Waraysi walaalo Hinda Yousuf Osman Hooyo laga helay xanuunka Canserka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 380

  • @FatimaMunachannel
    @FatimaMunachannel  ปีที่แล้ว +11

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    الحمدلله وحده والصلاة والسلام على رسول الله
    Walaalahayga qaaliga ah team ​⁠@FatimaMunachannel halkan waxa Tabarucaat loogu ururinaya walaasheen Hinda Yousuf Osman oo ah hooyo uu ku dhacay xanuunka Cancer ka oo weliba ah stage 4 hadaba aaduunka aya walaalo lagu yahaye halkan ugu hagaajiya wixi aa ku tari kartaan walaasheen oo ah hooyo 5 caruur ah haysta oo gabadha igu yari ay tahay gabadh baahi gaar ah leh ❤️❤️❤️❤️
    www.gofundme.com/f/relief-for-hinda?member=28811389

    • @lofiaxmad3382
      @lofiaxmad3382 ปีที่แล้ว

      اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته اختي انا أم صومالية مقيمة في جدة مريضة سرطان عظام وانتشر للريه محتاجه علاج كيماوي ابغاكي تدعميني الله يسعدك ضروري اتواصل معاكي

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 ปีที่แล้ว +19

    Yaa Rabbi walaasheen iyo dhamaan inta umada xanuunsan caafimaad taam ah sii

  • @quruxdaiyoaduunka496
    @quruxdaiyoaduunka496 ปีที่แล้ว +2

    illaahay caafimaad dhuuxa iyo dhimirkagala alla ha ku siiyo Caruurtaadanaba kama qaado walaalo gaar ahaan Inantaayar ee kuu baahan illaahay kama qaado aamiin yaa rabbi

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 ปีที่แล้ว +2

    Ya Allah
    Ya Raxmaan
    Ya Raxiim ilaahayow cafi walasheen hinda Yussuf Osman iyo intii muslim ah ee xanuunsan, ilaahayow xifdi iyada iyo caruurteeda, wax dhiba ha tusin Aduun iyo Akhiro, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin yaa Rabbi

  • @sahroali2547
    @sahroali2547 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah mcnto iimanka Allaha ku siyaadiyo xanuunkana Allaha kaa dulqaado adiga iyo dhaman inta xanuunsan

  • @karinf4878
    @karinf4878 ปีที่แล้ว +10

    You are such a lovely person and have made such an impact in so many lives ❤ including mine. I love 💕 you, Hinda.

    • @hindaosman6784
      @hindaosman6784 ปีที่แล้ว

      Thank you Karin I love you my friend you are special and so kind 🥰

  • @faadumomaxamed2714
    @faadumomaxamed2714 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay ha ku cafiiyo cafiimad deg deg aah walaal cafiimad iyo ciimri dheer od caruurtada ku korsato ilahay murugada farxad ha kugu badalo 🤲🤲🤲

  • @Imsocool2077
    @Imsocool2077 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahoow rabiyooy raxmaanoow
    Hinda. Kaqaad xanuunka
    Yaarabi. Hinda way nooga sheekaysay qisadeeda
    Ilaahoow caafimaad sii ay kukorsato. Awlaadeeda
    Ilaahoow
    Quwad. Caafimaadqata oo dheeraada😢aamiin aamiin yaarabi

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 ปีที่แล้ว +2

    Yaa Allah, Yaa Rabbi, Ilahow walashen Hinda cafimad sii ada awoode anta-arxamuraaximiin, Rabbiyow gabadheda yar ee u bahan oo sidan u jecel Ilahow u daa, adaa awodee yaa Rabbi, Yaa Raxman Rabbiyow xanuunkas laga waayaa oo la yiraa ma qabtid! Ma qabtid!ma qabtid.
    Insha Allah

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay ha ku caafiyo walaalo Quraan fara badan isku sida suuratul al faataxa , al falaq iyo al Naas xiliga leylka isku akhri walaal waad caafimaadi .
    inshaaallaah.

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul ปีที่แล้ว +7

    Barakallah, strong mother may Allah grant her Jannah Firdows.

