lama yaqaan nolow indr from dawrsih boy iyo xaruntii sayidka ee taleex.

    • @alimuse7614
      @alimuse7614 5 ปีที่แล้ว +1

      Walaashaa iskuma hubtidee seedigaa ha colaysan darweesh boy

    • @barwaqoabdi7494
      @barwaqoabdi7494 4 ปีที่แล้ว +1

      Nin isaaaq oo landhera ayay heshay lkn adoo gumaysi ku nool oo cagahayga ku hoos jira ayad hdlysaa ciil qabe tuulada laascanod aan soo dhaFi karin uma xumid😂😂yadooo wxy tahy la wada yaqaan ayuu hdana🤮 ayuu hdana ku qaatay laangaba afar midha oo tuulo daas degan ugumad horeyn viva isaaaq landhere banan degay oo cidna u baahnayn👊👊

    • @mohamedwadadyare5039
      @mohamedwadadyare5039 4 ปีที่แล้ว

      @@barwaqoabdi7494 aqoon baanad u lahayn waa dhashii ugaasyada.

  • @najaxsiyat5944
    @najaxsiyat5944 5 ปีที่แล้ว +5

    Qeybta madaxa u ruxayo wilka aroska malaso galinin Kkkkkk huseen bite wa yabey talow am carabi bu leyahay

  • @nasracabdi1553
    @nasracabdi1553 5 ปีที่แล้ว +1

    Manshalh hamplyo wiilkan iyo gabdhan

  • @elmi108
    @elmi108 5 ปีที่แล้ว +6

    Reer xamar adeer heesaha hanoga ciyarina

    • @Nuurdin
      @Nuurdin 5 ปีที่แล้ว +6

      Mohamed elmi adiga maxaatahay baantu baa reerxamar goormey hees kaaga cayaareen doqon baatahay

  • @abdukadirsurzan6477
    @abdukadirsurzan6477 5 ปีที่แล้ว +5

    Msha allh guul wacan

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et 5 ปีที่แล้ว +2

    Waaw masha allah😍

  • @odaytv9417
    @odaytv9417 5 ปีที่แล้ว +1

    Congratulations nasteexo indho iyo Xuseen