  • @makomouhoumed5494
    @makomouhoumed5494 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay Cafimaad taam ah oo dhuuxa iyo dhiiga iyo dhimirka gala hasiiyo Walaasheen Hinda 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan ปีที่แล้ว +5

    Alla awooda leh waxaan ka tuugaya in cancerka ka bogsiiyo walaal Hinda inshallah wey bogsan Yaa Rabi ka dulqaad

    • @ayanjama7955
      @ayanjama7955 ปีที่แล้ว +2

      Ameen ameen ameen yaa rbbi 🙏🙏

  • @chocolatechip100
    @chocolatechip100 ปีที่แล้ว +4

    ❤ An amazing Nurse we love and miss you .

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 ปีที่แล้ว +5

    Alaahuma Aamiin yaa Rabii 🙏🙏🙏 Ilaahow ducadeena u aqbal wlsheen mcn oo ducadeena hanagu soo celin oo wlshay caafimaad buuxo ha siiyo iyada Iyo inta xanuunsan yaa Rabii

  • @aminamohamed5568
    @aminamohamed5568 ปีที่แล้ว +9

    Asc walaal Allaha wayn ee waaxidka ah waxaan kaaga baryay caafimaad taam ah in uu ku siiyo. Aamiin Aamiin yaa Rabbi

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 ปีที่แล้ว +2

    Allah haku caafiyo Hinda walaalo. Dhibta aad martayna Alaah jano hakugu badalo. Waan kuu soo ducaynaya waali. Allah dartii ayaan kuu jecelahay🤲

  • @KhadraAbdalla-ze4vl
    @KhadraAbdalla-ze4vl ปีที่แล้ว +6

    2 diinaba Ilaahey kheyr ha idin siiyo Ilaahey ha caafiyo walaasheen iyo dhamaan intii xanuunsan aamiin
    اللهم رب الناس اذهب الباس اشف أنت الشافي لا شفاء الا شفاءك شفاء ً لا يغادر سقمًا أمين امين 🤲🏽

  • @sahramohamed9199
    @sahramohamed9199 ปีที่แล้ว +3

    Yaaba walaasheen hinda caafi yaarabi yaa raxmaan yaa raxiin caafimaad sii ❤❤❤

  • @abdijama7395
    @abdijama7395 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay ha caafiyo caafimaad tama ah walaasheen yaa rabii ❤❤

  • @Yana-tu3el
    @Yana-tu3el ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow caafi hinda waa hooyo qaaliya cimriga udheere walaahi ilmo iga timi she is sweetheart ❤❤

  • @anabhusseun6502
    @anabhusseun6502 ปีที่แล้ว +2

    Asc Muna,
    Walashen Hinda Allah subhanahu Watalah cafimad kheir leh ilahay hasiyo Ameen Ameen yarabi ❤️

  • @zainabadam3140
    @zainabadam3140 ปีที่แล้ว +5

    الله يشفيها يارب ويحظفها ويبعد عنها كل الامراض يارب و يحفظلها عيالها ويطول بعمرها❤

  • @faadumoali1675
    @faadumoali1675 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahayow caafi iyada inta islaam ah oo xanuunsan dhamaantod Aamiin ya rabi

  • @ayanjama7955
    @ayanjama7955 ปีที่แล้ว

    Allah swt haka dulqaado wll xanuunka🤲🤲🤲🤲🤲masha allah qof iiman leh baa tahay rabbi hku caafiyo adiga io inta kle

  • @hawahassan9128
    @hawahassan9128 ปีที่แล้ว +1

    Walashey ilaahey cafiimad taam ha siiyoo amiin Hinda waa qof ilaahey amiisa

  • @geri7490
    @geri7490 ปีที่แล้ว +4

    ❤ alaah hakucaafiyo
    Walalo qaali

  • @redseaonlinebookshop4811
    @redseaonlinebookshop4811 ปีที่แล้ว

    Yaa rab yaa eabi caafimaad sii adaa caafimaad hayee hinda

  • @katiac8085
    @katiac8085 ปีที่แล้ว

    Alle ha caafiyo Hinda waa qof iimaan leh hooyo so dadaashay oo ilmaheeda geed adyg ku korsanysay salaad maqrib ayaan ka baxay Ee Allah waxan u waydiin cafimaad so degdega oo Ay ilmaheeda ku korsato

  • @memaenjoy4827
    @memaenjoy4827 ปีที่แล้ว +2

    Walaalo hindaay waan kuusoo duceyneynaa waxad tahy qof imaanleh maasha allaah illaahey ayaad ku xirantahy illaahey ayaa ku caawinaayo illaahey waxan kaaga baryayaa inuu sacab malaaig o saliim ah kaamariyo illaahey hakaa shaafiyo adiga iyo inti muslimiin ah o buko insha alaah wad caafimaadeysaa

  • @nimcomusse9429
    @nimcomusse9429 ปีที่แล้ว +2

    Yaa rabi caafimaad taam ah sii ayada iyo inta muslim ah .

  • @deqanasir219
    @deqanasir219 ปีที่แล้ว

    My sis hind allah cfmaad dagdag ha ku siyo Amiin yarabi

  • @dekahaji
    @dekahaji ปีที่แล้ว +1

    Allaaahu akbar ilahayaw aduun iyo aakhiraba ku gargaar 😢

  • @abdoulfatahmahdidjama6928
    @abdoulfatahmahdidjama6928 ปีที่แล้ว +1

    Illahey cafimad sarecana ha ku siyo Amiiiin ya Rabi

  • @amalali6668
    @amalali6668 ปีที่แล้ว

    Alle ha caafiyo mama hinda xanunka haka dulqado

  • @ayanali7911
    @ayanali7911 ปีที่แล้ว +4

    Waa qof qalbi wanaagsan markaan arkay gabdhan waxaan joogey xaramka waana u soo duceyey waxaan jeclanlahaa haday tagi karto xaramka alaah ey biyo samsam soo cabi karto ey soosuceysan karto walasha soo gudbiso walaal gaarsii walasheen iney beydka allaah aado

    • @hindaosman6784
      @hindaosman6784 ปีที่แล้ว

      Habo JizakaAllah kheyr 🥰

    • @hindaosman6784
      @hindaosman6784 ปีที่แล้ว

      Habo I have a thicket from February I purchased and inshaAllah I am supped to go in October, was nit sure to go yet , but I will inshaAllah.
      Habo waan heystaa xanuunka ka hor thicket ka waan tegayaa inshaAllah 🥰❤️🌹🤲🏿

  • @khadraabdulle3474
    @khadraabdulle3474 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin allow uqbal ducada caafimaad sii hinda mid ku samirtana ka dhig xanuunka runtii waa qof adag samirna ka muuqdo

  • @ubaxali2985
    @ubaxali2985 ปีที่แล้ว +2

    Allow cafimaad taam eh sii walashaan & inta Muslim ka eh xanuunsan yaa Allah 🙏🙏

  • @sgedle4856
    @sgedle4856 ปีที่แล้ว

    Walal Hinda illaah swc xanuunka caafimaad ha kuugu bedelo
    Meel walka aad kacabanayso caafimaad illaah ha kuugu bedelo saxiib in badan ayaa ka buskoota illaah idankii ka mid noqo aamiin aamiin aamiin

    • @sgedle4856
      @sgedle4856 ปีที่แล้ว

      Waa safi insha Allah waa kula soo xidhiidhayaa kenya ayaan jiraa hadda

  • @anisamohamed-2764
    @anisamohamed-2764 ปีที่แล้ว +17

    Allaahu Akbar wllaahi wllo tha same situation ayaan ahayn,walliba Aniga waxaa ii dheeraa shaqo kale oo day shifting ah Ayaan geli jiray oo schoolada ah,Markaa waliba Aniga 7 day waan shaqayn jiray day and night,waxaa islahaa wadanka Aad ka guurtid 2022 oo wadankii u guuro oo hooyaday oo qof ah oo wadankii Aad u jecel ,Markaa xaniinkana waxa la’iga helay January 2022 ilaa iminkana wali waan ku Chex jiraa inshaa Allaah illaahay Subxaana Watacaalaa Aniga iyo Adiga iyo intii islaam ahba Allaah Hanaga dul qaado,Allaahumo Aameen ✌️💕💕💕

    • @AsiyaNoor-qd7jt
      @AsiyaNoor-qd7jt ปีที่แล้ว +3

      Allah haku shaafiyo wllo
      Adigiyo hinda iyo inta kale ee xanuunsanaya

    • @umumaajidmaajid6080
      @umumaajidmaajid6080 ปีที่แล้ว +2

      Allaaha ku caafiyo wll walaashen allaaha caafiyo intii xanunsane allaaha ka dulqaado xanunka

    • @suhuuromar8195
      @suhuuromar8195 ปีที่แล้ว +2

      Ilaahay waxaan waxaan idiinka baryayaa shifaa degdeg ah Saliga Nabi gana ku dadaala

    • @anisamohamed-2764
      @anisamohamed-2764 ปีที่แล้ว +1

      @@AsiyaNoor-qd7jt Allaahuma Aameen jizaaka Allaah Qayr

    • @anisamohamed-2764
      @anisamohamed-2764 ปีที่แล้ว +1

      @@umumaajidmaajid6080 Allaahuma Aameen jizaaka Allaah Qayr

  • @saynabali3463
    @saynabali3463 ปีที่แล้ว +1

    Illaaha hinda yuusif hakucaafiyo aamiin yaa allaah

  • @luulmohamud
    @luulmohamud ปีที่แล้ว +3

    Walashey caafimaad taam ah Rabi ha ku siiyo si qalbiyan ah ban kaagu soo duceyn Alah kaama qaado inantaa yar iyo kuwa kalaba insha Allah farad wad heli aakhiro na waa adiga wanaageeda shaqeysan juu rajeynaya kheyr ❤

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 ปีที่แล้ว +6

    My prayers and thoughts are always with you My sister Hinda, quick recovery I will continue praying for you.

  • @aslijama7735
    @aslijama7735 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah ducada Allaah ha ku aqbalo idanka Alle Amiin Amiin Amiin

  • @moniramohamed8662
    @moniramohamed8662 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay cafimaada tamaa hakusiyo inshaa allaah walaalo hinda

  • @anisamohamed-2764
    @anisamohamed-2764 ปีที่แล้ว +4

    ‏اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم اللهم ربي شافي إلا شفاؤك شفاء أن لا يغادر سقمة اللهم اشفي مرضانا ومرض المسلمين يا رب العالمين❤❤❤

  • @iftnmj3580
    @iftnmj3580 ปีที่แล้ว +1

    Allaah caafimaad ha kuugu badalo wll

  • @ayaanbadan8414
    @ayaanbadan8414 10 หลายเดือนก่อน

    Allah caafimad haku siiiyo habo hinda yusuf osman

  • @fathiadjama
    @fathiadjama ปีที่แล้ว +1

    😢 Amiin, ilaahaw caafi ya rabbi.

  • @ADC0972
    @ADC0972 ปีที่แล้ว +1

    Caafimaad taama Allaha siiyo abaayo Aamiin aamiin

  • @ramladahir6959
    @ramladahir6959 ปีที่แล้ว

    Ilaaaahey haku caafiyo cimri dheer iyo caafimaad bi idnillaahil baari

  • @hamzaail7059
    @hamzaail7059 ปีที่แล้ว +1

    Allah SWT imaanka hakusiyadiyo, cafimaad taama walaal, InshaAllah

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 ปีที่แล้ว +2

    Laaxawla walaa quwata illa billahi yaarbbi caafimaad dagdaga sii yaarbbi

  • @hijrayusuf9997
    @hijrayusuf9997 ปีที่แล้ว

    Wallaahal cadiim qalbiga kaaga duceyey walaalo illaahay mucjiso degdeg ah oo cafimaad ah.

  • @aminaeid1734
    @aminaeid1734 ปีที่แล้ว +10

    اللهم اشفها شفاء عاجلا ياذا الجلال والاكرام
    اللهم رب الناس اذهب الباس اشف وانت الشافي لا شفاء الا شفاؤك شفاء لا يغادر سقما

    • @khadraali2862
      @khadraali2862 ปีที่แล้ว +2

      Allah caafimaad waasica hasiiyo walaasheen sida nooga muuqata waa gabar munid ah oo ii maan badan

  • @ifrahhussain7236
    @ifrahhussain7236 ปีที่แล้ว +9

    Asc walaalo rabi waxaan uga baryayaa in uu kucaafiyo adiga iyo inta xanuunsan oo dhan walaalo quraanka joogto kadhigo rabi hakucaafiyo Amiin

  • @nimoibrahim849
    @nimoibrahim849 ปีที่แล้ว +1

    Illahay cafimaad iyo cimri dheer ha siiyo amiiiin

  • @rumanhirsi5813
    @rumanhirsi5813 ปีที่แล้ว +4

    اللهم رب الناس اذهب الباس اشفي انت الشافي شفاء لا يغادر سقما سأل الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيك اللهم آمين اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد

  • @fay6834
    @fay6834 ปีที่แล้ว

    Illaahay caafimaad buy a ha siiyo walaasheen hinda iyo intii muslim ah oo xanuunsan inshallah 🤲🏽

  • @zuuzuuyousuf667
    @zuuzuuyousuf667 ปีที่แล้ว

    Illhow cfmad tama o dhigeeda iyo dhimirkeda ekeeya sii yarabi rahman

  • @sahramumine3727
    @sahramumine3727 ปีที่แล้ว +2

    Illaahay caafimaad taama iyo cimri dharar ha kusiiyo
    Siduu cudurkaasi kuugu yimid Allaha kaaga dulqaado ,walaa tu qadim walaa tu akhir qofna saacadiisa ma dhaafo Illaahay danbi dhaaf hakaaga dhigo

  • @makomouhoumed5494
    @makomouhoumed5494 ปีที่แล้ว +3

    اسال الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيها 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @hassanhassan-ng2oe
    @hassanhassan-ng2oe ปีที่แล้ว +2

    اللهم اشفيها شفاء لا يغادر

  • @ramlamohamed3859
    @ramlamohamed3859 ปีที่แล้ว

    Yaa aallah cafimaad iyo cimri dheer sii

  • @falisaxmed2101
    @falisaxmed2101 ปีที่แล้ว

    Ilahay caafimaad sariica haku siiyo wali😢😢

  • @kaltounhagi2256
    @kaltounhagi2256 ปีที่แล้ว +1

    All somali mom's who immigrated in the western are Queen 👸.
    May Allah protect our lives 🙏

  • @xadiyojamac5736
    @xadiyojamac5736 ปีที่แล้ว +3

    اللهم رب الناس اذهب الباس والشف انت الشاف لاشفاء الّا شفاؤك شفاء لا يقادق سقماً

  • @aamiinsalaad-y1f
    @aamiinsalaad-y1f ปีที่แล้ว +1

    Waad ka cafimaadi insha allah niyada qeer u sheeg qofkii allah jecel yahay wuu imtixama alx dheh qof iimaan lehna waa tahay qadarta rabina ku qanacsan allah macaaki wall

  • @mayramhaaji6967
    @mayramhaaji6967 ปีที่แล้ว

    ASC.walasheydiyey ilaharaxmanka inukusugo naxaristi usiyey nabiyulahi ayub inukusiyo io cafimad tama dhaman inta muslimin ah

  • @zalmawadani
    @zalmawadani ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha ku siiyo cafimaad sareec ah Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤

  • @khadraomar9339
    @khadraomar9339 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay waxaan kaaga baryayaa, caafimaad degdega, oo xubin xubin jidhkaaga u gala. Allahuma Amiin

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 ปีที่แล้ว +2

    ilahaya walaalo ha ku caafiyo waxaana aad u jacalahaya hafsa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adontiiale
    @adontiiale ปีที่แล้ว +1

    Insha allh weycaafimaadi ilaahayow walaashen caafimaaad taam ah sii amiin yarabi waan uduceeyaa markaantukadaba ayada iyo musliminta ilahyw caafi amiin yarabi 🤲🤲🤲

  • @maryanabdow4328
    @maryanabdow4328 ปีที่แล้ว

    maashaa Alaah ilaahey haku siyaadsho caafimadka

  • @halimoahmedali
    @halimoahmedali ปีที่แล้ว +1

    Allah ha ku cafiyo walalo you are amazing, illahay carurtada haku xifdiyo. Amin

  • @ramladahir6959
    @ramladahir6959 ปีที่แล้ว

    Laa ba,sa tuhuuurun inshaa allaaaah

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 ปีที่แล้ว +1

    Recite alot of Saliga Nabiga salallahu caleyhi wasalam my sister Hinda

  • @hodanmohamud4288
    @hodanmohamud4288 ปีที่แล้ว +1

    Hinday walaal Allah ha ku siiyo caafimaad taam ah iyo cimri dheer iyo cibaado wanaagsan

  • @nashaadmohamed7431
    @nashaadmohamed7431 ปีที่แล้ว +1

    Insha allaah caafimaad taam ah allaah hakusiiyo wll haniyad jabin allaah isku xir waqtigaagana madhafaysid manaka dibdhacaysid xanuuna looma dhinto waqtibaa loodhintaa

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 ปีที่แล้ว +3

    اللهم رب الناس، مذهب البأس، اشف أنت الشافي، لا شافي إلا أنت، شفاءً لا يغادر سقماً

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf ปีที่แล้ว +1

    Allaha Ku Caafiyo Wllo Hinda . Allaha Kugu Asturo Caruurtaada.🤲🤲🤲

  • @hoodohoodo9532
    @hoodohoodo9532 ปีที่แล้ว +1

    Wan kusoo duceynaaya walaal in Ilaahay caafimad kusiiyo, aamiin yaa Rabi.

  • @ayanismaiel
    @ayanismaiel ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay caafimaad taama oo degdega ha siiyo bi idnilaah

  • @iqrahasaan9573
    @iqrahasaan9573 ปีที่แล้ว

    Allah cafimad taam ah hasiiyo🤲

  • @aymenmhmed9606
    @aymenmhmed9606 ปีที่แล้ว +2

    My Allh give you immediately health Aaamin yaa rabi🥰

  • @hamdahussein-pg2qi
    @hamdahussein-pg2qi ปีที่แล้ว +2

    اسأل الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيك

  • @cayshocishqi-xn3pt
    @cayshocishqi-xn3pt ปีที่แล้ว +1

    Ya rabal alamin ❤

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay caafimad ha ku siiyo inshallah Alha

  • @minsacdiahmed662
    @minsacdiahmed662 ปีที่แล้ว +1

    Allha caafimaad degdeg ah Allha siiyo walaasheeyna Hinda Insh Allah.

  • @yaaska692
    @yaaska692 ปีที่แล้ว +2

    abyo mcn allaha ku caafiyo

    • @saadaabdi6829
      @saadaabdi6829 ปีที่แล้ว

      Allah ha ku caafiyo wallalo Hinda

  • @ruqiyoxyusuf6531
    @ruqiyoxyusuf6531 ปีที่แล้ว

    Aamin aamin yaarabi yaa waduud yaa aamin aamin yaarabi cafimad taam ah allah haku irsaaq yaarabi

  • @shamsohashi1127
    @shamsohashi1127 ปีที่แล้ว +4

    Allaha ugu badalo caafimaad taama Aamiin

  • @hijrayusuf9997
    @hijrayusuf9997 ปีที่แล้ว

    Ina lilahi wa ina ilayhi rajicun subhana allah Imaankeda gabadhan wa cajiib.

  • @rahoobseye2602
    @rahoobseye2602 ปีที่แล้ว +1

    Allah ku cafiyo huno Hinda amiin amiin amiin yaarabi ❤❤

  • @RoodoBarre-ry5nl
    @RoodoBarre-ry5nl ปีที่แล้ว

    Aamin aaamin yaaraabi

  • @abdiqanirafiiq1417
    @abdiqanirafiiq1417 ปีที่แล้ว +1

    اسأل الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيك شفاء لا يغادر سقما

  • @haliimomuse6662
    @haliimomuse6662 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay Haku cfyo wllo adiga iyo muslimnta xanusanba allahumma ameen

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 ปีที่แล้ว +1

    Allaha siyo cafimad sarecan amiin yarabi

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 ปีที่แล้ว

    Illahay swt hinda iyo inta bugto dhan ha caafiyo caafimad degdeg ah hasiiyo. Allahuma amiin allahuma amiin. Denbi dhaaf hawga dhigo allahuma amiin allahuma amiin.

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah walashay Hinda
    Alle SWT hakuu siyaadiyo cafimadka iyo imaanka adiga iyo intii muslim ah, Aamiin Aamiin yaa Rabb❤